site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ila taliya walaalayaal

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): Ila taliya walaalayaal
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baari

Unrecorded Date
asalaamu caleykum akhyaarta waxaan ahay nin dhalinyaro ah waxaa iga tegay hamigii guurka iyo dareenkii aan u qabay naagaha taasoo ay sabab u tahay waxaa igu dhacay dismoral waayo qalbigayga wuxuu raacay my first ex wife who was dead 1990 in somali
after-that ila taliya walaalayaal waa mahad santihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kadra

Unrecorded Date
Wallaalo Baari
My deepest sympathy to you for the loss of your beloved wife. I don't know what i would have done had i lost my dear husband, he is everything to me a lover, a caring friend, a brother and my team partner whom we share responsibilities and finances equally in our household. I think it is a normal of how you feel about getting into other relationship. You are not ready yet and just where going through hard time to deal with your loss. There are different grief stages that people go through after loosing someone, denial, anger, depression, grieving and acceptance.
I think you need to move on with life. There is alot that life has to over to you. It is not good to be alone, make an effort to meet with girls just for friendship at first, you can even share with your past if you want. You will be able to fall in love and discover happiness if you find the right person, and i mean no love can never replace the love and respect you had for your deceased wife.
I and my husband sometimes discuss of any future unknowns, like if one of us dies. We both agreed to do whatever necessary to help us cope and create a new life. Markaas wallaal ilaahey ha u naxariisto xaaskaagii hore, mid cusub oo kheyr kuu lehna allah ha kuugu bedelo oo haddii ubad rajo ah kaaga hadheena mid hooyo u noqota alle ha ku siiyo. Ta kale waxaan u malaynayaa you are still on the grieving stage, markaa waxaad u baahantey in aad lifestyle kaaga bedesho find out what activities that you enjoy doing and find people with similar interest. It may help to talk about your loss to your close family and friends so you can put your past to rest. Ilaaheyna bari in uu cawil khayr leh kuugu bedelo ooridaadaad calmatey ee calaf idinkala qaadey. Allaahu macak. kadra

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UNKNOWN NAME UNKNOWN NUMBER

Unrecorded Date
ALL YOU NEED IS TO GIVE ADVICE NOT TALK ABOUT YOUR HUSBAND. YOU ARE A SHOW-OFF. ALL I CAN SAY IS PRAY ALLAH AND FEAR ALLAH. DEATH IS INEVITABLE. AS MUSLIMS WE HAVE TO HAVE FAITH.
SALAAM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baari

Unrecorded Date
walaal runtii aad baan oola dhacay fikradii wanaagsaneyd ee aad kor ku xustay xaqiiqdii wax weyn baa iska keybadalay markii aan akhriyay xikmadaadii runtii you are well educated person waad ku mahadsantahay rayigii cajiibka ahaa ee aad isiisay,waa mahadsantahay balse weli far baa ii taagan

To Baari
My pleasure. Don't give up and keep praying bro!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kadra

Unrecorded Date
To NK AND NO NUMBER

What the heck is your problem? stop criticizing !
cause my advice to Baari was none of your bloody bussiness!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baari

Unrecorded Date
abaayo aad baad u mahad-santahay run ahaantiina ishall try to cause your fantastic advise laakiin wey ugu adkaandoontaa inaan helo mid ayadoo kale .how-ever ishall try to take your advise thank you very much baarakalaah

SARKAL

Unrecorded Date
Bari tan hore waa salaan tan xigta waa su'aal
Gabadhaadii hore ee kaa dhimatay wax caruur ah ma kuu dhashay? kolkan jawaab taada helo ayaan taladayda ku siin doonaa waa walalkiin Sarkal***

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baari

Unrecorded Date
saaxiib sarkaal haayoo gabadh bay ii dhashay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr:Naasir

Unrecorded Date
salamu celukum ka bacbi

walal salaam ka bacdi , marka hore alaha u naxariisto xaaskaagii hore .marka ugu horeya waxaa u bahaantahey inaad imaankaaga kordhiso oo ku soo diintaaada islaamka aad u fahanto

1)waa inad ogaato in la wada dhimanayo including your self.
2)jaceylka aad jecleyd xaaskaagi in ka weyn jehey ilahey iyo diinta islaamka

3) og inthey in weyn karto qofkasta oo aad jecshey.

4)in guurku yahey sune mukad oo muhiin ah kaan ilaalinaya xumaanta.

5) in la xirirtid dad ehaldaada ah iyo saxiibadada wanagsan si talo guur kuu siiyaan

6) fadlan xadiiskaan qalbiga geli, Aduunku waa
mudo ama xeli aad u yar waxaana ugu kheyr badan xaas raaliyo oo diinta ku dhaqanta adigana ku keer gariso

waxaad o nebigeenii (SCM) waxuuu waamey aa ka hor dhintey abiihii , hoyadii, iyo ugu dameyntii xaaskiisi ii aad u tageeri jirtey xag dhaqeelo xag talo ityo xag walba, o ilaahey ku itixaameyey

marka walal samar oo imaan weelo oo qof dhinety ma soo laabanayo eee ka tahso dunida mid kalo oo kheyr qabta raadso ileyn aduunka lagu waarimaayeee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SARKAL

Unrecorded Date
Dhamaan walaalahay somali waad salaamantihiin,talo waa tii Alle walal Bari waxaa talo ku siiyay walalahay iga horeeyay ayagoo cuskaday diiniyan hadab aniga waxaan kugu darayaa hadii aad wali joogto halkii xaaskaga hore ku grriyootay ka haajir ama ka guur hadii aad awoodo naftaadana ku baraa ruji guur kale oo dag dag ah qaasatan familkii ay ka dhalatay xaaskaagii hore waliba haday jirto walaasheed si gabadhaada yari aadan uga wal walin. waa walaalkiin SARKAL***

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.