This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date DADYAHOW HADALKA BADAN HADAAN IDIN SU AALO MA II JAWAABEYSAAN JAWAAB AAN AFLAGAADO LAHEYN. WAXAAN AHAY 30 JIR AAN DHILEYSAN AAN HABA YARAATEE NAAG ARAG WAXAAN RAADIYEY GUUR XALAAL ONLY NO GIRLFREIND OR NO CALLING FOR NAC NAC IYO HADAL LAGARAACO SADEX SAACADOOD OO KADIB SARIIRTA AAN KALIGEY SEEXDO XAASHAALI LAAH . WALAALAYAAL SHUKAANSIGII WAA IGA GUURAY EE SEE LOO SOO CELIYAA SU AASHAAS WAXALEH WIILASHA . SUAAASHAANA WAXAALEH GABDHAHA ,GABDHOOW SIDEE LA IDINKU DHACAA OO XALAAL LA IDINKU HELAA . ADINKOO AAN WAQDIGA IGA QAADIN CUZ IAM GETTING OLD .. SIDEESE JACEYKIINU YAHAY .OO AAD WAX U FIIRISAAN .. KHALADNA YAAN LAGI FAHMIN ...JUST IAM SERIOUS. WALAAHI .. SIDAAS IYO TALO WACAN OO WAXTARLEH . WAXAAN JOOGAA USA.
| |
Unrecorded Date TO shabel walaal wan ku salamay, kuman faha min ma gurdoon bad tahay misee sida waxa jooshukan sado baa ka gurtay bal iso kala shega adigon xuman u qadan walaal waxan kugala talin lahaa hadii waxad shegeso run kayahiin mar naba naf tada haka nusan oo samee waxay naf tu kuledahay samee tasiwaa taladay da in kas ton ku faha min walaal mahad sanid nabaday
| |
Unrecorded Date asalaama alkum walaal hodon aad ayaad u mahadsantahay meel alaale meeshaad dunida ka joogto aad ayaan kuugu mahadaiyay taladaadii . walaal waxaan warkaeyga kawaday guurkii ayaa igu adkaaday oo waxaan ahay guurdoon . waxaa ii soo raaca inaan noqday nin shukaansigii uu ka guuray maxaa oo iigu wacana ma an garanaayo . my be inaan serious guy noqday oo aanan ka helin macana darada iyo xiriir aan lagula wadain . waqti isaga qaad . hodon walaal ii soo qor e-mail my e-mail is abdulaziz69@yahoo.com
| |
Unrecorded Date waa kaa dhiiqatay xaaladu ayada aad kahadleeysid Hodaneey.... Afsoomaaligana baro walaaleey yuunan kaa dhumin afkaaga runta ah ee hooyo!!!
| |
Unrecorded Date dhalo yaa qabooy dhalo? coco, fanta, sprite, mandiriini, dhalo catar, dhalo olyo, dhalo dhuceey, labo litir?
| |
Unrecorded Date hebel ka dareey waaye waxaaga u trying to be funny laakiin waxba iskuma heysid walaal iska aamu oo waqtiga ha iska lumin..........
| |
Unrecorded Date ok sir/ma'am
| |
Unrecorded Date hebel lol bro walaahi aad ayaan u qos lay huh huhhaah dhalo aranjaato iyo dhalo dhuceey yaa qaba . long time ma maqal . but bro i only need advice simmple is that .. just let me the right path to get marreid laxam halaal.. thanx
| |
Unrecorded Date TOO:SALAAMU CALEYKUM SHABEEL ABOOWE ANIGANA GUUR WAAN GAADHI WAAYEY EE ILAAHEY HA INOO SAHLO AMMIIN ISOO RAADI NIN XALAALA AH ANA WAXAAN KUU SOO RAADIN GABADH XALAAL AH ANI WAXAAN JIRAA RUNTII 21 SANO LAAKIIN WAXAAN RABAA NIN SALAADDA TUKADA MUHIIM WEEYE TAAS
| |
Unrecorded Date TO ANONYMOUS & SHABEEL WHY DON'T YOU BOTH HOOK UP CAUSE YOU BOTH LOOKING FOR SOMEONE TO MARRY!!!!!!!!!!! LUV YA'LL
| |
Unrecorded Date what if they both + + and not + - that's not good. shabeel good luck guy xariifka kawaanlaha jiir isii dheh cadiinta iga reeb.
