site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GABAR BAARTAY GAROOB AA KA ROON?!!!!!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): GABAR BAARTAY GAROOB AA KA ROON?!!!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeqa

Unrecorded Date
HEY HEY HEY SOMALIAN

SOOMAALIDA MAXEY U DHAHAAN(GABAR BAARTEY GAROOB AA KA ROON) AMA( GUUMEYS) MAXAA UGU WACAN MA DHAHAAN?!WAXEY UMALEYNAAYAAN IN NIN RABO UU JIRIN OOY AY QUMAYO TAHAY HADII AY QURUX BADAN TAHAY XATAA OO ILAAHEED TAQAANO.
MARKA ANIGA WAA LA YAABAA MA IS WEYDIIYAAN MIYAA QOFTAAN CALAFKEEDA AYAA DHIMIN QOF AY KU QANACDO MAHILIN.
TEEDA KALEETO NIMANKEENA SOOMALLIDA AYAAMAHAAN MAXAA KU DHACAY INTAAN WAY DHAAMI JIREENEE HADA
XAASASKOODII DAWLAD AYAA MASRUUFEYSO GURIGA IJAARKIISA WAA LAGA BIXIYAA CARUURTIISA LACAG AA LAGU SIIYAA MA XISHOONAAYAAN BA XATAA WALI DOWLADA AY XADAAYAAN OO KAARAR AYEY QARXINAAYAAN JAADNA WAA CUNAAYAA OO WAA QANAC SAN YIHIIN
SHAME ON YOU SOMALI MAN MARKII SOOMALIYA LA JOOGEYBA WAA SHAQEYSAN JIRTEEN EE MAXAA IDINKU DHACAY HADA WAR MEESHA KA KACA OO HANA CEYBEYNINA
SHARAFTANA HA ISKA QAADINA EE ORDA OO RAG ISKA DHIGA OO XAMAASHA AMA WAX BARTA SI AAD MARITO WADANKIINA BURBURAY WA UGU TARTAAN.
TAAS AYAANA UGU WACAN IN GABADHA SOOMALIYEED GUUMEYSO DHOQDAAN SABABTOO AH HADA GABADHA AYAA DADAALO OO SHAQEYSTO AMA WAX BARTO MARKA HADII AY SHAQO FIICAN HEYSATO OO DIPLOMA HEYSATO OO BAABUURKEEDA WADATO GURI AY IJAARKA AYADA ISKA BIXISAN DAGAN TAHAY IN TEE GEYNEE AW (LOSSER) KUWAAN KOR KU SOO SHEEGAY.
SO TALO WAXAA IGA AH SOMALI MAN HA DHIHINA GABAR BAARTEY GAROOB AAH KA ROON EE IDINKA IS HAGAAJIYA
OO RAG ISKA DHIGA AMA SAMEEYA WAX NILIGU JECLAADO

AND SOMALI WOMEN SISTERS KEEP GOING THE GOOD WORK
TAKE CARE AND WE LOVE YOU NO MATTER WHERE YOU ARE AND WHAT YOU DOING!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SARKAL

Unrecorded Date
Waad salaaman tihiin walaalahay somali;markan aqriyay mowduuca deeqo waxa uu isugu jiraa canaan talo siin iyo wax sheeg waxanse u malaynayay ruux raba in lala taliyo si aan ugu sheegno intii caqligeena ah,siday tahayba hadii aan wax ka soo qaato doodaada ah maxay raga soomaaliyeed ay u masaruufan waayeen xaasaskooda oo ay dowlada lacag teeda uqaataan?kolay waxaan malaynayaa in aad ka hadlayso Raga ku nool North America waxaa hubaal ah nin iyo naag isqaba wax aysan raali ka ahayn in uusan ka soconayn gurigaas.tan labaad Gabar baartay Garoob ayaa karoon waxay tahay Gabar ku raagtay gabarnimo waxaa dhaanta mid ayada horay loo guursaday waayo taa waxay taqan qiimaha guurka' intaas waa fikradayda cidii waxku darayso soo dhawaada. walaalkiin Sarkal***

