site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dhaacwac igaarey anigoo la hayste ah oo inan xawaadle ah ii geeystay

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Ila Tali Walaal - Ask The Experts (Current): Dhaacwac igaarey anigoo la hayste ah oo inan xawaadle ah ii geeystay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amran

Saturday, April 07, 2001 - 10:32 pm
walaalayaal waxaa dhacday inan aan iskuul wada dhigan jirnay in uu lug iga dhaawacay anigoo xamar joogalahaystana ku ah wuxuuna idhaawacay 1991 kadib lugtii way sii xumaatay oo infaction xitaa iga qaaday waxaa la iisoo qaaday nairobikenya la igudaaweeyay 1993 unchrta ay jva iiga codsatay inla igu qaado madical case aanan ku noqan karin somalia walow dadkaygii joogin meeshaasi kadib imid usa walaasheyna ku dhufatay maalintii dhaawacaa igaarey ilaaiyo hada u waalan inankii dhaawaca igaadhsiiya wuxuu yimid magaaladaan joogo su aashaydu waxaa weeye ma uwacaa oo ma iraahdaa ma xusuusataa maalinta dhaawaca aad igaadhsiisay mise ilaah ayaan isaga daayaa isagaa dadka xisaabiya e armuusa iga naxaa even haduu i arka aniga waan iska qariyaa markaan arko maxeyse dareemi dadka aan magaalada wada degan nahay markey maqlaan ninkii hebla dhaawacay waakaan???????????? sorry aduunyo weeye maanta bal aaqiro xaa jiridoona xisaabtan///////////////

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baashe

Sunday, April 08, 2001 - 06:04 am
To: Amran Asalaama caleeykum Abaayo
Runtii waxaad noo sheegtay arin cajiib leh talada kahor. Nin ayaa markii dagaalkii mogdisho uu dhacay ayaa waxaa soo weerary nin yaqaana markaas ayuu wuxuu ku tiriyey baas wuxuuna uga tegay mayd ahaan wuxuu kaloo dilay adeerkiis iyo walaalkiis markii la qaad qaadey dadkii ayaa la arkay ninkan oo nool maalmo ka bacdi ayuu arkay ninkii oo soconaaya markaasuu ku yiri war miyaadan dhiman...markaas ayuu hadana mar labaad baas ku tiriyey oo ka tegay dad muslin ah ayaa qaaday kabacdi illaahna madilin waana la daaweeyey ka bacdi waxaa loo dhigay kismaayo wuu ka sii tegay wuxuu ka xii aaday Boosaaso.
Sanado markii uu joogay isagoo ay ka muuqdaan dhaawacyadii ayuu maalin wuxuu arkay ninkii dilay isagoo boosaaso dhex jooga oo raba inuu u tahriibo Sucuudiga Runtii wuxuu sameeyey arin cajiib ah ninkii ayuu u yeeray wuxuu ku yiri ma i garanaysaa wuxuu yiri haa waxaa tahay ninkii aan dilay Wuxuu u kexeeyey gurigiisii oo ku hayey maalmo wuxuuna u sheegay dadkii waxaan hayaa ninkii adeerkay walaalkay iyo aniga na dilay. Waxay yiraahdeen waan dilaynaa ....
Way sotaa sheekadu wayna dheertahay waana sheeko run ah oo ka dhacday boosaaso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dalmar

Sunday, April 08, 2001 - 01:59 pm
Saxiib hadii aad nooshahay iska cafi ilaah ayaa kajaaseey naayo waxaana ku dhihilahaa waa ceeb in aad sheegto qabiil aan ku dilin shaqsi ayaa ku dilay waadna nooshahay ha fadeexaayn qabiil aan wax kuu geeysaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

~Kusseey~

Sunday, April 08, 2001 - 03:06 pm
Baashe

ruuntii sheekaadaaa waa sheeko cajiib leh..Horaan u maqlay...Waana sheeko run ah.(dad baa laga yaabaa ineey kaa rumeeysan waayaan)

Amran

abaayo ilaah ku daa ninkaa...dhaawac ka badan ayaaa la is geeystay...Wax yaabo aan afkaba la soo marin karin ayaa dad badan ku dhaceen marka iska samir...Maalin La Xisaabtimidoonaa jirtee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MARWO

Monday, April 09, 2001 - 02:16 am
TO AMRAN

WALAALO HORTA RUNTII WAA WAX DHACA WAXAA WAX KABADAN BAA DHACAY INTII DAGAALKA SOKEEYE SOCDEY HADII ILAAHAY KU NOOLAYSIIYEY OO ANAD HADA U CADILEEYN DHAAWACA KUSOO GAAADHAY WAXAANU KU ODHAN LAHAYN ISKA CAFI SIDA WALAALHEENBSA KUU SHEEGEEN WAXADBA MOODAA MARKII DAGAALADU DHECEEN INAY ISUGU XUMAAYEEN DADKII IS YAQIIN EE KALA QABIILADA AHAA WALOW AY U BADNAAYEEN KOONFUR HADANA ISKA ILOOW HADII AANAD HADA NAFTAADA UGA BAQAYN HANA KA DHUUMAN EE U SHEEG WELIBA UNA SHEEG INAAD ILAAHAY KU REEBTAY,
HADII AAD NAFTAADA UGA BAQAYNA DEE WAA MID KALE MAHAD SANID..


