site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Talo doon

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): Talo doon
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaamac

Unrecorded Date
waxan ahay 30 jir jecel in uu guursado balse la naag guursata maxaa yeelay aad baan u fool xumahay ilaa xad ee soomaliyey igalataliya sidaan ku helilahaa gabar u guursata ama waxan samayn lahaa si aan naag uhelo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fadhii-wanaag

Unrecorded Date
Jaamaac anaba taaddo kale baa ii haysatay. Waxaan ahay gabar tuur leh, lugna jiis ka ah ee maxaa ka qabtaa hadii aan is af garano?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaaji

Unrecorded Date
asalaamu calaykum

jaamac

walalaal waxaan jecelahay inaan kuu sheego in aan la isu guursan fool xumo iyo qurux oo kaliya. Waxaa jira waxyaalo kale oo aad u badan oo ka mihiimsan quruxda. Saancadaalayaashu waxay ku maahmaahaan beauty is skin deep(quruxda qotadeedu waxay la mid tahay dhumucda maqaarka)waynu wada garan karaa maqaarka binaadanku inuu yahay mid khafif ah, markaa quruxdu way fasaqantaa marka 30 la gaadho oo durba wajigu sidii barigii 18 jirkii maaha.

Hadaan u soo noqdo waxaad na waydiisay.

-Walaal ilaahay marka hore isku xidh.
-Marka labaad iska saar arinka aad hoosta ka xariiqatay ee ah inay gabdhuhu kugu nacayaan qurux la'aan.
-Hadii aad shukaansato kuwo quruxda badan oo kali ah iyagiina aad aad uga naash naashin wayday bal waxaad yara jaleecdaa kuwa caadiga ah iyo kuwa aan qurux la sheego lahayn.

-Hadii aad ka waydo lacala meeshan gabadh Africa aad doon gabadh oo ileen maraykan baad joogtaaye intaad yarad ka bixiso mid joogta meeshaa iyo GEEd-Kama Xageeyo oo Hasha ugu qaalisani waa $100 geel siiso tolkeed. markaa bal dee bi'waaye gabadha is jeclaysii oo guntiga dhiisha ka dhigo ixtiraam badan iyo jajabnaana tus si aanay hadhow kuu nicin.

Qadarin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liban

Unrecorded Date
Waxaad leedahay ma qurxi.
Marka hore waa maxay qurux.
Quruxda cid walbo si ayey u fasirataa.
Waxaan umalaynayaa in aad u malaysid, quruxda mida aan ka araqno westerenka(TV or Movies).
waxa aan u malaynayaa in ay gabar kugu guursanayn qurux, ee ay kugu guursanayso wax tarkaaga iyo dhaqankaada.
Mida kale, why you want to get marry a woman who only wants you because you are a sexman.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SARKAL***

Unrecorded Date
Dhamaan walaalahay Somali waad salaamantihiin;talo waa tii Alle,Saaxiib jaamac waxaan ku su'aalayaa xagee joogtaa?ma shaqaysaa?diinta islaamka see isku tihiin?imisa gabdhood ayaa ku tiri waad fool xuntahay?kolkaan jawaabtaada helo ayaan taladayda ku siinayaa'waa walaalkiin SARKAL***

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAAMAC

Unrecorded Date
FROM JAMAC TO SARKAAL
ASALAAMA CALYKUM WARAX MATULAAH
SARKAAL SAAXIIB WAXAN JOOGAA USA WAANA SHAQEEYAA WAXAN AHAY NIN TUKADA ILAAHNA YAAQAAN DIINTA ISLAAMKANA IN FIICAN KA GARANAYA
ILAA XAD
WAXAN SUGAYAA JAWAABTAADA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suad

Unrecorded Date
To Jaamac

Walaalkiis in laisku guursado qurux been maaha laakiin waxay suaashu tahay qurux waa maxay? qurux anigu waxaan uaqaan qofka inside kiisa waxa kujira taasoo ay kamid tahay dabeecada la dhaqanka dedka ixtiraamka iyo inkaloo badan oo ay ugu muhiimsan tahay in ilaahay subxaana watacaalaa uu kaa dhigay bini aadam kaamilah taasoo nagu waa jibayso inaan ilaahay ugu mahad celino mar walba.

Yaan waxba hadalka ku dheeraaninee, walaalkeey hadaadba intaan sheegay leedahay qurux ilaahay wuu kuudhameeyay, wayna fiican tahay inaad nafta ka dhaadhicisid in waxaad uguursan la'dahay ay tahay adoo wali helin qoftii aad calafka isku laheedeen aysan ahayn in qurux la'aan ay ku hayso.

