site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wanaaga iyo Ceebaha Soomaalida!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): Wanaaga iyo Ceebaha Soomaalida!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shabeelnaagood

Unrecorded Date
Waa dad isjecel...hadana isneceb...
Waa dad karti leh....hadana dhoohan...
Waa dad Geesinimo leh....hadana baqo badan...
Waa dad muslim ah...hadana Islaamka aqoon...
Waa dad xamaasad leh......hadana xiisad leh...
Waa dad dhaqan wanaag leh....hadana dhiilo xun...
Waa dad dhuundaloola......hadana dhagadaloola...
Waa dad dhiiran.....hadana dheeliya.....
Waa dad wanaagsan...hadana waabaayeysan...
Waa dad Qoom ah.....hadana qaybsan.....
Waa dad Qabiil ah...hadana qabyaaladeeya...
Waa dad dharagdhow....hadana hungurijuqjuq qaba..
........Waa dad aan ka dhashee....ee allow yaa u maqan.........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fataax

Unrecorded Date
Ninyahow maxaad hantaatacday in badan.
WAA SIDAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jama

Unrecorded Date
waar ma isku dirkii ummada somaliyeed kuwii ka soo shaqeeyaad ka mid ahyd , misa kuwa qurbaha hadda ka wadaad ku jirtaa.
labadaa mid uun baad tahay waayo fikradaada ay ka muuqataa sidaa d u kala dhigdhigayso somalida.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SIGALE

Unrecorded Date
Waan idin salaamay inta wanaagsn walal Shabeel aragtida iyo tilmaamaha aad nagu tilmaantay qaar baan kugu raacay qaarna waan kaa diiday qaybna ma fahmin ujeedada' waxaad sheegtay 12 tilmaamood 4(afarta) hore kaama yeelin, 3 (sadaxda) xigta waan kugu raacay,tan sideedaad iyo sagaalaad ma fahmin?sadaxda ugu dambaysana waan kugu raacay mida aad ku qatintay ee ah Waa dad aan ka dhashee Allaw yaa umaqan ?jawaabteeda waa AL-RAXMAN baa u maqan;

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.