site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAAN CABAA BIIRTA

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): WAXAAN CABAA BIIRTA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liiban

Unrecorded Date
SIDEEN kujoojiyaa qamriga
qaas ahaan waxaan cabaa biir
waxaan rabay in aan iska dhaafo marar
badan laa kiin wey ii suuroobi wey day
waxaan ubaah naa in leyla taliyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kakanoos

Unrecorded Date
waryaa nacasbaa tahey hadaad rabto inaad qamri
iska go'so waxa la cabaa hashka asaa ku caawinayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liban

Unrecorded Date
to kakanoos
ha idhihin nacas ciyaarahaaga was

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kakanos

Unrecorded Date
sorry mr li that was joke you know
i want make you angry and to stob the ••••
by the way i'your advisor to telling you the truth
see youuuuuu jow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Concerned Sister

Unrecorded Date
Salaam

I believe that you need the determination to stop and I think you do. Second of all, pray Allah. Start performing your prayers. And when you do "sujuud" pray Allah from the heart to make you independent of that vice. Surrender totally to Allah and tell Him and yourself that you have become weak to your addiction and sollicit fully Allah to put you on the straight Path. I will pray for you too brother. May Allah help us all at all times.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARYAGAAN

Unrecorded Date
Liiban walaal hadii aad rabtid in aad iska daysid tuko salaada waayo salaada dadka waxay kareebta macsiyada gamdiga iwm,ilaah ka cabso walaal.
TO;kakanos
ninyahoow ha shii wareerin walaalka muslinka ee rabo in uu iska joojiyo gamriga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Liban2

Unrecorded Date
By Liban2

To Liban

kaftan sxb hayga ahaatee ma jeclayn magacan inaad dorato!! dhinaca talada sidaad u joojin lahayd hadaad ledahay sxibo kula cabba bedelo oo sxbo kheyr raadso Noqona qof casiimad leh oo naftiisa
ka adag,allena talo saaro is xaqiijina inaad nin
jira oo nool. meelaha kheyrka lagu hayona tag waxan alla kaga baryayaa in alle uu kaa jaro,amin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MO

Unrecorded Date
Soomaaliya qaybaha wadaadadu ka taliyaan ama Afganistan aad una sheeg inaa rabto inaa khamriga iska goyneysid. Waxana kuu balan qaaday inaa soo noqoto adoo nadiif ka mukhadaraad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kuusoow

Unrecorded Date
Bajaq iyo Biir iyo meel meel cidla ah ma isugu soo baxdeen.
jecliyaa alla jiinka jecliyaa, markaan u jeedo jecliyaa, alla nagama joojiyee jecliyaa.
Liban Brother keep drinking......Xasan Adan wuxuu yiri:- dahab lamoodiyo miidaan la deyn karinee....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kadra

Unrecorded Date
To Liibaan

Wallaal join in to A&A program( ALCOHOLIC'S ANONYMOUS). Counselling might be help to you too,
so it would not hurt to try it. A long term of drinking Ethanol alcohol can do a lot of damage to your body, the main important organ it affects is your liver, it causes a disorder called (cirrhosis). The liver tissue becomes necrotic and its function decreased. There are thousands of people waiting for liver transplant as it is the only option treatment to liver cirrhosis. So
bro i give a credit for admitting to yourself that you have a problem, then you may find now an intervention to your addiction. Goodluck! kadra

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
Lii xaaji walaalkiis you can start it by stopping to hang around with your present friends, and the places you go...
In other way, you've got to start having a whole new routine.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
And the (will power) before you spend money on counselors...try that it may be cheaper.
But before you do anything you have come up the reason why you want to quit? Beside religion and culture reasons?
Do people call you an alcoholic and say you drink or you've had with it?
If you've had with it and it's the time to stop your will is more powerful then when you're stopping for someone else then you be playing games with yourself.
First before you make a move know the reason why and be honest with yourself. I don't want you to do it just because and be in vein.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

g-gode

Unrecorded Date
walaal liibaan inta aan talo ku siin marka hore waxaan kaa codsanayaa inaad ii faah -faahisid inta liitar ee aad isticmaashid every -week iyo nooca khamrada aad cabtid iyo mudadii aad bilaawday waayo anigu waxaan ahay experts insha-alaah if you answer me su-aalaha kor ku qoran ishall try my best to give you logical advises if alah wish waxaan kaa sugaaba waa reply wa bilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liiban

