This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either... Go to Current Forums ...with millions of posts Waxaan ahay wiil guurdoon ah SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): Waxaan ahay wiil guurdoon ah MACALINKA Unrecorded Date waxaan jiraa sodon iyo kow jir waxaan bartaa kumbiyuutarka dhererkeygu waa 170.cm. hebel Unrecorded Date hortaa aa guur la dooni macalinka. DHUL DHAQADO Unrecorded Date TO: MACALINKA SALAAN WALAAL WAAD IGA QOSLISAY AHAH KUMBIYUUTARKA WAXAAD KA FAA´IIDI. YAAB. MIDKASTA WUXUU LEEYAHAY KUMBIYUUTARKA AYAAN BARTAAN OGOOW SOOMAALIYA KUMBIYUUTAR INUUNA OOLIN. ANAANBA KU DHAAMA OO BARTA DHUL DHAQIDA!!! YES SODON KOW JIR DHIBAATO MAJIRTO 21SANO WALLAASHA qalanjo Unrecorded Date Walaal waxaan ku oran lahaa hadaad waydo gabadh waxaan samaysaa iska sug ilaa aad heshid tii la guu qoray. Anigu hada hadaan ahaan lahaa inan aad qoflahay waxaa dhicilahayd in aan wax kula qabto. Balse aad ayaan ugaga xumahay in aan maqlo inan soomaliyeed oo cudsi waydiisanaya gabdhaha soomaliyeed in ay waxla qabtaan. Ilaahay hakula garab galo. qalanjo Unrecorded Date Walaal waxaan ku oran lahaa hadaad waydo gabadh waxaad samaysaa iska sug ilaa aad heshid tii laguu qoray. sujuu Saturday, October 21, 2000 - 11:35 am TO MACALINKA war macalin waad na ceebaysay waa maxay nin dhalinyara ah oo isku soo qoraaya meeshan publiga ah,ma waadan shukaansiga aqoon mase waxbaa kaakhaldan Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.