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waad salaamantihiin dhamaantiina.
Salaan kadib si aad iyo aad ayaan ugu farxay warqadda ay soo qortey gabadha la yiraahdo DEEQA.
Deeqa waa run sidaad sheegtey,inkasto ay jiraan niman soomaliyeed oo reerahooda ka warqabaan islamar ahaantana ay shaqeyaan. Nasiib darrose waxay tahay mabadnaa tirada lagarabey ama dadaalka laga rabo nimankeena qaarkood. Sidaa darteed waxaan halkaan aan gacan kuugu siinaya hadaladaadi sharafta leh. Waxaanse rejeynayaa in dhamaam dumarkeena aynu ku dadaalno xagga niman keena oo aynu kawada hadalno sidii keliya ee nimankeena soomaliyeed ee qaarkood ay hurdada ka kacaan oo la tartamaan nimanka kale ee ajnabiga ah.
Koley waxaan hubaa in nimankeena soomaliyeed ay aad u dadaal badnaa markii soomalia la joogey ee maxaa idin diidey hadeer iyadoo xaasaskiina iyo carruurtiina la idinku kaalmeeyo dhinac waliba marka loo eego.
Waxaan rejeynayaa in dhamaan soomalida ee dibadda maanta jogaan inaynu ku dadaalno nasiibka maanta aynu qabno,markii laga eego dadkeena soomaliyeed oo maanta wadankeena joogaan oo qaarkood aan wax cunto ah oo ku filney qabin.
Waa walaashiina Ladan*****.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
deeqa WALAAL WAXAAD KOR KUSOO SHEEGTAY WAA RUNTAA LAKIIN MID HA KATAGIN DHIBAATADAA RAGEENA SOMALIYEED HAYSATAY WAYNU LAQAYBASANAA HADAYNU NAHAY DUMARKA SOMAALIYEED MAXAA YEELAY WAXAA JIRA HABLO BADAN OO KU KALIFIYA WIILASHU IN AY WAX YAABAHA QAARKOOD KU KACAAN SIDA CARD RARKA LA QARXINAYO IYO WIXII LAMID AH, JECELNA IN AY WAX QURUX BADAN XIDHAAN SIDA DAHABKA DURUUCDA IYO ALAABTA GURIGA LAGU SHARAXDO, GAADHI XURUX BADAN MARKA NINKII WAXAA LAGA YAABAA IN UU SAN AWOODIN WAXYAALAHAAS OODHAN MARKAA HALKAA AYAA DHIBAATO KABILAAB MATAA OO AY NOQOTAA IN AY CAYDH QAADADTO NINKIINA MORALKA AYAA KA DHIMANAYA, MARKA DUMARKEENA HORTA HAYSKA DAAYEEN NOLOSHA KHIYAALIGA AH EE AYKU JIRAAN SI RAGUNA U NOQDAAN RAG, WALAALKEEN SARKAL WAXAAN KU ORANAYAA GOROOBI HADAY QIIMO GUUR TAQAAN KII HORE KAMA TIMAADEEN, TA'AAN WALI GUURSAN BAA DHAANTA MAXAA YEELAY SI FIICAN AYAY UGA FIIRSANAYSAA MARKAY GUURSATANA WAA MAR AY GO'AAN KII UDAMBEEYAY GAADHAN OK!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
gabar hadee baarto waa la kululeenaa microwave aa la geenaa iylee fresh ku soo bexee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,Muufi mii an waa yaawiyee!!!!!waa la kululeehaa kula haana,,Acuudka,,ma iska dhehdidoo TUNE UP aa la saaraa laangarooniyaasha aa loo toosihaa ,,moorsatoorayaashana waa laga beddelaa,Otto Pustoone oo faashahiis wato aa jag lagu siihaa,,iyaaaaah bacdigeed mesa jiiro adoo wareejinin ay hor ka qadahee,,Zabkatariinka,, iyaah ,Macbuudka,,Master QAROOF ii Aay Iisho miyaa ee day,,,,..

Aay dhehee; Master Qaroof
usna :Bil xoog miyaaaaaa
iidna :Aboow
usna :Aba kuuleey
iidna :Aboow
iidna: tafta seen yeelli
usna: Aboosto
iidna: Adna see yeeshi
usna ; Gammuunka
iidna : ma isku toosnoo
usna ; Xashac,,...

Gawar ii garoob toonna miin gafaaw guurka guur lee ereey,,,,,......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CashewNut

Unrecorded Date
Lol@@@@
aaaah! ani albero motooraha aa ii jabnaa!!! tekniko iyo turuuko aa lii sheegay... luuqunta waa toostay!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,CashewNut ,,,,,hee Albero Matore maa la toosi karaana,,,ee kii Shambahii Qanja gadaalka ahaay Hebeloow maa teknikadaas ii turuukadaayneey kuu sheewi,,..HEBEL usiyaabo rawo wax too toosiiyo, laakiin waxaan maqlaayi iniid u alkumantaay adi,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
gabar baarti gasac malaay aa ka roon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hazelnut

Unrecorded Date
tuuna mase sardines?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,Anigu waan yaabaye maxa horta qolyahaan is daba dhigay uun ,,,,,walee ma anaanan garan geella doofaarku laa,,..Hebel iyo dumar baa ba loo kala maara la'yahay,,..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
maya macaanta tuuno neefoowkaniini aa sardiini sidiis ku cuno hazelnut.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Unrecorded Date
hebel waxaan u maleenaa gabarta baartay iyo gasaca tuunoda ahba in aad waysan tahay, adoo kale waala yaqaanaa oo saa wiideysi ugu jirtay jiiro kasto oo laguu soo qoorgamaayay sidii mukulaal jiijii jaadeeso aad soo noogtay markaasaa qaraar dartiis hadalkaan kaa keenay yaa

malmalaado sarsardiini aadaa baraarmale dhagoo lee duubaasa.

sagal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

harsi

Unrecorded Date
sagal waxas oodhan kasootag anaa talo feecan kuuhayo eexagee lagahelaa ama waadega helikartaa meeshan 705;'252;';5393ama 705;';'292;';0620 marwalba ooeebaa hatd ama meel aan kaahelo ee sheeg aan ku sowaco hadaan eskukaa sheego sefecan baadee garaneesaa talada dadka lagam amdeedo waayo gaabar inta ay waanaan baameel qoortalo galeyaasedaasbay kufeecan tahay wax taadhamo waan waayay maxaaad hesaa adega sagal ah eesosheg sefeecan baan esku garaneenaa hadan kudhahao ma; aameneesed eemeeshaas eegalasoxerer nabad galyo waaan kaaaeloo bay yanee hadalkee aa kuu waday ma aan dhameen ee waasedaa looshegay gabar baaartay garoob ;'baakaroon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAR

Unrecorded Date
to NeefoowKaniini

Suran walbo surneede ee beryahaan ma dumarka uunbaad la shirtaa oo xaajadu ma waxeey noqotay;

SHIRKA DUMAR MIYAA GALAY
HORTA YAAD LA SHOORTAA
AYAAD KALA SHUSHUBATAAN
MA KUU SHEEKA DHAAMMEE
MA HEBEL MISE HEBLAAYO
*********************

SHEEKHAAGU WAA KUMA
SHEYDAANKAAGU KULULAA
SHIDADAADU BADANAA
TALADAAN SHAKAALNABA(SOMALI NET)
SHANSHADA MAXAAD U GOYSAA
***********************

SHARADKEYNU DHIGANABA
HORTA MAXAAD U SHEEGTAA
MAXAAD MAXAAD
KUUSOOW,HEBEL,IISHOOW,HEBLAAYO
HEZELNUT,CASHEWNET
CUKAASH,ABKEEY DOOLI DILOOW
MAXAAD UUGU SHEEGTAA
bello kula tagtaye ,dubaakhdaa ka soo warcelli
Neefyahoow Kaniiniga ka soo dhergay,

DACAR;DACAR;DACAR;DACAR;DACAR,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huburow

Unrecorded Date
to dacar
ma adaa dhaama waa idigan dawa taagane mise markaad wax kula hadlaad ku qareeraysaa neefow -kaniini oo raali ahoow waana dooga dawka hanuunaa sun eyaa iinku dhiritooy iyaa widaayow,

to neefow
walkiin dhaamoowaayteeyariirkaana waaba koo nahi madii magaaga dheegi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
sagal runtaa ee hadii wax isku heesid iskeen malaay malmalaado moos baqbaq ii waxaad tahay anaa kugu rabo ama ninkaas hersi ee sida ugu waalan isu qarxiyay wax la qabo.
deeeee inaar bilaa caleeg aboor lee udnabeeyee ogow macaanta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xayaad

Unrecorded Date
salaan qaali ah oo ku so socota dhamaan soomaalida oo dhan iyo mid gaar ah oo u socota deeqa kadib. waxaad moodaa in deeqa halkan wax yaalo badan oo raga soomaliyeed looga baahan yahay ey walaasheen ku xasuusisay. lakiin su"aashu waxay tahay wax ma ku qaadanayaan mise wayba ka si dari doonaan. runtii waxaa xaqiiq ah in ragii soomaliyeed ay sharaf dhaceen waayo nin aan shaqaysaneyn waxna baraneyen wax uu haba yaraatee sharaf lee yahay ma jirto. marka walaalayaal waxaa talo iga ah iminka wixii tagay way tageen. lakiin waxaa marwalba laga ma maarmaan ah in la is xilqaamo oo wakhtiga laga faaidaysto. waxaa maanta qof waliba ogsoonyahy in dalkeen hooyo uu si xun u baaba ay oo maanta cidkale oo uu su gaayo aysan jirin inaga mooye. lakiin walaalayaal dee hadii ayanaan inagiiba waxba qabsaneyn ma wadan baan wax u qaban karnaa taas jawaabteedu waa maya. marka hadal iyo dhamaantiis waxaan jeclaan laha in aan marlabaad noqono dad wadan leh oo aduun weynaha wax la qaybsada taasna waxaa lagu gaari kara waa dadaal iyo Alle kacabsi. walaalayaal intaas ayaan uga baxaya ee cidii aan wax yeelay ama aan u gafay ha iska ka cafiso wax waani unbaan islahaaye. wabilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniiiiini

Unrecorded Date
,,,,,,,,Salaama Caleykum Waraxmatullah,,..

Salaan iyo bogaadin dabeed baan waxaan maanta u yara muraaday inaan tix yaroo gabay ah aan meesha oga mariyo ninkan aanu saaxiibaha nahay ee Dhunkaal Dacar Dhamas,,,,......

Dacaroow da'da gabay beryahan uma muraadeeyne
Darandoorigaagii doraad waatan soo daahiraye
Dabuub gabay ,,,,,,adoo khanjira weyne
*************************************
Dacaroow sidii ,,,,ar iga tag gabay tabar
ma u heynee,,,......

Laakiinse kaagii aan kuu soo jiwaabaa ,,,dhageystahee,,..Dacarkiis

Shiddo iguma oodnee
Shiddo dooni maayo
Sheydaan iguma dheehnee
Salaan sharaf leh
Oo wacan maysku shaafiyeenaa
,,,..................

Sheekhayga Caashaqa
Ha sheeg sheegin adiguye
Ruuxaanteyda sheekada
Ha ku shahaa Wareerin

.....................

