site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAXAA KA XAARAANA LABADA QOF EE IS QABA MARKAY NOQOTO SARIIRTA?

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): MAXAA KA XAARAANA LABADA QOF EE IS QABA MARKAY NOQOTO SARIIRTA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

macaanto

Unrecorded Date
salama alaykum walaalayaal waxaan ahay gabadh soomaaliyeed oo ku cusub wadanka waayo waxaan jooga saddex sano iyo badh waxaana guursaday wiil ku barbaaray qurbaha gaar ahaan USA marka waxaad naboodaa in aaan waxyaalaha qaar ku kala boodsanahay (SEX) marka maxaa xalaal ah maxaase naga xaaraan ah please wixii talo amaba ku salaysan diintaan rabnaa khaasatan aniga ee noosoo jeediya idinkoon ka talaabsanayn xishoodka iyo dhaqankaba oo sida ilaahay idinku og yahayamaba aad maqasheen noosoo jeediya taasoo ah mid ku salaysan diinta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cajabo

Unrecorded Date
Salaamu calaykum

Walaal Macaanto,

Jawaabtaan waxaan ka soo qaaday www.islam-qa.com. Hadaad doonto xagaa tag oo sii fiicaan ooga baadh. Walaal waxaan rajeenaya inaad ku qanacdid.

Praise be to Allah.

The Prophet SAWS (Peace & Blessings of Allah be upon Him) said that a man may approach his wife in any way he likes, from the front or the back, so long as intercourse takes place in the place from through which a child is born. There is no doubt that the rectum is the place from which waste matter is expelled, not the place from which a child is born.

The Prophet SAWS (Peace & Blessings of Allah be upon Him) cursed the one who does this: "Cursed is the one who approaches his wife in her rectum" (Reported by Imaam Ahmad, 2/479; see also Saheeh
al-Jaami', 5865).

The Prophet SAWS (Peace & Blessings of Allah be
upon Him) also said: "The one who has intercourse with a menstruating woman, or with a woman in her rectum, or who goes to a fortune-teller, has disbelieved in what was revealed to Muhammad." (Reported by al-Tirmidhi, no. 1/243; see also Saheeh al-Jaami', 5918). Anal intercourse with one's wife is a major sin, whether it occurs at the time of menstruation or not.

Striving to understand the rulings of Sharee'ah in this and similar matters is not haraam or shameful; it is necessary.


Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawa

Unrecorded Date
To: Cajobo

Abaayo Afsoomali noogu sheeg , aniga waxaan
jooga yurub Arooskiina waxaa iiga dhiman weeks
marka ii sheeg soomaali, yurub wax badan aan
maqlee oo aan soomaliya laga aqoon. sida Oralka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wagax

Unrecorded Date
To. Cajabo

Well done !. Today we are in the same boat, Although we were disagree in many issues... I don't know if you can remember ME.

Macaanto

Shame on you

-NO CEMMENTS-

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shabeelnaagood

Unrecorded Date
Salaam "Gabadha"......Walaal magac aan ku oron karin baad la baxdayoo....hal qof uunbaan u quuraa..insha allah saas bay ahaan doontaa......

Arintan reerka isqaba....Walaal kitaab waxaa jira dhalinyarada daneeya arimaha diinta ay xiiseeyaan... "tuxfatul caruus" sidaan jeclay..anigu wali ma akhrin....Laakiinse haddaad carabi bowsato bal isku fiiri kaas amase...Al-xalaal wal xaraam..Dr. Yuusuf Qardaawi....

Amase sidan:

Ninkaaga ka ilaali inuusan xagga dambe (saxarada meesheeda) kaaga tagin amaa wixii kasoo hara....
Isku day inaad noqotid qof meel walba ku wanaagsan......