Unrecorded Date
liiban
Walaalahey soomaliyeed aad ayaad ugu
mahad san tihiin sida sharaf ta leh aad
wax iigu sheeg teen waxaan rajeynaa in uu
ilaah i garab galo
______________________
ku. g. gode
waxa walaal aan cabi jiray waxey aheyd oo
kaliya biirta waxaana aad aan u cabi jiray
jimcaha sabtida iyo axada maal maha kale
waan shaqeeya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SIGALE

Unrecorded Date
WAR NIN YAHOW LIBAN XUMAANTA IYO FUQSIGA WAA LA QARSADAA EE HA KU FAAFIN BULSHADA MIDEEDA KALE HADII AAD XUMAAN KU RAAGTO WAXAA LABADASHAA JAWIGA HADAA MAGAALO JOOGTO TUULOOYINKA AAD, HADAADAN GUURSAN GUURSO, HADAAD XAAS LEEDAHAY LABAYSO, IWM;

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liiban

Unrecorded Date
to.sigale
you can suck my dick

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qoryaweyne-warqabte

Unrecorded Date
WALAAL LIIBAAN WAXAA IGA TALO AH INAAD ISKA JOOJISID SIDA UGU DHAQSAHA BADAN, WAXAANA TAAS KUU SUURA GELINAYA INAAD SALAADDA BILLOWDID KANA TOOBADKEENTID WUXII HORE KAAGA DHACAY IYO INAAD
TAGTID MEELAHA LAYSKU DHIDIDIYO EE LOO YAQAAN` `` SAUNA`SI TOGSOJIINKII JIRKAADA KALAY UGA SIFOOBO IYO INAAD BADISO SPORTIGA, IYO QAADASHADA FIITAMIINNO BADAN, INTAAS AYAA IGA TALO AH WAXAANA KUU RAJEYNAYAA qeyr INSHAA ALLAAH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Advicer

Unrecorded Date
To liibaan
Biir wuxuu yahay ma jiro.Waa waxa u fudud ee la iska joojin karo.Sigaarka isagaa ka fudud.Anigu waxan cabi jirey Vodka(Gorpajov)ama Russian Vodka ida loo yaqaan,Wisky,John nine walker, u name it.masoo koobi karo.Hasch waan cabay weliba nooca ugu xun.4 nooc oo kala duwan ayaan isticmaalay,inkastoo Ganja ay aad u fiicnayd oo maskaxda dejiso.Waxba yaanan hadal kugu daalin,muddo 3 years muqaadarad iska daaye coffey ma cabin.Waa fiican tahay ninka raga ahi inuu waxyaabaha khatarta ah ka wardoono,laakiin inaad kusii dheeraatid ma aha.Aduunka wax aan la joojin karina majiraan.Haday niyadaada ka soo go,do inaad dhaaftid waad joojin kartaa,laakiin hadaad hasha laba geel jecel tahay weligaa ma jooojin kartid.Waxan kugula talin lahaa adaan cid kale talo waydiin,adigu go,aan ku gaadh in aad iska dhaaftid.Hadii go,aan kaasi aad gaadhid aad ku adkaysatid waxan hubaa inaad dhaafi kartid.
Hadda anigu sheekh ayaan,salaad salaad kuma daro.insha alaah ilaahay waa kula qaban hadaad diyaar u tahay inaad dhaafto.
Anigana walaal please ii soo ducee in aan shaydaanku i duufsan oo aan dib u bilaabin:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SIGALE

Unrecorded Date
WAR LIIBAN MAXAAD II CAAYEESAA TALO UN BAAN KU SIIYAY MALAHA ADIGOO CABSAN BAY KAA FAKATAY CAYDAAS WALAL QAMRIGA DHIBAATADAAS AYUU LEEYAHAY NIN KUU ROON IYO MID KUU DARAN KALAMA GARANAYSID HADABA JOOJI CABITAANKA QAMRIGA TAASNA TUSAALE UQAADO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Duceeye.

Unrecorded Date
Advicer.

Brother, ilaahey magacyadiisa wanaagsan oo isaga uu ugu jecel yahay ayaan kuugu baryey inaadan dib ugu laaban waxaad xummaan samen jirtey.

Waxaa la yiri saaxiibka wanaagsan wuxuu la mid yahay ninka udeyga iibiya ama barafuunka oo ama waad ka iibsataa carafta ama intaad agjoogto ayaad ku raaxeysataa udeegga uu iibinaayo.

Waxa kaloo la yiri "qofku diinta qofkuu jecel yahay ayuu yeeshaa" sidaa daraaddeed waa inaad goysaa dhammaan saaxiibbadii hore ee bahasha aad isla cabbi jrteen waa mid muhiim ah arrintaas oo marnaba yaadan u calool jilicsanaan oo ka dheeroow saaxiib.