Waraa macalimiinta waan idin wada salaamayaa oo sheekadana meeshaa ha inooga socoto,,...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabar-baartay

Unrecorded Date
Gabar baartay maxaa loo hadal haayaa? Yaakheeyoow garoobkiinna ka far qabsadda, anaka buuqa naga dhaafa nooh.
Waa iska soomeenaa, intaan baqti ku afur laheen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeeefoowKaniiiini

Unrecorded Date
,,,,,,,,,,Duulashii Waa hore tagay baad soo kickiciseen ee bal u tabar hela ,,,,Waatanooy soo caga dhigatay iyadoo Shamsadaa ka cad,,, Naayaarahee gabadh baartayeey ,,,Naa maxaa maanta Ardaaga ku dhex keenay waa tii aanad Qolqolka iyo Ilaxirka aad dhex dhakaw sanaan jirtay,,,,,,,..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Unrecorded Date
NEEFOOWKANIINI

war Neefoowkaninni maxaa kugu kacan sidaan waaba dhaami jirtaye adigana maku duuf sadeen soowdigii yiri gabar iyo garoob toona miin gafaaw guurka guur lee waaye

HARSI

harsi waxaad ka had leeso maan fahmin adigana kuma aqaano malaha magaca sagal baad ku riyootay markaas ayaan ahaa tii ugu horeesay oo kaa soo hor baxday waryaa baacyahow 705-252-5393 xiriirkaaga seen yeelaa maxaana kaa soo raadsanaa maku aqaano mana rabo in aan ku barto oo timirtii horaanba dab u waayaye sorry man

HEBEL

somaali lee mi'ihidoo mise waryaa ad lee eheed kii gabar baartay gasac kaluun aa ka roon dhahaayay teeda kale kumayaal kaa sharaf badan aan kiss the road dhahaye adiina intee ku geenaa jikada maan kaaga shaqeesanaa mise musqulahaan kugu dhaqanaa adi iyo harsiba garoob lee ku fiican tihiin oo waliba 7 gabdhood iyo hooyadeed heeso oo shiqlay waaga u baryay camal qeelo
quraac idiinka dhigto

jaaw

sagal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
hersi timirtii hore ani lee waaye ogow yaa.
neefoowkaniini sii filin buruto eh lee meelkasta ka heesee see wax kuu bacdhaween macalinka? tacsi xitaa waa ka dhex heesee see wax u jiraan beriga unukaa yaab aragnee?
.
.
.
.
abaa sagal meel aanbo kaa taabtee musqulaha ii jikooyinka iska dhaaf ee matatahaaga aan kuu dhaqi lahaa adoo isbuuca ku jiro xitaa makaa dhoorsadeen
ee dhididkaa dheefteey waayee xaa iiga dhoorsanee?
.
.
.
.
sababtaan u dhihi too baarti gasac malaay aa ka roon malaay ma dhaco laakiin too sagal oo kale eh oo boqol xariir jid cadaha tusti quruxdaa haku qadin leen ka wadi.
fiiri gasac malaay intiis saliid ku jiro waa roon yahay laakiin bocorka waa qalalaa hadiin laga gaarin.
ma is fahamni? haja hee igaartee kheer alaha ku siiyo, bax hadana weeso iisoo kululee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniiiiiini

Unrecorded Date
,,,,,,,Lee waraa inlee meesha tacsi aa oo fadhiyi leeeeee anni maba ogeen wallaahi ,,ar yaa dhintinna,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ninkii hebel aa la googoonooyaa adna hees aa kaga dhifanee see camalkaa qaablaawyohow?
muusiko ki dhifo no oo dagaal camal marka atooraha jar dheer laga tuuri rabo camal oo kaabo laadaraha la gedisanaayo see muusikada isu bedbedleeso camal iigu bad badal hadii faa'iido leedahi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniiiiini

Unrecorded Date
,,,,,,Lee hebel ad wax ma ogtahay Mumtaz waa dhimmiti maba ogid mii,,,,,Daaraa mandrana wiilkiisa aa isbitaalkii lagu celiyi daroogo aa laga miirooyaa adina meeshaanaa soomaali lama goodlayaashoo iskiila baashaaloosa ee meeha ka soo kac fadhi ma noo yaalee,,,...Shahru Khan u siina habartiis tii oo Biibi Awaay filinka la dhigeesi oo Hurdaaye aas garaal garaal aas ooga khabahaayi iidna Sakaraad ii nus lama berri kooma ay ku jirtaa adiina kuwaaneey aa meeha afka la leerihoosaa Garoob aa roon ii gawar aa roon ,,,,warkaaneey warkaanya ma ahan ee soo qun aan ku dhehi,,, wakhtira aas nuugu dhamaanineey,,..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
belaayi sheegti neefoowkaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniiiiini

Unrecorded Date
,,,,,Ar Hebel widaayoow ad war ma maqlin aan u mudaa dabaalyaaw ,,,waraa hebel Madax wenahaayna waa dhinti ma maqlinoo Jaalle Siyaad waa dhinti maanta ay PEPSI-da ku sheegaayeen ad PEPSI-london ma dhageesatidoona,,,hee laqamayaaw Jaalle Siyaad waa dhinti wallaahi waa dhinti,,,lee Ilaaha ila laahu ,,,,,,ina lilaah wa inaa ileehi raajicuun, samir ii iimaan ilah ha ka siiyo dadkiis ka dhinti ,,,,ilmahiisna hadda kulli agoon aay nakhahaayiin,,,,,Samir ii iiman leen dhaheynaa maxan u khawan karnaa hee unuka heer ibiyale aan iska nahiye,,....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Unrecorded Date
l@@@@@@lol hebel jareer in aad tahay cadaan waaye adoo dabo naageed mar walba afka ku haayo ayba caawa hindi kaaga sii sheekeeyeen miyaa lol
waxaan ku dhihi lahaaba af jareereyda aad ku hadleeysid ma fahmin markoo waad iga shaki siisaa oo naag aad u hadal egtahay markoona jareertii runta ahayad lol jaaw jareerey muunya muunyo

sagal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Unrecorded Date
Neefoowkaniini

riyo muu ku soo kacay war marxuunkaas mar hore uu xijaabtayee bax hurdadaada ku noqo quuro wayna yahoow

sagal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAR

Unrecorded Date
naa Sagaleey miyaad af garanaysaa,dee durbadiiba waan ku dibaaqay oo wax alaale iyo waxay ku hadlahayaan walee inaanan midh ka garanayn,dee maxay yidhaahdeen waa iyagaa mur mahayee,dee orodoo ka kaalay...

