Wednesday, April 11, 2001 - 08:41 pm nimankii reerkii waxa ma oga meel ay ilmahu waxa ku cuneen iyo meel ay seexdeen ma oga guri waxa kama war qaban nimanka somalida badidoodu naagihii waa hagradeen waxa balan balaya waa dumerkii waxay dhan mareykanka baa aadin maxuu ka keeni naagkale buu been u sheeginenaagahii qurbaha waa ku balan baleen