site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo aad u qurux badan gabdhihina waa iska reebi la'ahay maxaan sameyaa

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo aad u qurux badan gabdhihina waa iska reebi la'ahay maxaan sameyaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaamil

Unrecorded Date
Da'day waa 27 jir waxaan ahay nin dhalin yaro ah aad ayaan u qurux badnahay dhibaatada i haysato gabdhihi ajanabiga ahaa ayaan iska kari la'ahay gabadhii Soomaaliyeed oo bartana masayr ayay iiga tagtaa oo ma i aaminayso maxaa sameeyaa iala taliay.
By Kaamil.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Whatever!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Playboy

Unrecorded Date
Kaamil
doqon yahoow baro sida gabdhaha la isugu dul wado.
anigu waxaan saaxiib la ahay oo aan isku dul wadaa 5 gabdhood oo laba kamid ah eey Somali yihiin ismana wada oga.
brother u have to learn how to play the game.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kamal

Unrecorded Date
hi all

Sinada maa lagu faanaa hadane, cudur lee yuu idinku dhicin..

cafis all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaamil

Unrecorded Date
To:- playboy
To:- Kamal
Dear brother playboy I am old enough I don,t want in aaan gabdho isku kor wado, just waxaan rabaa in talo la i siiyo sidaan wax ka yeeli lahaa madaama gabadhaan la sheekaysto ay iga masayrayso
anigana aan farxaan mar walbo iska ahay dadkana aan soo dhaweeyo.
Bro Kamal sino ma ku faanayno Ilaahayna hanaga koriyo mana nihin dad sinaysto ee just waxaan u baahanahay in aad talo isiisid oo kaliya.
Thanks.
By Kaamil

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MandozSaginelian_GQ

Unrecorded Date
Duqa Siduu Playboy kuu sheegayba, Bro, Play the game, Waxaad xiriir lasamyn kartaa ilaa iyo 7 ama ka badan gabdhood oo ku nool within 20 square miles , see baad yeeli hadaba, use timming,other words JADWAL u deji, fiiro gaar ah - sexually dominant noqo, markaas arag in ay kaa tagaan iyo in kale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COSOB

Unrecorded Date
to kaamil
walaalo kaamilo maahmaah somaliyeed waxeey tiri..."Nin qurxoon doqon u qaado, haduu cad yahayna ku dhaaro." I am giving u advise........Raganimo ku faan ee qurux ha ku faanin.

peace!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Django

Unrecorded Date
to kaamil
macalinka markan jiray 27 sano uma aan baah neyn
talooyin kaas oo kale hadaad rabto in aad gabdho
isku dul wadid ku samee kuwa aj nabiga ah
haku sameeynin gab dhaha somalida waxaan kuu gu
waaninaa inaadan waligaa dhihin waan qurux bad
nahay sabab too ah nin rag ma dhoho waan qurxana
hay hadaad qurux dahay xitaa waxaa kuu roon oo
kale inaad iska guursatid gawadha aad ka heshid
27 sano wixiikadan beeyo isku day inaad aabe
noqo tid talo intaas ayey iga tahay qof wal bana
niyadiisa sideey jeceshahay ilaah ha usameeyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Kaamilow marka hore Asalamu Aleykum.
hadaan usoo laabto arinkaaga walaal ceeb maahan inaan tiraahdo waan qurxoonahey qurux iyo foolxumo
rabi baa bixiya oo waa uun rabi.
hadalkaa walaasheen "cosob" ey ku tirina anagaa kaa xaal siiney oo doqon maahid waadigan talada
doonaya ee marka hore doqon talo ma doono lagamana
doono. anigu waxaan ku oran lahaa nin yahow hagabar oo ku dooneysa adigu aad dooneysid raadi
oo hadii aad hesho guur xalaala u bandhig hadii aad isku raacdaana waa allah mahadii ee dhameeya
tan labaad gabdhaha ku waadan dooneyn yaaney waqtiga kaa dhimin qosolkana yaree soo dhaweynta
yaree kaftankana yaree. naftaada waxaad u sheegtaa
oo kaliya gabadhaa ku dooneysa adna aad dooneyso
inaad la qososho,ood la kaftanto iyada kaliya
anigu nin ahaan intaa ayaan ku leeyahey rag iga
caqli badana waa jiraan wabilahi towfiiq
abu abdi rahmaan.....london

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
warkaa keen quruxloow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ilkacase

