site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Qabiil sidee loo baab'in karaa

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Ila Tali Walaal - Ask The Experts (Current): Qabiil sidee loo baab'in karaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aqoon-doone

Tuesday, April 03, 2001 - 02:39 pm
1. waxaan jeclahay inaad ka faalootaan sidii qabiil loo baab'in lahaa.

2. waxaad culimada ii weydiisaan in qofka qabiil ku eexdaa ama dadka isku dira ama dhiig gala ama wax dhaca uu yahay muslim iyi in kale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soofe

Wednesday, April 04, 2001 - 05:04 am
jawaab

1 hadaad adigu iska deeyso oo adan ku dhaqmin inuu baaba'ay bay kula noqoneysaa


2 adeer culumadii naftoodii baaba u baahan wax qabiilka ka cuudiya. Maxaan wax weydiinaa aygiibaba mid sun wata hoosta dadka ka soo galinya. markay ayagu iska daayan baan weydiineynaa su'aashaada

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.