site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ila taliya walaalayaal

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): Ila taliya walaalayaal
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baari

Unrecorded Date
asalaamu caleykum akhyaarta waxaan ahay nin dhalinyaro ah waxaa iga tegay hamigii guurka iyo dareenkii aan u qabay naagaha taasoo ay sabab u tahay waxaa igu dhacay dismoral waayo qalbigayga wuxuu raacay my first ex wife who was dead 1990 in somali
after-that ila taliya walaalayaal waa mahad santihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, August 11, 2000 - 12:41 pm
to baari
aboowe allaha u naxariisto xaaskaaga tan labaad hadiii feelinkaaga aad isku daydo in aad soo celisid waad soo celinkartaa ee ku dadaal
aboowe qof diyaar ma u tahay?????
bye muna

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samia

Sunday, September 10, 2000 - 04:23 am
a/caleykum
aboowe nagtadii hore ilah ha u naxaristo
dhimashada waa wax na wada sugaayo lakin ma'aha in aad nolashaada oo dhan iyada darteed u joojiso
abowe waxaan kugula talin lahaa in aad marka is tiraahdo waxaan ahay diyaar raadsato qof kale
ha u maleynin in naagtii kaa dhimatay aad iloobeysid oo qofna booski ay kuugu jirtay ma galaayo lakin noloshaada in aad dhisto waaye
insha alah ilah wuxuu ku sinaa mid qeyr qabta
a/caleykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huryo

Saturday, September 23, 2000 - 08:18 am
muuna abaayo anaa diyaara ee talo keen nikii boga furay wuu iska tagaye

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.