Unrecorded Date
Asalaamu Calaykum.
To;Kaamil
Walaal horta marka ugu horaysa waxaan aad kuugu soo hambalyaynayaa hadalkaagaa kor ku xusan ee aad tidhi "sino ma ku faanayno"bal fiiro nimankaa kugula taliyay inaad jadwal samaysato.hadal iyo dhamaan walaal anigu waxaan kugula talinayaa inaanad arimadan wakhtiga iyo cimriga iskaga lumin.waayo hadii uu ilaahay nimco ku siiyay waa inaad alxamdu lilaahi tidhaahdo oo aadan durbaan qaadan ama aadan is cajabin.Arintan kale ee ku saabsan sidaad dumarka ka yeelaysana,sidaa uu saaxiibkan iga horeeyay kugula taliyay ayaan ku raacsanahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xoosh

Unrecorded Date
27 jir wali gabdhah sideen, iraahdaa leh, waa yaab ma ogtahay inaad dhaaftay da,di aad ku guursan lahayd?. hal gabar oo akhlaaq islaanimo leh guurso. tusbax 99 ahna qaado. hadee waa kii sheekh cabdi sheelo wayne oo kale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TROUBLEGIRL

Unrecorded Date
KAMIIL......

Take this sort of advice from a woman's point of view....coz ragaan kula talinaayo faa'iido malahan.

Markaad qoftaada la joogtid be romantic, is muuji ninyahow. Ka dhig inaay iyada mahe naag kale aysan aduunka ku nooleen. Telephone messageska, iyo warqadaha sweet things ugu sheeg.... Do not talk to other women or give any kind of attention to anyone but her. Not even if you have female friends. Well iska reeb naagaha troubleka kugu cause-gareeynaayo relationship-kaaga.Be smart man.... hana ku dul wadin qoftaada coz once you got labeled a player gabdhaha dhan wey kuwada ogaanaayaan and you will never get a serious relationship unless you leave the country...lol. So 27 Jir ayaad tahay, naagta aad rabto jaceelkaaga u muuji and the more romantic you are the more she will fall in your arms...U better mean what you say though...Waa ku jeclahay na af mahan Actionkii ayaa lagaa rabaa

PEACE
TROUBLE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
dumar iyo romantic dhegta uun bey romantic ka maqleen hadaad weydiiso waxuu romantic yahay ilaahoow haday kasaayaan maxaan idinku dhaartaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KAAMILO

Unrecorded Date
TO:KAAMIL
INTEE DAGANTAHAY NINYAHOW AAN KUFIIRSADA´E? DK KAAMIL HADANA MA WARKAN BAAD KEENTAY YAA HADAAN KUU SHEEGIN XAASKAGAA WAAD ARKI DOONTAA!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raaxeye

Unrecorded Date
To kamiil:


sida cosob sheegtey waxaa tahey nin doqan ah waayo
waxaa ku faaneysaa "qurax" hadaba sidan aan ku tuso oo aan ku sheego waxey hablaha somalidu kaagag caraan! waxaad tahey "Good looking GUY" oo inan welba marka waxey kuu diyaarisa sambaatu inaad is barataan majeygu kula sheekeysato ayey ogaata inaad tahey nin ragama yar oo ska taagnan sidii geedkii dabadeedna wy kaa tagtaa!!!!!!
harka hablahu wax kuma xushaan Qurexe wexey ku xushaan Raganimada, Maskaxd & caqliga , ETC.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
to hebel:

Please tell us what is romantic. Since we don't know.Humor us.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
MARAX WAX LAGU FAANO ALLE AYAA BADIYEY WAA QURUX BADA NAHAY XAGEE LAA ILAAHA ILA LAAH AR AFRIKAAN LEE MA TIHIDOO INTEE QURUX KAA DAARDEY AR WAX IS KULA HAR MARAX YAHOOW.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Ala ala dayayo wiilka quruxda badan. Ala waan suuxay quruxdiisa owgeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ruqiyo

Unrecorded Date
nin is faanshay waa ri is nuugtay ayaan maqli jiray kaamil ilaah wuu karaa in uu qurux ku siiyo waayo dadka ilaah abuuray ma wada sino oo mid qurxan iyo mid foolxun iyo mid dhaxdhaxaad ahba wuu abuuary laakiin hadii walaalkiis hadii run la isku sheego ajanabiga qurux maba kala fiiriyaan waayo waxaad arkaysaa nin foolxun oo gabar qurux badan qabo ama la socdo maxaa yeelay quruxda qofka waa caqliga ee ma'aha tan muuqaalka nin qurxoona wax uu aqli iyo kartiba ka ogyahay malaha waayo caqli iyo qurux laisuguma dhamayn oo taas waa iska cadahay marka hadaad waano u baahantahay jooji adiga waxay kuu soo daba ordaayaan timir laf aa ku jirto ay dhaheen


hebel
waxaan ku warsanaa romantic maxaa naga qaaday wiilasha somaalida se romantic ma yaqaana waa maya love aysan kaseenin xitaa romantic iska daaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hani

