site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ila taliya walaalayaal

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): Ila taliya walaalayaal
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baari

Unrecorded Date
asalaamu caleykum akhyaarta waxaan ahay nin dhalinyaro ah waxaa iga tegay hamigii guurka iyo dareenkii aan u qabay naagaha taasoo ay sabab u tahay waxaa igu dhacay dismoral waayo qalbigayga wuxuu raacay my first ex wife who was dead 1990 in somali
after-that ila taliya walaalayaal waa mahad santihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeqa

Unrecorded Date
dear baari
alaha u naxariisto xaaskagii ma ilmo ayey kuu dhashay?
abowe horta waqti ayey u bahan tahay in aad hilmaamto qof aad jecleyd laakiin waxaad ogataa in uu ilaahey u doortey in aay waqtigaas dhimato
ee abowe ilaahey dartiis u samir oo nolloshaada dhan ha ku xirin wax aan soo noqoneyn.

take step by step waan hubaa in aad heleyso mid ku anfacda ha ku ekaan hal qof ilaah yuu kuu caroon qof binuaadam ah ayaad tahay isku day in aad qof kale niyaad siiso ama aad barto si naqso badan ha u guursan sababtoo ah wali saan hadalkga ka dareemaayo diyaar uma tihid
take time late back relax and wait your moment
bro your time will be come on time.
take care.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BARQAB

Unrecorded Date
TO:BAARI

WALAAL BAAR MARKA HORE ILAAHEY NAXARIISTII HA WARAABIYO XAASKAAGII INAGANA ILAAHEY HAY NOOGA DABA NAXARIISTO WAAYO HALKAASEYNU KUWADA DANBEYNEYNAA OO GEERIDU WAA XAQ.
WALAAL WAXAAD MOODAA INAANAD SAMRIN WALI,
WALAAALO INKASTOOY ADAG TAHEY SIDA LOOGA SOO KABTAA INAAD WAYDO QOF AAD AAD U JECLEYD,LAAKIIN INAAD KA SOO KABAN WEYDO 10 SANO WAA ARIN ADAG, WALAALO ANIGA OO AH NIN SOOMALIYEED WAXAAN KULA SOO TALIN LAHAA LABA ARIMOOD INAAD ISKU DEYDO,MARKA HORE INAAD ISKU DEYDO DIINTAAD DOONTO HEYSOO INAAD AAMINTO IN LABADEENA MID UUN UU HOREYN LAHAA,KA KALINA INUU RAAXADAAD WADAAGI JIRTEEN INUU HALKII KA SEE WADILAHAA.
TA LABAAD WAXAAD SAMEYSAA JOIN A GROUP,GO SINGLE PARTIES, IF YOU ARE REALY RELIGIOUS PERSON GO TO LIB/MOSQ/CHR. GOOD LOOK BROTHER
TAKE CARE YOURSELF AND EACH OTHER.
BARQAB

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Enough intelligent

Unrecorded Date
To: Baarri,

Waar ninyahow ilaahay ku kalsoonow isagaa tiihorana abuuray kuna siiyey mid kalana abuuri kar kuna siin kara'e.
Salaama.

walaalayaal waa ku mahadsantihiin habka aad igula taliseen Deeqa ,Baarqab iyo Enough laakiin markii aan daraasad ku sameeyay ruuxdayda waxaa iisoo baxday in jirkeygu uu ku jiro VIRUS lid ku ah inaan ku deg dego abuuritaaan hami jaceyl. THE other-hand i trusted my creator iimaankeyguna waa heer sare balse the only problem is how can i destroy this VIRUS waa mahadsantihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baari

Unrecorded Date
abaayo deeqo hadii aan kaaga jawaabo su-aasha aad i weydiisay haa hal gabar bay ka tagtay and she is living with my mom

deqo

Unrecorded Date
to baari
alaha ku uuntay ka cabso isaga wax baxsha waxna qada marka aniga talo ahaan tuko salatul shugri quraan isa saar ilahay u toobad keen ilahayna ha unaxariisto maskiinta geeryootay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

malyuun

Unrecorded Date
TO baari

walaal wan ku xumaha in tasi kugu dhacado.
lakin maxan qaban karnaa waa arin ilahay watee
abowe waxan ilahay kaga baryaya in samir kaasiyo
adiga iyo ehel kedaba

aboye waxad isku day daa in ad si ilowasiso intad awodo
waxad kolo isku daydaa in ad is ka ilaliso cid lada waayo waxaaigayabaa in ad so xasusato mar kad cid loto
abowe waxan ilahay kaga bar yayaa in u ku iso waxa qer qaba o ad ku farxa do
bye malyuuun