Oral; wax ka hadla majiraan laakiinse amay dhaqan gaalo tahay?...oo laga fiicanyahay...
....Xasuusnaada waxaad tihiin reer oo hadhow waxaad isku nacaysaan ha samaynina!....
Sida dadka ku meelgaarka yaan lagu dayan....
Waxbaa la dhisin ee wax la dumin maayo....
Salaama..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nasar

Unrecorded Date
walal cajabo iyo dhamaan dadka ku xeel dheeer diin
oral sex ma bananyahey mise ma banan.?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cajabo

Unrecorded Date
Salaamu calaykum

Waxaan la hadlayaa walaalahay oo iga su'aalay "oral sex". Raali ahaada jawaab ma idiin heeyo. Waxii iga badsha ha ka hadlaan. Tan kale jawaabtayda waxaan ka soo koobi gareeyay www.islam-qa.com.

I am sorry I am not an expert in the matter. I just pasted here the answer to MACAANTO'S question and that is what is one the Islamic site. Please further that question to people who have more knowledge.

Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cajabo

Unrecorded Date
Salaamu calaykum

Walaal Wagax,

Aad iyo aad! Sii fiicaan ayaan kuu xasuustaa! Ninyahow bad aan dooneenin kolkii hore inaan galo ayaan maalintaa galay!

Glad to see we can come to an agreement at times! It is not necessary we all agree. It would make for a very boring world! However, when it comes religion I believe that all is clear for the one who wishes to see. And we as human beings should at all times strive to adhere to the Quran, word of Allah and the teachings of our Prophet (SAW).

May Allah bless us all.

Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayman

Unrecorded Date
TO. Ma.......

As-salaamu calaykum

Allaha xafido walaasheen Cajabo & walaalkeen Shabeelnaagoodba si qurux badan ayey uga jawaabeen baan qabaa intii aqoonteyda ah islaamka waa ku xaaraan in labada qof ee is qabta ay makaankii ilaahay ugu tala galay mid aan ahayn iskaga tagaan sida xaga dambe, sidoo kale gabadha oo caadad qabta & oralka oo ah kan afka intaba markaa itaqillaah yaa akhwaanii wal akhwaatii.

WALLAAHU ACLAM

Bless aal of you bro & sisters

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

macaanto

Unrecorded Date
salaa alaykum ayman aboowe mahadsanid cajabo shabeel naagod thanks guys laakiin su aal ayaan u qabaa ayman ayman maxaa cad oo aad u haysaa oralku inuu xaaaraan yahay su aashaydu taasay ahayd oo aan ka duwayey afka hadana ay dantu igu khasabtay please wixii aan la hubin yaan la sheegin waayo waa cilmi aan rabo inaan ogaado waxay diinta islamku ka qabto please ii sheega waxaad ka ogtihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shabeelnaagood

Unrecorded Date
....Salaam "Gabadh".....
Waxaan hubaa in arinta "oralka" aadan sheekh ku yaqaan weydiin karin!....Mise waxaad tahay qof qof ka tagtayoo waad awoodaa taas?
...Sheeko yar hoo:
Waxaa dhacday wakhtagii rasuulka NNKH...In nin u yimid oo weydiiyey arin aan markaas xukun kasoo degin oo ahayd "Maxaa laga yeelaa haddii aad u timaadid xaaskaaga oo nin kale naagaysanayo!?"....
Rasuulka NNKH wuu dhibsaday arintaas...Wuuna ka jeestay ninkii dhowr jeer.......Ninkiina wuxuu soo noqday maalin kale asagoo leh arintii aan maalinkii sheegayey hadday igu dhacday!....!!!!!!!!

