site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Fikradiina ayaan ubaahanahay!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): Fikradiina ayaan ubaahanahay!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

indhacaro

Unrecorded Date
waxa aan ahay arday kunool North America,waxaa meel kuwada nool aniga iyo saaxiibkay. saaxiibkay waa inan kukoray North America laakiin waa inin jecel dadka somalida ah, aniga iyo saaxiibkay waxa aan qaadana computer programming, saaxiibkay waxa uu jecelyahay had jeer in uu computerkiisa kor fadhiyo, the friends he has are me and his computer even he loves the computer more than any thing else, also he is out going person. Saaxiibkay waxa uu jeclaa waligiis in uu gabadh somaali ah lasaaxiib waana xurmeeya hablaha somaaliyeed, saaxiibkay inbadan ayuu gabadhiisii raadin hayay, kadib waxa uu lakulmay gabadh somaaliyeed just last summer, waxa uuna sheegay after 2 months their meeting, that he found his girl the one he was searching for years. saaxiibkay gabadhii somaaliyeed sifiican ayuu ujeclaaday i mean he loved her so much, you can't imagine how much he loved her, sometimes i used to say to him you gota step back a little bit about this love, other wise you will be broken his heart, but he didn't listen to me. saaxiibkay iyo gabadhii 7 bilood ayeey wada socdeen. one day he went to see her and he came back saying that i will never ever trust somali person and he said i am going to move out, i don't want to be with somaalis any more because they untrustworth they are unhonesty people. i tried to calm him down but he was so apset about what she did to him the one he trusted and i couldn't. She simply said to him i don't want to your relationship, and when he asked her why she didn't give any reason. my freind didn't go to the classes for 2 days, because of what his girl friend did to him. he couldn't figure out why she was telling him so many times that she loves him, even the night before that day she was telling him that she loves him so much,and she can't wait to see him and they were talking on the phone more an hour. Now he is trying to foget about her, but it is realy hard for him, i mean she realy hurt him, even he couldn't focus on his education, she is in his mind all the time and he realy hates all the somali girls because he thing they are all same, he thaught that girl was different person the way she treats him when they met first, and all the sudden she turned him up side down. amrka waxa aan idindka codsanhayaa in aad iga caawisaan sidii aan saaxiibkay u ilawsiin lahaa gabadhaas, iyo sidii xurmadii gabdhaha soomaaliyeed uu uhayay uuna usiidaynin. fariinta mahadsanidin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MO

Unrecorded Date
Your friend is suffering from a rare mental disorder called "mental-instability" If you like him very much, all you can do is to convince him to see a psychiatrist. He will be furious the 1st time you mention this to him becuase most Somalis, no matter whrer they were born do not trust psychiatrists.

A person who cannot function properly because of lost love is really in need of professional attention.

You could be a help if he needed help with his program coding and compilation, but the problem resides in his brain, therefore, he's gotta see a doctor.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

godogodo

Unrecorded Date
saaxiib asalaamu caleykum after salaan waxaan kugula talinlahaa inaad saaxiibkaa kula talisid inuu isdka samro but ooga dig inuusan khalad kafahmin the rest of somalis girls your friend has only one problem iimaan la .aan so try to advise him as soon as you could and tell him that every think can happen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

godogodo

Unrecorded Date
saaxiib asalaamu caleykum after salaan waxaan kugula talinlahaa inaad saaxiibkaa kula talisid inuu isdka samro but ooga dig inuusan khalad kafahmin the rest of somalis girls your friend has only one problem iimaan la .aan so try to advise him as soon as you could and tell him that every think can happen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

godogodo

Unrecorded Date
saaxiib asalaamu caleykum after salaan waxaan kugula talinlahaa inaad saaxiibkaa kula talisid inuu isdka samro but ooga dig inuusan khalad kafahmin the rest of somalis girls your friend has only one problem iimaan la .aan so try to advise him as soon as you could and tell him that every think can happen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warsameali

Unrecorded Date
Indhacaro

Glab wanaagsan.

Hadaan nahay dad soomali ah waan kadhaqan duwanahay dadka kunool kalbeedka,waliba xaga diinta,
Waxyaabaha aanaan jeclayn waxaa kamid ah gabdhaha suuqa lalagalo.
Saadar teed malagayaabaa gabadhaasi inay qaldantay kadibna isgaratay.

Also teach your frend our culture blieves and valuesa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Enough intelligent

Unrecorded Date
Waar ninkaas waa sax sanyahay ee iska daaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeqa

Unrecorded Date
indho caro
whats up bro walaahi saaxiibkaa dhib badan ayaa
heysto specaily haduu love aad u aaminsanhay
marka abowe waxaad sa meeysaa intaada u tagto
gabadhii wadnihiisa xaday ku dheh adigoo baryaayo
u tag saaxiibkey oo u sheeg reason ka aad u dump
gareeysay sababtoo ah hadii uu ogaado reasonka
laga yaabo in uu is dhihi doono waxaas aniga qaladkeyga ma aheyn oo uu step by step u hilmaami doono.
somali women ma la mid aha sida womenka kale
jaceylka aan ninmanka u qabno ma muujino oo waa wax nalagu soo koriyey qaladkeena maha maalin dhaweyd ayaan waxaan aqrinaayey buuga ay gabar somali ah qortay(waris dirie)oo fotomodelka ah
waxey tiri markaan ninkeyga baranaayey anigaa
first move sameeyey oo waan ku jecelahay dhahay
aad ayaan ula yaabay sababtoo ah gabdhaheena somalida marka hore nimanka way isku mecneeyaan oo war naga tag ayey dhahaan.

abowe succes ayaan ku dhahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shabeelnaagood

