site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Xal haloo helo arinteydan dhabaqsan(xaaskeyga)

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): Xal haloo helo arinteydan dhabaqsan(xaaskeyga)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cunaaye

Unrecorded Date
Xalmaloo helikaraa arinteydandhabaqsan(xaaskeyga)

Waxaa iheesta mishaakil waxaan ahey nin xaas raaliyo ah leh sadax caruur iileh ifkana aan ugu
jeclahey iyada
Waxaan ahey nin reerkiisa toban saacadood u soo shaqeeyo.
Dhanka kale marka aan guriga imaado gacan weyn ayaan ka geestaa
Xaga raaxada xaaskega waa igu qanacsantahey laakiin waxaa mashaakil kataaganyahey mar
marka qaar ayaa dhacdo in aniga iyo xaas keeyga anagoo sariita ku sheekesaneyno ay hurdo
iqaado ooay tii xumeyd ay dhacdo oo ay igu tiraahdo dhaqan kuuguma heesto iska
Key fur in tii ay dhihi laheeyd odeygeeyga waa soo daashey iska seexo
Teeda kale Barigii hore madhicijirin in ay hurdo ila tagto waayo mashaqeen jirin iga soo gaara
walaalahey soomaliyeed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
kaniiniga hurdada u qari maalin... markey dhacdana ku dheh waa lagu furayaa oo dhaqan laguguma hayo. markaas arag waxay tiraahdo...........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaaaax

Unrecorded Date
To Cunaaye

L@@@@@l Saaxiib aad ayaa iiga qoslisay ! madaxayga isii yaah hadii ay hurdo kula tagto...
Saaxiib waxay ila tahay in sidii kale isugu kiina dhacayso, laakiin dhibatada jirtay uuqora " Hurdo la tagoow" xal ayaan hayaa laga yaabaa in laga fiican yahay.

Waxaad samaysanaysaan kontract ah sidan :

Isniin ilaa Jimce 1 mar habeenkii,
Sabti & Axad 4 habeenkii ah & laba subixii ah.
Yacni si kale kuma garatide weekendka weeraro isdaba joog ah qaad. Iyaduna waxaa laga rabaa sahaydii & wixii kale oo furunta looga baahdo, sida biyo, caano, xoogaagoo mac-macaan ah, oodkac, timid etc.

taas hadey socon weeydo, ila soo socodsii farsamo kale ayaa la hayaaye.

To Annon.

Alla maxaad jaq-jaqle tahay ( saaxiib kamawado wax xun) laakiin waxaad uegtahay raga dumarka la xisaabtama oo dhaha, shalay anaa dharka dhaqay maanta adaa dhaqaya & alaabta daraad tii ka horeeysay ayaan dhaqay maanta adaa dhaqaya

Gaaaax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MO

Unrecorded Date
Soomaaliyeey su'aal waxaan qaaa arinkan ka baxsan.

Dhowr gabdhood oo kala duwan ayaa caano isiiyey marka anoo yaaban ayaan tii ugu danbeysey weydiiyey sababta ay caanaha iigu kentay waxayna iigu jawaabtay nimanka markay shaqeeyaan caano ayaa caafimaad u ah. waan muranay kadibna waxay ii sheegtay in arintaasi dadka dhan ogyihiin.

Laakiin waxay gabdhaha caanaha la soo orda ogeyn in jirkaadu u baahnayn caano markaa ka baxdo da'da korida ama caruurnimada. Dhakhtarkaada ayaa arintaa waydiin kartaa hadaadan i rumaysan karin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raaliye

Unrecorded Date
Salaam

War MO bal i yara maqal. Odeygayga waan ka dharjiyaa caanaha kolkuu sii fiicaan u shaqaysto. Caanaha waa raashin Ilahay na siiyay oo wax walba u dhan yihiin vitamins and minerals. Kuma xidhna koornishaha qudha ee bal wax baro. Dumarka ayaa aad ugu baahan siiba sababtoo ah lafahooda ayaa sii daciifa kolkey weynaadan. Anigana ilaa aan ka dhimanaayo, insha Allah, odeygayga caano iyo wax yaalo kale waan ka dharjin. Waa ninka arinta soo ban dhigay. Dee shaqayso. Waa waajib laguugu leeyahay. Mise xaas kale ayaad yeelatay?

Bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SIGALE

Unrecorded Date
WAXAAD BA ISKU TILMAANTAY CUNAAYE HADANA ADAA YIRI WAX MA CUNO HADABA WAXAAN U MALAYNAYAA IN AAD U BAAHANTAHAY TALO ANIGA WAXAN KULA TALINAYAA IN AAD GUURSATO XAAS LABAAD MIDAN AYADAA CAGA DHIGAN DOONTO EE'

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MO

Unrecorded Date
Raaliye - Ma ii sheegi kartaa meesha aad ka keentay in qofka weyni caano u baahanyahay?

Hadda markaan akhriyey qoraalkaada aad igu tiri "WAX BARO" ayaan tegey yahoo - waxaana ku qoray
+milk +adult +nutrition

ciwaanadan aan kuu soo qaaday waxay wataan scientific research references - marka hadaa su'aal ka qabtid qoraalada raadi reference-ka meesha ku qoran.