Kuguma raacsani in ninka ragga uu ka wardoono wixii xun ee waa inuu isaga cararaa. Sheydaanka ayaa u qurxiya dadka wixii xun ee haddaad aragto nin kuu sahlaaya wixii xun isaga carar.
Walaaloow ilaahey hakuu fududeeyo hawshaada waa arrin muhiim ah arrinkaga ee ilaahey ku xirnoow.

Middeeda kale baro diinta si degganaasho aad uga heshid iyada oo ilaahey jaceylkiisa markuu qalbigaaga ku bato waxaa kuu sahlan wax yaalaha kale jaceylkooda inaannu ku galin oo xijaab qalbigaaga galo kaa reeba wixii xun. Wasalaam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LEEDDO

Unrecorded Date
ninka biirta caboow haddii aan ilaahay faraj kale kuu furin oo kusoo hanuuninn kana toobat keenin kan aad hadda ku faanayso NAARTAAD KU WAARI DOONTAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fataax

Unrecorded Date
Libaanow koleyba Stiinku kaa hari maaye halkaa howsha ka sii wad, WAA SIDAAS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
walaal ilaahey hana soo hanuuniyo dhamaan soomaalida oo dhan amiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

naasix

Unrecorded Date
walaal hadaad rabto inaad wax xaaraana iska daysid horta inuu xaaraan yahay oo illaahay kuudiiday rumee markaa kadib illaahay bari hadana asaga tala saaro oo go aan raganimo ah qaadoo
waxaadna badisaa baryada illaahay iyo cibaadadiisa xaaraanta adaa dan unici doona

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baba

Unrecorded Date
To Kadra!!
Hi sis. I have been paying a close attention to your advices in various cases. You seem pretty educated. keep on the good work.

Baba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kadra

Unrecorded Date
Dear Baba

Thanks for your compliment brother! kadra.

Kusow

Unrecorded Date
To: Liiban

Walaal aniga oo ah Kusow dhabta ah ma qorin qoraalka hore ee lagula talin inaad biirta cabtid, marka saas la soco. Madaama aan jecelahay inaan mar walba la taliya inta tabartay ah walaalaha somaliyeed ee dhiban ayaan fiiriyay manta pagkan ka dibna waxaan arkay mid 'Duli' ah oo isticmaali magacayga.

Tan kale walaalow way fududahay inaad iska goysid inaa Khamri cabto,simply Ilaahay u tooba keen, kadibna Salada tuko oo duceysa. Sidoo kale bal fiiri ayadaha ku soo arooray khamriga oo waydii culumada, markaa waxaa laga yabaa inay wax wayn kaa badalaan.

Wabilaahi tawfiiq
Kusow
Safiirka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniiiiiini

Unrecorded Date
,,,,,,Talo iyo wax weydiin ogaal toona umaanan soo galin se anigoo meelaha iska qaraafayo baan arkay safiirkii guud ee baydhabo oo halakan talabixin iyo la fadhiyo waano,, aan is irri kolley halakan baa murti iyo wari ku dhan yahay, soo galay gudaha mise waaba odaygii oo cataab iyo kuwa magaciisii ka daba laadlaado ,,, waa mide ninka magaca isticmaaloow ma haboona ee mid kale iska soo sameeso haddaad doonto inagaa mid ku alifeyna oo la bax doofaar ama dayuus ,,,,,, Kuusoow safiirkoo anagu kala garan og sidaad wax u qorto iyo sida ninkaa isku kaa magacaabay siduu wax u qoro ,,,,,,, oo sahal mid waloo magac ku soo galo kuma soo qori karo hannaanka iyo edebka aad u adeegsato fan wax qorkaga,,,anaguna kala garan og,,,,,,,,,,,,,,,,mahadsanid....

neefoowkaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
oo ma kusow baad gaadh ka haysaa ninkaa neeftu haysoow?
waar yaa Tylanol doonaya?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool

Unrecorded Date
wallahi this is nuts!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusow

Unrecorded Date
To: Neefoowkaniin

Aad baad u Salaamantahay marka hore. Marka xiga aad baad ugu mahadsantahay sida qiimaha leh ee aad ugu sharaxday qolyaha aanan kala garanayn qoraalada faraha badan ee la isku harqina. I am proud of you bro, thanks for that.
Waanan isku leenahay la soco.

To: Hebel

Duqa tartiib hee adiga meelkasta "yib" leey miyaa. is daji oo naga yara fareejeso, hada. Meshan waa aragtaa Safiirki aa la wasaqeenaya, waxaas maa raali ka tahay sidaa maa nin odey ku tahay. Peace bro.

