site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAGACA AYAAN DOONAYAA INAAN ISKA BADDALO

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): MAGACA AYAAN DOONAYAA INAAN ISKA BADDALO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Katarabiil

Unrecorded Date
Waad salaamantahiin.
Waxaa lay yiraahdaa Katarabiil.
Waxaan doonahayaa in aan magaca is ka baddalo oo
magac fiican oo Soomaali ah la baxo, marka ila taliya haddaad igu caawini karraysaan in magac fiican la baxo.
Waxaan ka fikiray in aan magacyada soo socda la baxo:
Afqarsho,Soomajeeste,Libaaxyadwase haddana Uureey,Saddexlugood,Dhaqso ma Imaade,Walaal ii Tartiibi, Abboow wuu Ixanuuna, Ii Afuuf, Madaxfaynuus,Dharbaaxawayne,Maguursade,
Dumarkucayaar,Luggooyobadne,Hablohoosudagte,
Carrabdheere,Jeebtarraq,Darbobadne.
Hadda ma wada xasuusto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

N-3

Unrecorded Date
Lol@@@@@@@@@@@@@@ waxaad isku bixisaa
Il fuur, gambar-buujiye, macaruuf-al-khurjuf, sabca jaako,sheelole.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waxaad la baxdaa
"Banaaye"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NACASKII

Unrecorded Date
KATARBIIL LA BAX CAGAF-CAGAF.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TROUBLEGIRL

Unrecorded Date
NACASKII LOLOLOLOLOLOLOL

KATARBIILO......U might as well get a nice name.. I got some for you...


CIYAAL-SUUQ,DIBJIR,LARIIR,DULLI,....TAKE YOUR PICK

PEACE

TROUBLE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
how about john deer?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOSLIMA_123

Unrecorded Date
Hi, How are you doing?

Since no one here is take this serioued as you want wallallo. I have couple of names...you might like....well, This is only my favor names...Said..sied..Abdisamad...Mohamed...Khalid...Sakarliya...Suldan....Bashir....Well..that All i can think of right now. peace out.

:}
Your sisters

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
xaad noogu ab tirsatay jini la fool dheereyde?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Katarabiil

Unrecorded Date
to: Muslima, thanks for trying to assist me with my name picking dilemma.
But with my knowledge of the afka hooyo i dont think none of the nice names u mentioned are Somalis, they sound more like arabic to me.
I have a deadline here,
please help .Magac Soomaali deg deg.
Sadly your nemeless brother Katarabiil.


To: Hebel, waxaan hubaa magac fiican in aad ii heli karto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xayeysi

Unrecorded Date
Hey how about QAWAAR ama Silig samatar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ar kala foge ka waran?
ama dab iyo dhagax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Unrecorded Date
waa kan magac kufiican
cagafcagaf
doqon
aqli-darane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hooraaye

Unrecorded Date
katarbabiil


indhaxumo
maangaab
ciyaal kunikuni
ciyaal faay cali
dayday
madaxeey dooro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Surfer

Unrecorded Date
La bax Daraaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaashaa

Unrecorded Date
asalaamu calaykum

ku wiilka su´aashaleh

walaal waxaan ku way diiyeymarka hore dhab makaatahay waxani
yaase kuu bixiyey magacaan yaabkaleh
maxaadse ku diidaysaa magacyada islaamka miyaadan islaam ahayn.
markaa walaaloow hadaad islaam tahay labadan magac ayuu rabbigaa (wst) uugu jecel yahaye ka fiirso C/LLAAHI & C/RAXMAAN.


soomaaliyeey cayda iyo ciyaalo suuqnimada joojiya oo qofkii wax idin waydiiya uuga jawaaba ama iska aamusa,saasaa idiin fiicane wuxuu rasuulkeenii suubana uu yidhi s,c,w qofkii alle iyo maalinta qiyaamaha rumeeyoow khayr ku hadal ama iska aamus

wallaahu aclam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kuluu

Unrecorded Date
to kaatara
waxaa labaxdaa magacyadaan

yaab arag
dhukay
cirridguluus
qaracan
joqofeey
lagaroonahaa tahay maxaan dhehaa waxaasoo magac ah wax kadooro don't waste your time

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baranbaro

Unrecorded Date
ku. katara biil
macalinka magac yaal ayaan kuu soo xulay waa
sidan
marcood
dhangalow
qajaar
qanjo weyne
malaariyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
BY GAABNE

