site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

IGA JAAHIL BIXIYA SU'AALAHAN?

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): IGA JAAHIL BIXIYA SU'AALAHAN?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciise_Marocad

Unrecorded Date
Salaan Diiran kadib, walaalayaal waxaan doonayaan in aad iga jaahil bixsaan siday diintu u soo gaadhay Somalida iyo waliba, Goortay soo gaadhay?

waxaad ii kala saadhan siday Somalida u Islaameen
(1) Ma seef baa lagu islaamiyey?
(2)Mayey qadeen durbadiiba aqiido la'aanteed?
(3)Islaanimada ka hor diin malahaayeen?

hadaba su'aalahan dadka culimo ku sheega ahi way
ka leexleedaan in ay ka bixiyaan jawaab cad
kuwii ugu dhowaa waxay i sheegeen faah'faahin tafaraaruq miiran ah,

hadaba waxaan jeclaanlahaa in doodan si aqooni ku jirto looga doodo.

waa sidaas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xirsi

Unrecorded Date
Ciise_Maracad, -------non compulsion in religion---------

1-I know Somalis and their nature. I'm one of them. They do not take anything with force. Soomaali seef lagu muslimiyay haddii ay jiri lahayd, we would have heard it. So, this rules out the SEEF WAX LAGU MUSLIMIYEY, that is if there is a such thing in ISLAM as the compulsion in religion. Maybe you are confused Islam with other religions. Our forefathers probably became Muslims just as other Muslims in other countries became Muslims. Most likely the Arab Muslims intermarried some Somali girls and preached the religion of Islam peacefully.

2-How can one be a Muslim without AQIIDO LA'AANTEED? It is like saying, someone is a Christian without Jesus. LoL.

3-I imagine that Somalis, just like other Africans in Africa before Islam, had different pagan beliefs. Maybe our forefathers had the belief of ANIMISM. Have you ever heard WAAQ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shabeelnaagood

Unrecorded Date
Salaam:........Haddaad ogaato maxaa kuu bixin?..
..Maxaad ka faaiidin? Haddii lagu dhaho awoowgaa seefbaa lagu islaamiyey, maxaad ka samayn kartaa?....
Haddaad rabtid baaris cilmi ku salaysan waxaad aadi lahayd xarumaha ay yaalaan buugta ka hadlaysa mowduucan..sida Library!.....Haddaad leedahay ha la iisoo sheego sida loo helona buugtaas waa sidan:

Library walba waxaa jira qayb la dhaho reference oon wax kale qaban inay akhristayaasha caawiyaan ma ahane....

Aniga ahaan..ooy warbixinta arintaas een hayo koobantahay waxaa jira buug aan mar browse (indha indheeyey!) oo ka hadlaya qaybta ugu weyn mowduucaaga...Waxaana qoray nin soomaali ah oo la dhaho Dr. Ali Sheikh Ahmed abubakar....Cinwaanka buuga qiyaas ahaan wuxuu ahaa "Hijradii Geeska Afrika ee 1aad"...Ama wax u dhow...wuxuuna ku qoranyahay luqada carabiga.......


"Faahfaahin tafaraaruf miiran ah..." sida?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciise_Marocad

Unrecorded Date
Horta intiinan ka soo jawaabay Su'aashan waad ku mhsantihiin, in kastooydan faahfaahin wax ku ool ka bixin, waxaanan ka'ahayan dalacayn,

Mida kale ShabeelNaagod....Saaxib waxaan ku weydiiyey, Miyey xuntahay hadaan rabo in aan ogaado sida Soomalidu Diinta usoo gaadhay, waa adigan igu habsaday'e. Bal ufiirso, waxaad tiri ==>>"Haddaad ogaato maxaa kuu bixin"?
hadana===>>"Haddii lagu dhaho awoowgaa seefbaa lagu islaamiyey, maxaad ka samayn kartaa"?
Walaal dood aanan macno ku salaysnayn ma'aanan la'iman baan qiyaasayaa. balse su'aal aan in dhoweeydba baadi goob ugu jirey, magaratay sidaa.

