Ruqiya | Unrecorded Date NABADEEY WALAALAYAAL, I LOVE MY HUSBAND VERY MUCH, WE GET MARRIED 1992 WE HAVE BEAUTIFUL CHILDREN, WE LIVE QURBO WITH NO ANY SINGLE RELATIVE, HE IS THE KING OF THE FAMILY, STUDENT, WORKER MY BE SHOPPER, IM FED UP WAITING EVERY THING FROM HIM, I WANNA USE MY MIND SOME TIMES, DO WHAT I WANNA DO, THAT DRIVES ME TRAUBLE HE IS TOO CONTROLING AND I DON'T KNOW WHY HE IS LIKE THAT MY QUESTION IS HOW CAN I SAVE MY MARRIEGE AND MY SPECIAL NEED, I NEED TO GO SCHOOL, I NEED TO GET A JOB IN ORDER TO HELP MY FAMILY OR MY BE MY SELF I HAVE A GOOD BACKGROUND EDUCATION, IM SMART BUT I DON'T HAVE SAPPORTATION FROM MY HUSBAND WHAT AM I SAPPOSE TO DO? |
hebel | Unrecorded Date First of all there is no such a word as sapportation. It’s a support and that's it. Secondly you already have the answer, so go out there and get some adult education while you almost still young (I guess). |
Shabeelnaagood | Unrecorded Date Ruqiya salaam.... Walaal iska daa "Laga jecli lugta jecli".... intaad alle ugu xamdi naqi lahayd waxa alle ku siiyey yaad waxaad dhagaysatay waswaaskii sheydaanka.....Taladayda oo kooban....Waxaad u muuqaataa qof rabta inay reerkeeda dhaqato....Jecelna waxyaalo kale inay qabsato.... Arimahan aad ka hadashay ee waxbarashada iwm.... Waxay ila tahay haddaad ninkaada isjeceshihiin ooy run kaa tahay taas...Halkan talo uumadan soo raadsateene.....Waad wada tashanlahaydeen..... Amaa arintaan kalee "control" iwm...Waxay ila tahay inay hadal tiro kuu geysay amaase haddii kalee guurku kugu xunyahay isaga tag.... Haddii kalese walaal iska daa hadal tirada.... Reerkaaga ha uga sheekayn halkan.... Salaama |
KADRA | Unrecorded Date Dear Ruqiya Independence and advancing your education is the key to success in life, especially when we are in these forieng countries where both parts have to work to make the ends meet. I think you should talk to your husband regard your wish. Explain to him that life is in evitable. If your husband suddenly dies you want be able to support your children and have the skills and experience needed to compete the work force. Not to mention the gap we have to fill for our needy famillies in back home expecting that hard currency through western union or (xawaalad). Enhancing yourself and achieving something gives you a confidence, good selfsteem and sense of well being. I think it is very important for a woman to be independent,in the sense of accomplishing education to obtain some sort of accedemic, trade or decree. To learn to drive a vechicle, to be able to do banking, bussiness and paying pills. To have good communication skills, to be assertive and a street smart . And believe me doing something that you enjoy in life not only fullfils your dream, happiness and productivity but also makes you to become a better mother and a wife. I am a working mother and my share of contribution to our family have progressed us to where we are today, which we both very thankful to allah. Work hard and save while you young and establish a stable home clean invironment for your kids, save toward their education. I am sure we all want our kids to have better lives and opportunity than we had ourselves. Pay checks donot only come handy to cover the pills but a job can over toyou sick time penefits, vacations,long term disability,pension plan, seminars,courses and added skills for improving your career, maternity leave benefits, supplementary from your employer plus unemployment insurance. you will be a middle