site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Goormaa la joogin gumeysiga naagaha ?

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): Goormaa la joogin gumeysiga naagaha ?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullahi

Unrecorded Date
Maxaa ku qasbey in haweenka somaliyeed ay howsha guriga kuligiis ay mas'uuliyadiisa qaadaan.

Waa howlahaan:-

guri nadiifis
Ciyaal heyn
Badar kadis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Duli_diid

Unrecorded Date
War wax caaq ah ayaad tahaye meesha ka tag waxaan oo kalena ha la soo shir tagin, ma waxaad u diri laheyd inay jaqafkeeda suuqa la tagto una hoorsato looguna rido. fitnada iyo dabka aad la wareegayso gurigaaga ilaahey ha ku ekeeyo

YAHUU YAA KAAFI
DHAGOOLKAAN YAA
XARIGA KA FURAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceynte

Unrecorded Date
t abdulahi
wixii aan ku dhihi laha duli diid ayaa kiyiri
marka sidaa looma hadlo doqon yahow ma agoon baad ahayd mise

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baabujii

Unrecorded Date
cabdulaahi ciyaal show off

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr X

Unrecorded Date
CABDULLAAHI, Waxaa laga yaabaa inuu gurigiina gumaysi ka jiray, ama tuuladii aad ka timid , marka taas xisaabta ku dar, anigu waligeey ma arag naag la gumaysto. ma waxaad soo aqrisay westren propagand?. waxaa fiicnaan lahayd inay kuu jawaabto gabar linkiga caaan ka ah oo la yiraahdo CAJABO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Unrecorded Date
u r disgusting man, oh god why should such men be part our society...............illiterate.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SIIGAALE

Unrecorded Date
WAXAA CIIL IGA HAYA NINKAN MAGACA ISLAAMIGA AH WATA OO AF GAALEEDKA KU HADLAYA TAA WAXAA KA DARAN MA OGTAHAY WAXAAD KU DOODAYSO MACNAHA GUMAYSI MA TAQAAN NAJIS AYAA TAHAY OON HOOYO SOO TABABARIN YAANAN U GAFIN HOYO SOMALIYEED BALSE IBLISKAN AFKA GAALO KU HADLO YAA ITUSO MEEL UU KU NOOLYAHAY? WAXAAN MOODAY DHALINTA SOOMALIYEE IN DHAMAA AY WAAYO ARIGNIMO QAATEEN ILEEN BAAC OO DHAN WALI WAY NOOLYIHIIN;

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saafi

Unrecorded Date
Aniga waxayila tahay Qofka isku magacaabay
CABDULAAHI maxaa dumar hawsha guriga saaray???
Kaligeed hadii Aad jeceshahay Waaqaban kartaa
Shqsi ahaantaada xaasna waa qabnaa?mana na
dh hdo sida Aad u hadashay?adoo magac nin
Wata????Marka waxaan Umalay nayaa inaad
Tahay Gabar soomaaliyeed oo dhaqankii ka
Lumay?????oo rabta waxaan hooyadeed samayn jirin
Inay samayso hadii aad nin tahay Jawaabtadu
waa saas Hadii Aad gabar Tahayna soo bandhig
waxaad qabto cadayso??????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cajabo

Unrecorded Date
Salaamu calaykum

War Mr. X, maxaad ku tidhi Cajabo ha ka jawaabto? Walaal runtii arintaan waxaan u arkaa mid u khaas ah hooy walba. Siday hadba isku af gartaan labada is qabta. Aniga iminka wax kama sheegi karo. Laakiin diyaar ayaan u ahay inaan hawsha guriga badankeed aan qabto insha Allah. Wax kale ma aha, xataa cadaankaan la joogno waraysta. Mar walba dumarka ayaa u badan hawshaa. Laakiin insha Allah, mid noloshayda ka mas'uul noqon kara iyo awlaadu Ilahay na siiyo ayaan rabaa. Sababtoo ah wadankaan gaalo aanu joogno Hooyoda waa inay caruurtayda korsataa hadii ee rabto ilmo lagu abaabinayo diinta Islaamka. Kolkaan aqalka joogo aniga ku shaqo leh hawshaa. Hadaan jiranahay ama aan awoodin dee ninkayga Ilahay waxaan ka baryay inuu noqdo mid aan u arkin ceeb hawsha guriga. Hadaan labadeena shaqayno, dee taasna waa laga hishiin. Laakiin runtii Ilahay baa igu og niyada ma gashan nin 50% hawsha aanu wada qabano. Aniga u diyaar ah inaan badankeed qabto. Gabdhoo teyda ayaan ka hadlay. Raggo teyda ayaan ka hadlay. Ma odhon sidaa ha lagu dhaqmo.

Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullahi

Unrecorded Date
DHamaantiin

Hal erey ayaan oga jawaabayaa
!!!!!!CAQLI SOMALI!!!!!

Dadka waxey la yaabaan maxey somalidu isku dilayaan:

Ma oga in ay jiraan wax la yiraah
-------- CAQLI SOMALI--------------

Laakin aniga waa ogahay
muuqaalkiina waa bini-aadam,
laakin caqligiinu waa 000000000000.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cajabo

Unrecorded Date
Salaamu calaykum

Adoo raali ah walaal, yaad u dhalatay? Waa adiga naga caqli badanee ee bal wax yar noo sheeg oo noo kordhi!

Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
adi caqligaa ka waran cabdulaahi?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullahi

Unrecorded Date
X somali------------No kenya

Waad u jeedaa isbadelka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullahi

Unrecorded Date
X somali---------Now kenya

waad u jeedaa isbadelka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cajabo

Unrecorded Date
Salaamu calaykum

Walaal Abdullahi,

Hadaba waxaan ku odhon lahaa, su'aal ha ina weydin mar hadaad u qabto soomalida dad caqli yar. Waa adoo raali ah. Ileen nin naga caqli badan baad tahay oo waxba u baahneen!

Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abaayo

Unrecorded Date
Cajabo
He is from MARS..........lol
How are u sister, yes am still around.
Bye for now

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cajabo

Unrecorded Date
Salaamu calaykum

Abaayooooooooo!!! It was a pleasure to see you here! I thought you were MIA (Missing in Action) and my next step was to have asked Caafi where you were! LOL. I am always happy to see you around! Say hello to UK for me!

Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abaayo

Unrecorded Date
Cajabo
Am still here in T.O sister,am leaving next week Insha Allah.
Had to stay cuz of some unfinished XAMAALI.
talk to u later

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cajabo

Unrecorded Date
Salaamu calaykum

Abaayo macaan lol@xamaali! Safar salaama. I will miss your messages on the forums. Keep in touch when you get back! Insha Allah.

Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SIGALE

Unrecorded Date
CAJABO SOW MA OGID IN AY JIRTO SOMALI CHAT MAXAY TAHAY SHEEKADAN AAD MEESHAN KA BILOWDAY,WAXAADBA NAGA LUMISAY TALOOYINKII AAN DHIIBI LAHAYN'

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

iman

Unrecorded Date
hold a sec abdullahi,,,,,
first of all, am shocked of all these people leaving eachother messages here,,,,,,,,Don't u know there is something called e-mail????? get personal info there.........now Abdullahi, bro u presented a great dillema that the rest of somalis shy away from,,,,maybe its just a total ignorence but my advice to u would be to start the change with your family and in your own house......peace.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cajabo

Unrecorded Date
Salaamu calaykum

Walaal Sigale,

Dhibka dhaaf! Waxaad tahay nin yaab leh kow dheh, oo sidaad u hadashid baan ka baqaa. Walee indho adayg dhamaysay! Walaal, waan ka dhiibtay intayda. Adiga xataa kamaad hadlin su'aasha. Tan kale dee ninka meesha furay ayaa yidhi soomali caqli maba leh. Dee hadaad doonto ka jawaab! Anigana saaxiib bal i yara daa! LOL.

Walaal Iman,

Don't be shocked! We use the same tools we need to send each other mail. And please be shocked when you find anything of substance that can make your heart quiver either way! Abaayo and I just exchanged greetings here. If you answer me here, then I will be forced to ask for your email as a discussion her one the forums is not appropriate. I hope you get it! LOL

Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayman

Unrecorded Date
TO. Abdullahi

Tala walaalkii diide turaanturo ma huro ee gabdhaha ha ku deg-degin macalinka. Tan xaasaskana diinta ha la barto deedna xuquuqdoodaa la ogaan ugu dambeyntana no more trouble in our houses insha'allah bi-idnillaahil kariim.

Peace upon on you my bro and sisters

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shabeelnaagood

Unrecorded Date
Salaama:.....Wali qof isweydiiyey majiraa in ay jiraan dhalinyaro Gaalo ah oo wata magac muslim islamarkaasna ka dhashay tol(qabiil) si ay uga qaybqaataan faasidinta ummada soomaaliyeed ee muslimka ah..?