Makaa dagtay nuxurka sheekada?....Waxa laguu baneeyey samee, waxa lagaa reebay isaga tag...Amaa wixii laga aamusay ha raadraadin...Haddaad ku indha adaygayso ood samaynayso adiga gooni hakuu ahaato....Laakiinse hasugin in laguu xalaaleeyo...
Salaama...........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

luud

Unrecorded Date
war tan baadow sanaa naa guska jaq siilkana halaguu lefo wax kaloo raxo la dhaho maba jirto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

macaanto

Unrecorded Date
salama alaykum shabeel naagood! mar kahore ha iska boodin tan kale waan sameeyaa kuma dhihin ee waxaan rabaa wixii xalaal ah ma fahantay hayska boodin hadaan sameeyo maba weydiiyeen dadka ee waxaygaan iska walaaqan lahaa walaalo ha khaldamin walaalo suaa shaydu way ii furan tahay waayo diin baan haystaa aana jeclahay laakiin haddii aan su aal meel soo bandhigay and i am sure somaali bdani in ay answerkan raadinayso ee haddii aad i cilmi dhaanto noo faa diidee haddii kale dadka yaqaana ha faa iideeyaa . LUUD ADIGA WAXAAN KU ODHAN LAHAA GROW UP BOY!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Walaal hadaad tahay gabar ku nool dalka USA sida
ku cad ninkaada. Waxaan ku oran lahaa sida gabadha
in looga tago gadaal waa xaaraan, nabigeena wuu
nacladay ninkaa sidaas sameeyay.Hadaad doontid
faahfaahin dheraad ah waxaa ka heli kartaa.......
www.Islam-online.com oo mar dhow soo baxay, Ilaahna haka ajar siiye DR:Yusuf al Qardaawi ama
u dir su´aashaada qeeybta diinta islaamka, maxaa
yeelay Islaamku ma galo ila tali ee daliil cad ah
ma haysaa waaye........ aad ayaad u mahadsantahay
Macaanto...............................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shabeelnaagood

Unrecorded Date
Walaal salaam:
marka hore waxaa dhacay isfahanwaa...Marna kuguma eedeeyn inaad samayso arintaas laakiinse haddaad sidaas u fahantahay bal walaaley xaal qaado...Midda kale waxaad moodaa in sheekadii ay ku garab martay.....
Walaal waxaad tiri diinta islaamka waan jeclahay ee ka waran haddii lagaa helo....Diinta islaamka waan u hogaansami, waan u khuduuci!...Markaas waxay kugu kalifaysaa inaadan baarin raadina waxaadan samayn waalidkaana ka ab ka ab aysan samayn ........

Walaal biyaha wabbiga ma taqaan?
Biyaha wabbiga haddii aadan qasin ood korka ka cabto way macaanyihiin quruxbadanyihiina...Amaa haddaad isku daydo inaad qasto ood miida hoose cabto way foolxunyihiin kharaaryihiina....
Hadda iyo dan...Waxaad ku jirtaa guur xalaal insha allaah...barakoo dhan wata..caruur khayr qabtana alle waa ku siin...Marka ha iska qasin...
Amaa u bareer dhibka ka imaan doona....
Salaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeeeeeq

Unrecorded Date
Asalaamu calayku walaal hadii aan talo kaa siiyo su'aashaadii ahayd Oral Sex ma xaaraanaa mise waa banaan yahay, waxaa la yiri Al Xalaalu Bayinu wal Xaaraamu Bayinu Waa baynuhumaa mutashaabihaad macnaheeda waxaa waaye Xalaasha waa cadahay Xaaraantana waa cada tahay wixii u dhaxeeyana waa mutashaabihaad, Mutashaabihaadkana walaal wuxuu u dhow yahay Xaaraanta marka Oral Sex walaal waa xaaraan ee halaga fogaado.in kastoo aan daliil u haynin hadana dhaqan ahaan Soomaali ahaan shaqo ma ku lihin noocan Sex. Qofkii iskaga raaxaysanaaya isaga iyo Allahiisa aniga xitaa qurbaan ku maqlay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
What is oral Sex by the way?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebla

Unrecorded Date
anonymous waad taqaan waxay tahay ee nagala tag naacdaada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SARKAL***