Unrecorded Date
Ruqiya good one!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
quruxloowga aan weydiineenaa hee sugbo.
haye quruxloow romantic maysku heesaa? faxyaal inta ila joogo aa rabo inee ogaadaane?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

oday

Unrecorded Date
futada hadii lagaa waso gabhdaha way kaa harayaan
xal kale ma jira taas ma ka bixi kartaa?????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
to kaamil

qaniis ayaa tahay is ka seexo
saxiib that's all
my advice

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
war maa magaca lay daayo?
This is character assassination, I may say

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

safiyo

Unrecorded Date
waryaada wax waxisku falaayo ma ihidiine wiilka caytinta ka daaya maquruxdiisa aad ka maseereysaan ma qurxanaan karo miyaa kaamil horta magacaagaba kama helin igana raali ahaaw walaalkiis anaa kaa madooweenaayo naagahaase ii imaaw 27 sano aad soo shabdhawaysay haday quruxda kaa run tahay markaan waaba noogtaye ii imaaw wadooweeso aan kaaga aqrinaa hashaad rabtid aan kuu cadeenaa yaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Unrecorded Date
To Kamil...
have you ever seen a pigeon flying with
an Eagle???The answer is NO.

you will understand one day...if you open your eyes...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Advisor

Unrecorded Date
To Everyone
The HELL is with you all??? I mean the man is dying for an answer and all you could tell him is either insulting him or making his question for a deadly joke . This is/or maybe a serious situation to him. Stop harrassing him or being jealouse about him. If he's CUTE that's him and it's only good for him. Quit whining

To Kaamil as Troublegirl said, dont be a player and try to be one woman man. Cause one day the table will turn to you and you'll get played so badly. I know you're smart enough, beautiful enough and god done it girls love you.

Take care

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
A good-looking guy is terrible thing to waste

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aqyaar

Unrecorded Date
To kamal
Alla adunyadan maxaa wax kaa yaabsha joogeen
kan oo kale hooyo ayaa dhashay markaas ayey lee,dahay wiil ayaa dibada ii joogo,marka la leeyahay habari xaarkii ay dhasho ayey xaayow tiraahdaa been maaha kan ba habar ayaa dhashay oo magac u bixisay.
Marka waxan ku leeyahay gabdhaha soomaaliyeed wax ba ku gu fali maayaane meel ha u ga dhicin
saqajaanyahow qaniiska ah in aad nin rag ah tahay shaki ayaaba ku jiree

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kamal

Unrecorded Date
hi all

To: Aqyaar sxb magaca saa u qortay wuu qaldan yahay malaha waxaa kahadleesaa Kaamil ninka yiri waa qurux badanahay, koleey waxaa kutalo gal usameesay majiraan aan umaleenaa lakin waan ku xasuusinaayay.

P.S. Kamal and Kaamil waa labo qof oo kala duwan.

cafis all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
NINYAHOW KAMIL,RUNTII DAD BADAN AYAA I YIRAAHDA
YOUR SUCH A GOOD LOOKING LAD ALL THE TIME,AND I START BLUSHING,LET THE PEOPLE SAY,NOT YOURSELF

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaayo

Unrecorded Date
qurux intee gashay adi dadka iskala hadalnoo hadii kale ani ii dhaaf kaare camal aan u jajabinaa

qaayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asha

Unrecorded Date
KAMAL
bro haday run kaa tahay inaad qurxoon tahay, gabadhaad la sheekaysatid tell her she's the one for you and reassure her that you're not cheating on her. If she loves/likes you she'll be smart enough to trust you.
have a nice day!

to all against kamal.
tallo ayuu idin wadiistay ee siiya walaalkiin hadii kale naac naacda iyo cayda ka daaya !!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaamil12

Unrecorded Date
Ladeis and gentelman I got tied your consulties
I read every night the mesages you send me , some of you guys gives good idea and some of you they inselt me whatever!
finally I got married with some one please stop given me the different idease.
thank you guys.
waad mahadsan tihiin dhamaan.
By Kaamil

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

T-GIRL

Unrecorded Date
KAMIIL....

Send me your Picture bro.....I'll be a judge of your good looks...CAPISHE.....

So in between time and
In the mean time
U do your thing
And I'll do mine

PEACE
Trouble

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.