Ma istiri so called Abdullahi waa ka mid...?
Haddii shaki kugu jiro waxaad tagtaa isla forumskan qaybtiisa Beelaha/Sweden/Orebro...
Abdullaahi talo horaan kuu siiyey bal tana hoo:
Ma ogtahay in Waris Diriye ay raadinayso shaqaale...? albaab qaldan yaad garaacaysaa ninyahaw ee salaama..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullahi

Unrecorded Date
war nimanyahow maxaa diinta lagu xad gudbayaa?
Saxiib hadii aadan dooda ka qeyb qaadan karin oo aadan fikrad qabin, dadka ha caaynin. diintana dadka kama xigtid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shabeelnaagood

Unrecorded Date
..."Maxaa diinta lagu xad gudbayaa?"....
....."..diintana dadka kama xigtid.."..

Malaha isku diin kama hadleynee dhagayso!
Diinta Islaamka waxaan ka xigaa qof kasta oo neceb, cadow u ah, xiqdi u qaba, xaasidnimo u keensada, xaglin ku haya...Sida ninka haddaladiisa kor ku qoranyihiin...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
koooow maxaa la dhahayna waraaba i dhaafiye!

Dhamaan(inta badan)
Maxaa ku weerarteen c/laahi. Soomaalida waxay necebyihiin qofka runta ka hadla. Dadkiina xadgudubka nimanka diinta ku difaacaayo, soo barta diinta rasuulka S.C.W. waa u shaqeen jiray reerkiisa.

Dad badanaa marka runta laga hadlo la soo boodaan afkii gaaladaa ku hadlaysaan si ay dooda dhan u joojiyaan AR DAD U SOO EKAADA!!
Wiilal badanaan kaligay gabar la dhashay, weligeena hoowsha waa naloo qeeybin jirey, aabeheeyna hawsha guriga waa qaban jirey marka gaalaa iska dhigi jirnay miyaa ilaa soomaalia?!!

c/laahi dheg ha u dhigin dadkaan iska weerartamaayo intee aqrin waxa meesha ku qoran

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SIGALE

Unrecorded Date
Salaamu Calaykum inta muslinka ah oo kaliya
LADAN oo waxaan mooday in intaa aad ka yara xigmad roon tahay maxay tahay sidaad u hadashay? fadlan hanaga caray siin awal baan qaati ka taagnayn duli iyo duli u dood.tan xigta waxay tahay ninkan kama hadlin shaqo guri ee waxa uu ka hadlayaa Gumaysiga dumarka somalida ama islaamka ay ku hayaan Raggooda ama ha dhalayn ama ha u dhaxeene, tan kale dhamaan somaali waxa uu ku tilmaamay Maan gaab(Caqli Somaali). KABISH
SHABEL iyo CAJABO waan idin salaamay'

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cajabo

Unrecorded Date
Salaamu calaykum

Sigale waa lagaa qaaday walaal.

Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullahi

Unrecorded Date
Sigale
saxiib si qalad ayaad ii fahamtey, ee waxaan ka wadaa in haweenka iyo raga ay shaqada guriga ay isku si u qabanin, oo haweenka ay mas'uuliyada inteeda badan qaado. Taas ayaan ka wadaa gumeysiga, diinta islaamkana ma sheegin in haweenka si daas loola dhaqmo.

Hadaan si fiican kuugu jilciyo, wax badan oo lagu magacaabo ""dhaqan soomaliyeed"" ayaa qaldan, oo loo baahan yahay in laga xoroobo.

Ladan
Sis afkaaga caano lagu qabey.
xaquuqda gabdhaha somaliyeed ayaan u doodayaa. ee maxaa idinka dhacay iska celsha ragaan diinta ku soo daba gambanaayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ladan xirsi