Unrecorded Date
Dhamaan walaalahay somali waad salaamantihiin talo waa tii Alle, walaashay waxay ku cel celisay ORAL SAX sida xaqiiqada ah waxaa wax lagugu sheegay si cad iyo si dahsoonba walaalkay SHABEEL NAAGOOD,WALAASHAY CAJABO IYO DEEEEEEQ mid waliba dhan ayuu kaa tusay walow CAJABO ay af qalaad wax noogu sheegtay hadana way asiibtay jawaabta badan keed,SHABEEL NAAGOOD isagana si xigmadi ku dheehan ayuu wax kuu tusay balse intaa oo dhan waad ku qanci wayday oo waxaad tiri;waxaan rabaa arin xaramayso ORAL SEX; intaan kajawaabin su'aashada horta waxaad is way diisaa xagee laga keenay oral sex? yaa laga bartay? jawaabta way iska cadahay NABIGEENA SWC waxuu yiri;ruuxii qoom shabaha ama iska yeel-yeela maalinta qiyaame waxaa lala soo xadirinayaa cidii uu shabahayay,hadaba adigaaba marqaati ka ah in arintan aad ugu timid dhulkan gaalada ayna tahay dhaqan gaalo sidaa daraadeed haday kaa ahayd cilmi korarsi walaalahaa wax way kuu sheegeen hadayse kaa tahay xujo ogow xujo ma falanto'waa walaalkiin SARKAL***

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebla

Unrecorded Date
huh?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Asalamu aleykum: Walaal "Macaanto" salaan gaara
Walaalahey.Cajobo/shabeel/deeq.iyo sarkaal.
hadaan ku fudaado.walaal waxaynu nahey dad muslina
jecelna diintooda iney dhaqan kadhigtaan walaal cilmi badan ma lihi balse waxaad cadaana caqligii
wanaagsan iyo diintu isma qilaafaan,waayo wax wanaagsan iyo wixii xun caqli aanu ku kala garano
ayaa rabi na siiyey (hadaa min fadli rabi) hadaba waxaa Rasuulkii(scw)waxaa uu nafarey inaan qilaaf-no yuhuud iyo gaalada kalaba, tusaale. yuhuuda waxaa diin iyo caado u ah in markii dumar koodu caadoodaan(dhiig ku dhaco) ey seexin jireen qol aan aheyn kii ey nin keeda la seexan jirtey ilaa ey caadada(dhiigu)ka dhamaato, markii caadada(dhiigu)ka istaago ayey ku laaban jireen qolkii ay ragooda la seexan jireen, markaa Rasuulku(scw)
wuxuu yiri sidaasi xaq maahan ee qilaafa oo soo dhaweysta dumarkiina mar kasta, hadii uu markaa hayo dhiiga caadada inta hoose ayey maro ku xiraneysaa ka dibka jirka inta kale salaaxa,dhunkada,oo qalbiga u dajiya oo muxubo dheeraada u muujiya oo dhabarka ha xijinina oo mar walba siiya muxubo dheeraada, la qosla la cayaara dumarkiina, ninka muslinka ah waxaa xaaskiisa uu uga (jameeci karaa) ama uga tagi karaa makaanka loogu tala galey ee caruurtu soo marto, ee gadaal ma uga tagi karaa iyo "oral" waa
xaaraan cadaan ah oo loo bareerey qofkii ku kacana waa qof ugu tala galey inuu rabi ku caasiyo kuna abaal ka dhaco nimcada rabi siiyey
ee ah muslinimada ahna ka dufoobo.
marka walaal "macaanto" wanaagsanaan laheydaa adigoo macaansada diintaada oo muudsada ka dibna
ku dhaqma diinteeda munazalka ah, waxaana ilaah kaaga baryayaa mid ku dhaqanta shareecada islaamka
walaal ku noolow muslinimo dhab ah kuna dhimo muslinimo dhab abaal kaada allah ku siinaya
waxaanan jeclaan lahaa inaad raadiso cajalada uu
duubey allaha u naxariistee sheekh boqol soon, ee
la yiraahdo (leyla tul cariis) ee ka hadleysa habeenka arooska dadka muslimiinta ah iyo dhamaan
arimaha qoyska ninka iyo xaaskiisa iyo sariirta...
soo dhawoow wixii su'aala
walaalkaa Abuu Abdirahman.....london

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
Anonymous oral sex marka sexka afka lagaaga sharxo waaye een laguu qorin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hussein

Unrecorded Date
Asalamu Calaykum.