class family equal to that of North American born and your kids will have rolemodels. Hey! you will be able to afford going to resorts, visiting somalia as often as you wish and many more. we have gone home three times, been to the states, and had a wonderful anniversary honeymoon to Cuba. don't mean to brag about this but just stating that you can benefit from hard work and team work. And please don't get me wrong STAY AT HOME MOM is another wonderful choice for your kidds to benefit from but i guess you should save ahead prior of creating a family or marry rich. just my hummble opinion lol.. After your education you can find a job that is suitable to your child care to enjoy more of home life with your family. Sister i am kind of tired and didn't mean to lecture to you so long on my response, hope all goes well for you and that your husband appreciates your motive to advance yourself so you can both benefit from it. GOODLUCK INSHALLAH, KADRA |
Anonymous | Unrecorded Date hebel, Do not correct someone else's english when you have trouble punctuating "while you almost still young". This is not english my friend .. maybe ebonics!!!. Cheers. |
cajabo | Unrecorded Date Salaamu calaykum Walaal Ruqiya, waxaan ku odhon lahaa mid qudha: maanta xaas baad tahay oo nin ayaa ku qaba caruurna Ilahay ayaa kuugu nimceeyay. Runtii ninkaaga la tasho. Tacliinta iyo aqoonta waa waajib walaal hadaanu Islaam nahay. Laakiin mid ha ka saarin: Hooyo ayaa reerka wada. Hadii uu ninkaaga raali ka yahay oo caruurtaada dayacmeenin, wax baro walaal. Hadii kale sug intay caruurta iskuul ka wada tagayso, kolkaa subaxii wada kalaha. Nolosha aduunka iyo qiyaaligeeda walaal mid la eego ma aha. Waxaa aflaxa waxii ku dhaqma Eebe waxuu raali ka yahay. Waxaana la yidhi gabadha ninkeeda raaliye ha u noqoto. Ninkana xaaskiisa inuu u naxariisto. Kolkaa walaal dib ugu noqo ninkaaga oo la tasho. Insha Allah khayr walaal. Midna waan kaa codsanayaa: walaal mar walba ku dadaal qoyskaaga horumarkiisa iyo wanagiisa. Ninkaaga wanaagiisa eeg. Ragga isku wada mid ma aha. Marka heblaayo ayaa iskuul dhigata ha eegin. Tan kale cilmiga xili walba waa la dhigan karaa. Adoo aqalkaaga jooga xataa waad is bari kartaa. Koley gabadh wax taqaan baad tahay kow dheh walaal, insha Allah waad gaari doonta meel fiicaan. Laakiin wax walba kan ku qaba iyo kuwaad dhashay ayaa ka muhiimsan walaal la soco. Iga raali ahow hadaad hadalkayga dhibsatay walaal. Peace |
Amina | Unrecorded Date Dear: Raaqiya Asalaama Caleykum Abaayo waxaan kugu talin lahaa, inaad ninkaaga ka danbeysid, maanta luck ayaad tahay oo waa lagu qabaa, meeqa gabar ah aad joogta oo xataa waayey wax kam dhaha. Abaayo ninkaaga la tasho oo ka dabee wuxuu ku dhaho raac Talada Sister Cajabo, iska ilaali Beenta Khadra Cuba maxaa yaal. Raaqiya Abaayo weli anigu waxba mahayo adiga aaba nasiib leh oo hadaad dhimatid ilanaagu oran Allow hooya u naxariiso Hadaad Diinta bartid, mida kale abaayo Dhibaatada qoska kaligaa maaha oo dadbadan ayaan kula qaba ogoow, aduunkuna saas ma ahaandoono To: Khadro Walaalo maxaad miskiinta guriga ugu saarin gurigeeda, walaalo beenta westing imisa ayey socon ayaad umaleynid, Walaalo Allaah kacabso cuba iyo qaawanaanteedu wax kuu qaban meyso. To: Cajabo Walaalo afkaaga caano lagu cabey Abaabahaa maa garta goyn jirey abaayo. Wa bilaahi howfiiq |
Ruqiya | Unrecorded Date Thank you guys, I realy appreciate for all your advice, god bless you All |
