site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MA ANAA WELI JACAYL I HAYAA MISE WAAN WAREER SANAHAY?

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): MA ANAA WELI JACAYL I HAYAA MISE WAAN WAREER SANAHAY?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISHWAAQ

Unrecorded Date
SALAMA ALAYKUM DHAMAANTIIN WAXAAN AHAY GABADH MEHERSATAY NIN AAN ISLAHAA AMABA DAREEN SANAHAY INAAN JECLAHAY LAAKIIN DHIBAATAA JIRTA AH INAAN WELI RAACO AMABA KULASHEEKAYSTO TELEPHONEKA ISUNA DIRNO E-MAILKA INANKII AANU HOREY UWADA SOCONJIRNAY ANIGA IYO ISAGA WADA SOCODKEENU MAAHA MID AANU WADAAGNO WAX YAALAHA LOO YAQQAAN SEXUAL RELATIONSHIP EE WAA MID AH INAANU ISU XIISNO IS ARAGNO IS WACNO . NINKAYGA MA OGA ARINTAN LAAKIIN WAA KASHAKIYEY WAAYO WUU OGAA INAAN INANKAN WADA SOCONAY MUO DHAN LABO SANO ISAGA HORTII HADA WAXAAD MOODAA INUU SU'AALO I WAYDIINAYO KUSAABSAN INAAN JECLAHAY IYO INKALE IYO WELI INAAN KALGACAL U HAYO INANKII HORE RUNTII WAAN JECLAHAY NINKAYGA LAAKIIN XIDHIIDHKAN AAN LA LEEYAHAY INANKII HORE WAXAAD MOODAA INAAN U XIISAYO LABADOODABA WAANA WAX IGU BILAAMAY INTAAN XIDHIIDHKA FRIEND NIMADA AH BILOWNAY MARKA SU AASHAYDU WAA MAXAA IGA KHALDAN ? MAGUURKAAN KU DAGDAGY ANOON KALA MIIRMIN (NINKAYGA WAXAAN WADA SOCONAY LABOSANO IYO BADH ) MISE ANAA JACAYL IHAYAA OO JECEL LABADOODABA ILATALIYA SOOMAALAAY!!!!!!!!!!!!!!!!!1

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
Hees baa jirtay mar la qaaday heestu waa sidan.
Laba eef ka dhaxdaa afar qaaday socodkoo
ugaadhu ka lulataa.
ma laga yaabaa anaga ka sokow inaad adigu beenta isku maaweyliseyno, oo isu riwaayadeyneyso?
laba mid soo gal:
1) walaal nin baa ku qaba ee dadkaaga dhinac ka raac.
2) Orod oo intaad wax walba oo aad hayso dhulka kusii deyso kii hore wadnaha kaaga xaday u noqo oo isgaroobee. Laga yaabee inuu garoobnimo kugu qaato ama sida aad tabeyso uu kula mid yahay.
ninkan aad imika qabtaa waxba kaama uu galabsan umana qalbo waxa aad ku kacayso.
guurna kuma aadan degdegin oo howl kaa kala daadsan noomaadan sheegin.
inan yahay maxaad u dan leedahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shabeelnaagood

Unrecorded Date
.....Ishwaaq...check this out:
...Kasoo qaad inuu ninkaagu uu lahaa gabar ay isku fiicnaan jireen intiinaan ismehersan..Maxaad samayn lahayd hadduu wali la hadlo oo email u diro gabadhii?.....
...Walaal ma lagu baray waxa la dhaho Go'aanka?
Sida alle yiri haddaad go'aan gaartaan alle tawakale ...Wax ka dambeeyana majiraan...
Adigana maanta ceeb iyo sharaf dhac waxaa kugu in aad ninkaaga aad xalaasha isku qabteen aad ku wadahadashaan nin ajnabi kaa ah.......
......Alle ayaa mahad leh..aniga iga koriyey dhibkaas oon itusin....Mar kan oo kale waa mararka ay muhiimka tahay in ay xasuustaan alle ragga uu alle ugu deeqay dumarka wanaagsan....ee alle aaminsan, qalbi saliimka ah leh......oo ay ogaadaan inay ahaan kareen ninka dhibkani haysto maanta..............
.........Alle usoo noqoshadiisa waxba kaama xigaan......ee iska gaar...
Salaama..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOQOR

Unrecorded Date
ASHWAAQ
WAA RUN JACAYL BAA QOFKA KUDHACA INTA AANU GUURSAN
HASE AHAATEE MARKUU GUURSADO WAXAA WANAAGSAN IN UU GUURKA SAAXIIBNIMADII IYO CIYAAL NIMMADII KA HORMARIYO
WAANA CEEB NAAG LAQABO OO NINKALE LASOCOTA DHAQAN IYO DIINA MA AHA MARKA ISKU XISHOOD ILAAHAYNA KACABSO XIDHIIDHKANA UJAR WAA HADAAD RABTO IN AAD REER WANAAGSAN DHAQATO JACAYLKANA NINKAAGA KUKOOB
ARINTAASINA WAXAY KUU KEENAYSAA WAXA LAYIRAAHDO
''GOGOLDHAAF ' OO NAAGTU HADAY BARATO AY TAHAY WAX AANAY DAYN KARIN EE RABI KACABSO
ANAGU RAGA HADAANU NAHAY 99% GUURKA KADIB LAGAMA YAABO IN AANU NAAG XAARAANA LATUMANO AMA SHEEKO LAWADNO EE ISLA YAAB
WAA HADAADAN DOONAYN REERBURBURA IYO CADHO ILAAHAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISHWAAQ

Unrecorded Date
MAHADSANIDDIN DHAMAANTTIN LAAKIIN WALAALAYAAL IDINMAAN DHIHIN GOGOLDHAAFKAAN AQAANAA OO ILLAHAYGII IKHALQAAN KUDHAARTAYEE WELI NIYADAYDA KUMA DHALAN ALLAANAN KA MAGAN GALAY EE WAXA IHAYSTA WAXA WEEYE ANOO DAREEMAYA INAAN JECLAHAY LABADABA OO AANAN KA MAARMIN MIDKOOD OO UWADA XIISA .NINKAYGA WAA NIN ILLAAHAY SHARAF U DHAMEEYEY OO KUTIIRSAN DIINTA IYO DHAQANKA SOOMAALIDA OO WALAAHAY MARNA IIGAM SHAKIYIN GOGOLDHAAF WAAYO RUUXBA WAA SIDUU MARKA HORE KUBARTO ARINTAA IYO AAMINAADAAS DARTEED BAABA FILAYAA IN GUURKA YAGU KU SALAYSAN YAHAY WAAYO WAXAA NA DHEXTAAGAN DAGAAL JOOGTO AH OO KU SAABSAN INANKA AANU HORE UWADASOCONAY WAAYO NINKAYGU MARKUU ISOO WACO OO IWAAYO WUXUU NIYADA GISHTAA KIIBAY RAACDAY XATAA HADAANAN RAACIN MARKA SU AASHAYDU WAA SIDEEN GUURKAYGA U NABAD GALIYAA OO UGA ILAALIYAA BURBURKA INANKA KALENA U WADA AHAANAA DAD SAAXIIBA OO KU SAAXIIBAY WALAALNIMO NET SEXUAL EH .WELISE IDINKA MA IDINKU DHACADAY TANKALE EE AH NINKAAGU HADDUU RAACO GABADH UU HOREY ULA SOCON JIRAY SIDE DAREEMI LAHAY RUNTII MAALIN GABADH LA SIIYEY OO UU DIIDAY SOO WACDAY WAANU ISKU MAAGNAY MARKAASUU INTUU WACAY IYADII KU DHAHAY ISAGOO IGU QANCIYA INAADEER WAAN GUURSADAY OO XAASBAAN YEESHAY EE HA ISOO WICIN ADOO IGA RAALIYA WAAYO XAASKAYGU KUMA FARAXSANA INAAD ISOO WACDO KOLEY ANIGU KUSOO WICI MAAYEE .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cajabo