Qoraalkan akhri kuu sheegaya in caanaha laga maarmo:
http://wellness.hypermart.net/calcium.htm

Ama kan akhri kuu sheegaya in caanuhu kaalmeeyaan nooc "diabetes" ka kamida.
http://www.cs.odu.edu/~cpi/cpi95-96/Projects/DiabetesWeb/education/diet.html

Labaduba waxay hoosta ku wataan magacyada scientific studies-ka ay figradaha kala imaadeen.

Waxaan filayaa inaad odayga caanaha ka dhaaftid ama aad nala qaybsatid sababta aad u aaminsantahay in caanuhu nafaqo gooni ah dadka u leeyihiin.

what's your argument now Raaliyeey? Waxaan kaloo kuu sheegayaa in caanaha wadamadan laga keeno lo' ku dhalata kuna nool daawo isla markaana xawayaanku jirkooda waxa ku jira si dirito ah ayey dadka ugu gudbiyaan. Marka xataa waxaa khatara mad cow disease inaa odayga ku rido intaa isleedahay si fiican ha u shaqeeyo. anaa kula talinayee waxaa siisaa barbarooni, kaarooto iwm kana dhaaf sunta caanaha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anon

Unrecorded Date
Woow!! possible transmission of mad cow disease......no wonder lot of somali men become nuts after they marry.

The assumption that many people have is that milk will replenish the sperm count!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CUNAAYE

Unrecorded Date
TO Anonymous

SAAXIIB AAD AYAAD U MAHAD SANTAHEY TALADAADII WAA TALO FIICAN IN AAN KANIINI KU DAYO

TO SIGALE ADIGANA SIDOO KALE WAAD KU MAHAD SANTAHEY TALADAADA IN AAN LABEESTO

TO Gaaaax

SAAXIIB WAXAAN KUU SHEEGAYAA IN ARINTO RUN IGATAHEY AAN U BAAHANAHEY TALO IGA DAA SHEEKADA KAF TANKA AH EE AAD II SOO QORTEY XITAA SAAXIIBADAA II WEYDII!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BY CUNAAYE TO MO IYO RAALIYE

Unrecorded Date
-TO MO IYO RAALIYE SAAXIIBAYAAL WAXAAN IDIN XUSUUSINAYAA IN AAN TALO IDIN WEYDIISTEY EE AAN WAX IDIKA WEYDIININ+milk +adult +nutrition
FADLAN TALO ISIIYA WAA IGA TAALAAYE XITAA SAAXIIBADIIN QARAABADIIN II WEYDIIYA WAXAAN IDINKA SUGAA WAA TALO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARGADEYE

Unrecorded Date
WAR CUNAAYOW WAADBA CADAYSATAY MA ISTIRI WAXAAD KU CELCELISAY XITAA SAXIIBADIINA II WAYDIIYA OO MAAD KU ADKAYSATID TALO HALAY SIIYO UN WAXAAN U MALAYNAYAA IN AY KU ANFACAYSO TALADA SIGALE .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DR:CARFAAYE

Unrecorded Date
TO:CUNAAYE

SAAXIIB MARKA HORE WAAD SALAAMANTAHEY, MARKA XIGA TALADAAN AAD HADA NA WAYDIISEY SHEEKO SHEEKO INAAN KU MAQLI JIREY DAAWADEEDNA SHEEKADA AYEY LA SOCON JIRTEY, SAAXIIB TALOOYIN CULUS WAA LAGU SIIYEY ILAA IYO HADA HALKOO MID AAD KU DHAQAAQDEY OO SOCON WAYSEY MAJIRTO MIYAA, CALAA KULI XAAL SAAXIIB MALAAY {FISH} LA CUNI JIREY AYAA JIRO OO HABEENKII OO DHAN AADAN SEEXANEYNIN ILAA AY MACALIMADAADA GEES U DHACDO, MEESHA AAD JOOGTO IN LAGA HELO MA AQAANO EE HADAAD U BAAHANTAHEY DALBO FREE DELIVERY AYAA LAGUUGU KEENAA, LAAKIN HA ISKA BADININE YAANA HADANA LAGU DHIHIN I FUR {INAAD GODKEYGA ANOO NOOL QODIDAA RABTAA} EE QIYAAS AYAA LARABAA DUQA HURDAAYE WAKE UP EE SI FIICAN UGU NUURI,{SIDAAS AYAAN ISKU OGNAHEY}. WIXII NATIIJO KA SOO BAXDANA WAAN SUGAA.

SIDAAS IYO BAASHAAL WACAN:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MO

Unrecorded Date
Cunaaye:

Cunaaye: Maxaa kugu kalifay inaa 12 saac shaqeeso? Ninyohow hadaa talo rabtid sideed saac ka badan ha shaqeen ayadana intaa jiinis u xirtid sideed saac soo shaqee dheh. labadiinuba waxaa helaysaan waqti aad isku aragtaan isku si ayaana hurdo iyo nasasho ugu baahanaysaan maadaama aad labadiinuba isku saacado shaqeesaan.