Unrecorded Date
Saaxiibkaa makala yaqaan "Damac, rabitaan, jacayl, sheekeeysi, wadasocod, islabixid, sheeda iska ilaalis, sirwadaag, iwm?"".....
...........Ma aragtay waligaa qof PC giisa la saaxiib ah jecelna..hadana leh waxaan jecelahay gabadhii ugu horeesay ee uu arko oo soomaaliyeed???
.....Saaxiibkaa waxaa duurxushay sibiqda loo yaqaan "Arkayoo ku habsaday!"....Marka sidii laguu sheegay waxaad tiraahdaa labo mid soo gal:

1. Dhakhtarka
amase
2. Caadi....
Salaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hussien

Unrecorded Date
According to mo articles that all somalia don't believe psychiatrist. mo let me tell this if we are act like these ppl who around us. we will end the hill. As muslim we believe that if we face problems we have to leave to allah to solve it and be patient. As human being we have to always stick to allah and pray to make it easy all our problem.

This world very step you take , you learn something from it and i believe you have to understand not to judge that incident has some thing to do all our sisters and he needs to move on with his life and forget the past and look forward for the future. He doesnot need to see psychiatrists as my other friend advise to him and he need to remember there are good waiting for him
Try your best to convince him, if not leave to him and he will find out other time.
i apology if i offend anyone.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somaliwoman

Unrecorded Date
INDHOCARO.

Inanka saxiibka ah waxaad kula talisaa intoo meesha ka kaco inuu midkale oo somalia ah barto,
si'uu iyadii u iloobi hadii kale oo uunan gabar
kale baran markasta iyadii ayaa maskaxdiisa kusoo
dhacaysa.Waxaa hada kahor igudhacay arintaas oo
kale wiil aan modo wata socanay markii uu wadankii
yimid waxay soo ogadeen reerkayagii inaan aan guursan karin niikaas,waan kudiiday arintootii
waxaan iri ilaahay dadka waasimay waana guursan.
ilaa la ihaabaarey kamanan harin.gabar aan saaxib
ahayn ayaa itiri meesha kakac oo midkale baro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

indhacaro

Unrecorded Date
to: dhamaan
Walalayaal aad iyo aad ayaad oogu mahadsantihiin fikradihii kala duwanaa ee aad iisoojeediseen. Runtii saxaabkay hada waa kasoobogsan hayaa falkii foosha xumaa ee inanta somaaliyeed kusamaysay waxa aana rajaynhayaa in uu mardho kawada bogsan doono waayo waxa uu lakulmay inan somaaliyeed oo kale marka waxa aan alaah ooga rajaynhayaa in ay tani noqoto tii laqaybsan lahayd noo lashiisa inta kahadhay. marka walaalayaal waa aniga oo idin leh marlabaad aad iyo aad ayaad umahadsantihiin.
bye now

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHABEEL

Unrecorded Date
ASSALAAMA ALAYKUM .. DHAMAAN ....WALAALAYAAL WAXAAN RABAA INAAD ILA TALISAAN ADINKA FIKRADIINA MA IHI QOF XANUUNSAN DHAQTARNA UMA BAAHNI BALSE WAXAAN JECLAHAY INAAD FIKRADIINA IYO TALADIINA IGU HURGUFTAAN . WAXAAN AAD U JECLAHAY GABDH AAN ILAMA ADEER LAXMI AH NAHAY . WAXAAN KU BALANSANEYN INAAN IS GUURSANO INTA AYSAN IMAAN NORTH AMERICA. WAXAAN AHEYN LAFAQOF OO NAFTA MOOYEE WAX KASTA ISU HURA .JECEYLKAAN IS JECLAANAY CID OG MA LAHAN XAGA QARAABADA AMA SAAXIIBADA I MEAN KUWA AYSAAXIIBKA LA TAHAY AMA HADEY NOQONLAHAEYD WIILSHA AAN SAAXIIBADA NAHAY. WALAALAYAAL WAXAAN AADAY WESTCOST. CA OO AAN U AADAY WAXBARASHO INAAN KUSOO DHAMEYSTO MUDO 1SANAD AH . MARKII AAN SANADKII II DHINAA WAXBARASHADA SOO DHAMEEYEY .OO AAN KU SOO LAABTAY MAGAALADEYDII , GABADHII WEY IGU BALAN FURTAY OO WAXEY TIRI SAAXIIB WAAN KUJELAHAY WALI LAAKIIN WAAN IS BADALAY OO WALAALKEY BAA TAHAY KUMANA AAN GUURSAN KARO OO SHEEKADEEDU WAA KUMA AAN GUURSAN KARO EE RAALI IGA NOQO GABDHU WAA GADH ILAA 20 WIIL APPLICATION U SOO DIRSADEEN OO WEYDIIDAY LACAG IYO MID WAXKASTA OO RAG AY KU FAANAAN WATA . WAXAAN AHAY NINKII OOGU HOREEYEY AY JELAATO BALSE HADA LA IMA RABO .. MAXAAN SAMEEYAA MA DILA . MA ISKA SAMRAA . MA ODAYGII DHALAY IYO ISLAANTAAN KA MARAA . ILA SOO TALIYA ADINKOO AAN I CAAYIN PLEASE PLEASE . PLEASE MAHADSANIDIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Iman

Unrecorded Date
Salma:
Sorry it happend to ur friend. The best advise for him is to read quraan, pray 5 times a day and god will help him.
As a somalian female i abologize and please tell him we are not all like that. some of us are honest,educate and want to meet nice somalian men.
Also, it is her lost eventhough we don't know excatly what happend. But if he is nice as u said there are alot of girls who will be happy to have a honest relationship with him .
Tell him to never give up on somalian female.
Good luck with him.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUHUUR

Unrecorded Date
Indhocaro fiiri, what goes around comes around. So forget about her and make your life one to remember. If she can do without you, so can you!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.