DACAR-DACAR-DACAR-DACAR-

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Roono-daran

Unrecorded Date
Lol@@@ waa ka helay iidaacadda "pepsi" da!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ar ABooooooooooooooooottoooooooooooooo maana jiijoo.
yaaaaaawwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww
ar jaaaleee siyaaaaaaaaaaaaaaaaaad ma dhinti ma jiiti?
aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
pepsi maa sheegti uuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu
waa noo dhamaati mugaan kuligeen siteey manoogto ku daba dhegno waaye.........
warkaas malayga hubaaa mise altoro biresiyooni aa igu kicihee? aaaaaaaaaaaaahuuuuuuuuuuuuuuuuu
.
.
.
.
neefowkaniini taad keentaba tii ka daran xaaji.
.
.
.
.
sagal baabuurta iska ilaali macaanta awalba waxba islama aadan hayne.
mida kale yaa adiga ku yiri cadaan baad tahay mise xayawaaniintran carabta ismaooday baad ka mid tahay?
cadaba jareer baa ilaah kaawa dhow maanta eh ogow taa niyadaad ka malaxaysatee orodoo isasoo dawee inanyahay lunsan gaalada waxba how sheegan markay nigger kuugu yeedhaan.
.
.
.
.
.
inaar albaabka xagan buu ku yaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,Alla ya raxma raaximiin,,,,Walaahi anni ayaantaaneey waxa leen dhageestaa Pepsi London oo Siyaasi aan naqdi oo waxaan caba Coffe oo Shaah xataa waa iska dhaafi perche Shaah qaf cawaayo siyaasi maba naqahaayo aala dhihi,,,,Maanta meeha maqaayara unukoo joogno akhyarta laguu badanyahay kulligaayna PEPSI da aan kuu dhageesahoono mar markoona maba fahmeeno markii meelayaasha qaarkood ka waramaayiin,,,,,Laakiin maanta koo warkiis la fahmaayo aa ka hadlaayi oo kistoo Aalkolo iniis iska so badiyi ahaan carabka jiijiidaayo waxa leed u mudee iniis ka warramaayo Naastaro batariiyada ka dhamaati ahaan laakiin warkiis dhammaan waa fahanni,,,

Primo waxaas dhahay waxaa la gaari wakhtigii Madax weynayaasha liisku beddelli lahaay ,,, Waxaas yiri Yaasir Carafaad Soomaaliya aa loo soo Beddelli ,,,,,Kii Ruushka oo hannuun Aalkalada dhamaayinna us Yelestin waxaa loo Beddelli KOOFUR AFRICA,,,Mandella na waxaa loo beddelay Sacuudiga

Koo usina Madaxweenayaasha soomaaliya ka mid eh oo Cigaal ay dhahaayiin waxaa loo bedeeli aa la dhahi Chad oo hanuun jaadka lagu cunno ,,,Ceydiidna waxeey u badalleen meeshoo magaceed ma kasaayi e Kasovo mey dhaheen walaahi ma xasuusti,,,,,,Colonelka Cabdullaahi yuusufoow usna Waxeey u soo badaleen Canada,,,,,ee Gabartii aas dhalli Clinton Chelsea iidna garab aa waxaaa lagu keeni Tanzania ay m,adax weyne ka naqahee aa la dhahi,,,,....Ruushka kistoo waa diideen Mandela hadda waxaa laga yaawaa in Hiiraan Land loo soo bedello ,,,,,,Ar Cali Mahdi aan kaa hilmaami us Masar aa loo bedelli,,....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HARSE

Unrecorded Date
NAA SAGAL WAAN KUAQAANAA CAY MAHA AMAAN MAHA AA WAXADyee shaa barashada waxa ween hakadhegen ee taa qabso aakhero 9 lamajoogo ee haeekeran waan ogahay ninkalebaad heshay waan kulasocdaa ee waxaa horayloo yere labaesjecleed way is hilmaamaan ama wayiskusoo heloobaan waan kuusoo hiloobee maaadelaqabatit anaguunbaa isnaqaano ee ninkale iskadhaaf taasna lasoco waxaad lasocotaa nabsega jaceelka waxharo mahan eetaasnaogoo kugumareyoon iskadhaafee meeshaad lugdhegtaad garanayaa eewaadsheekada mesa waxaadrabtaa sheekadan uu kahadlayoo gabarbaartay gaaroob baa karoon ee weelashasomaalida waxay rabaan waxaasoo kalee laakeen adegu matehet gabar baartay eeanaaksoodaahay eegoormaankulanaa ama eesoowac ama aan kusoo waco waaad feecneed afadeeg kugumaogeen sedee waxaujeeraan ee maaxaa sekaa mease waaadeweedoo waaad eguwareertay QORE HERSI TO:":": KUSOCOTO 9;';';/// GABAR KAROON waatUMA WAA ShANKAROON SGAL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,To HARSE

Ku mashtar caraafuun kuleet SAGAL umar kiyaalaa contor biyaal khuumana tilib hoo reer mastacar kuala hiyiin coofinta Bilaahi soo markartee ...gartee Ilaah wacanee kumar SAGAL gabar ku mar sirmatac Fooraashaa walaahi macrid HEBEL iyo dacar loofar ciyamad culnaa maxaashir kuhaan loo saar cad ...