Waxaa kaloo inaa qoftaada ku ag hurdooto keeni kara waa ayada. waa inay kaa keensato inayan hurdo ku qaban sida kuwo korkayga degan oo aan habeenkii dhan ka seexan waayey:)

Hadaynaan muslim aheyn waxaan ku oran lahaa adina qof kale ayaamo la deg ayaduna sidoo kale kadibna isku soo noqda si loo ogado kiina cilada leh laakiin diinteenu ma ogola.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SIGALE

Unrecorded Date
MR MO WAXAAD IISHEEGTAA KUWA KORKAADA DAGAN OO HABEEKOO DHAN KA SEEXAN WAYDAY YAY YIHIIN?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

colonelzx

Unrecorded Date
By colonelzx

Ninba dhan u badi!!waryaarahee anigana taa cunaayo sheegayo cagsigeedaa i haysato! waan shaqeeya wiigga lix casho(malmod) waxanna rabaa inaanan xajiyadeyda habeenna cafin,lakin waxay soo tagan tahay waqti mahayo!! bishiibaa laga yaabaa in aan
mar ama labo ka helo. Ee maxaa talo ah saxibayal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullahi

Unrecorded Date
cunaaye

waqtiga aad sex sameysaan badal,
u badal subixii intii aadan shaqada aadin salaadana subaxii waxyar ka hor, ama ka dib.
shaqadana ha ka daahin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIBAN

Unrecorded Date
CUNAAYE YOU ONLY TALK ABOUT YOUR WIFE, HOW ABOUT YOUR CHILDREN. IT SEEMS YOU SPENDING ALOT OF TIME WORKING TO MAKE MONEY FOR THE FAMILY. YOUR WIFE AND THE 3 CHILDREN, NEED SOME OF YOUR TIME. ARE YOU TALLING US,YOU HAVE TO WORK 10 HOURS A DAY, IN ORDER TO SUPORT YOUR FAMILY. IF YOU KEEP DOING THIS, YOU WILL LOSE YOU FAMILY. YOU SHOULD TRIED TO REDUCE YOUR WORKING TIME, AND GIVE SOME TIME: FIRST YOUR CHILDREN,THEN YOUR WIFE. (THIS IS COMMON TO A LOT OF SOMALI BROTHERS, AND THAT IS WHY WE HAVE A LOT OF MARRIAGE PROBLEMS IN THE WESTERN SOCIATY)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hussien

Unrecorded Date
Let me comment my dear friends articles, reduce your working time, as we all aware of that the only way we as men can support our families here in western countries is to working long hours or other choice we do have is to claim social assistance and that is when all our family problems start. i think simple advice to my dear friend is to compromise with your wife .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cumar Yare

Unrecorded Date
To Cunaaye:

Ninyahow dadka waqtiga ha ka dhumin. Dhibaato weyn kuma heyso, aad ayaad u garaneysaa sida aad ku xalinkartid ee sheeko doon baad tahay.
1. Shaqada yaree.
2. Horey useexda (of caourse try to satisfy her before you fall asleep)
3. waqtiyada aad firaaqada leedahay bashaalka badi.
4. Gabadhana kiniini hurdo ha siin maxaayeelay hurdada adaa isu keenay ee ayadu kuuma keenin.

Good luck
Ps everybody has his/her minor offsets. be patient and adjust your life style.

Cumar yare

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
NIN YAHOW DHOWR TALO OO KALA DUWAN AYAA LAGU SIYEY
BALSE WAXAAD MOODAA IN DHAQAN AHAAN UU IS BADALEY
ASLUUBTII DHAQANKII SOOMALIYED,MAXAA YEELEY RAG BAA ISKU DAYAYA INEY TALO KU SIIYAAN WALIBA ADOO
REERKAAG(XAASKAGA) KA HADLAYA WAXAASUNA WAA WAXAN
UGU NIMID YURUB/AMEICA, NIN YAHOW XAASKAGA ADIGAA
SHALEY GUURSADEY MANTANA ADIGA QABA, ARINKAD SHEGANEYSANA MID TALO U BAAHAN MAHAN EE ADIGA IYO
XAASKAAGU DHAMEYSTA KOLEYNA NIN TUUR LEH SIDUU U
SEEXAN LAHAA ISAGAA GARANAYA.
EE XISHOO OO ISLA YAAB

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asha mohemed

Unrecorded Date
aniga waxay ilatahay nin iyo xaaskiisa si aye isku afgaradaan ma waayaayaan haddu qof qofkale aan jeeceleeyn kabakaboodii tabaado qof mid baan waxa jeceeley ee marka qof kale iska raadso haddi kale oo meesha caruuri ku joogtu iska samiir oo adigu ahoow kiii lagu tumaanayey shaleey markii lagu gurusaanayey ookoosiyoone aya lagu gurusadey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, September 17, 2000 - 08:18 pm
from:sister,that was good advise everybody give their opinion and was fair. except Sigale you suck man,u seem someone with no experiance so go and get some and try again DHOORO YOHOW.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.