cajabo | Unrecorded Date Salaamu calaykum Walaal Ruqiya, may Allah bless you and reward you too. Aamin. Walaal Amina, waad mahadsantahay adna khayr farabadan Ilahay ha ku siiyo. Aabahay ayaa iga fiicaan oo iga caqli badan laakiin ina Sanweyne ima dhalin. LOL. Peace |
kadra | Unrecorded Date TO AMINA Please read the whole context of my advice to Ruqia before you jump! Naayaa aamus gabadhada gurigeeda iyo reerkeeda kamaan saarine! waxaan kula taliyey oo qudha in hadey aqoon iyo shaqo korodhsato ay reerkeeda iyo nafteeda uun anfacayso! |
hebel | Unrecorded Date Ok, how would ya say it Anonymous? |
ABDINASIR | Unrecorded Date TO:HEBEL AAD AYAAD U MAHADSANTAHAY NINYAHOW WAAYO NINKII WAXAAD U SHEEGTAY WAX FIICAN.TAN AAN LAYAABO DADKEENA SOOMALIDA AH WAA.WAX AYSAN SHAQO KU LAHAYN AYEY FARAHA LA GALAAN, TALOW MA GABADHAA WAYDIISAY INUU U SHEEGO(HER SPELLING) MISE ARIMO KALE OO KA DUWAN WALAAHI NINYAHOW ASAGA INGIRIISKIISA AYAAN KU QOSLAY, WAXAA LA YIRI(WARAABOOW FOOLXUMO BADNIDAA,MARKAASUU YIRI HOOYADEY ILAA AY KA TIMAADO SUGA) THANKS AGAIN HEBEL KEEP IN TOUCH |
Amina | Unrecorded Date To: Khadra Abaayo raali noqo, laakiin waxaan layaabay taloda meesha aad ka bilowday aniga waxaan u arkay, talo dumar marka raali noqo, anagii gabdhaha ahayn ayaa waayey wax naguursada markaas ayaad qof xaas ah saas kula talineysaa. To: Cajabo Walaalo waxaan ka helay sida aad wax u qortid. Waxaad tahahy dadkii hore, ma tihid ciyaalkii Kacaanka Lol Ina sanweyne. To: Raaqiya Abaayo Waxaan kuu sheegin Maahmaadan. " Reer ay Maarey u talisay iyo Rar Dameero lasaarey Murug maarug baa u danbeeya" Macnaha ninkaaga ka danbee jano iyo naar isaga ayaa kuu ah, haduu Allaah yaqaan. PS: Maarey= Dumarka |
BARQAB | Unrecorded Date TO:RUQIYA WALAAL WAAN KU SALAAMEY,MARKA HORE ANIGOO AH WIIL SOOMAALIYEED JECELNA HORMARKA DUMARKA,SABABTOO WAXAAN U ARKAA INEY DUMARKU YIHIIN LAF DHABARTA GURIGA,LA'AANTOODNANA AANEY QOYSKU ISTAAGEYN,SIDAA DARAADEED AY WAAJIB KU TAHEY RAGA SOOMAALIYEED IN DHISAAN HORUMARKA HOOYADA. HADII AAN INTAA IDHI WAXAAN U SOO DEGAYAA TALADAADII: WALAAL MARKA HORE WAXAAN AAD UGU FARAXSANAHEY FIKRADA IYO DADAALKA KUGU JIRA,LAAKIIN WAXAAN KUU TAABANAYAA LABA ARIMOOD OO MEESHA KU JIRA: 1-CARUURTAAD QURUXDA BADAN 2-NINKAAGA FOOSHA XUN WALAALO CARUURTU WAA WAXYAABAHA UGU QIIMO BADAN II ILAAHEY INA SIIYO,WAXAANEY U BAAHAN YIHIIN TACAB,MARKAA WAXAAN KU ODHAN LAHAA HADDII UU NINKAAGU BIILKIINA KA ADAG YAHEY OO UU SOO SHAQEEYO OONAD WELFARE KU JIRIN NINKAAGA MAQAL OO CARUURTAADA INTEY ISKUUL TAGAYAAN U SAMIR OO U SHEEG NAFTAADA BEING HOME STAY MOM IS THE MOST REWARDING JOB ON THE UNIVERSE,YOU ARE RAISING TWO BEAUTIFUL KIDS,WHEN THEY NEED YOU THE MOST(BETWEEN AGES OF 0-5 YEARS) ABOUT YOUR HUSABAND WALAALO NINKAAGU WAA QOFKA KALIYA EED ADUUNKA ISUGU DHOWDIHIIN,WAA NINKAAD CARUURTA U QAADEY, SISTER YOU LIVE WITH THIS GUY 8 YEARS,I'M SURE YOU CAN TALK TO HIM,TELL HIM HOW YOU FEEL ABOUT YOUR MARIAGE,AND YOU WANTED FROM HIM MORE UNDERSTANDING ABOUT YOUR FEELING AND NEEDS,IT MAYBE THAT HE IS NOT AWARE ABOUT IT. P.S. PLEASE IF YOU WANT GO TO SCHOOL DO NOT HAVE ANY MORE KIDS IN THE NEAR FUTURE.REMEMBER THAT IS YOUR BODY AND THAT IS YOUR RIGHT. TAKE CARE YOURSELF AND EACH OTHER. BARQAB. |
BARQAB | Unrecorded Date TO:AMINA WALAALO AMINA INKASTA OOD AAD UGU QUSHUUCDEY CAJABO OO SIDAAN JECELAJEY AH GABAR SOOMAALIYEED, INAAD BOGA LAFTIISA AAD TIDHI"WAXAAN U ARKEY TALO DUMAR"MARKAAD U JAWAABEYSEY KHADRA. MARKAA WALAAL WAXAAN KUGU GUUBAABINAYAA INAAD AAMINTO INEY WAX GARASHADU LAB IYO DHADEG KALA LAHEYN EEY TAHEY,BARBAARIN KA TIMID DEEGAANKA IYO WAALIDKOOD,WALAAL RAALI AHOW HADDII AAD TUSAALEYNTED KHALAD U QAADATEY. |
