site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

War maxaa dhacay, Caruurti mala'loobay. mise wildside-ka inoo dhaama?

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): War maxaa dhacay, Caruurti mala'loobay. mise wildside-ka inoo dhaama?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciise_Marocad

Unrecorded Date
Salaan kadib
Markaan eegay forumss-Yadan>>ILATALI,ILA QOSOl,
GABAYADA,iyo faataadhuga la midka'ah ayaan waxaan la bar bar dhigay tan CARUURTA danahooda looga hadlayo,mise waaba generation la'iloobay,
waryaara waxaan idin weeydiyey su'aashan

Hadaynu maanta iyo beri ka hadalno "Galmo"
iyo caanshaq iyo wixii la halmaala yaa ubadkayaga u noqon "role model"? balka jawaaba taa.

Mida kale Caruurta maanta Gurguuranaysaa ma waxay
naga dhaxlayaa Lifestyle-kan amuuraysan? hadaba waan saan u arkay dadka halka faataadhugta ku haya siday damacsanyihiin

Forum-ka caruurtu loogu talo galay waa in wixii wax ku ool ah quseeyana dana ubadkayaga aanan laga
hagran

Beesha somalinet-site-ka maamushana waan u mahad celinayaa siday ay xilka isaga saaren in looga hadlo arima quseeya ubadkayaga


"Wabilaahi toowfiiq"

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.