Ku mastar caraafuun Kuleet SAGAL mir marnaa coomade loo baxsanaa galiis camar ku yah Subxaanuhu Wa tacaalaa Ilaah faq mar cashir loo made Hebel ,,,,GABAR BAARTAY GAROOB AA KA ROON, walaahi siyoo ciiftara kulah milis ciyaal turnaa inii abaratkaa ii talaw lama sas al jaakum firnee walaka dillee cawir soo baxnaa lasdag bax ...

HARSE wilaal its the cornerstone of our life so cumartar ilaabaa ciyuun liibisaa ku xad mar Muqdisha ilaa Harar,,,Cawir soo baxnaa lafo loo dir kiyaa miyaa cunsur xalaal bee soo martee kuhna iyo muhli so loo faltee,,,cuwaaq or a couple of cawaafiiq,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAR

Unrecorded Date
Waryaadha hee dee kuwii horaanu qadyaan kataagneen muxuu ahaa garmashkuna, mise anaa waalanoo dhex galay beej qaldan,war ma somali-net mise meelkale bal ii sheega....

DACAR-DACAR-DACAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Unrecorded Date
TO. Harse
waaba kaa yaabaye maxaad iskugu key dhajinoosaa
horta somaliga saad u soo qortay aanba ka kasaa in aad baadoow xarash tahay oo af somaliga aad olaleku soo baratay aryaa wax ma maqashid miyaa maku kasaayi waxaad ka hadleesidna ma fahmin ninyoow dad ka banaanka ha ka qab qab sanin ee u fiirso in aad mar lakulantay iyo in kale in taadan furka tuurin

harse waankaa naxay runtii sidaad u cabaadoosid in aad dadaal ku jirtid waa u jeedaa ee kistoo waano ah aan ku siinaa hadaad qoftoo sagal la dhaho la socotid ha iska fiijinin ee aniga mar sadaxaad taad ii maleeneesid ma ihi yaaqayoow
hadaad wax maqleesid hadaad dood rabtidna soo noqnoqo yaa

TO Hebel
niyada ka malaxeeso habaar kululaa bacawga warya waxba dibada ha isku dhajinin somalia waad u noqon doontaa isir iyo abna ayadaad u leedahay meel maka aadeesid anleena kaaga horeeyo niggerkega marwalba waa tahay taas madiidi kartaa waa may

anbaaba wax masila haysid idhehee adna maxaad heesaa oo caytin u eheen naag naag dhashay in aad tahay waaba iska cadahay ama jareertii aan marhore ku dhahay jaaw jareerary muunyo muunyo

TO neefoowkaniini
horta waxaan ku dhihi lahaaba ma fahmin waxaad soo qortay laakiin halmid ad hebel uga roon tahya
oo nin camal aad u hadashaa in kastoo jareer ay kugu jirto adi xitaa lankun usuuba hadalka ligiriiroo haayo walaagii ada arti maaba fahamaaw taa saa ada iilkiin'eh ini ana ki era hadalkuun mafadaanee adi oo sheentii lanyoo hoo dood fadaasa iridki kiin furanyi

TO dacar
dacar waxay labaduba leeyihiin umaba aad baahnin in aad ogaatid oo hakaa maqnaato taa,ma jareer baad is fahmaysaan waan ogahay oo waa may sheeko jareer ma taqaanaa waa filin hindi ah iyo(naag amaanteed iyo caydeed)taana raga dhabta ah way ka faanaan oo anaa walaal dacaroow kuu og taa ee juradan bilaa gadhfeerta ah ha u bixin siiba HEBEL naag nimo iyo jareer nimo ayay isku darsatay malaha waxaan u maleenayaa Neewoofkaniiniga in ay bir timaha iskaga soo gubtay oo uu nacas nimadiisa u hees taa gafuurkeeda caadi ileen waa nin meeli u cadahaye
faah faahintooda hadaad u baahan tahay ilasoo xiriir anaa kuu haayee

sagal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
sagal ilbax aan kuu maleenaayi hadase cagaboorleey aa igu noqoti ii booyees.
wixii hada ka danbeeyana muraayada aan kaa dalacdi.
neefoowsaaxiib maxaa ani oo ku hortaagan iiga kor bexee saaxiiboo saan maa ciyaal boondheere ku eheed?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Unrecorded Date
lo@@@@@@@@@lo adna maxaad muraayad ka ogtahay yaasa ka dalacankartaa jareerta maa meel xun kaa gaartay sorry sis/bro in aan saan kuu dhaawacay ma ogeene

sagal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Unrecorded Date
hebel awalba jareer wadno ma laheen ani computerka ma kaaga soo baxaayi ee jareeska iska dhaaf biiqyahay/ho hadaad saan u cabsooneesid marka hore dadka farahaaga dhaadheer hala soo galin

bye

sagal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ax yaakhii muraayadaan baas yaa jebiyay.
adi maa kaa baqaa sagal, weligeey geber booyees ii cagaboorleey caay ma udhaafsiin ma ikasti mana kaa cabsoonaayi hadii sida gabdho la iisheegi lagdin rabtid inaan kugu shukaansado soco hee alaha kuu sahlo kaas laakiin ani legdin ma kasaayi dabaal aan aqaan hadiin bishiinada ku geeyana inaa dhagax ka hor degtid aan ka baqaa markaa ani ii adi isku fasalba ma nihin ee jikada gal macaaneey raga lalama tirsadee isku xishoo oo dhiibdhiibso ala ku asturye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi-Nassir