Unrecorded Date
Salaan wanaagsan dhamaantiin
Cabdullaahi,waa runtaa gabdhaheena qaarkood weli cidhiidhi bay ku jiraan iyo guumysinimo waayo weligood ma hormaraan mar haddii shaqo guri iyo guri joog ay kujiraan.Iyagana ayaa khaladka leh waayo RAGGA OO IDIL WAA SIDAA CALAN OO KALE OO CALANKUNA WAXAY MARKASTABA RAACDAA HADBA MEESHII AY DABEESHA U BADANTAHAY.DABEESHANA WAA DUMARKENAA. Waxaana intaas oo dhan ay uga bixi karaan mar haddi ay xornimadodaa u dagalamaan oo ay waxbarashada adaan ama shaqa radiyaan.Runtii way jiraan gabdho danahooda garanayaan lakiin way ku yaryihiin, markaa waxaan jeclaan lahaa in dumarkeena kale inaynu xoogaa ilbaxnimo tusno umadda kale ee aduunka la tartamayaan.Mar haddii habeen dhan ninka uu jaadka lasoo jeedo oo maalintiina uu seexdo, goormuu xaaskiisu kaalmeenkaraa? marka waxay noqoneysaa in maalin waliba ay dhamaan shaqooyinka guriga iyo ilmaha ay qabato gaadha la qabo,waxaas xornimo ma ahan ee nimanyahow naagihiina kaalmeeya oo ku dadaala sidii keliya ee ay dumarkiina ula tartamikaraan dumarka kale ee aduunka jogaan,dumarkiina gacan siyaa oo sharaf iyo hormar tusa. Nimanka aan shaqaynin ama skoolba aadin oo ay aduunka u jogaan jaad cun hurdo iyo khamro ku jogaan oo ay markastaba isku haleyaan lacagta kaalmada ee lagu kaalmeeyo WAA INAY HURDADA DHEER AY KA KACAAN OO AY RAGGA KALE LA TARTAMAAN.

enough Intelligent

Unrecorded Date
To: Cajabo Rabbi,

Salaamu caleykum,

walaal Cajabo, waxaan jeclaa inaan ku weydiiyo dhowr su'aalood oo adiga nafsadaada ku saabsan, sidaas awgeed, fadllan diyaar ma u tahay inaad iiga jawaabto?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
BY AHMED NUUR

SALAAMA
KAN LA LEEYAHAY CABDULAAHI EE SU AASHA KEENAY
MALA WAYDIIYEY INUU ISLAAMYAHAY IN KALE

BY GAABANE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullahi

Unrecorded Date
Saxiib islaam baa ahay taas shaki kuma jiro.

ee fikradaada dhiibo, shakhsiyadeyda waxaan ahay iska daaye.

Waxaad iila eg tahay nin maskax maran, ee saxiib waxaa iga talo ah in aad iskool isku soo qortid si laguu soo jilciyo.
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adam

Unrecorded Date
ladan waligay waxaan u malayn jiray inaad intaas dhaantid laakiin waxaa maanta ii cadaatay inaad aad u caqli liidatid.

markaad taageertay gabadha labaxday c/laahi
waligay mar dabe dood kula wadaagi mayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullahi

Unrecorded Date
Saxiib ladan ma ahi ee fikradaada dhiibo,
meesha waxaa u soo booqatey in aad shaqsiyaad wax ka sheegto ((( caqli soomali)))

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burhaan

Unrecorded Date
To:Dhamaan inta C/Lahi fikradiisa ka soo horjeeda.

Dhalinyaro waxey ila tahay inaad C/Lahi meel cidla ah ka xagxaganeysaan, waayo waxuu yiri maxaa haweenka Soomaliyeed hawsha guriga gacan loogu siin waayey. Taasi waa mid meesha ku jirta xag diiniyan (Islaamka) ama xag caqliyan ahba.

Raggoow haddaad tihiin kuwa inta dumarka 7 ama 8 inta ka dhalaan, misna iyadoo xaamilo ah ay cunto idiin kariso, gurigana idiin hagaajiso, ilmahana dayactirto kaligeed, kolkaas ku go'a oo isheeda ilaahey ha idinku duwo.

Kuwa Sidaas sameeya waa qaar aan guri diin ama caqli ku dhisan aan ka imaan, ama Qaadlayaal ah oo sideey u soo qayilayaan aanan reerkoodaba ka war heyn oo raba inay raashin iyo sex guriga u soo doontaan; ama qaarkood just garasho la'aan ay u geysay: ama kuwa ninnimada qalad ka fahmay.