Kusow
safiirka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
vicks yaa raba....feeraha ayay uroontee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin cadhesan

Unrecorded Date
yaaba iyo amankaak
biir ayaan caba kuma lahoo
war waa qushigaa biir ma,ahee sun cab who
care,e
walaahi haddii aan ku arkilaha waan ku garaci laha hooyada laankeedi
BIIR AYAAN CABAA MAYAA G,S AYAAD DHUUQDA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sabato

Unrecorded Date
ku. nin cadhesan
waxaan ku wey dinaa adiga yaraan taada
maa lagu wasi jiray sabab too ah waxan la
yaabay sida aad umada islaamed u af lagaa
deyneysid hadaad rabtid anigaa afka kaa
galinaayo wax yahow foosha xun

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdulkader

Unrecorded Date
dadaal ayaan kudhihi lahaa wixi lagu dadaalo waa lahelaaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
soomaaliya qubka mooska maxaa lagu samayn jirey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hodan

Unrecorded Date
To liban:

walaal wan ku salamayaa, marka horee

abowe waliga man cabin oo ma´garanayo silojojiyo
lakin waxan kagu latalin lahaa in ad iska dayso hadad rab to in ad jojiso waayo naf tada adiga oga waxay rab to iyo waxa ysan rabin walaal waxan ku dhihilaa hada awodo inad iska dayso iskadaa mahan waxa ku an facaya waa kaa rabayay asagaa oo ilahay naga xaran tinimeyaya.
abewee waxan ilahay kaga bar yayaa in u ku cawiyo
waa walasaa hodan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sister

Unrecorded Date
To hebel

Ma iloowday.
Qobka mooska adigaa lagaa samee jiray!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
sister waa ka heli taas....Lol@ adi da' aa tahay aan u maleenaa.
ma is baranaa?
xariifka oo biirta cabo warkaa ma yaro sxboow ani inaan kuusoo duceeyo lee maahinee waxba ma ku tari kari ee hortaa alaha kaa siiyo alaha kusoo hanuuniyo macalinka nin fiican aa iila far eg tahay ani ee ciladaan lee kuu dhiman in oo iska daaweesid.

iinsha alaha kheer aan isku ognahay.
nabadaa aa gelee miniis guule raali ka ahaado.
haye hee waasii hirgalaa ani intiis kuryeeriga joogsanin cida ka gaaro waaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faantooy

Unrecorded Date
Haye Miirlaawe,

Talo Ilaah weydiiso, Ilaah kaliyaaa ku caawinkaro. Salaada tuko, duceyso , iska Soon [isniinta iyo qamiista].....

Taladeyda hadaad rabtid wax la cabaa badanee, orodoo Bada [ocean] tagoo afkana u dhigo.

Faantooy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

madax

Unrecorded Date
to liiban

saaxib ka waran markii aad cabtid qamriga
ma is ku xaartaa mise waad matagtaa
mise wad is ku kaadisaa habeen kii markii ad
seexado mise waad is ku shuban taa saxiiib
in taas markii aad soo sheegtid ayaan talo ku siinayaa have good time

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHAD

Unrecorded Date
HEBEL
WHAT A LOSER! HE IS EVERYWHERE U GO DAMN MAN DON'T U HAVE A LIFE! OTHER THEN TELLING PEOPLE WHAT TO DO . u MAKE US SICK PLEASE NINYAHOW GAFUURKA WEYN CHANGE UR LIFE AND GET SOME RESPECT LOW LIFE BAS@#$%.

BYE
AHMED

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
and now IM right behind U mahad watchout bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AHMED

Unrecorded Date
TO: HEBEL

GET A FUCKING LIFE NIGA U JUST MAKE US AS SOMALI PEOPLE SICK AND THROW UP IN UR FACE. HEBEL HOW OLD R U ? 2 YEARS OLD •••••••. BY THE WAY I DON'T LIKE GAY MEN SORRY ONLY GIRLS SO I WILL PASS UR STINKY ASS NIGA.
BYE
AHMED

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
HEBEL wax la qabtaa badan,ee-get a life howdy....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ok let ciiserooti get behind us since he just came ahmed or mahad or whatever your so called freaking name is.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amal

Unrecorded Date
madax@@@@Lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liiban

Unrecorded Date
Waad ku mahad san tihiin sidii aad wax iigu
sheeg teen gaar ahaan hodan iyo dhamaan tiin
faantooy adigana waad mahad san tahay
waana iska daayay qamrigii waxaana igarab galay
ilaahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kadra

