site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAAN AHAY NINKA UGU CAAJISKA BADAN ADUUNKA

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): WAXAAN AHAY NINKA UGU CAAJISKA BADAN ADUUNKA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HURDAAYE

Unrecorded Date
Waxaan ahay nin hurdo badan oo caajis
badan waxana ahay nin dhalin yar
hadaan raaco bas ama tareen waan ku
hurdoona baa wuur yar ayaan wadan jiray
xitaa waa leyga dhigay sababtoo ah anigoo
wado ayaan iska hurdoona mararka qaarkood
somaliya waa gan joogay iskuma arki jirin
dhibkaan waxaan rabaa inaad il talisaan
si aan aduunkeyga wax u qab sado

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaali

Unrecorded Date
Hi Hurdaaye, check with your doctor if you have nacrolapsy (sp?). There is some kind of sleep disorder that affects peoples ability to stay awake. It can be cured with medication.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
war ninkaan cali hurdaaye miyaa isoo maalin goos laga siibaayo iska jiifsaday kabaabiso la'aan?
waa ku salaamay macalinka.
ninkii hebel waaye oo maalintii adoo hurdo duqsiga kaa biibinaayay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CEEBLA

Unrecorded Date
MAYA WAA NINKII IGA SEEXDAY XISAABTOO MEEL FIICAAN II MARAYSO! WELI MA NOSHOOHAY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
is ii cubeedkiis ma isla jiidteen?
mise cubeedkiis aa ku waardiyeenaayay ceebleey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BURJIKO

Unrecorded Date
Digaagada(doorada), markii ay cuqnoqoto xaashi ayaa dabada looga xiraa ,si ay u orodo maalintii oo dhan oo caajisku uga baxo, saaxiib sidii ma samaynaa intaan meel cidla ah ku gayno si aysan baabuurtu kuu jiirin(dardarin), waxaan filayaa in hurdadii kaa duushay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FIRSTLADY

Unrecorded Date
TO HURDAAYE
FIIRI CAADI WAAYAAN SHEEKADA HADAY HURDALEE JOOGTO WELI, KACSINA AMUU KU KHABTAA MISE AH AAAAAHAH AHH!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waxgarad

Unrecorded Date
Waxgarad

To Hurdaaye

Walaal waxan kugula talinayaa in sida caadiga ah aad jimicsi sameysid ugu yaraan inaad orodid 30 ilaa 60 daqiiqo ama sporti kale aad sameyso. Dhakhtarkagana la tasho,lakin waxan kugula talinlahaa wax dawoyin ah ha qaadan illaa malab mooyee waayo kasi waa dawo laysku hubo allaana shegay. w/calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Thalia

Unrecorded Date
To:Hurdaaye,
aad aan uga xumahay jirrada ku haysato, waxaan u malaynaa taqsigii wabiga in uu ku qaniinay ee taqtarkaada kala tasho.
Haddii kale waxaa samaysaa cusbadii oo Soomaaliya
la is galin jiray in taad soo gadato, afka ka qor
kaddibna bisbaas cagaar dhax shiidii hodhowna qoftaada waxaad ku dhahda i geli ama adiga is geli.
Ballanaa kaa qaaday hurdo dambe ma isku arkaysid.
Ila soo socodsii saad ku noqotid.
Horta taqtarka la tasho intaad wax samaynin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HURDAAYE

Unrecorded Date
KU:HEBEL. CEEBLA. FIRSTLADY IYO
THALIA
Afar tiina waxaan idiin haaya informeshan
marka hore hebel iyo thalia aniga raga
mawaso
ceebla iyo firstlady labadiina waxaad tihiin
dhoocilo uraayo aan quweysanin
kuwa uraayana ma waso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

N;Cali

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum.
to;Hurdaaye
Walaal waxaan aad uga xumahay inay dadka qaar ku soo aflagaadeeyeen adigoo talo wax ku oolah ka sugaya.Walaal anigu waxaan kugula talinyaa inaad cibaadada ilaahay badsatid gaar ahaan,salaada hadii aad tukan jirtayna inaad sunayaasha badsato.Hadii aadan tukan jirina inaad si fiican u tukato,walaal faa iidooyinka salaada waxa ka mida inay qofka noloshiisa iyo firfircoonidiisa dhisto.Tusaale ahaan markaad shansheer maalintiiba waysaysato anigu waxaan aaminsanahay inaad firfircooni dheeraada heli doonto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HEEERYO

Unrecorded Date
war hurdaaye ma qarwoosaa KIITI.
ar inaan ku ag joogo macaaneydaa sida kii ciyaal boondheere ee intuu xalane is waalwaalay habiinkii futada ukun ceeriin ah looga daadiyay subixii markuu toosay aas bilcaan camal u xishooday ar macaanaan laheedaa.
ninkaas ilaa ii hada waa is aragnaa waana iga xishoodaa.
baac fookhal baac ar adoo kale yaa kuleejada xooga iigu kaa keena waa bikro jebi leheed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HEERYO

Unrecorded Date
NINKAAS XALANE YAASIIN SICIID AA LA DHIHI JIREY

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.