site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa ah soomlida runta

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): Yaa ah soomlida runta
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Unrecorded Date
waa su aal fudud qof walbana isiin karo
sida uu wax u arko hadeysan far ku taagneyn
waxaa jiro dad badan oo waayo aragnimo
uleh soomalida marka walaala yaal waxaan
idiinka cod sanaayaa inaad iiga jawaab taan
dadkii ugu soo horeeyay wadan ka somaliya
ama aan dhihi karno dad kaasi waa somalida
runta ah?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Adaa ugu soo horeeyay. waxaan loo joogin lee kahadlaan. war wax micno leh keen hadii kale kabuskici meesha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CEELBUUR

Unrecorded Date
Walaal, adigoo mahadsan ,taariikhda soomaaliya hadaad daba gasho waad ku wareeraysaa, waxqoran waa ku yar yihiin, hadii la qorayna been ayaa ka buuxda , marka iska ilow su,aashaas.. bal inay soomaalidu taariikhdooda ka run sheegaan iska daaya , markii ay dibadaha yimaadaan qaarkood da,dooda ayay ka beensheegaan. waxaad arkaysaa oday 60 jir ah oo isku dhiibaya 30 jir. gabar 20 jir ah oo isku dhiibaysa 45 jir si ay dadkeedii ugu dacwooto anigaa dhalay. waxaan arkay gabar rabta i nay hooyadeed ku soo dhoofiso anigaa dhalay (hade hooyadii ayaa la dhalay)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
odey dadkaa xagaa fadhfadhiya weydii su'aasha.
anigu imika soomalida waan u dudaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Taarikhi

Unrecorded Date
JAWAAB!

Marka hore waxaan kuu sheegayaa inay taarikhdan ka so xigtay odoyaal da' waayayn oo Somaali oo dhan ka kooban iyo Bugaag badan oo aan akhriyay. Taarihk Somaaliya inyayna diinta islaaamku soo galin 2000 oo sano ka hor qiyaasti laba Qabii ayaa ugu waayaynaa dhinaca Waaqiyiga iyo Galbeedka waxaa deganaa qaabiilka la dhaho AKISHO AMA AKISHAHA OO ILAA MAANTANA WAQOOYI IYO itoobiya dagan. Koonfurtana waxaa dagannaa qabiilka Biyo maalka. hadababa labadan qabiil ayaa ugu Somaalisan. Laakin somaali oo dhan waa wada walaalo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shabeelnaagood

Unrecorded Date
..Salaam...
Koleyba aniga iyo dadkaan ka dhashayba uma aragno in cid kale naga soomaalisantahay!...
...Amaa taariikh run ah..."nin walba qumanihiisaa qoorta ugu jira.."...
Aniga tayda uunbaa ila saxsan....

Dadkan kor lagu sheegayna waxaan dhihi lahaa qofka sheegay..Walaal dadka ha hafrin...!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAQIIQ SHEEGTO

Unrecorded Date
ALA ANAA KU HAYA DADKA SOMALIDA AH WAA •••••• IYO DIRTA OO IYAGA LOGU YIMID WADANKA DAROODNA DOON BUU KU YMID WAAYO ERAGA SOMAALI WUXUU KA YIMID SAMALE OO IYAGA WADA DHASHAY OO ILMA SAMALE AYEY AHAAYEN MARKA QOFKA XAQIIQDA KA HADLAYA WAA OGYAHAY ISAGOON XAG QABIL U JAN JEERIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
WAA DIRTA IYO •••••• OO IYAGA LOOGU YIMID WADANKA DAROODNA DOON BUU KU YIMID WAAYO ERAYGA SOMALI ASAL AHAAN WAA SAMALE OO LABADA NIN •••••• IYO DIR WAA WALAALO OO ILMA SAMALE BAY AHAAYEN MARKA QOFKA XAQIIQDA KA HADLAYA WAA OG YAHAY ISAGOO XAG QABIIL U JAN JERIN QOF XUN OO NECEB HAWIYAHA AYAA QADKA KU JIRA EE OGADA MESHA QADKA GAUUDAN WAA HAWIYAHA EE LA SOCDA WAA •••••• SOMALIDA DHABTA AH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
waa xaqiiq sheegto oo marba dhinac iska tooganeysa......imikana warkii oo kooban.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