hebel | Unrecorded Date Cabdinaasir rageedii sxb, maka heshey jawaabta? xariifka dagaal uu sugaayay ee day hee...hoos aan uuga keeney. |
ahmedkeyse | Unrecorded Date You gotta find, ways and means to save this clive hanging marriage, and i will suggest that you get some counseling as soon as possible. |
Sister | Unrecorded Date To: RUQIYA Sister ruqiya sidaay ila muuqato waxaad tahy inan smart ah markaa walaal my advice is talk to your HUSBAND and tell him about your feeling. in that case he may understand and will pay more atation to your feeling. To: barqab walaal you are very smart brother as you saound like.... all What i want To say to you " that was good advice and I may not say more" god bless you All SISTER |
Anonymous | Unrecorded Date ruqiya, i was the first child of six and when i was born my mom was still in school, today she is medical doctor working in the middle east. this should tell you career and family can be on the same boat. dont you worry about anthing else stay, stay, stay and stay with your husband. dont be intimidated by punch of frustrated women who hate men and pretending to be feminist without actually understanding its meaning as a whole. enjoy the jolly fullness of being wife and mam. not all people have what you have. its everyones ultimate goal to be where you are today no matter men or women. may god bless you and us. |
BARQAB | Unrecorded Date TO:SISTER THANK YOU SISTER. TAKE CARE YOURSELF AND EACH OTHER BY YOUR BROTHER BARQAB |
cajabo | Unrecorded Date Salaamu calaykum Walaal Amina, Waad mahadsantahay. Horta kacaan warkiisa iga daa! Waa fekrad iyada dhan ku dhisan inkiraada Macbuudka ina abuurtay. Ilaahow kuwii hadhkaaga joogsada maalinta qiyaame naga dhig! Walaal macaan, waxaad tahay qof wax garad ah kow dheh, bal Ilahay ha ku siiyo nin qiimahaaga garta. Aamin. Peace |
Amina | Unrecorded Date To: Cajabo Walaal waad mahad santay, Laakiin adba waxaan u maleyn sidayda ayaad calaf raadis tahay siday oo kale marka noo wada ducee. lol |
Xaamilo15 | Unrecorded Date TO: Ruqiya I DON'T BLAME YOUR HUSBAND AT ALL. EVEN THOUGH I DID UNDERSTAND MOST OF EVERYTHIN' U HAVE WRITTEN, U NEED TO START FROM BOTTOM AND WORK YOUR WAY UP. GO BACK TO ESL, TRY TO DO NIGHT CLASSES, MANAGE YOUR TIME AND HOPEFULLY YOU WILL IMPROVE. TELL YOUR HUSBAND THAT I SAID WHAT'S UP...I DOUBT YOUR HUSBAND IS GETTIN' IN THE WAY, I THINK U'RE JUST AFRAID TO TAKE THE FIRST STEP, SO YOU TRY AND BLAME OTHERS RATHER THAN YOURSELF.*S* PEACE ~~!GhOsTeD!~~ |
Anonymous | Unrecorded Date War yaa Somali talo weydiisan jiray, iyagii baa isku jeesanaya oo is cunaya qofkii talada rabayna halkaasaa suu afka u kala hayo oo wax u sugayo dabayshu ku dilaysaa. Gabadha talada doonaysa. Walaaley waa nasiib badan tahaye tartiib gurigaaga joog, laakiin bani aadam baa tahayoo wax ku qancin kara ma jiro. Nin fiican baad haysataaye ha iska sii deynin. Kuwa kugula talinaya inaad ninkaaga warkiisa ka baxdo ood is xoreyso, waa kuwo aan rag haynin oo raba iney adigana sidooda oo kale kaa dhigaan. Cago dhigo |
Indhodeeq | Unrecorded Date TO,Amino abaayo sida runta waxaa halka iga muuqata in sifiican dadka qaarki kula taliyeen kuwana ayraban inay guri kasaran.waxaad ogaata inay aad u'dagtay markaad caruur kurinaysid kaliga, Amino hafirin taada hana is oran nikaada ayaa kaa reebaya facaa ee fiiri danta caruutada.Curuurtana waxaa farxadooda iyo tarbiyadooda ficantahay markay labada waalid ku ag koraan.Amino markasta kudadaal inaad akhrisato quranka ilaahayna waxkasta waakusahli. Nabadeey. |