Maraka koowaad ilaah ayaa mahadsan, marka xigtana dhamaan walaalaheyga la taliyey Macaanto, ilaahayna ha idinka abaal mariyo. Anigu wax badan ku dari maayo hadalka, waxa kale oon u soo noqonayaa su'aashii walaasheen macaanto ee ahayd daliil xaraantinimeynaya ayaan u baahanahay. Waxaa ila haboon inta aadan raadin daliilka xaaraantinimaynayo inaad keento midka xalaaleynayo, hadii aadan heynin, sidii walaalkeen Shabeel..... uu kuu yiri uga har, maxaa yeelay waa laga roon yahay waxyaabaha diinta ka gaabsatay in la sii baarbaaro, igana raali ahaaw hadii aad qalad u aragto.

Asalamu calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dangarad

Unrecorded Date
asalaamu calaykum all my respected sisters and brothers.


Hadii aan kahadlo jacaylka iyo jamaca labada isqaba waa mid rasuulkeena Muxamad yiri (scw) naagtaada labisbaykuu tahay adiga labis baa utahay. Marka ay imaato jamac walaalayaal waxaa aad u istimicmaali kartaa dhinac walaba marka laga reebo farjiga walaalayaal. Nabigeenii suubanaa (scw)waxa marka ugu horeys uu guriisa yimaada in uu cadaysto si uu ulaciyaaro caaskiis macnoo ah shumis iyo taa taabasho. waxaana rumaysanaha in naagtaada ama ninkaaga uu xalaal kugu yahay in aad jamac nooca aa rabti ula tagtid aana isticmaashaa meesha loogu talagalay, hadii aad istic maashid meelaha kale in aad danbi aad aruur sanayso.

ilaahay kuligeen hana tusa wada runta ee jamac ninka iyo naagta, ilaahayna hanoo danbi dhaafo wabilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SIGALE

Unrecorded Date
Salaamu calaykum inta muslin ah oo kaliya
Macaanto maanta ma waxaad naga rabtaa in aan kuu helno daliil kuu xalalayso ujeedadaada? hadii culumadii iyo indheer garatadiiba hadlee ood ku qanci wayday maxaa haray? waxaa haray xumaan iyo aflagaado,walaashen baatahay intaa ku qanac hana naga caray siin waxa laguu sheegayo waa diin ee qaado.
Gabadh la baxday Hebla walalo wax noo sheeg ama waqtiga hanaga lumin hal saac bay igu qaadatay in aan ka fakaro erayga aad istic maashay ee ah; huh' yaadse u jeeday ma Cajabo ama Sarkal ama Shabeel Naagood ama macaanto? waad salaaman tihiin dhamaan inta wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To: Hebel

Hebel, thankx for telling meanig of the Oral SX but this is my second question:

Wht it does mean? I meant what is the value of having that kind SX?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Salaamu calykum