BAASHE
SHEEKO CAJIIBA BAY AHAYD NINKJAA MAA LOO BIXIYO MA DHINTEE QOFNA MAALIN TIISA MA DHAAFO SHEEKADANA NOO SII WAD WALAALO ILAA A DHAMAAD KEEDA.
MAHAD SANID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil hawiye

Monday, April 09, 2001 - 04:27 am
waryaa hadaad sheekada halkaa ka sii wada
waxaan kuu sheegayaa in dad kale dhiman doono
hadaad donayso inay dad kale dhintan wad hadii kalena halkaa ku dhaaf waan kuu sheegay qaar kalaan muqdisho ku layn doonaa caawa daarood uskaga oo la laayay baad nooga sheekaynaysaa adigaa daarooda miyaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baashe

Monday, April 09, 2001 - 01:30 pm
Asalaama Caleekum.
Sheekadu waxay noo maraysey markii uu keenay gurigii oo uu dadkii u sheegay ayna yiraahdeen waan dilaynaa wuu diiday wuxuuna yiri lama taabanayo wuuna ilaalin jirey si aan loo dilin wuxuu waydiiyey meesha uu ku socdo wuxuu yiri waxaan ku socdaa Sacuudiga oo waan tahriibayaa.
maalinkii danbe ayuu u soo fiirshey doon ku socota yaman wuuna ku daray wuxuu kaloo siiyey lacag jicsin ah uu jidka la sii maro isagu way ka dhamaatay lacagtii uu ugu talo galay safarka wuxuuna ku yiri aniga waan ku cafiyey oo illaah ayaan kugu reebay anigoo awooda inaan kugu sameeyo waxii aan rabo.
Wuu diray oo ku daray doontii isagoo weliba ka qarinaaya dad raadinaaya oo eheladiisa ah ninkii markii uu tegay yaman ayuu wuxuu u sheegay arintii walaalihiis oo jirey yurub sidii ay wax u dheceen ka bacdi waxa ay goosteen walaahiis oo jirey yurub inay bixiyaan magtii labadii nin uu dilay walaalkood iyo dhaawicii gaarey ninka waxayna la soo hadleen ninkii arintaa sameeyey wayna ka wada hadleen wayna ka heshiiyeen
Saaxiib rumayso waa rene

To:Wiil hawiye
I'm sory I don't like to anwser waan ka xumahay inaan kuu jabaabo ma rabin inaan kuu jawaabo sababtoo ah ma istaahishid hadal waana khasaaro hadalkaagu mana nihin niman loo hanjabo kaagaas oo kale ayaa dad ceebaysanaaya anigu Qabiilooyin dhan wax kama sheegin ee waxaan wax ka sheegay nin arin sameeyey hadii ay ku danqayso waa adiga mana nihin rag loo hanjabo nalakumana baran arintaa xataa iyadoo xabad nalaku hayo ayaanan biqi jirin Waxaan ogahay ragaad u doodayso inay leeyihiin rag qaaliya oo waxaas aan shaqo ku lahayn iyo kuwo adigoo kale ah.
Waxaan ognahay kuwo arimahaas ka daran oo dhacay aan lana ilaawi karin wayna noo qoran yihiin


To: Amran Abaayo aduunyada waxaas iyo wax ka daran ayaa dhaca waxaana fiican inaad saburto oo aad iska cafiso una sheegto isaga
una sheeg inaad cafisay wuxuu ku yiraahdana arag Abaayo isaga iyo ilaah isku reeb
nabadgelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amran

Monday, April 09, 2001 - 06:39 pm
walaalayaal dhamaan waad mahadsantihiin baashe marwo iyo kuusseey wiil hawiyow colaad kama hadlayno balse arin dhacday ayaa laga hadlayaaye bal adiga aamu ra yigaaga haduu intaa uun yahay aan usoo noqdo walaalayaashay kale inanka aan sheegayo inta badan waxaan ku arkaa meesha hilibka lagu gato ee layiraahdo hilib xalaalka waana bulsho oo hadaad iraahdo hebel ama aansoo galo uu i arko isagaaba igaranayo waxa aan ka xishoon ama unici dadka re actionka uu ku muujindoono hortooda ama uu dhihi doona haa ma adigiibaa marka wuxuu sameyaba waan salaami koley aniga waan cafiyay ilaahna ha unacariisto intii uu dhib ugaystay oo anoo kale ah waxa uu iigu jawaabo waan idinla socodsiindoonaa mahadsanidiin dhamaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIILHAWIYE

Wednesday, April 11, 2001 - 03:50 am
TO BAASHE.
AWOWGAA WASE ADIG MIYAA WAX ISKA CELIN KARA ,MARKAAN MUQDISHA KAA CAYRSANAAYAY MAAD WAX ISKA CELISID MARKAAD DAWLADA HAYSATEEN WAXAAD REER WAQOOYIGA KU SAMAYSEEN AYAANU IDNKA JARNA DHIBKII AA U GEYSATEN WAQOYI LA SHEGIMAAYO MIYAA
DHIBKA ADIGA LAGUU GEYSTAY AYAAD SHEEGAYSAA

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.