Unrecorded Date
Sis Deqa,
You have a point and its a good advice u gave the Somali men.But sis whats good for goose is good for gander why not sya the same for the women?,Although in the minority the women partake
in this sorts of life styles and even worse they are the child bearing and rearing moms.don't missunderstand my view i am for a better Somali
society and anything that works.Try then next time to include the what u are using as a manual for your conclussion.Thanks and keep up the spirit sister.
Nassom@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khalil

Unrecorded Date
Deeqa :

sheekadaas hada waa iska dhamaatey. Sheeko baadiyo ayey aheyd. Hadda rag iyo dumarba qurbaha waa lagu wada baarey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khalil

Unrecorded Date
Abdi nasir:

Are you speaking English?. Damn it I didn't get it man

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabar-baartey

Unrecorded Date
lo@@@Khalil,

This whole notion of "gabar baartay, garob aa ka roon" is bull. It is an inherited mentatlity that is used as a tool to presure women to tow the lines demarcated by patriarchy. It is about time women free the shackles surrounding their brains.

One has to marry only if they are happy about it, and only when it their choice period. To hell with what society thinks, or the balooney of the biological clock.
Meglio essere solo che mal accompagnato!!!
Aaboor ha cuuno haduu rabo:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Unrecorded Date
hebel yaq lesbiyaan maa ii maleene markan ani ku shukaan sanaayo yaq oo yaq markaan ka dib sharaftayda jareer ma ku dhuminaayi ee hortaa yaa
hadaan kula hadlo anaaba jareertoo kale eh

byeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee
sagal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsame

Unrecorded Date
Warsame

To Sagal

salaam sis sagal waad iska celisey nimankan,lakin sis qof in qabiilkiis lagu cambaareyo waa laga ilbaxey Jareer haddii laysku caayi jirey miyaadan ogeyn in gabdhuhu maanta isku laayan oo awfara dheer naagihii ay cayriyeen oy leeyihin sariirta nagama ciiltiraan halka awjareer halsaac uu ku ruxayo marka sis waxbadan ka dhadhamin baan umalaynayaa!! ee car meel isagu kaya keen waxan ku tusi doona adoo amaantoda halkan bogag dhan ka buuxiyey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeqa

Unrecorded Date
to abdinasir

abowe meeshaan wax aan fahmo ayaan ka garan waayey
maxey ka hadlooyaan?!! abowe gabdhaha somalida oo dhan waa fiican yihiin ma dhihin laakiin idinka waan idin dhanaa

to hebel
waad iga qoslisiisay walaahi (BUT WHAT YOU SAYING?) I DONT UNDERSTAND YOU?!
ADIGA & NEEFOW KANIINI

marka bro ku hadal af la yaqaano mise jareer aad tahay oo af soomaaliga aa kugu yar?lol@@@@@

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
deeqa adi ii qaliirtaas sagal ee cago wiiro wiirada eh jikada gala. ani gabdho ismahdiyay oo isubogay ma ii cuntamaan.
soo sheega dadkaan aad jareerta ula baxdeen waxaad dhaantaan hadii kale ordoo xaabada doona.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
deeqa adiga iyo jareerta yaa afsoomaaliga runta ah ku hadla?
hadii dameer walba qumanihii qoorta surtay maxaanu sameynaa dadkoow?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Unrecorded Date
TO:Warsame

hadaad ka xuman lahayd iyo hadii kaleba jareer marwalba waa jareer laakiin hadaan mardanbe la caaytamo saan horay u sheegayba anaa jareertoo kale ah

BYEEEEEEEEEEEEEEEEEEE warsame
byeeeeeeeeeeeeeeeeeeee

sagal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAR

Unrecorded Date
walaley jareerta waxey leeyihiin naago niikinayaan, oo kaa keenayaan war'idhig-war'idhig anigana qibrad baan uleeyahay,

DACAR-DACAR-DACAR-DACAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Deeqa,
Gabar baartay is like an old dog, and old dog is hard to teach a new tricks. Therefore, Gabadh Garoob ah oo taqaan new tricks and knows how to please a man is a lot better gamble than Guumays.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsame

Unrecorded Date
Warsame

To Sagal

salaam sis waad iga qoslisiisey!! ALLEyle indhaha hoos maw rogotey!! hadal badan ma rabee car meel isagu kaana keen Nikaaxana boggaan lee ka sameyneynaa maanta casri aa la gaarey waa laga il baxey Cagaaran iyo saffar dheer!! shiikhii loo lugeyn jirey netka laga helaa ha cabsanin hee!! adoo fixda haya yaad iman oo leh arey xaal qaata saas umaan maleyheen!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sheekh dacar