Wallaalayaal waxaan idinkula talinayaa inaad hurdada ka kacdaanoo aad dumarkiina aad la garabgashaan, iyadana waa idiin mahad celini, ilaahna ajar ayuu idinka siin,

Wasalaamu Caleykum
Burhaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabadh

Unrecorded Date
Adam, cuqdaada iska sar, qalbiga baad ka buuktaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullahi

Unrecorded Date
Burhaan

saxiib waa sidaad u sheegtey, dhaqanka soomalida waxyaabo badan ayaa ka qaldan, ee nalooga baahan yahay in aan badalno.
Somali maryooleyna waa u jeedaa isbadal ma ogola, waxey la dagaalamayaan horumarka.

nabadgelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUHUUR

Unrecorded Date
Salaan,

Bacdal salaam, i dont see why aad Abdulahi sida mooska ugu diiranaysan coz he merelly asked a question which is true if you take a look around some of the Somali house holds? Com'on people! Now you saying all somali men cook, clean and take car eof the babies? I think not sxb. And indeed there are some Somali ladies who do all the work which Abdul listed. So dont hit the cieling when you are not certain. Good-Day.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COLONEL SANGAWI

Unrecorded Date
colonel Sangawi

Soomaalaay!!!! AFNOOLI WAA HADLAA EYNA WAA CIYAA!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

46yrs

Unrecorded Date
Asalaamu Caleykum Waraxmatulah

Kuwa taageersan ABDULAAHI

Markaan hadalka dulucdiisa eego, waxaa ii soo baxay inaad khaldan tihiin eydaana rabin inaad Cabdulaahi taageertaan balse aad si xun wax u fahanteen. Ninkaan maka hadlayo adeega guriga iyo shaqo la wadaaga haweenka Soomaaliyeed ee meel kale ayuu ka dirirsan yahay. waxaa meesha iiga cad inuusan horumar la rabin aqalka somaliyed raguna uusan oraneyn waxy gardaran yihiin dumarkana uusan oraneyn shaqo aysan xaq u leheyn ayaa lagu qasbaa ee DAN kale ayuu meesha ka wataa. Markuu hadalka ku bilaabay "GUMEYSIGA NAAGAHA" waxaa meesha ka cad inuu sidii gaalada u hadlayo waloba uu Islaam sheeganyo. Hadalkiisa hadii aad idiin soo bandhigo wuxuu wax ku qoray bogga Sweden, Orebro cinwaankaan mid u eg ayuuna title uga dhigay sheekadina waa tan ee ila eega ...

"Haweenka soomaliyeed waa la gumeystaa, ee somaliyeey baraaruga diintana barta.

Habka loo gumeysto waa sidan :-

Raga gumeysanayo waxey isticmaalan diinta islaamka oo ay qalad u faafiyaan, sidaa awgeed waxaan haweenka somaliyeed ku baraarujinayaa in ay iska illaliyaan ragaas

Waxyaabaha ay dhahaan waxaa ka mid ah:-

Wax ma baran kartid
Guriga in aad joogtid ayaa waajib kugu ah
Rag lama hadli kartid, oo hadalkaaga waa cowro
Shir siyaasadeed kama qeyb gali kartid, oo fikradaada ma dhiiban kartid.
Naagaha oo loo sameeyey hab qaas ah oo u labistaan oo dhib badan.

IYo waxyaabo badan oo aan halkaan ku soo koobi karin." waa copigii hadalkiisa,

Anigu waxay ila tahay in ninku uu gardaro la maagan yahay diinta Islaamka balse uu dumarka somaliyeed ugu soo gabanayo. Koley waxay ila tahay hadal la igama rabo sheekadu way cadahay. Ninkaan cabdulahi aayaadka quraanka ah ee suratul-axzaab ku jira ayuusan aaminsaneyn. Alle wuxuu yiri "Gurigiina ku ekaada oo sidii jaahiyadii hore display ha iska dhigina" "Hadalkiina ha jilcina si uusan kan qalbiga ka jiran (Abdulaahi oo kale) ah idiin damcin" suurad kale wuxuu ku leeyahay "Is astura" asturka noociisana waa la yaqaan. Ma u maleynaysaa ninka intaas oo dhan dood ka qaba inuu diinta la dagalaameyn oo uu dumarka ugu soo gabanayo. Anigu xukunkeyga waa cadyahay HADII AAD AAYAD ALLE BEENISO ISLAAMINADA WAAD KA BAXDAY EE ASHAHAADO OO SOO QUBEYSO KA DIBNA ALLE U TOWBAD KEEN.