Unrecorded Date
Salaamu calaykum

Walaal Ishwaaq adiga isu jawaabay! Allah maxaad nin fiicaan heshay! Walaal Ilahay u mahad celi kow dheh, tan labaad waxaan ku odhon lahaa ninka kale warkiisa naga daa. Sababtoo ah, arintaan la leeyahay saaxib baanu nahay ama walaalo waa wax aan diinta ku jirin. Ragga iyo dumarka saaxibtinimo kama dhexeyso kamana dhexayn karto. Maxaan arkay mid i yiraahda walaalo ayaanu nahay ka dibna wax kale iila yimaadaa! Waxaan ka hadlayaa kolka shabaabka la yahay. Iskaba daa kolkaad xaas noqoto. Labada is qabta waxaan qabaa inay iyaga asxaab noqdaan. Isna ragiisa raaco iyadana dumarka. Waa dembi weyn walaal ee la soco xidhiidhka aad kan kale la leedahay. Su'aal waxaad na waydiisay oo yaab leh. Walaal sidee ku ogaan karnaa inaad ninkaa jeceshay? Miyaad arkayn inuu shaydan ku wato? Miyaad arkayn waxaad ku hadashay? Xidhiidhkaa waxuu waswaas kaa geliyay gurigaaga xalaasha ahaa iyo ninkaaga wanaagsan oo xataa ina adeertii yidhi dib dambe ha ila hadlin siduu kuu qanciyo. Walaal dib isu xisaabi. Ilahay ka cabso. Salaada badso. Ninkaa kale xidhiidh dambe ha la yeelan. Ninkaaga raali geli. Gabadha muslimka ah waxaa lagaa rabaa ninkeeda inay adeecdo, oo ka ilaaliso waxii keeni karaa dhibaato. Waxaa la yidhi waa inaad xoolihiisa u xafiida oo xataa aqalka ciddu raali ka ahayn sooma geli karaan oo waa inaad u xafidaa farajkaaga. Walaal ninka iyo adiga xidhiidhka idinka dhexeeya shaydan ayaa lug ku leh acuudu bilayso oo iska xidh hadalkiisa. Walaal macaan raali ahow hadaad dhibsatay hadalkayga.

Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caaliya

Unrecorded Date
salama alaykum ishwaaq waa caaliyo . walaalo markaan arkay arintaadan waan kusoo xusuustay eraygaan ku idhi maalintaad guursanaysay H.... oo ah inan aad u wanaagsan oo kujecel oo kaa dambeeya oo aad ku ixtiraama adna aad kutumato sharaftiisa iyo raganimadiisa ,Runtii waxaad tahay gabadh aad uyar oo macaan oo sharaf ilaahay siiyey ee waxa kuhaya kibir isla weyni iyo sidee la ii xukumaa waa lagu xukumayaa oo nin ayaa kuqaba ma xasuusataa erayadii aan kugu waaniyey .HAGUURSAN DIYAAR MATIHIDEE.2. NIYADAADA KA TIR M... ILEEN WAXAA KUHAYA CAASHAQ DIGAAGE . DIYAAR UMATIHID IN LAGU XUKUMO OO WELI CIYAALNIMAA KUHAYSA WAXAAN INTAAS KUULAHAA MAANTAAD HAYSAA OO WALAAHAY M... WAA CIYAALO SUUQ RABA INUU KAASOO SAARO GURIGAAGA XALAASHA AH WAAYO WAA XAASIDKAA HADDUU KUJECELYAHAY MAALINTAAD GUURSATAY AHAYD INTUU KUU HAMBALYEEYO INUU WADO KAAMARO EE MAAHAYN INUU SHUKAANSI IYO WAAN KUJECLAHAY KULA HOOS ORDO WAAYO ISAGAA NIN AH ASAGAA KAAWEYN IYO WAX WALBA. WAXAAN KU ORANLAHAA GURIGAAGA HA BURBURIN EE KUDADAAL INAAD DHISTO WAANAD OGTAHAY SIDA GABDHO BADAN U DOONAYAAN H ... OO AAD ADIGU NASIIB UYEELATAY .WUU KUJECELYAHAY KUNA IXTIRAAMAA . KA XISHOODAA WAALIDKAA.WUU KU XAQDHOWRAA LAAKIIN JAWAABTU SAAXIIB WAA GOORMAAD GARAN WANAAGAAS IYO XISHOODKUU KUTUSAY MISE MARKAAD BA'DAAD GARAN ADIGU NOOSOO JAWAAB OGOW MID WAY YARTAHAY NIN ILLAAHAY KU XIDHAN OO WAX BARTAY OO SHAQAYSTA OO KA ADAG NOLOSHAADA OO KU JECEL OO KUUGU DULQAATA DHAQANKAN DHABAQ SAN HELI MEYSIDE BAX DHEH M............. BARAKA BEELAHAA. dadka u jawaaba ishwaaq waxaan leeyahay ishwaaq waa inan wanaagsan ee waxaa haya ciyaalnimo iyo xasiloonaan la aan u duceeya in illaahay ku dajiyo niyadeeda kii u khayr roon. ISHWAAQ HOW IS THE SCHOOL ? hey remember this word that you use to tell me when i said to you is ilaali inan yarbaad tahee jawaabtaadii ahayd "UMA BAAHNI HOOYO IYO AABAAN LEEYAHAY IWAANIYA SO PLEASE DON'T ACT THAT YOU ARE MY MOTHER "

