site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DHIBAATO LA FURDAAMIN L'A YAHAY

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Relationships - Shukaansi: DHIBAATO LA FURDAAMIN L'A YAHAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FOWZI

Friday, April 13, 2001 - 06:35 am
WALAALAYAAL ARINTAN AYAA CAQABAD IGU NOQOTEE BAL SIDII AAN KU FURDAAMIN LAHAA FALANKEEDA ISIIYA.

WAXAA DHACDAY IN AAN ISBARANAY GABAR SOOMALIYEED SI CAADI AH, GABARTII AYAAN HABEEN ISRAACNAY WAANA ISKA HELI WEYNAY, SIDAA DARTEED AYAAN WAXAAN SI KAMA AH ISU BARANAY GABAR AY HABARYAR U TAHAY KADIBNA SHEEKADAA ISU KAAYA BAXDAY KA DIBNA WAAN KA HELAY WAXAANA U SOO JEEDIYEY IN AAN XIRIIR GOONI AH WADAYEELANO MARKAAN MUDO GAABAN WADA SOCONAY AYAAN OGAADAY IN GABARTA AAN WADA SOCONO AY GABADHII HORE AY HABARYAR U TAHAY KA DIBNA WAXAAN KU IRI MIDA HABARYARTA LOO YAHAY U SHEEG ARINTA KADIBNA HABARYARTII WAY KU GACAN SAYRTAY IN AY ANIGA ILA SOCOTO OO AAN IS GUURSANO IYADOO KU HAN JABEESA IN AHDII AY SII WADO XARIIRKA AY IN AY REERKA ODHAN LA SOCOD SIINAYSO OO AY KU CEEBOOBAYSO REERKA DHEXDIISA. MARKA GABADHIIAAN LA SOCDAY MEEL AY WAX U FURDAAMISO MA JIRTO ANIGANA WARKAYGABA DAA RUN AHAANTII GABADHA WAAN JECLAHAY OO FEELINGS BAAN U HAYAA MARKA DAD WEYNOOW AARAADIINA KA DHIIBTA IDIINKOO MAHADSAN

SALAAMU CALAYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garsoor

Friday, April 13, 2001 - 07:40 am
Haddii aad gabadha hore sheeko la laheyd(xataa haddaan waxba la cadeyn), oo aad mid kale madaxeeda ku baratey waliba ehelkeeda ah, kadibna u gudubtey tii danbe adoon sheekadii hore meel ku dhammeyn, waa lagaa garleeyahay ninyahow, waayo Islaamku ma ogola isfalisaada noocaas oo kale ah, waliba haddii adiga iyo gabadha danbe ku heshiiseen in tan hore la bara bixiyo waa danbe wayn ee ogaada.

Marka waxaa iga talaa inaad arrintaada u wakiilatid dad waxgarad ah oo la xaajooda gabadhaad rabtid waaridkeed, adiguna aad tii hore xaal iyo maslaxo iskugu dartid, waa haddey dhab kaa tahay oo dooneysid inaad guursatid gabadha danbe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAWZI

Friday, April 13, 2001 - 11:43 pm
walaal garsoor waad ku mahadsan tahay taladaada laakiin waxaad moodaa in aadan sheekada yara fahmin sababtoo ah gabadha hore wax sheeko ah nama dhexmarin oo halmar ayaanu kulanay halkaas marna sheeko shukaansi islama soo qaadin kadibna si accident ah ayaan gabadhan u bartay kadibna waxaan ogaaday in ay gabadhii hore ay xiriir leeyihiin ka dibna meel aan dib ugu laabto ma joogin gabadhan aan hada wada socono waxay igu xirtay in aaanu isgursanayn hadii ay habaryarteed aysan raali ka aheen wana isku dayey in aan intii karaankayga ah ka qanciyo gabadha sidaa weeye arintu ee maaha in ay gabartaan la socdo habaryarteed aan wax xiriir ah la suu biyey

salaamu calaykum

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.