.SHANGAANI

Unrecorded Date
TO SOMALI
SOMALI WAA ISKA SOOMAALI OKEY!!!!!
IF YOU ARE DETERMINED TO FIND THAT THERE IS SOMETHING WE CALL HISTORY BOOKS.
DAD WAXAA JIRA HADA SOOMAALIYA KA GO'AY IYAGOO IS OG IN AY YIHIIN SOOMAALI .IF U KNOW WHAT I MEAN.
MASHAQO WAAYE ISKA DHAAF RAADINTOODA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KUSSEY

Unrecorded Date
STRICKLY FOR XAQIIQO SHEEGTO

XAQIIQO SHEEGTO MY ASS....NAA I DHAGEEESO SU'AAL BAA LAGU WEYDIIYE HADAADAN AQOON IYO CAQLI LOOGA JAWAABO AADAN U LAHEYN ISAGA AAMU.....NACAS YAHAY FEERAHA WEYN UMADA SOOMALIYEED MARDANBE HA'UGU WACIN •••• IYO DIRTO ....NOOCAAGA CAMAL WAA CAALOONEEY OO HADA BARATEY ••••......NAA WAXAAD TIRI DAROOD DOONBUU KU YIMID ....HADABA ADIGA IYO DHAFOOR QIIQDAAD KA TIMID....MAXAAD KU TIMAADEEN....MINDHAAW WAXAAD U KITIMID GAARI DAMEER AMA GUURGUURASHO ....BALO SHAF KU DHEEGLE KUU AHAATE......NAA I DHAGEESO MAANTA MA HABOONA INAA KULA CEYTAMO .....ANI MA DOONAYA SIDAADOO KALE INAA WAX BADOW INIMA KU HADLO EE KA FIIRSO HADALKAAD ORANEYSID

CIDAAN WAX GARAN ....GABEY BEEN LOO TIRIYE

CIDAAN HADAL XUN GAARSIIYE IGA RAALI AHAADA...QOFAAN AA IGA KEENSADAY CEYDA IYO AFKA XUN

SALAAMA DHAMAAN
KUSSEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAR

Unrecorded Date
WAR hadaan anigu wax kayara taabtaabto taariikhda soomaalida,waxay ilatahay AJUURAANKAA asalkii loogu yimi soomaaliya oohadaadan indhaha ka laaban waxay ilaa iyo hada tuban yihiin xadadka koonfurta soomaaliya,oo waxaa uyimi dadka isku sheego inay yihiin gobta,irir iyo daarooodka oo hadaadan xoolaha la dhaqdo lahaynin soomaalida kuuma ixtiraansano gob ama soomaali nimo,ee walaalayaal intay dddhagartaa meesha taalo weligeed way isku dhabaq sanaanaysaa ee sidaas ula socda ,yaanan layla yaabina inlee nin waliba fikradii hadal yeee,hana lays cafiyo oorasuulkii suubanaa nabad galyo iyo naxariis dushiisa ha,ahaatee baa laga weriyay in mar kaad eray tidhaahdid la raacsiiyo tas biixda ,ee soomaali weynee marlabaad cafis iyo calool furnaan aanu ukala faa,iidaysanee...


DACAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullahi

Unrecorded Date
*Qof kastoo walidkiis somali yihiin. meeshuu doono ha ku noolaado, diintuu rabana ha aaminsanaado.

**Qof kastoo somaliya ku dhashey oo luqada somali yaqaan.haba ahaadaan walidkiis ajaanib.haduu rabo wuu qaadan karaa somalinimo.