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shabeelnaagood

Unrecorded Date
......Salaam Ishwaaq....
Walaal jawaabtaadii dambe way hufnayd koobnayd...waanad jaangoosay..yacnii "indhahaad ka riday" arinta....
Walaal dib u akhri jawaabtaada last para..oo ah habka wanaagsan ee uu ugu jawaabay gabadhii ina adeertiis ahayd.......Adigu hadda intaas oo kale ma u samayn kartaa...ninkaaga, jacaylkaaga, gacalkaaga, odaygaaga, mudanahaaga......
...........Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa allow qof aan wax ogayn ha caddaabin!......

Hadda maadaama Caaliya noo sheegtay inaad adiga iyo ninkaagaba tihiin dad wanaagsan....Kaliya waxaa kaa maqan ay yihiin khibrad....

Walaal maanta waxaad tahay qof ku faani karta waligay ma gogol dhaafin...iskaba daaye "masjid baan dhagax dhigi karaa"..==soomaalida uma ogolaadaan qofkii sinaystay inuu dhigo dhagax masaajidka......Laakiinse Bari armay arintu ka foolxumaataa sidan.....

....Anigoo ka hadlay dhinaca ragga waxaan ku leeyahay wallee inuusan nin rag ah ahayn nin adigoo lagu qabo kula soo hadlaya.........

....Walaal maxaad ka wadaa labada ninba waan jeclahay?......
...Walaal arinkaas waa akhlaaq xumo, maalinkaad guursatay ayaad nin kale tuftay!, go'aanna ku gaartay inaad xeradaan ku ekaan doontid.....
....Haddaadan awoodin inta goori goortahay u sheeg ninkaaga markaas ha kaa tashadee.....
Salaama...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sister

Unrecorded Date
Hello Ishwaaq

Sister what is wrong with you!! I meant how you can love in a same time two guys. sister if you already got maried forget the other guy. Even if you wanna get back the other guy be honest to your man and tell him that you still in love your X-lover. in that case he may understand. Ather wase stay with your man and act real somali girl or muslim

Wasalaamu alayku

Peace and love

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kulule,,karaaye

Unrecorded Date
Baadiyi nimaan lahayn ayay agjoogta

tasoo kale aniga in ay naag iinoqoto ayaa wanaagsanaan lahayd
waxaan odhanlahaa
hebelaa hebelaa
bax naa waad furantahay 2 dalqadood orod raac hakuguursadee markasaan iyada iyo ciyaal ka xunxun isku dari lahaa hadhowto markuu guursanwaayo ee warwareejiyo beryo
ayaan soo ceshanlahaa ohdanlahaa
haldalqad ayaa kuu hadhay hadaan hadalkiisa iyo sheekadiisa iyo meel uu joogo kaamaqlo
dalqada kuu hadhay baad kufurantahay

markaasay iyadoo indho xun oo duliya i agjoogi lahayd ileen markee hore iyadaa garanwayday wanaagii