Unrecorded Date
ASALAAMU CALAYKUM WARAXMATULAAHI WABARAKAATU

TO;Sagal
ukhtii igu soo wareeji walaayadaada,
TO;Sheekh dacar
waan kugu soo wareejiyay sheekhoow,
TO;Warsame
xaalku waa anigee kista maheysaa,
TO;Sheekh dacar
lacag waatan ee sheekhoow dhaqso'

intaa ha'inoo joogto waqtigii salaadaa la'gaarayee

dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HARSI

Unrecorded Date
TO:":"SAGAL horta hore waxaad ogaataa sagal waxaan ahaynin aad kuu yaqaano waxaadana ee kaseesaa sedee walaalkaa kuladhashay badow aan ahaado laakeen anaa kaakeen saday enaan badow eteraahdo waayo neysdeeda ayaan kuufuy naagna waxaaladhaahy ninkay taqaano way nacebtahay oo waxay rabtaa meel aan lagaga raneenin ooserteeda laogaanin taas waalaguu yaqaanaa waan kuaqaanaa caymah amaan mah ee sesdaan kugu aqaanay maad eskadhegtet aduu nka waxaa uguxun dadka marekan KUELBAXAY oo eendhah kukalaqaaday ooesaga kaa dhegaaya waxa mareekan kushashay waaqsaarnee SAANMEYAA JACEELKASAANMEEYAA MAREKANKA SAANMEYAA SEDEEDABASAANMEYAA SAGALNA SAANMEYAA

To sheekh-dacar

Aryaa sh.Dacar Qoftii Sagal waaba xanaaqdey markaa tiri salaaddii aa la gaarey oo waan soo noqonaa!! waxay rabtey inaad kistayada horey nooga dhameyso ooy wax aragto adna waad ku qabnoojisey macalinka hadda waxayl ileedahay caggaaran aa ka fiican sh.dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYAN

Unrecorded Date
WAR NEEFOOW KANIINI KU AWWAYBO ADIGA, DADKAAN NAGA DHAAFEE, WARKOODEE..WALAAAAHI QOSALKAA IGA DHAMEEYSAY NINYAHOOW, SOO QORBO ADIGA, WALAX LEE ISKA SOO QOR..ADIGA, OH GOD U R SO FUNNY NEEFOKANIINI WILL U MARRY ME, JIIS XATAA HADA TAHAY WAA KU RABAA, WAX KASTA OO AD TAHAY WAA KUGU AROOSAAA, HABEENKII LEE IGA QOSALSII SARIIRTA MARKII LA JOOGO, ISHURGUFKA INTUU BILABANIN, MA KASINOO, II SOO JAWAAB BO,

BYE, AYAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
oooooooooooh shut up ayan ya making us cry.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYAN

Unrecorded Date
hebeloow, why is that quruxloow, i just ask neefoowkaniini that if he can marry me? ceeb mii,
hebeloow, mise is hurguf ma kaseesid hebel madax dooro, mi i kasee aniga, iyaaaaa!!!!!

gambar gaabana kugu fadhiyaa,(xaybaamuud)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ganbarkaa lug haka jabo ilaah idinkiise
.
.
.
.
gaabeey waaxid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYAN

Unrecorded Date
HEBEL, JACAYLKA... SEE CAMAL AD HA I HABAARIN NOOH, SXB..HEBELOOW, JOOG DHEEROOOW , JAMAAL BADANOOOW,,CALI URAAAYOOOW....TAKE CARE

BYE, AYAN, (SULEEQO DHEEREEY) LOL...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
suleeqo mateeko jaaminaa ma is jeclaani?
.
.
.
.
ani xitaa waxaa hoosta iga badbadinooyee camal maanshee waa kan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faadumo cabdulaahiILKACAS

Unrecorded Date
Faadumo Cabdullaahi (ilkacas);

Walaalayaal wax badan baan akhrinayay internetka oo aan u fiirsaday waxa dhammaan dhallinyarada soo qoreeso Dhalinyarada waa ku wada mahadsantihiin waxaad soo qortiin laakinse aniga waxaan jeclaaday laba qof nadaamka aya adeegsadaan dadkana oga qoslisiiyaan

1)Neefookaniin aad buu ugu fiicanyahay qosolka habeen iyo maalin waa soo celceliyaa kama daalo saan u akhrinaayo wauxuu qoro si heer sare uu u qoraa jeclaaneesid kuna raaxeesaneesid waxaan kula talinayaa inuu qoro buukak comedy dadka si fiican u jeclaanayaan,welli afka rer xamarka wax ku gaaraaya ma jirto

2) hebel asakana waan heer sare oo shactiroole fiican laakinse wax yar ka badan laba sadar ma qoraayo laakin isaga wuxuu ku fiican yahay khas iyo wareeris dadka,si sahal dadka u wareerin karaa

Walaashiinna ilkacas intrnetka idinkala socoto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shahaab

Unrecorded Date
Salaan Kuligiin ...
Kaali ani maa waalan mise this spot is onlY a hang out for those who r into "Is-hurgufid"?
Faadumo_Ilkacas Yaqii Afsoomaaligaada aanbo ka heli, markiin Aqriyey waxaas iila dhawaaqi sidii like a broken Hindu ....adi Arji qorto maa eheedne?..waxaan ka yaabi sidii aa u habeeysi ..u were like .
1)bla bla bla
2) blah blah blah

Walaasheey.. .markoo kale wax soo afuufbo .

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.