Unrecorded Date
Walaalo LIIBAAN
Congrats! I am so proud that you can restrain your addiction so well and that you finally decided to quit it. Alhamdulilaah Ilaahey ha kuugu wado hadeynta.You are making a great progress, keep up the good work bro! kadra

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
kadra it was all because of my duca can you believe that kadra?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kadra

Unrecorded Date
Waryaa HEBEL, hebel kaaga iyo nacnacdaada khadyaan baa ka joogaa eh inaar dhig. Ilaa aad xaal bixisana kuu jawaabimaayo waayo waad i aflagaadeysay dhowr jeer, Would you just get lost! mise XAAJIGII baan kuugu soo yeedhaa----ha ha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hodan

Unrecorded Date
TO libaan
BY hodan

abowe wan ku salamay,
tas wan isku lanahay oo hadii dhibato i qab sato adigu ba wad i cawin laheed mar ka adii ga mudan

walaal macane hada mae ka day say oo makaa dhabaa?
iso ja wab adigo i ga qadan dhibatoo
abowe ilahay haku cawiiyoooo dhican kas tab
thankz
by hodan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
kadrooy buus hadaa
hadaad xaajigaa xun u yeerto waxaanan adigiyo isagaba iskiin dil saareyn maba taqaanid sidaan qonofkiyo feedhka ugu takhalusay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

libaan

Unrecorded Date
to.hodan
waad salaaman tahay marka hore walaal
waa iga dhab waan iska daayay biirta aan
cabi jiray sababtoo ah waxaan badalay qaab
kii aan unaalan jiray iyo saaxiibadeydii hore
waxaan bilaabay oo aad ii caawintay
salaada waxaana dareemay raxmad iyo kalsooni
oo xaga rabi iiga timi waxaana urajeynayaa
kuwa cawa in ilaahey ka tir tiro waad
mahad san tihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SULDAAN

Unrecorded Date
TO LIIBAAN.

Liibaan waad salaamantahay. salaan ka dib aad ayaan ugu faraxsanahay in aad joojisay biirka.
kuma aqaan lakiin waxaa laga yabaa in aad maalin maalmaha ka mid ah meel iiga soo baxdid.
Micnaha aan u baahdo taladaada, sida aad ugu baahatay taladeena.

Liibaan ha dayn salaada, kana dheeroow saaxiibada xun xun.

ILAAH HA KU CAAWIYO ADIGA IYO DHAMAAN ANAGOO IDIL . (AAMIIIIN)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fardoosa

Unrecorded Date
to. ilaaheyow na hanuuni oo na hagaaji

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
to liiban walaal guurso hada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel'sMom

Unrecorded Date
hebel hooyo kaalay alaabta iga dhaq, bakeeriga aa xalay caanaha kugu siiyay , ka soo qaad basementiga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
single mother waaxid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hebel'sMom

Unrecorded Date
hebel lol@@@

Qandho foolxumo badnaatay!
Kaalay ha iska keey kala warinee , soo dhaq alaabta...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

G,,,,

Unrecorded Date
hebel mamadiis waa tase aabihiisna aawey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
G,,,, ka fiiri I did apportion page.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

G,,,,

Unrecorded Date
Hebel haye qaraabadii dhan aa inta ku soo xireeysey,duqii iyo habartii wa ujeednaahe abaaye aawine @@@@@2222 lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hodan

Saturday, June 17, 2000 - 12:00 am
to libaan
walaal wan ku slamay wan ku faraxa sanahay inad iska day ay oo ad ka kaf ton tay walaalkis waxay kala maq ned a iska yaraa ku wa caban ilahy hatuso wanaga amin
horta hadii qof ku dadalayo waxa kas ta waa u samesan karaa waxa kas ta oo u rabo in u iska dayan waa den karaa bayaniga ila tahay
aniga markas ta waxad tahay walaal waxan raba wangaga
walaalkis waxan ku rajay nayaa qer

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COLEEY

Monday, July 03, 2000 - 07:56 pm
WALAALAYAA HEBEL NAAGTIIS AAN AHEY LAKIIN MAR HORE AAN IS FURNEY, HOOYADIIS UU LABA HESHIIN LA A YAHEY WAA CIYAAL SUUQ MAALIN ILAAHEY KEENO MABAKABAXYO NETKA WUXUUNA UBADAN YAHEY QEYBTA SHRMUUTOONYINKA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Monday, July 03, 2000 - 08:03 pm
LOL freak....a freaking LOL man.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.