site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waa la ragan hahey

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Family Matters - Arimaha Qoyska: Waa la ragan hahey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warsliyam

Friday, April 06, 2001 - 10:50 pm
somaliyey sida haley su dhaamo oo singal mom haleyska daayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, April 06, 2001 - 11:01 pm
waa runta walaahi waa ladhiban yahay soo singal mother ceeb ragow xaaskiina masruufa oo ka caliya meesha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jagac

Saturday, April 07, 2001 - 05:49 am
ka celiya bay tidhi.waxa la yidhi islaan fadhida legdin wax uga fudud
waxaan uga socdaa inanyay kula sahlanaa arimuhu.
horta intaan kuwan lacelin kuwa soo socda ha joojiyo.dhawaan ayaan ka imi ex somalia,waxaaan soo arkay dad debadaiyo sida loo helo fiiso ooyee aaan wax kaleba kaa waraysanayn.adna reraa
celiyaad leday,waa iga su,aale maxaa keenay single mother? hadaan rayigaga sheego waxa kelifay si loo helo lacag dad kale lagu soo kaxeeyo.bal dadyaw idnkuna sideed su,aashaa uga jawaabi lahaydeen.

waad mahadsantin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, April 11, 2001 - 05:05 pm
waxa reerka dumiya oo isku dira waa singal motherta sababto aha naagihii baa waxay rabaan inay ayagu carka wataan oo jeebka ugu jiro bay rabaan nimankii waxa saaqidka ka wada dhigey waa waxasa marka sidee reerku isdaroon u noqon kaba soo qada ninkii guursada naagtiisu markay ilmo dhashaba waxuu galiya meesh maxaa ku kalifay iimaan la aan waxay hastan majiraan futadooda baa wada qiiqaysa kuligood oodhan

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.