Indhodeeq | Unrecorded Date TO,Ruqiyo iga raali ahow waxaan qalday magacaada Amino ayaan ka dhiga. Amino iga raali ahow waxaan kaadhigay talo raadis adiga oo kamid ahaa latali yaasha,sidaacad ah ayaa ula talisay ilaahay hakaa abaal mariyo. TO,qadro abaayo maxuma taladaada ee hadii aad qof Somali ah talo siinaysid talo usii inuu qofkaas uu somali yahay somaaliduna ay yihiin dad Muslim ah igana raali noqo hadaad idhibsatid. TO,cajobo aad ayaan uga helaa sidaad ula talisid walaalehen somaliyeed aad uga mahadsan tahay, ilaahayna hakaa abaal mariyo.maxaa kaqabtaa hidii aan kadhigano lataliyaasha ugu wayn ee SomaliNet? khayr ayaan idin rajayn kuligeen. |
Ayman | Unrecorded Date To. Ruqiyo As-salaamu calaykum Bacda salaan sister sida reerkaaga u wanaagsan adigaa naga garanaya ee marka hore iska ilaali wax kalifa in reerkaagu burburo dabadeedna laba rakcadood tuko si uu olaahay reerkaaga u xafido. Sister teeda kale soomaalidu waxay tiraa nin waa naagtiisa, naagina waa ninkeeda waxaanan filayaa odagaaga inaad waxaad doonto ka dhaadhicin kartid haddii aad u soo jeesatid gaar ahaan waqtiyada qaarkood ee la soo kala bax khidadihii ilaahay dumarka ku manaystay insha'allaahuna odaga wuu kaa maqli adiguna waad liibaani aduun & aakhiraba. Sister aqal meesha lagu aasaaso raxmad baa ku soo da'da meesha uu ku burburana waa bilcaksi. Take care of each other And Allah bless your family & in alla intii kula talisayba. kana raali noqo wixii ku dhiba ula qasdigeygaan ahayne. wa- billahil towfiiq |
Anonymous | Unrecorded Date xaamil15...... 15 means the 15th child lol. walee i can see then Toyota company is going to have problem competing with you! |
Xaamilo15 | Unrecorded Date Anonymous... TOYATA COMPANY IS GONNA HAVE DIFFICULTIES COMPETIN' WITH ME?? WHAT'S THAT SUPPOSE TO MEAN??? LATAZ PS: X-MILO MEANS...XAAMILO AND 15 YRS OLD... |
hebel | Unrecorded Date camry is a family car ya FL13 |
Faiza | Unrecorded Date To: Ruqiya First u should thought about your education and goals before you get married. But then again you did get married. Tell you husband about goals and see what he thinks of it. I am sure you can work-out something. Good luck and same your marrige. |
YOURSISTA | Unrecorded Date WELL, WE ALL MAKE MISTAKES, BUT FROM MY UNDERSTAND U NEED TO TALK UR HUBAND, EXPLAIN TO HIM THAT U NEED GET EDUCATION, THAT U NEED TO GET BREASH AIRS, SIS, LIFE IS HARD, BUT IS EASIER IF U UNDERSTAND EACH OTHER AND WORK THINGS OUT. AM SURE UR HUSBAN WILL FINE, A HEART TO TELL U GET EDUCATION, ALTHOUGH I HAVE ONE QUESTION TO ASK YOU, WHICH IS HE HIMSELF EDUCATED SIS, COZ IF HE IS , AM SURE HE WOULD WANT TO GET EDUCATIONS SIS. ANYWAY I WISH ALL THE BEST. |
INDHO UROON | Unrecorded Date TO: RUQUYIO ABAAYO I HAD SAME PROBLEM WITH MY HUSBAND, AND I FINALLY CONVINCED HIM TO LET ME GO TO SCHOOL. THE ONLY WAY YOU CAN SOLVE YOUR PROBLEMS IS TO TALK TO YOUR HUSBAND AND TELL HIM HOW MUCH IS IMPORTANT TO GET EDUCATED. I AM SURE HE WOULD UNDERSTAND. P.S. AMINO IF YOU ARE LOOKING FOR A MAN I CAN HOOK YOU UP WITH A MAN. JUST LET ME KNOW WHAT KIND MAN YOU LIKE. GOOD BYE |
Ruqiya | Unrecorded Date Thanks guys, acourding my education I have a diploma which is uncomplete and I need to start over again, since I become a housewife and mammy I dont get a chance to go back the Education, so my spouse take the chance and I thing we can run together and rise our kids, but he disagree,just sitting home like I never read or write So what? thanks again and god bless you All |