Dhammaan dadkii ka jawaabay suaashii yaabka lahayd ee gabadha way mahadsanyihiin. Anigu waxaan ahay gabadh Somaliyeed, immikka casrigan dambe ka faallodka arrimaha sariirtu wuxuu u gaar noqday gabdhaha Somaliyeed. Ragga oo aynu ku niqiin dhiirrani waxaad mooddaa inay uga xishood badan yihiin gabdha hadda jooga ka hadalka arrimahaa. Anigy xataa muxaadarooyinka marka ay hablaha somaliyeed weydiiyaan sheekhyada suaalahan lagu marganoyo waxaan is idhaa maa meesha laga waayo illayn af aadan lahayn lama qabto eh. Waxaan jelaan lahaa inaan diinta aad ugu xeeldheeraan lahaa oo aan gole ka hadli lahaa waxaan xishood ahyanna gabdhaa maan farayn. Mrka ay rabaan inay suaalahan gwracan shirarka ku soo bandhigaanna waxay abuse garayn "Innallaha laa yastaxyil xaq" waa run Ilaahay xaqa kama xishoodo waayo ma haysto choice, addoomihiisana waa inuu si cad wax ugu shoogo lakinse gabdha Somaliyeeddow ma ogtihiin in sifada ugu wanaagsan ee qof aadami ahi yeelan karaa ay tahy xishood. Al xayaa shucbub minal Iimaan ayuu rasuulku yidhi. Ka dambeeya suaalaha noocan ah walaal oo ha baadhbaadhina ama weydiiya hablaha diinta idiinka cilmi roon oo bugaagta akhriya. Hablaha xishoodana sumcad ayay idinla wadaagaane sharafta ha ka xoorina. Waxan lagaa hadlaya miyaanu ahayn wixii ugu foosha xumaa ee rag iyo dumar Ilam ahi ka wada hadli lahaayen. Nabigu wuxuu kaloo ydhi wixii kasta eelaga xishoodaa ajar ayuu leeyahay. Ammaantii ugu weynay ee Nebiga ilaahay siiyayna waxay ahayd " Wa innaka lacaa khuluqin cadeem" Akhlaaqda lagama maarmi karo ee hablow taa ogaada. How come you guys talking about the most private parts in your body? Wallaahi inaanan garnayn si cadhadayda iyo yaabkayga u sharxo. Diintu adduunkoo dhan way koobtaye let us talk about something else.

Wa billaahi Tawfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
saaxiibyaal waxan u'arkaa arinta gabadhu wado waa aan kujiidee ijiid. Horeyna soomaali waxay utiri ood jiid waa unguri geen.


marka abaayo waxaa mahadleh dhamaan dhalinta talada kusiisay,ee waxaad mudantahay inaad adeecdo.mahadsanid.

aniga ahaan arintaas in looga haro meeshaada ayey kuhaboontahay baan oran lahaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BI-LADY

Unrecorded Date
All Of U pple Act dumb...Why is that???

"ORAL SEX" is JUST ORAL SEX...

Even if some of U pple don't understand the meaning behind it...WEll, ask yourselves the following questions...What is ORAL?? What is SEX?? Put 2 and 2 together and see what happens...

I know most of U have had Oral quizes @school...OR had to do an oral presentation...U don't have to be a brain surgeon to know the definition of oral...but then again, y'all know what SEX is...*L*....Even 4 yr olds know it...

My man EATS ME...Do any of y'all know How to eat your women??? Just tha opposite of sucking the man's dick...just that for tha woman, U gotta eat her coochie....Very simple, Healthy...but I wouldn't know IF somali men prefer eatin' their women...But I know my man, he lives for my coochie...He likes it nice and hot...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYEEYO

Unrecorded Date
SUBXAANALAHAAA....SUBXAANALAHAAA....SUBXAANALAHAA BALAAAYO KU CUNTAY OO KU CALAAJISAY OO KUMA TUFTO !! YAA NAA MAXAAD KU HADASHAY!!!!!!!!!!!!!! INAA LILAAHI WA'INAA ILEYHI RAAJACUUN !!!!!!!!!! DUFKU BAX WAA SHEEDAAMAD WEEYNAATAY..... ALLA KU QARIB HORAAD U QARIBATAY EE DADKA HA WAALIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYEEYO

Unrecorded Date
TO BI-LADY
SUBXAANALAHAAA....SUBXAANALAHAAA....SUBXAANALAHAA BALAAAYO KU CUNTAY OO KU CALAAJISAY OO KUMA TUFTO !! YAA NAA MAXAAD KU HADASHAY!!!!!!!!!!!!!! INAA LILAAHI WA'INAA ILEYHI RAAJACUUN !!!!!!!!!! DUFKU BAX WAA SHEEDAAMAD WEEYNAATAY..... ALLA KU QARIB HORAAD U QARIBATAY EE DADKA HA WAALIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ThugGirl

