This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Saturday, April 07, 2001 - 01:12 am Anigoo ah wiil lagu magacaawo Ciileey waxaan jaceyl aad u xamaasad badan aan u qaaday gabar aan daris eheen. markii aan mudo wada soconay, ayaan waxaan isku dayay in aan ka soo doonto reerkeeda. Waxeyna iigu hanjabaaday in aan u labisto sidii ciyaal Yow Yowga oo kale,, Marka sidee ayaan wax yeelaa.. Please keep contacting me on this e-mail:- Ciileey10@hotmail.com
|