Hussien | Unrecorded Date first let me make it clear that we are not here to critize ou English , we only here to advise our sister. the only way you will go to heaven is to make happy for your husband and also you can acheive your own goals .what i mean is that you can do whatever you want as far as you compromise with your husband. i don't think any men is against that idea, walaal marriage is compromise. |
cumar | Unrecorded Date Walaal waxa aan jeclaa lehaa in aadan ku wareerin talada faraha badan ee qof waliba ku siinayo maxaa yeelay, Dherigii farabadshaahi waa uu fuud xaraareeyaa sidaa awaadeed waxaa aan kula talin lahaa in aadan cidna kala aadan tashan arrrimahaaga qaaska ee idiin dhexeeya adiga iyo seygaada. Waxaana kuu rajaynayaa mustaqbal wanaagsan. |
Anonymous | Unrecorded Date to: Ruqiya Walaalo marka hore waanku salaamay. Marka xigtana waxaan ku odhanlahaa waxaad tahay gabadh aad iyo aad fikradeedu u sarayso oo garanysa qiimaha reerkeedu leeyahay. Walaal waxaan kuu sheegayaa in caruurtaada iyo ninkaagu yihiin muhiimada ugu horaysa ee horumarkaagu ku dhisan yahay markaa aad ugudadaasho wanaagooda iyo hagaajintooda. Marka xigtana waxaa kuu soo raaca waxbarashadaada, taasina waxay kuugu hirgalaysaa adigoo ninkaaga kalatashada isagoo kaa raaliya iskuna fahantaan sidaad u hirgalinlahaydeen. Soomaalidu waxayku maahmaahdaa "Taageeraday laba gacmood tamarku yeeshaane,haddii midigta bidixdu taageerahayn tahar magoyseene." Markaa walaal ninkaagu waa gacantaadii labaad ee taa ha moogaan. Haddii aan waxyar naftayda tusaale kaa siiyo, waxaanu ninkayga isqabnay mudo sideed sanadood ah inan shan jira ayaanu isuleenay. waxaanu isguursanay anigoo aad uyar oodhigta dugsiga sare oo kujira 9aad. Intii aanu isqabnay waxaan dhameeyey afar sano oo dugsiga sare ah, dabadeed waxaan ugudbay college oo aan ka qaatay AA degree, haddana waxaan kujiraa Seattle University oo aan rajaynaayo inaan ka qaato BS, waxaana iiga hadhay sanad. Ujeedadaydu waxaa weeye waxwalba waad qabsankartaa haddii uu ninkaagu kaaga raaliyahay adigoo adiguna ilaalinaaya waajibaadkii Illaahay kaasaaray, iskuna dayaaya in aad marwalba ka farxiso kana dhigto rag kii ugusareey, taasoo keenaysa ixtiraam iyo kalgacal farabadan kuuna suura galinaysa in aad isku wado reerkaaga iyo iskuul kaaga. Waxaan kaloon kuu raacinayaa intaa in waxwalba oo aad qabanayso uqabato ilaahay hortii dhibaato walba haku kaliftee, Ilaalisana, caabudaada Illaahay si uu kuugu fududeeyo waxyaabaha kulasoo gudboonaada samirkaaguna ukordho. ogowna walaal in caabudaada ilaahay la, aanteed waxbarashadaadu khasaare tahay adduunyadana laga tagaayo soon or later. Sincerly Akhlaas |
Anonymous | Unrecorded Date TO Ruqiyo. Asalamu aleykum Talo waa tii rabi. waxaan mahad gaara mudan (cajabo,shabeel,ayman,iyo dhamaan wanaag jecelka) ruqiyoy walaal waxaa mar walba haboon wixii leys ku og yahay oo lagu balamo oo hadhow ceebi kama timaado hadii aad dooneyso inaad wax koror sato way fiican tahay balse odagaaga talada wax kasii si aad isula meel dhigtaan iskuna day inaad u ku xaq dhowrto oo ugana dambeyso talada reerka ogow na aduun iyo aakhiraba waxaa ugu kheyr badan marwada saalixada ah oo waa tee waa ta maqasha ninkeeda marka wada tashi sameeya adiga iyo seygaaga insha allah way hagaageysaa. walaalkiin Abu Abdi rahmaaan..london |