Mida kale waxaan kula socodsiin, in aan Afka Carabiga aduunyada ugu necbahay, waxaad ka oran lahaydba, waxaan qabaa in shaqsiga Somaliga ahi uu diinta ku barto "AF SOMALI"
sidaa daraadeed Buuga afcarabiga lagu qoray ma'aan u baahni waadse ku mhsantahay aad iyo aad

waana sidaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xirsi

Unrecorded Date
Ciise_Marocad,

"AF SOMALI" ma ku tugan kartaa------that is if you perform the prayers?

Oh, by the way, do you read QURAN and if you READ it, what is the QURANIC LANGAUGE?

Also, the name you named after yourself(CIISE) is an Arabic name and probably your real first, middle and last name is an ARABIC name

And you say "Afka Carabiga aduunyada ugu necbahay" ! LoL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAXAMED.M

Unrecorded Date
TO>CIISE

WAR NINYAHOW WAX MAKUUSHEEGA SOOMALIDA AYAAGAA KAMID AHAA DADKII DIINTA ISLAMKA AFRIKA KU FAAFIYEY. SEEFNA LAGUMA MUSLIMIN WAKHTIGII DIINTA ISLAAMKA KU FAAFTAY SUCUUDIGA AYEY SOOMAALIYANA KU FAAFATAY SABABTOO AH DHULKA SOOMALIYA XIRIIR AYUU LALAHAA SOOMALIYA QARNIYO SIDAA MAGAALOO YINKA QADIIMKA AH SIDA SAYLAC,MOGADISHO,ALULA IYO BOSASO. WAXAANA JIRA MASAAJID AAD IYO AAD QADIIM U AH OO MAGAALADA BARAVE KUYAAL LA DHISAY WAKHTIGII UU NABIGAYNA MAXAMED SCW. MASAAJID KAA WELI WAA KU YAAL INTII KAHARTAY XEEBTA MAGAALADA BARAVE.
DADKII SOOMALIDA AHAA OO AFRIKA IYO SOOMAALIYABA KU FIDIYAY WAXAA KAMID AHAA AHMED GUREY IYO HAJI ALI MAJEERTEN UU KU DUUGAN MAAGALDA MARKA KU
DUUNGA XAAFADA AM MEESHA LAYIRAA CAGAARAN.
SIDAAD LASO COTID MARKA WAXAY AHEED MEELAHA SOOMALIYA DIINTA ISLAMKA XOOG UGU ATKEYSATAY SII DOO KALE MAGAALADA SAYLAC WAXAA AHEED MEEL XARUN AY U AHAAN JIRTAY DUNIDA ISLAMKA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAXAAYE

Friday, June 16, 2000 - 06:02 pm
TO: CIISE MARKA HORE CIISOW WAXAAN KA XUMAHAY IN AAD TIRI CARABIGA AYAAN UGU NECBAHAY LUQADAHA,ADOO OGSOON IN ILAAHAY UU CARABIGA U DOORTAY LUQADA QURAANKA. MAR LABAAD IN QURAANKU UU YAHAY(MEDITATION)OO ADIGU MARKA AAD DHAGAYSANAYSID QURAANKU UU KUU NOQONAYO CAAFIMAAD.MAR SADAXAADNA WAXAAD ISOO XASUUSISAY IN TURKIDU(TURKY)EE BADASHEEN LUQADA UU QURAANKU KU QORNAA NACAYB AY NACBANAAYEEN CARABTA.HADABA KALA SAAR DIINTA IYO AFKA CARABIGA SABABTOO AH,DIINTA INAAD BARATO ADIGA AYAY KUU WANAAGSANTAHAY SI WAXII XUN IYOWIXII WANAAGSAN AAD U KALA BARATO,LAAKIIN CARABIGA SIDA(JAA'A AHMED ILAA MADARASA)ADAY KU JIRTAA HADAAD BARAN LAHAYD IYO HADII KALE. HADABA KALA GARO SAX IYO QALAD. HADABA CIISOW MA AHAYN IN AAD RAADISO AWOWGAA SIDUU U MUSLIMAY MARBA ADIGU HADAAD JAAHIL AAD KA TAHAY DIINTAAD HAYSATO,YOU BETTER STUDY WHAT YOU BLEIVE NOW.WAXAAN JECLAA IN AAN AQOON FIICAN KAA SIIYO SU'AASHAADA JAWAABTEEDA LAAKIIN ADAA IIGA BAAHAN IN AAN HURDADA KAA KICIYO SI AAD U GAROWSATID QALADKAAGA.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.