site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Inaadeertayey ila tali

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): Inaadeertayey ila tali
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaxye

Unrecorded Date
waxaan ahey wiil aad u da yar dhawaana soo galey u.s.a markaa waxaa sanado badan joogey yurub.
waxaan doonayaa in aan galo waxbarasho waqti dheer qaadata.
markaa walaalayaal ila taliya one sariir waan ka daaley iyo bariiskii isku dhexkariska ahaa.
walaaley hadaad tahey qof doonaya waxbarasho ila soo tali laakiin dadka intabadan waxey cilmi ku yeesheen only wearhouse.
waliba waa kan email kaygu
musosma@hotmail.com


thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARYAGAAN

Unrecorded Date
WALAAL YAXYE HADII AAD DONEYSO IN AAD WAXBARATO KU DA DAAL SIDII AY KU SUURTOOBI LAHEED WAAYO NABIGEENI C/S/WASAAME WAXUU JIRI RAADSADA CILMI XATAA HATEY CHINE TAHEY.
TALADEYDA WAA WAXBARO HADII AAD AWOODID,
AAN KULA KAFTAMEE MA WAXAAD TAHEY KUWII SOO CARAREY MARKA AAN DHALASHADA SIINAY{BASAPOORKA} HADEYNU NAHEY REER YURUB.
DADAAL BROTHER

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.