hablaha ujawaabay
dhamaantiin waad mahadsantihii
ma oga waxa gabadh kuwaynaatay inanimo oo wax kam yiraaahda wayday ilaahay maaalin walba kabaryaysa ilaahow yaa miduun kaaga hadliya oo wada hablo quruxbadan ah oo meelkeliya oo lanacaa aan lahayn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Unrecorded Date
ISHWAQ waran aren't you mad that your husband found that you were or are in love your ex-lover tell me what is going on your life i know that H loves ya sso much but what about his feeling is he up to some where trust me nimanka lama yaraysto malaga yaabaa inaad shalayso as a advise walaal kaa weyn raali geli H .. qirana dambigaaga ah inaad lahadasho plus hadalkiisa maxaaad ka heshaa iknow you are confuse waayo waxaad tahay inan yar oo labo nin wada jecel yihiin marka u go ninkaaga qaaliga ah kana har doqonkan ku daba taagan adoo nin leh and you know la aqal gal ninkaaga dhaaf sheekadaan ah waxaan sameeyo makasaaji meher = guur marka act one of them sweety i know youare yung but compare to somali woman we use to get married your age or even younger than nine teen . plus don't give up your school and be who you want to be "educated woman " remember maalintaad guursanaysay ereygaan ku dhahay wait atleast twomore year soyou can finish your university eeg hada dhibaatada oo weliba dadka qaar leeyihiin waa inan yar oo kibirtay oo haysata dhaqan gaalo ka dabaalocaqligaan ogaa iyo quruxdii waxaa kutuntay M.....nacaska eri oo meel walba lataagan habeenkuu furaan guursanayaa do you want to be garoob instead of naag sharaf leh i will call ya ee qabo telephone and if you are confuse aqal gal and be with your husban and ka guur cidladan uu ku helayao awood uu kugu soo booqdoxiliguu rabo i know inaad tahay inan edeb ilaahay ku manaystay laakiin dad iyo shaki baa layidhi oo suuqaaba laguu galay remeber kii aad diiday ee kaa daba waashay baa leh ISHWAAQ waxay idiido hada waa share oo ilaahaaba iga celiyey hadaan kabayn karo waan kabayn lahaa. tankale why aad u is ticmaashay real name kaaga by this time H>>> knows about you !!!!! i am afraid that you are in a pig trouble

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MASUUL

Unrecorded Date
salama alaykum aqbaal abaayo wax confuse ladhahaa iska yar ee labo kala dooro hadaad ninkaaga rabtid hayso hadaad ka kale rabtid fasax ninkaaga oo ka aad rabtid raac ee ha lug goyn naftaada iyo kiisa jacayl waa wax caadi ah oo dadkoo dhan ku dhaca haddii lagu helay naftaada ha xaqirin ee kii ay raacday raac"RUUXAAD JECLAATAY OO BEER JILEEC LEH JINI KAAMA CELIYEE HADAY LAABTU KAA JEEDO ADNA JAB KUUMA LAABNEE" INTAAS U SHEEG NINKAAGA IYO "NAFTU MEESHAY RABTUUNBAA LAGU NASAN KARAA DHEH" HADDII KALE NINETEEN YEARS YOU ARE TOO YOUNG SO WAX BARASHADAADA KU DADAAL INTAAD KA GAADHAYSID OO AAD MATURE KA NOQONAYSID WALAAHAY WAXBA MAAD XUMAYN EE CAASHAQ IYO WAREER IYO CIYAALNIMADA AY SHEEGEEN CAALIYA AYAA KU HAYSA EE TASHO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayman

Unrecorded Date
To.Ishwaaq

as-salaamu calaykum

Ishwaaq carabtu waxay tiraah MAN RAKABA FARASEYN SHAQA DUBURAHU yacni laba faras ninkii wada fuula......... markaa walaashaa CAJABo ayaa kuu nasteexeysey ee ka qaado how it can be possible to have two men at the same time sister? miyaanu dad islaama ahayn, haddiise kii hore wax kuugu dhimanaayeen maxaa kan cusub kugu qaaday, haddiise aad aqal xalaala gashay maxaa dib kuugu celiyey nin aadan hubin waxaad kala kulmi waxaabad hubtaad haysaaye hyo hooooooooy ha hodmin ninkaasu yaanu aqalkaaga kaa soo saarin.