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to baari
aboowe alaha u naxariisto xaaskaaga
my advise is please dont dont wait another time
iska guurso ilaaheey aa ku lehee.

god bless you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabaaye

Unrecorded Date
asalaama caleykun warax matulaahi wabarakaatu.
salaan kadib walaalarinta aad ka hadleyso hadda kahor bey dhacdey oo waxaa jirtey nin ilka la,aan ahaa oo wax ilka ah oo uu qabey ma,ayjirin oo hadii uu cunadda in uu cuno uu doonayo waxaa u calalin jirtey xaaskiisa oo markii ay u calaliso ayey afka ugu guri jirtey wuxuu xaladaas wuxuu ku jiriga uu ugu khanac sanaadaba ayaa malintii danbe waxaa ka dhimayey xaaskiisii wanaagsaneed oo nolashiisa khayb weyn kaga khadan jirtey. markii ay arintaas dhacdey ayaa wuxuu soo jeeditey waarijaalkii naagta ka dhimataye waxaan doonayaa in aniga iyo naagteyda hal god nalagu aaso sababtoo ah mahelayo qof sidaa ii daryeelayo oo kale. waxaa lagu yiri waad heleysaaye bal doon doono oo magaalada gal, ugu danbeentii wuxuu heley naag uu guursado taasi oo wax weyn ka duwaneed oo waxey suubin jirtey raashinkas waxey ugu tumi jirtey weel oo markii ay jilciso ayey afka ugu guri jirtey, markii ugu horeysay markii uu dhadhamiyey ayuu macaankeeda la yaabey oo uu ku yiri maxaad ku samey say macaanaaye. markaas bey usheegtey, waxey ku tiri maxey kuu sameyn jirtey? wuxuu ku yiri wey ii calaalin jirtey, ala, waanngartey oo xaaskaadii hore markii ay kuu calaaliso waxey kala bixi jidhey dhacaanka oo dhan markaas kabacdi ayaad cuni jirtey, lakiin waxaan ku oran lahaa xumaan kama aheene aqoon xumaa ugeysaye taana lasoco, wuxuu rijaalkii la soo boodey wey ikhiyaami jirtey hadda waxaan kaga aarsan hayaa in aan khabrigeeda gub, iska ilow soow taad jecleed markii hore hadana ka soco.
aan usoo noqdo taladii aan ku oran lahaa arini waatii qabsatey ninkaaye bal, adiguna gal magaaladdda oo calaf raadso oo fadhiga ka kac.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Afloow

Unrecorded Date
talada waxaa dhameeyay cabaaye
ee walaal Allaha kugu anfaco

sheekadaa wax kuqaadashada leh ee uu cabaaye soo ban dhigay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shire Sheege Ma-Qariye

Unrecorded Date
Baari Doqon Waaxid

Waryaahee ma tan iyo bilowgii sagaashanka ayaad Tiiraanyo aawadeed naaga la'dahay... ALLA maxaad doqon tahay.. war heedhe tii hore tagtaye tu kale meelaha ka daydayo... Allow adiga kuu naxariiso!! yaa Baari.

Sheekada Viruskana iska halmaan waan kula garanee..Nin belo!!

Shire Sheege Ma-Qariye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAARI

Unrecorded Date
SAAXIIB CABAAYE WAAD MAHADSANTAHAY XAQIIQDII SHEEKADA AAD MEESHA KUSOO QORTAY AAD BAAN OOLA DHACAY LAGA BILAABO MAANTA WAXAAN KU JIRAA GAAD-GAAD WAA MAHADSANTAHAY WAXAAD TAHAY QOF RABI KU MANEYSTAY XIKMAD

enough intelligent

Unrecorded Date
To:Baarri,
Ilaahayga buurtii nebi Muuse latusay u adkaysan weyday ee burburiyey waxba kuma aha inuu virus yar oo jidh galay burburiyo, sidaa daraadeed weli waxaan taaganahay Ilaahayga khaaliqa ah ku kalsoonow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, August 11, 2000 - 12:37 pm
to shire sheege maqaryie
walaal salaan kadib baari haduu xaaskiis intaa uu san ilaawin waxay ku tuseysaa in uu yahay qof yaqaan macnaha jaceylka wuuna ka kabsanaayaa haduu xaaskiisa sidaa u jeclaa
TO BAARI
aboowe allaha u naxariisto xaaskaaga nasiibka badan.adna aboowe qof iyada la mid ah ayaan kuu rajeynaayaa aboowe hadaan ku aqoon lahaa wax waan kula qaban lahaa sababatoo ah waxaad taqaan macanaha jaceel ana waxaan radiyaa qof yaqaan macnaha jaceel oo daacad ii noqda,aboowe aan kaa helo jawaab
bye Muna

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.