TO KATARABIL

SAXAAXIIB WAXAAD LA BAXDAA
DOOLI DAYDAY DOQON DOOLSHAAN DIIF KU RAAG

IYO QAAR KALOO BADAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAPE VICTIM THE SAME OF HIM RAPED ME

Unrecorded Date
Walaal ama Hooyoanoo ku hadlaya magaca dumarka muslinka ah, waayo hooyadaa iyo walaashaaba waa dumare ha ku raaxaysan dhibka dumarka. Haduu •••• kula yahay macnaha dumarka ama aad is mooday geesi markaad ku faanayso libaaxyadwase hadana uureeye, adna mindhaa sidaas baa aabahaana ahaayoo, hooyadaa kugu dhashay, kufsi dibjir uu kufsaday gabar maskiin ah, hadaad is mooday geesi, tani waa
waxaad tahaye: Jaahil, aqli xume wuxuu u nool yahay iyo wuxuu yahay garanayn, ma ilowday in aad tahay dhoobo sekano naftu kaga bixi karto, maalinta moodka itaal daranidaa, markuu nacnaclaynayana islaxoog waynaa hadana qiimo daranaa waayo dad buu is tusayaaye, ma aha wuxuu yahay, ALLOW nin ka yara xoog wayn yaa ku salida, aad aragteen itaal daradiisa iyo fulaynimadiisa, la bax DHUUSO WAYNE, AMA DIRTY, SOON ABAALKAAGA WAAD HELI, CUDUR IYO CIQAAB, CUQUBADAAD KU FAANAYSO.

HA DHALIN, HANA GUULAYSAN, IILO OO ILLAAH KU HALIG, HANA DHALIN MAR DANBE XALAAL IYO XAARAANBA. WAX FUTADA KAA FUULA KUNA BARA LESSONKAAD BIXISAY BACK TO YOU ALLE HA KUGU SALIDO.

MA SIQSIQE MAATO GAAD, MA MURUGOODE WAX LAGA FAANO KU FAAN, AAN SHARAF LAHAYN. WAXAAN KU WAYDIIYEY MA ISKU NOQOTAA, SIDEEDSE ISU IXTIRAANTAA, SIDEED UNOOSHAHAY. WAAYO QOF AAN IXTIRAAM ISU HAYN WAY ADAGTAHAY NOLOSHIISU. ADIGA NAFTAADA?

MISE SIDA XAYAWAANKA MA LIXID CONSCIOUS? JUST LIVIG FOR EATING AMA ISTUSKA NIMANKA UU KA BAQO?

ALLE CADAABTIISA HA KU GALIYO AAKHIRO IYO ADUUNBA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Indhosilig

Unrecorded Date
To Muslima & Wallaashaa ma waxaad wali naga daba wadaan magacyo carbeed fadlan naga daaya magacyada carbeed dhaqankeena Soomaliyeed kuma jiraan waa mid carbeedoo xataa diinta islaamka inteysan inmaan ayey qbadankood carabta la bixi jireen.

Katarbiil haddaa magacyo Soomaliyeed oo Classic ah rabtid waa kuwan: Guuleed, Sharmaarke, Raage, Warsame, Waasuge, Ducaale, Jimcaale, Cawaale, iwm.

Haddii aad rabtid magac ciyaal Soomali waa kuwan: Dhafoor-moordi, Shishimoow, Wariiri, Kumikumi, Aboototuutuu, Colhaye, Colujoog, •••••••• iwm

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rashka

Unrecorded Date
JAAW DULI!

Waraa waxaad la baxdaa:-
1.Madaxsabuul.
2.Dhafoormoordi.
3.Duli
4.Harjad.
5.Haaraa.....iyo wixii raaco.

Kontakt mr.Ide´press.1
repeating press.2
More information about names..press.3
Leave the system press.4

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEEGO

Unrecorded Date
Walaalkiis hadda waan degdegsanahay wax yar baan kuu soo gudbinyaa
Labax
--1--
DHALFO
QISHAAYE
SIIGO
JABIYE
HABROHARAADSHE
---2--
OLOL
GAAS
DAB
LIBAAXSANKADHUUQE
DARBAWEEYNE

Intakale markalaan kuu soo gudbinayaa

N.b. Ka bax warkooda dadkaan dariishadaha kasoo galaya. Ma i maqlaaysaan Magac soomaali ah baa loo baahanyahay. Hadda kuwa max maqlaya ma'aha wax yar sug adaa arki doona bal hoos fiiri iyagoo waxaan loo dirsan wada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubelboy

Wednesday, August 09, 2000 - 09:19 am
comments to ninka magaca raadinaaya
sxb kuwaan cay iyo aflagaado haday ay iska tuuraan ay yaqaaniin bilaa xisaab qaarkoodna anaa aqaanbo sidii loo hadlaayay oo net-ka loogu jiray aa laa la dhuubtay nooh,qaar aa waxaa ka soo haray madax wayn iyo gamco miiqmiiqan iyo manjo baasto la moodoo kale sida (T-GIRL)dhibleey inay tahay magaceedaad ka ka see.....
sxb kuuguma darsoomaayo kuwii kale anoo taas samaynayna waxaan kuu baxshay (MAROODI CEEJIYO)HADDAADAN KA HELINKAAS WAXAAN KUU BIXINAA (BIIJOOLE)HADAADAN KA HELIN WAXAAN KUU BIXINAA(CUSBO CUNE CALOOLKUUS ......WAXAAN FILAA INAAD MID KU WAAS KA HELI DOONTID.......GOODLUCK.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHUUQAAYE

Thursday, October 12, 2000 - 09:31 am
SAAXIIB ANAA TALO KUSIINAYEE INTA MAGACA OO AAD QORATAY IYO INTA DADKU KUGULA TALIYAAN LAWADA BAX HADAA INTAAS KU QANCIWAYDO WAXAAD KU DARSATAA MAGACYO HADA KA SOO BAXAY CARTA OO AH C/QASIM, GALAYR IYO DEEROOW. SAAXIIB ANIGA DADAAL BAAN KAWADAA, WALAASHAY OO 3 SANO IGA YAR BAAN MAGAC LOO BIXINAAYEY DADKOO DHAN MARKAY WAX SHEEG SHEEGEEN MAGACAYGII BAA ANIGII UGU YARAA KOOBKII KU QAADAY MAGACA AH DEEQO, WALAAHI WAA SHEEKO RUN AH. SAAS DARAADEED WAXAAN RAJAYNAYAA INAAD MAGACYADAYDA DOORANDOONTO,LOL. WAA MR-DHUUQAYE OO IDINLEH HAVE A FUNN BRO & SISTERS. BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QADAR/SEATTLE

Thursday, October 12, 2000 - 09:37 am
KAWARAN HADAAD NOQOTO SAMIGAYGA.....IT'S COOL......ANYHOW MY NAME IS QADAR.....AND I LOVE IT ......AND AM SURE U'LL LOVE IT TOOOOOO.........SO GET QADAR AND BE ABLE TO PRAY THE LAILA_TUL QADAR NIGHT..........COOL NAME HA! I KNOW THANX BRO........SO QADAR NO MORE V I B AND NO MORE KATARABIIL.........GET QADAR AND GET A LIFE.....ENJOY THE SWEETNESS OF QADAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NOWAY

Sunday, October 15, 2000 - 03:52 am
to baranbaro LOL@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@L
XXOOXOXOXXOOXOXOXXOXO KIKIKIKIKIK KKOKOKOKOK
hahahahaha heeheheh ihhihihi hohoohhoho...

To katarabiil

i choose this names 4U only 4U.


ilbaluuq,
uwcan jeero,
dibdheer,
jiqaaye,
budaaye,
cunaaye,
WARIIRI

this is the best name,,,,
UUSBUKUR.

AND I AGREE WITH BARANBARO

IF U DON'T LIKE THOSE NAMES TRY,,,,,,,,ILYAAS OR UUSBUKUR...

LOL
PEACE AND LOVE
FROM UR SISTA
NOWAY:O

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nasra

Friday, December 01, 2000 - 01:07 am
walaal waxaan kuugu la talinayaa la bax magacyadii asxaabtii loogu bishaareeyay waa in taaso ilaahay kaa dhigo iyagoo kala insha alaah marka la bax magacyadaa islaamka ee fiican sida nabiyada amaa asxaabta anigu waxaan ku odhan lahaa la bax cabdi raxmaan oo ah magacu ilaahay ugu jecelyahay. kala dooro ibraahiim aadam zubeyr cabdulaahi ismaaciil ayuub hureerre bukhaari shaafici
alaaha ha kuu sakhiro adiga iyo wixii islaam ah ee magac raadineysa

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.