site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dumerku meyiska daayan rag marna saaran marna oo celinaya

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Family Matters - Arimaha Qoyska: Dumerku meyiska daayan rag marna saaran marna oo celinaya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, April 11, 2001 - 08:47 pm
nimankii dhib aa heysta waxan weeyey dumarku markii lays qabto maxay u dhan iga bax markey xooga joogana sonoqo u dhan miyeyna ka maarmin xaga sariirta waa cajiib aweel waa arin u baahan kahadel

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra

Thursday, April 12, 2001 - 09:29 am
nimanku soo doqon ma noqon marna la saarin marna la soo celin wooooooooooooow buuuuuuuuuuuuuuuuuu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

naag soomaaliyeed

Saturday, April 14, 2001 - 05:51 pm
walaal taasi waa hawlaha loogu yimi qurbaha in nimankii laga dhigtay banooni waa caadiyoos kadabaasha markiina horaad silc noo soobadeeneeee every dog has a day to day is our days ha idinku taagnaato adkaysata raga soomaliyeed doow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rageedii

Saturday, April 14, 2001 - 06:59 pm
dumarka soomaliyeed wanaaga waxba kuma leh in la silciyo oo la bahdilo mooyaane si kale maa jirto ragan kulba bustaha debeda loo dhigayo marna loo soo xaraynayo iyagaa ku dhib qaba oo naagahan isku kibriyey nin aano qaraabo nahay ayey islanteeso nafta u keentay maalin walba 911 ayey u wacdaa maalintii dambe ayuu intoo isa soo maqiiqay wax allah wixii guriga yaalay la dhacay dalaaqna ka daba geeyey wataas ii 911 waco wax ha ku tarte rageedii anigaygan intay telephone ii soo dirtay ku leh ninkan'aad wax iso tihiin la hadal uu u caqli celi hada waa naagtii balaayada iso haysatay sheekadan waxaan ka wadaa neef kasta meeshoo isdhigo aya lagu qalaa


afrtiinan hablood ii nac nacdaa hayana xishooda hadee kale habla kaloo badan oo jinsi iyo insiba leh ayaa soo buuxa ii suuqa ha iska xumaynina intaad nac nacda haysaan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.