| |
Unrecorded Date walaal ilaahay haku caawiyo hana ku waafajiyo waxa khayrku kujiro adigoo xumaan uqasdin.
| |
Unrecorded Date hebal waad inaga qoslisay hilibka iga ilaali kawaanlaha qofkow doonayay wuu helay shabaqiisana malaay waasoogalay
| |
Unrecorded Date arin kheyr qaba ayaad hadaa noo sheegtay diinle. waa hagaag odey.
| |
Unrecorded Date FACTS, USA HAVE POPULATION OVER 260MILION. SECOND WHY THERE IS MANNY DESPERATE GUYS/GIRLS IN USA??!! IF YOU CANNOT FIND IN THIS AGE A GIRL TO GET MARIED BRO.. I DON'T WANT TO BE YOUR XIDID. YOU HAVE ONE OPTION LEFT, MAIL-ORDER BRIDE (its simple help yourself with a girl who will not look at you in equal situation let alone to be maried to you) AND HELP HER TO ESCAPE WHAT WE CAUSED IN OUR COUNTRY AND I MEAN THE POVERTY!! OR HOOK WITH THE ANONYMOUS!! nabadgalyo aroos wacan.
| |
Unrecorded Date FACTS, USA HAVE POPULATION OVER 260MILION. SECOND WHY THERE IS MANNY DESPERATE GUYS/GIRLS IN USA??!! IF YOU CANNOT FIND IN THIS AGE A GIRL TO GET MARIED BRO.. I DON'T WANT TO BE YOUR XIDID. YOU HAVE ONE OPTION LEFT, MAIL-ORDER BRIDE (its simple help yourself with a girl who will not look at you in equal situation let alone to be maried to you) AND HELP HER TO ESCAPE WHAT WE CAUSED IN OUR COUNTRY AND I MEAN THE POVERTY!! OR HOOK WITH THE ANONYMOUS!! nabadgalyo aroos wacan.
| |
Unrecorded Date walaaleey waan kugu wareray ee mar marka qaarkood waxaad u hadashaa sidii nag xaas ah hada waxaad tahay gabdh abaayo igala soo xiriir mrlover59 @hotmail.com anonymous PPLS ILA SOO XIRIIR HADAAD HADAAD RABTID ... THANX
| |
Unrecorded Date Aroos cayooba waa la isku qacdhabi miyee?addunkan saasaas ku macyahaa shalas naag raadihayi maantina waa qacdhabooyaa dukha qoyso aan kudhihi aduun tommon ii koow beri baayi ee dukha nafteed ka bilaaw internetka naftisa guurso dukha aniga at camal miihi hashoyan qacdhabaa ee ingiriis waxaas dhahaa good luck oo laga wadda (wax qacdhawdid ku qacdhawana allah kuu sahlo
| |
Unrecorded Date Bilaajo ma soomaalida kenya ayaad tahay?
| |
Unrecorded Date maya habarteey habarteey waaye....CAPISHE?
| |
Unrecorded Date guur xalaal ah haddii aad rabto shukaansi ma xaa kuu soo arkay, train ka dambe si uu san kaaga tegin, ku dhac iyada laftigeeda, guur diyaar ma u tahay? inaad tiraahdo ayaa kaa xigto. maya ka carar, haa soo xaroo ,bis maxaaba isku daalinee. meelaha laga helo bis halaguu tilmaamo haddii aadan aqoonin.
|