*** Dadka ku nool dhulka ay inaga heystaan ithoopia iyo kenya iyo jabuuti, iyagana waxey xaq u leeyihiin in ay qaataan somalininmo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAR

Unrecorded Date
OO MEEYE SOOMAALILAND ABDULAAHIYOW????????????????????????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIBAN

Unrecorded Date
I WANT ••••.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
BY.midow jecle
waxaan fikirkeeyga ku soo koobayaa ineey shanta soomaaliduba ay iminka yihiin soomaali cidii ku soo horeeysey dhulka hada soomlia layiraa iyo cid kalaba,war soow ma aragtaan in yurub oodhan midoobeeyso,hadalkooda hadhageeysanina caqliga maan gaabyada ee qaadanaya fakirka cadowgoode ee doonaya inuu kala qaybqaybiyo,
mahadsanidiin dhamaantiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Misgede

Unrecorded Date
Nabadeey,

Waxaan filayaa in ilaa iyo hada aan qofkii bilaabay su'aasha uusan jawaab helin; Waxaan sabab uga dhigayaa in maanta Soomaalidu ay haysato taarikh la qalday oo cid waliba ay aaminsantahay in ay yihiin reerkii ugu soo horeeyey/taarikh fiicnaa.

Waxaa iga talo ah aan wada raadino taarikhdeena iyadoo aan dib u egayno afafka,dhqamada, iyo nolosha ay qowmiyadaha Soomaaliyeed leehiyihiin. tani waxay suura galin kartaa in aanu ogaano Beelaha qadiimiga ah taariikhaha dhumay/la marinhabaabshay iyo wixii kaloo ogaasho u baahan.

Ha ila yaabina waa iga talo iyo fikrad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ebrahim

Unrecorded Date
bal ana aan markey dhibto ra iyigeyga .
waxan filayaa dadka meesha jogo in ay su aasha marka hor efamhin !! war wiilku wuxuu idiin weydiiye yaa ugu soo horeyey somaliya lakiin idinmuu weydin yaa ah somali waa labo arimood , bal ogaad marka inkastoo ay san qornay tariikh da somalida lakiin waa wax ku cad gabayadii iyo sheekooyinkii ay somalidu u adeegsan jirtay in ay ku xafidaan dhaqankooda, marka waxba yusan hadal ila tagin ,somalida manta ugu qadiimsan ee la aaminsan haya in ay ugu soo horeyeen waa nimankaas ku ligeen ka soo faracanay ee DIREED .
marka kuwaas ayaa ah kuwa ugu qadiimsan somalida maanta joogto , waana kuwii loo yaqiin ( COOS LA FIL), marka walaal yaal idinkoo wanaga uun arintaa si dey tahay ha log awar bixiye ileen waan is aqoon weydarsneynaaye , caydana joojiya iyo aflagaadada nin \gabadh walbey si wanaagsanoo degan arintaa aan u falaaqeyno , iyadon lays jikaarin .
waa ku mahad asn yahay qofka arintaan bilaaway , anaguna sidey tahy arinta aan ugu sii dhaba qaadno .
wixii aan kuqaldamaay waa camal sheydan ee iga cafiya ,
wabilahi tawfiiq..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SULDAAN

Unrecorded Date
SOOMAALIYEY.

HA ISKU MASHQUULININA, INAAD KA JAWAABTAAN WAX IDIN KALA QAYBINAYA.
KULIGEEN WAXAAN NAHAY SOOMAALI,MICNAHA WAXAA KUU CADAYNAAYA SIDA AAN NET-KEENA UGU WADA XIRIIRAYNO
OO AAN UGU XIRIIRAYNO AFKEENA HOOYO.

MICNO MA LAHA HADII AAD KU DHALATAY WAQOOYI, KOONFUR, BARI, IYO GALBEED.

WALAALAHA SOOMAALIYEED HA MIDOOBAAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIGIL

Unrecorded Date
A paucity of written historical evidence forces the student of early Somalia to depend on the findings of archeology,
anthropology, historical linguistics, and related disciplines. Such evidence has provided insights that in some cases have refuted
conventional explanations of the origins and evolution of the Somali people. For example, where historians once believed that
the Somalis originated on the Red Sea's western coast, or perhaps in southern Arabia, it now seems clear that the ancestral
homeland of the Somalis, together with affiliated Cushite peoples, was in the highlands of southern Ethiopia, specifically in the
lake regions. Similarly, the once-common notion that the migration and settlement of early Mus,lims followers of the Prophet
Muhammad on the Somali coast in the early centuries of Islam had a significant impact on the Somalis no longer enjoys much
academic support. Scholars now recognize that the Arab factor--except for the Somalis' conversion to Islam--is marginal to
understanding the Somali past. Furthermore, conventional wisdom once held that Somali migrations followed a north-to-south
route; the reverse of this now appears to be nearer the truth.

