site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GUUR MA CALFBAA, MISE?

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): GUUR MA CALFBAA, MISE?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Unrecorded Date
ASALAAMU CALYKU.Iyadoo kooban haddii aan soo bandhigo, runtii da'daydu waa 32 sanno oo ay aad ugu adkaatay inuu helo sawjad saalax ah, ma garan karo si aan wax u bilabo, malaha doobnimo haddii lagu raago xiisaha dumarka loo qabo ayaa luma mise qadartu waa wax aan la saadalin karin? inkastoo aanan waqti badan ku bixin inaan goobo mid aan is -hanano, sababtoo facaygii dumar ahaa waa wada xaasley, kuwa iga yar- yarna way igu adag tahay inan isku xooro , waa iga su'aale, yaa waayo arag u ah amuurtan oo kale, mise guur waa
calaf ayaan aaminaa oo batatigaan kiishaa ileen la huri maayee?dhoofitaan africa abateed uma hayo waayo qof yar oo cusub hadda qurbe keen oo tababar sii waa dhib aan laga bixi karin,

halkan talo ayaa looga bahan yahay, waa haddii alle aad ka cabsanyso ama aad qof masuul ah tahay, haddii kale saaxiibow aad meelaha laysku caayo, talo kaliya ayaa la rabaa ee ogsoonow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ilwaad

Unrecorded Date
hey that is okay you are not alone and there is alot off guys who is just like you ok if you need me you can contuct me at masuul@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassanos

Unrecorded Date
to wiilka
saxib meel dhow ayaaba ilaahey ka sahlay ee qoftaan ku qabo iyada ayaad is aadan tihiine
hadii kale meeshan yaa naag arkayda ku hay
goodluck and hope you will like mrs ilwaad xaaji jabane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aliya

Unrecorded Date
Asalaama Caleykum,

Walaal guur wa calaf, taa waa hubaal ee Allah(SWT) waxaan kaaga baryayaa inuu kusiiyo inan saalixad ah oo ku anfacda fil dunyaa wal akhira, ee walaal baryada ILaahay ha ka quusan oo badi, wa mujiib dacwaad, ogowna walaal haddaad tahay nin muslim ah oo diintiisa ku dhaqma Allah ku daayici mayo, marka sabur. Dhaliyaro badan oo weli guursan waa jiraan, laakiin dulqaad baa loo baahan yahay maxaa yeelay guur waa nasiib. Walaal khayr baan ku rajeynayaa, wa bilaahi tawfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
masuul lagu lahaa xeey masuul ka tahay albaabkaba ma xiran kartee
macalinkii dhoho waa kululahayba albaabka ee usii celinee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sheekh

Unrecorded Date
Hassan salaan
Guur waa calaf.Ilaahay ayaa laba qofba isu qoray inay isku calaf yeeshaan.
Mid kale na aan kuu sheego.Ninku hadii uu 30 dhaafo shukaansigu waa ka lumaa.waxa ku abuurma xishood iyo cabsi uu dumarka ka casado.
sidaasay sheegayeen
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaxye

Unrecorded Date
saxiib waxaan rumaysan ahay in guur calaf yahay, lakiin xarako iyo dadaal ayuu u baahan yahay, miyaadan maqal soomaalidii hore waxay odhan jireen allow guursan maaye hay gobalmin, allow xoogsan maayee hay xoola tirin ,iyo allow cibaadaysan maaye hay caadabin, wax suurtoowda ma aha, aniga midaan ku dhihi lahaa waa mida ah inaad afrika tagto, oo aad mid diin u saaxiib ah ka raadiso, allena kula garab galo, khayer baan saxiib kuu rajeeyey ee ha kuu fududaato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bardi

Unrecorded Date
saaxiib calaf ayaa aduunkan ku cayaaraaya, ee maxaan yeelnaa::::anba waan la yaabanahay sida ay ku socoto aduunyadaan;;

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hussien

Unrecorded Date
As already my friend said you are not the only one who is face this dillemma. just be patiant insha allah there are good news for you on the way.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra

Unrecorded Date
Walaalo waxan kugula talin lahaa in aad ka fiirsato oo aanad isku tuurin qofkasta oo guur doonaya waayo ereyadaada iyo dadka hada joogaa waa isku lid hadaad gabadh weydey raadi mid aad qaraabo tihiin oo aad garanaysid una dadab gal bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muslim_sista

Unrecorded Date
hello all,

First of all marriage is something you need to take your time for, most of us, think that we can marry someone if we want but the truth is no, As the old people said it take two to tago right?. Well, if allah want you to get marry, you will get weather is in your 30's or 40's or even 50's, I myself have younger sister who is marry, and it sure doesn't bother me all. Because I know if Allah want me to get marry I will, soon or later. Wallallo, only think I can tell is you be patient and as my grandmother siad to, those who waite are those who get the good stuff. You ain't the only who is not there lots of girls and guys who not marry. But you must watch you getting marry to....that all i can tell you.

peace out.
your sister in islam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Unrecorded Date
Salaam walaal,
Run ahaantii sida horey loo wada qiray guurku waa calaf iyo nasiib, waxaana laga yaaba in aysan qayr kugu jirin in aad hada ka hor guur sato, taa mar walba niyada ku hay, waxaadna ogaataa in ay maalintaadu iska imaaneyso tii ilaah calaf kugu darayna aad heli doonto, aadna ilaawi doonto mudada aad sugaysay!
Walaal marnaba haka quusan raxmada ilaahey,
Ilaahay isku xir talana saaro, ogow in aad wax walba helayso hadaad saa sameyso,
waan kuu soo ducaynayaa in ilaah kurbada kaa qaado aadna hesho sawja saalixa, wa um cadiimah li awlaadak, inshaa alaah,
niyada qayr usheeg walaal,
Wixii talo ah igala soo xiriir:
sagalahmed@hotmail.com
sidaa iyo nabadey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
sxb aniga waxaan u arkaa guur waa hadba siduu kuugu soo aado. xariif banooni kaseen oo 4 la roojiyay camal.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.