Waxaan kuu rajeeynayaa bro inuu ilaahay kuu sahlo sowja saalixa watiscidak.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TO: suad

hello sis suad in a way U R right but how you gana know inside of the ppl if you already can't look them

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

socanaaye

Unrecorded Date
Jaamac:

waryaahee waxyaalo kale ayaa jira ee quruxi dhimateye ma leedahay wax yaalaha hoos ku qoran.

Ma xoog badan tahay (dherer, xabad weyn)?. hadey haa tahay Naagaha Somaamliyeed ee Jamaicanka guursadaa ku diidimaayaan ee cawdu bilayso.

••• weyn ma leedahay? hadday haa tahay waxaad ubaahan tahay hal mar oo aad naag tusto. iyadaaba aan ka hareyne.

Dulqaad ma leedahay? haday haa tahay waad heli naag . naaguhu waxay jecel yihiin niney cilad ku qaataan oo ay "abuse"gareeyaan. Tusaale. "waryaa adigoo aan waligaa naag la hadlin ayaan isu kaa quuaray ee wax yahay qurunka ahi edeb yeelo oo cagaha iga leef" markay ku tiraahdo hadaad tiraah " waa yahay abaayo macaan cagalee yaa?". then man u got ur way up the ladder.

Suad: abaayo adigu Ilaahey ka baq jaamac waano iyo niyad u dhis marabo e naag buurabaaye ama is qadin oo "aboowe anaa diyaar ah ee aan gacmaha is qabsano "dheh ama sheekada iskal aal. Do u think Jaamac has low self-esteem problem? hell no dear.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fardoowso

Unrecorded Date
to jamac walaal aniga ayaan kugu qaadane quraanka mataqaantaa salaadda ma tukataa allaah ma ka cabsataa (ma shaqeesaa)ani waa tukaadaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaamac

Unrecorded Date
to fardoowso
haa walaal waan tu kadaa diintana in aad u fiican ayaan ka aqaanaa ilaa xad waana shaqeeyaa.
Hadii ay dhabkaatahay oo aadan cayaarayn iigu soo jawaab sida ugu dhakhsaha badan email kayga ayaan kuu soo qorayaa si aynu uwada xiriiro.
from jaamac

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fardoowso

Unrecorded Date
jaamac walaal dhab ayey iga tahay,si aan u wada
xiriirno bal emailkaaga ii soo qor

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mel.abraham

Unrecorded Date
salaadiinba dhacdey oo salaadii waaba laysku shukaansadaa fardowsaay 30 jir aan weli guursan waxbaa ka siya ee maad hubsan, soomaalidaa ku maah maahda HUBSIIMO HALBAA LA SIISTAA markaa waxaan filayaa jaamac waxa uu dhasbareyt la yahay ma wada dhama ee yaaney ha dhow qayladaadu badan.
laakiin su'aal hadii aan salaada la tukan malaa laysma guursado waa sheeko igu cusub.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fardoowso

Unrecorded Date
to mel ibraahim walaal qof aan salaadda tukan intee lageenaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAAMAC

Unrecorded Date
TO FARDOWSOO
WALAAL FARDOWSA AAD IYO AAD AYAAD UGUMAHADSANTAHY JAWAABTAADA RABINA HA KAA JAASO MARIYO, WALAAL EMAIL KAYGU WAA {Fmusse_2000yahoo.com} HALKAANA IGALA SOO XIRIIR INTA KA HORAYSANA KHAYR AYAAN ILAAH KAAGA RA JAYNAAYAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAAMAC

Unrecorded Date
TO FARDOWSOO
WALAAL RALIKA AHOW IN AAN MARLABAAD KUU SHEEGO EMAILKAYGA WAANA KAA MARLABAAD.
FMUSSE_2000@YAHOO.COM

MAXAMED

Unrecorded Date
WALAALKIIS
Aniga waxaan kuu sheegayaa in ay jirto gabar aad isku da tihiin oo la baxday natasha,ha iwaydiin maxaa,laakiin hadaayay baan arkay anonsikeeda,waxaan umaleenayaa adreskeedu waa natasha@hotmail.com marka nasiis wanaagsan,hana ilaawin in haweenku eena xiiseenin kaliya quruxda waxaa jira hadalka(c'est à dire inteligeant ou d'autre) DIINYAQAAN(si fardowsa)LACAGTA.....

IGALAALI AHOW WALAASHIIS NATASHA HADAAD KU ARAGTID ADRESKAAGA ICI
WASALAAMU ALEEKUM

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.