Increasingly, evidence places the Somalis within a wide family of peoples called Eastern Cushites by modern linguists and
described earlier in some instances as Hamites. From a broader cultural-linguistic perspective, the Cushite family belongs to a
vast stock of languages and peoples considered Afro-Asiatic. Afro-Asiatic languages in turn include Cushitic (principally
Somali, Oromo, and Afar), the Hausa language of Nigeria, and the Semitic languages of Arabic, Hebrew, and Amharic.
Medieval Arabs referred to the Eastern Cushites as the Berberi.

In addition to the Somalis, the Cushites include the largely nomadic Afar (Danakil), who straddle the Great Rift Valley between
Ethiopia and Djibouti; the Oromo, who have played such a large role in Ethiopian history and in the 1990s constituted roughly
one-half of the Ethiopian population and were also numerous in northern Kenya; the Reendille (Rendilli) of Kenya; and the
Aweera (Boni) along the Lamu coast in Kenya. The Somalis belong to a subbranch of the Cushites, the Omo-Tana group,
whose languages are almost mutually intelligible. The original home of the Omo-Tana group appears to have been on the Omo
and Tana rivers, in an area extending from Lake Turkana in present-day northern Kenya to the Indian Ocean coast.

The Somalis form a subgroup of the Omo-Tana called Sam. Having split from the main stream of Cushite peoples about the
first half of the first millennium B.C., the proto-Sam appear to have spread to the grazing plains of northern Kenya, where
protoSam communities seem to have followed the Tana River and to have reached the Indian Ocean coast well before the first
century A.D. On the coast, the proto-Sam splintered further; one group (the Boni) remained on the Lamu Archipelago, and the
other moved northward to populate southern Somalia. There the group's members eventually developed a mixed economy
based on farming and animal husbandry, a mode of life still common in southern Somalia. Members of the proto-Sam who
came to occupy the Somali Peninsula were known as the so-called Samaale, or Somaal, a clear reference to the mythical father
figure of the main Somali clan-families, whose name gave rise to the term Somali.

The Samaale again moved farther north in search of water and pasturelands. They swept into the vast Ogaden (Ogaadeen)
plains, reaching the southern shore of the Red Sea by the first century A.D. German scholar Bernd Heine, who wrote in the
1970s on early Somali history, observed that the Samaale had occupied the entire Horn of Africa by approximately 100 A.D.


Do not bookmark these search results.
THE TRUE SOMALI ARE AJURAAN IYO GALADI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Unrecorded Date
ku digil
su aasheydu waxey aheyd af somali macalinka
inaan isaga lee aan ku wadno mafiicnoo
hadaad aqoon af somaliga danbi malihid
waxaa laga yaabaa ajuuraan ayrish ah inaad tahay
saaxib waan kaftamaayaa ha uqaadan bersunal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TALLMAN

Unrecorded Date
Jawaabta suaashan waxaa soo gaabshay Abdulahi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anonymous29

Unrecorded Date
Anigu waxaan raacsanahay Digil Somaliya waxa ugu soo horeeyay uguna asli san waa Ajuuraan iyo Geledi/Biyamaal Ikisha may be Ajuuraanka kadib ayey yimaadeen Ikisha somali dhalad ah maahan siday ila tahay waa Ethiopian.

anyway nabad gelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YOYONIGGER

Unrecorded Date
DHILADII KU DHASHEY AYAA UGU SOO HOREYSEY SOOMALIYA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Thursday, June 15, 2000 - 12:49 am
ku. yoyonigger
waxaan umaleynaa qaxbadii ku dhashay
iney ugu soo horey say

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.