Unrecorded Date
lol@BiLAdy
i dont think you're a lady...
i woulda put a Bereta(semi-automatic) in ya ass if ya lived in my hood..
keep your coochie stories to yourself..ya heard?
safe yo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amita

Unrecorded Date
To macaanto hadalka badan is ka daye ninka sariirta ugu raaxee ama dibka kaa cunyaa ama dhag kaa galiyaa ama lugta u laabi lahaydaa taasi adiga ayey ku jirtaa wax yaaba ha raqiista ahna ha noola i maan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEEGO

Unrecorded Date
YOU GUYS ARE ALL WELL MEANING. TO the girl who needs to know about oral Sex, I don,t have any objection against oral Sex at all, Neither anyone
Else presented in this forums or anywhere else. this things are called TAPOO. My conclusion is if oral was supposed to be harem as ANAL SEX as poeple here sugested, It will have been prohibited so far we don,t have any AAYAD OR HADIIS Xaaraameeynaya, sidaas awgeed adiga iyo aragtidaada weeye. Haddaan kuu sheego aragtidayda aniga ahaan uma arko xaaraan. Wax alle wixii aad isku qancinaysaan oo kabaxsan Anal Sex is well And Good Girl. Don,t listen those who know nothing about what is lovemaking and enjoyment.
One more thing Everyone to his taste and likes is different the other, I believe most poeple who adviced you don,t understanding nor they ever tried any kind of lovemaking,or if they had sex must been in kind of hurry thank you MUM?!!! SEX HAVE NO COLOR NOR RELEGION POEPLE WHO ARE EXPERT ARE DIFFERENT AS WE ARE HERE.SOMALIAN ARE NOT DIFFERENT WE ALWEYS ANJOYED THE THING IF YOU THINK ORAL SEX IS INVENTED BY THE WEST YOU GUYS ARE DEAD WRONG.OR YOU HAVE BEEN UNLUCKY.TO TELL YOU TRUTH WE INVENTED MOST SEX PLAYS THEN THE WEST EVER COULD IMAGINE I ONLY ASK YOU TO GO BACK YOUR ROOTS ANJOY YOURSELF.
This poeple tell you what they heard not what they know ask EXPERTS.
For others don,t give advice if your not SURE OK.
LITTLE KNOWLADGE IS DENGEROUS.

peace BRO AND SIS. MY ADVICE DO ONLY WHAT YOUR COMFORTABLE WITH AND DON'T INTERFER WHAT YOU DON'T UNDERSTAND.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Hold on Mr. Jeego,

I can understand Quranic verse as well as Hadith, what I don't understand is your crazy words!! if you know something that's right tell us, if you hear anything that's fine most welcome but, don't open Hell Fire gates "God forbid" for yourself other ppl. Please keep quite if you have no idea what you talking about.

Anugu nimaan ahee walee waxaas lasheegaa kuma kaceen (Yaq yaqsi badanaa) yaahoo, aryaa anugu diin badan ma aqaan ileeysin hal walaxaan kuu ogahay, xayawaanka caqli laawaha ah ee ilaahay sidaas u abuuray walee falfal xumadaas laguma sheegin ee gabadhaan wlaaashiin ah ee nolosha gaalada ku cusub iyo wiilkaas dhaqanka gaalada ku dhax koray kala badbaadsha oo bakhti iyo qurun ha u horseedina, wiilkana Jac dhaha, gabadhana iska diid dhaha wixii foolxuma ah, teera kale diinteeynu waxaa loo soo dajiyay waa bani aadamka soow maaha, wixii nafteeynu diidayso diintana waa diidee taas anaa kuu hubo ee ha is wareerinaan ku iri jeegoow.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.