Anonymous | Monday, April 09, 2001 - 09:21 pm Subxaanalaah, markii hore ayaad zineysatay hada adigoo xishoodka Ilaahey kaa qaatay ayaa leedahay "Waa la i wasay" Where is your xishood, xishmo? Ka dib markii aad zineysatay ayaad leedahay dumar kale ayaan damcay inuu ka zineyso laakiin wuu diiday. War Ilaahey u towbad keen oo Alle u noqo. Run ma kuu sheegaa, naag furan cid rabta ma leh ee fursada ha iska dhumin cid kale oo ku rabta ma jirtaa? Ma is weydiisay naag soo tumatay wax raba inay guursadaan? Kan bari ayuu ku dhihi shalayba si easy ah ayaad iigu timid barrina waad iga tagi ee ninkaad tumashada ku baratay yuusan ku dhaafin mid kheyr qaba oo dhowsoon heli meysidee. |