homemaker | Unrecorded Date First of all like to say something to HEBEL &SHABEELNAAGOOD both of you can't even give an advice I don't know why you are there to start with ...... I like to thank KADRA who basicaly said everything I was about to say and beleived thank you sis. and To Ruqiya Walaal I guess you have your advice and you can choose the best one that you want to choose from all I am going to say is you are lucky to have your children and loving husband all you h ave to do is tell your husband what you need to do , whether it is going to work or any other business. It is good you need advice because we all do most of the time and it is better in labadsado talada.. I have been very independant for a while and when it came to marriege I didn't like it because i thought there was going to be 2 different people and the relationship is then 50/50 which is very sacry , I am getting married insha'allaah in August now when I finish University this year. I am no long scared because I have found someone who I can talked to about everything and anything that I need to say. All I am trying to say is communication is the first step to a relationship and then the rest so please have a romantic night planned out and then tell him I am sure he is happy if you are happy. Goodluck sis |
hebel | Unrecorded Date Hey keep ya filthy hands off of me you onion smelling creature. Who are U to judge? |
KADRA | Unrecorded Date Thank you HOMEMAKER!KADRA |
ladan | Unrecorded Date Waad salaamantihiin dhamaantiina. Khadra waad ku mahad santahay warqaddaada ama waanooyinka wanaagsan ee aad siisey RUQIIYO,waayo maanta waxaa lajogaa waddan shesheeye oo qof qofkale kaalmo kasugeyaa majiraan waa adiga iyo dadaalkaagi. Markaa gumeesi nimada waa laga tegey oo waa in hurdadda laga kaco, dhamaan dumarkeena soomaliyeed melkastaba hajogaan,ILAAHAY (SWT) wuxuu yiri dadaal anigana waan kula jiraa. Waxaan kaxumahay jawaabta Aamina ku siisey waayo waxaa laga rabey inay gacan kusiiso waayo istcmaarkii hore waa laga tegey. |
ladan | Unrecorded Date Salaan wanaagsan Ruqiiyo. Warqadaadi waan akhriyey waad ku mahad santahay,waxaan si aad iyo aad aan ugu farxey inaad tahay gabar ilbax ah oo talo soo jeedisey waxaan gabaryahay ku leeyahay ninkaaga kala hadal dhibaatadaadi hadii uu kaa diido,weydii haddi ay ku ficnaanlahayd haddii uu bedelkaagi uu guriga joogi karaa adigana aad shaqa aadid, koley waxaan hubaa inuu oran donaa Maya, markaa u sheeg inaysan wax khalad ah ay san jirin mar haddi laiskalmeeyo waayo waddan shisheeye ayaa la jogaa oo waddanka soomaliya maanta lama joogo,isticmaarkii waa laga tegey. Ruqiiyo waxaa haboon mar haddii la isqabo in sharaf iyo ixtiraam laistuso oo qofwaliba uu xaq u leeyahay taladiisa, xornimada waa inuu qofwaliba helaa. Waxaan kuula talin lahaa inaad banaanka u baxdid oo shaqo ama wax barasho u aadid. GOD LUCK. |
kadra | Unrecorded Date Wallaal Ladan adaa mudan, waan ku faraxsaney sidoo kale taladaad walaasheen Ruqiyo u soo jeedisay.kadra |
Hangool | Unrecorded Date To all everyone has an opinion and please lets help those who need help, not chasing people like hebel. To the sister in need It may seem you are in hell but talk to the other who have what you are looking for. It is good thing to look for a way to better your life however you have to see what you are risking, in this case not just your husband but the development of your kids. Daycare is not a solution they will miss your love and care and will develop to monsters like those 6yrs old kids who shot other 6 yrs old. It is this time your kids need you more than ever. It is my opinion to do everything for the sake of the kids. I also want to let you know that you are the first Somali woman who has said anything GOOD about her husband |