Ugu dambeyntiina waxaaba ka sii daran inuu u hadlay sidii gaalada oo uu mowduuca ku furan "GUMEYSI KA SAARIN" ama "KA XOROOBID" ma ogtahay inay gaalada markey Islaamka dacaayadeynayaa sheekada ka bilaabaan dumar wax ku saabsan oo ay dhahaan "TAXRIIRUL MAR'AL MUSLIMAH" maxaa ugu badan oo afqaanistan lagu caayaa, dumarey guryahay ku reebeen oo waxbarashadii u diideen. Abdulaahi ha inoo dhuuman waa lagula socdaa oo xogtaada waanu fahansahay, anigu waxaan kuu qirayaa inay gabdhaha soomaliyeed ragu ka fiican yihiin kana xornimo badan yihiin hada iyo markii la yaraaba, waalidkey waligey meysan dilin gabdhaha ila dhashay (but anigaa bully ahaa) laakiin wiilasheena maalin aan nala dilin way yareed taasi ma ah xumaan waalidka leeyahay bal wa khalad aanu wiilasheena leheyn ushii hooyadeyda waa ay i anfacday oo Ilaahey jano ha galiyee hooyo macaanto waxay ii qabatay ma la tilmaami karee. tusaale labaad dugsida macalimiinta quraanka wiilasha si xun ayey u dili jireen laakin dumarka maba la taaban jirin, mid sadexaad, walaasheen noogu weyneyd macalimad ayey school ka ahaan jirtay aniga iyo midka iga yar ayaa reerka jikada ugu jiri jirnay badanaa intaas oo dhan waa taariikh tuseysa familka aan ka dhashay wanaagooda iyo dumarka somaliyeed meeshay ka joogeen markii ay wadanka joogee. waa laga yaabaa ina meel qaarkood dhib ka jira laakiin general u hadal.
Dumaroow gaali idinkey diintiina idiin adeegsaneysaa ee hurdada ka kaca

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdullahi

Unrecorded Date
Saxiib 46yrs
Saxiib dhaleeceyn iyo dhaliil waa mid aan diyaar u ahay, ee soo dhawoow.

Saxiib labo kala saar
Diinta islaamaka waa sax oo waxba kama sheegin.

Midda aan wax ka sheegey waa wadaadada somaliyeed oo si aan (aniga) qalad u arko u turjumaan diinta islaamka.

tusaale
1- waddaad somaliyeed baan waxaan weydiiyey, kee sax ah xijaabka haweenka somalida iyo kan carabtaa ay qaataan?
Waxuu ku jawaabey kan somalida, ayaa saxda ah oo lagu sheegay kitaabka. Kuwa kale saxiix ma ahin.

2- Sweden waxaa ka jiro TV somalida ay leeyihiin , oo lagu magacaabo (Somali media) TV kaas looma ogola in leyska tuso naag oo dhan. Wadaado ayaa iftoodey oo yiri naag looma ogola in ay tvga leyska tuso,lagana maqlo, xitaa hadey xijaaban tahay.

Saxiib liiska waa dheer yahay, waxyaabaha aan sheegayo waa wax jiro, oo u baahan in la saxo oo la cadeeyo hadii kale diin ayey noqonayaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIIBAN

Unrecorded Date
HOLD YOUR HORSES!

War doodaan waligeed ma dhamaanayso. Abdulahi wuxuu ku qaldan yahay ereyga uu istacmalay ee gumaysiga laakiin kuma qaldana in dumarka soomaaliyeed qaarkood ay dhibaateysan yihiin. Gaar ahaan markii aan qaxootiga noqonay. Raggii soomaaliyeed ayaa waxay u kala baxeen kuwo maqaayad jaad fadhiyo iyo kuwa carabta jeebka ugu jira...taas waxaan ka wadaa xitaa magacyadoodii waxay la baxeen mujahid.iwm. Waxay ay ka ogyihiin dumarkoodana ma jiraan marka ay noqota iska dhaaf wax uu kaalmeeyo naagtiisa waxa uu ka horeeyaa iyada 20.talaabo. Af-aa Ilahay iga jeexay looma hadlo waxana dadka ugu danbi badan qofka isku sheega in uu isaga qof kale ku canbaareeyo oo uu ku sheego gaalnimo. Abdulahi naxriis badan ayaa u gaynayso in uu idin dhaho waraa xasuusta in aad caawintaan naagihiina iyo gabdhaha walaalihiin ee soomaaliyeed. Haddii ay dhacdo in aad tahay qof xilkiisa ka soo baxano uma baahnid in aad tiraahdo ha ii sheegin wax wanaagsan....lakiin mar kasta xasuuso mahadsanid waxba kuma yeelayso.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.