Adiga qudhaadaa sheegaya in odagaagu uu eryey ina adeertii si aad u niyad samaatid deedna maxaad.........ugu bedeshay.......... maa yasiir!
ha noqon luda jecli lafta jecli you and your man is a very big company wixii ka soo haraana ridiculous.

Sister iska kay cafi haddii aan wax kuu dhimay.

PEACE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Ishwaaq, I like it, you want to be the first person on earth to change horses in mid-stream. Well my dear sister, no body change horses during wartime. I can't believe your husband knows all these bullshit. I bet you miss the university parties Oh! Oh! Oh! The slow dances, the touches, the kisses oh man… Yeah I use to like it too. Well all are gone. Too bad. Good old days… if this is what that lover is telling to return to then go ahead otherwise be wise and listen what others are trying to tell you. Don't be fooled easily. I bet they are a lot of Somali girls out there just waiting that moment you let go that guy. If I were he I would never say such things to my cousin. He must be out of his mind. It seems you got married just because you were horny for sex. Say it, don't be afraid of us. Now you have gotten that fever gone, its time to go back to good old days right? You are making the biggest mistake of your life. GO AHEAD AND MAKE IT. DON'T BE INTIMITATED BY OTHERS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ilwaad

Unrecorded Date
Ishawaaq iska ilow dadka qaarbaa cay badan waxaad na weydiisatay su aal jawaabteeda waxaan anigu u qabaa haddii aad ninkaaga jeceshahay kuna jecelyahay hayso haddii aad jeceshahay kii hore ama ex-boyfriendkaagii isaga aad oo kana fasax oo guurso kaad jeceshahay hadaad warerr santahay ilaahay weydiiso kaalmoaad ku kala saartid labadan nin ee niyadaadii xaday waan garanayaa waxa jacayl yahay xusuus now owlaad jacayl dhalay udgoonkaad ku garataa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

magac qarsoon

Unrecorded Date
salaama alaykum ishwaaq

ka waran noloshaad raadiinaysay hada ku noqo ex- or M ..man beelaha waaka halkaa kudhigay . waxaan layaabay kalya adeega H...weligay ismaan dhihin wuu ku furayaa oo kaa dhaqaaqayaa markaasaad adiguu raadin oo baryi aaway kii xerada kaa saray mee xaguu ka dhacay aaway jacaylkii uu kuu hayey maxaa kudhacay makaa dhuuntay tankale waxaqan maqlay uurbaad leedahay H... wuuka shakiyey inuu dhalay iyo inkale ceebtaas kawran waxaa layidhi markaad dhashaa labaadhayaa waxa dhalay beladaan ma adaa abuuray mise waa nabsi raagay oo kaaaga yimid H.. ba kuhaya hadab talo yar hoo H... wuxuu kuu jecelyahay sidii aad ogayd oo wuu kurabaa hadaad u goayso saa saaan xan kumaqlay ee hadaad rabto kunoqo oo toobadkeen waa haddii uudhalay ilmaha haddii kale isagadhexbax oo is xanaaji siaan wakhti loogu helin baadhista ilmaha cida kaa dhashay walaashay good luck oo weliba you are going to single mother after 8 months eh . illaahay haku asturo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ishwaaq well done i understand from the last discussion that you changed horse in mid-stream wow congratulation try it again, it will work.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TROUBLEGIRL

Unrecorded Date
ISHWAQ

Saaxiibey

U need to get your priorities straight girl.If you decide to get married.....the man in your life should be able to satisfy all your needs.Waa inuu ahaadaa Saxiibka,jeceelkaaga,lataliyahaaga wehelkaaga iyo walaalkaa.Ha fududaan walaashiis ee gurigaada dhaqo(with lujito....lol).Ha dhaafsan ninka aad nolosha la wadaagi laheyd iyo nin aad couple of minutes ku sheekeysataan email or on the phone.Think about it

PEACE
TROUBLE

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.