FatherJoe | Unrecorded Date Ruqiya you should say thank you lord andkeep your big mouth shut. That is not a problem compared to what is going on in our society these days. a vast majority of somali women would have changed places with you if they were given the chance. You are one of those sisters who don't appriciate what their brothers do for them. May be you used to be a lousy and lazy wife and that is why he is trying to do everything for you. He is not controlling as i understand but trying to make things under control since your fat asss is not moving. Stop blaming the guy and do something for yourself. I don't think he will object to such a fine idea. make your move and if he starts to complain , then write a note like the one you did.This one is premature, I think. I wish i had a sis who will do all these nice things for me. I would have thanked her and talked about how caring,sharing and child bearing she is.lol Do what u gotta do to improve yourself and stop blaming the father of your kids. Do it in a more constractive way. tell him how much u appreciate for what he is doing fo the family and it is time for you to share some of that burden with him. BYE |
SAHRA | Unrecorded Date Ruqiya caqli meesha kuma haysid. Anigu single mother ayaan ahay waanaan eryey ninkaygii markuu sidaad sheegtay iila dhaqmay waxaan ku odhan lahaa haduu kuu diido waxbarasho iyo shaqo oomarka aad maqantahay caruurta sii daryeeliwaayo debada u tuur, caruurtana child care gee adna shaqayso waxna baro |
Ruqiya | Unrecorded Date Thanks guys! waxaan idiinkaga mahadceliyay fikradihiina nin iyo garaadkiisa ah waxaan Sahra ku oran lahaa I dont believe being single Mother with simple problem , but I do beleive its hard when you can't get something you realy want to do like job, going school, etc improving your skills but dont wanna except your spouse without reason, or maybe HA ISKU BARIN ILMO KAREEBID being a good wife with somali man is being in pain,but sinle mother is Buddo gooni u tuman |
Anonymous | Unrecorded Date Sahra alla ku qabay waana ku arki doonaa markaad kacsatid adoo raajicinaya food dheere ka dibna lagugu sheekeysto adduun seektay aakhirona seeg idim alle adoo kale waa lagu yaqaanaa naago lumis ayaad meelaha la fadhidaa waana lagu arki doonaa adoo meelaha tuugsanyo. nabadeey. |
Anonymous | Unrecorded Date dhamaantiin salaamo ka dheh nabadey nabadey |
huda | Unrecorded Date to hangool: there are alot of us who say nice things about our husbands, dont generalize pple bro. To suleeqo: there is only one solution to ur problem, .....communication.... as the other sisters and bros pointed out, if ur husband doesnt agree with u, then i would go as far as to say, go ahead with ur life regardless, make something of ur self coz u cant always depend on him, we r all human, and never know what to expect from one another. good luck, with everything to hebel: boy/girl u need to really get a life....so get one |
siciid | Unrecorded Date To raqayi walaal waan u bogay sheegadaada waanay haboontahay inaad hadba xaalad cusub ku fiirisid adi iya cayladaada walaal waa kii nabigu yidhi calayhi salaatu wasalaam hadaad nolosha qawadaan nabadgale ee haa jira walaal taladayda intaad caafimaadka qabtid waxna qabso familigaagana hadayicin Rooble |