site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAAMULKA SOMALINET.COM

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): MAAMULKA SOMALINET.COM
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOMALIyaaban

Unrecorded Date
KU:MAAMULKA SOMALINET.COM


MARKAAN MEELO BADAN OO KAMIDA MEELAHA FIKRADA LEEYSKU DHAAFSADO KUSOO MARAY SOCDAAL IYO INDHO INDHEEYN,AAD AYAAN RUNTII UYAABAY,HEERKA EEY SOOMALI MAREEYSO,LAAKIINSE WAXAAN KASIIYAABAY DADKA WAXYAALAHA QAARKOOD KU HADLAAYA,EEN AHEEYN WAX QOF BANI AADAN AH EE ILAAH UUNTEY MUSLIN IYO GAALBA AFKIISA SOOMARIN,WAAYO GAALADA QAARKOOD KUMA HADLAAN HADALADA AAD HALKAAN ISKAGA CAAYEEYSAAN,IYO WAX YAALAHA AFKIINA SOOMARAYA,MIDA KALE MEESHA MAADAMA EEY TAHA YMEEL PUBLIC AH ILMO YAR YAR AYAA SOOGALI KARA ARKINA KARA WAX YAALAHAAN AAD KU HADLEEYSAAN.

SAAS ARINTA AH MAAMULKA SOMALINET.COM XAG CAQLI IYO XAG DIINBA MARKII ARINTAAN LAGA EEGO,KABAAIIRTA IYO WAX YAALHA FOOSHA XUN MEESHA KA SOCDA,QEEYB WEEYN AYAAD KA QADATEEN,WAAYO WAXAAD USAMEEYSEEN FUDUDEEYN EEY DADKII WAX YAALAHAAN XUN XUN UURKOODA KABUUXEY EEY KUSOO BANDHIGAAN,MARKA RAALINA IGA AHAADA IDINKOO MASLAXAADA DHAN KASTA KA EEGAAYA,HADEEY IDINKU ADAGTAHAY KANTAROLKA BOGAGAAN FIKRADAHA LEEYSKUGU DHAAFSADO,WAXAA ILAHABOONATEY INAAD ARINTA WAX KA BEDESHAAN IDINKOO WANAAG U FEKERAAYA. WAAYO WAXA MEESHA KA SOCDA WAA WAX XUN HAL IYO LABANA MAAHAA WAA KULI BEEYJKASTA OO KAMIDA QEEYBTA IS WEEYDAARSIGA FIKRADAHA.

RAALI IGA AHAADA HADAAN HAWL IDINKA DHEXGALAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
TO:SOM/Yaaban

Horta saaxib arinkan aad sheegtay waan kula arkey
waxaana aan Somalinet-ka amiinsanahay, in ay tahay goob loogu talagalay in dhalintu ay Xumaanta halkeeda kasii wadaan, inkastoo dadka soo booqdaa ay u badanyihii da'aha 21 iyo kor hadana dhalintu kama ay foga oo waxaan qiyaasayaa in 15% ama kabadan ay yihiin dad ka yaryar da'aha aan kor ku soo xusay ee malinwalba soo booqda site-kan runtiina waa wax laga xumaado.

Way adagtahay sida wax looga qabtaa waayo kuwa maamulaba way ogyihiin xaalada meesha ka socota waayna ay ku faraxsanyihiin malaha.

Mida kale oon kusoo gebogebeeyn hadalkayga waa, Hadii dadka oo dhami sidaado kale wax u dareemayaan, Somali mar horey meel mari lahayd balse nasiib xumo waana ay dhaceeyn waana lama filaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Galleyr

Unrecorded Date
Ammin Wanaagsan Dhamaantiinba

Ku: Soomaali Yaaban

Walaal Marka Hore Waad Salaamn Tahay, Dhab ahaantii, Waxaa Golaha Qoraalka ee "Somalinet" Loo amaamuday in la isku Dhaafsado Wixii ra'yi ah ee Wanaagsan, Ayadoo ay arrintaasi Jirto ayaa haddana waxaa ay Tahay in Mudnaan la siiyo Qoraalka uu qof waliba soo Qoro.

Hase ahaatee waxaa jira dad ayaguna aanan garan ixtiraamka akhristayaasha kale, ilamaha in la farta lagu fiiqo amaba muhiimad Gaar ah la siiyo, ayagaana dan u daali doona.

Sidaa aawadeed Dhamaan Dhalinyada wixii afkaar wanaagsan haya ha soo Gudbiyaan hana u aabayeelina dadka aragtida gaaban.

Mahadsanidin.

NABAD iyo CAANO

Galleyr

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suban

Unrecorded Date
Galleyr, good to hear from you bro....it has been a long time!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniiiiini

Unrecorded Date
Salaan,,


Dad aan in dhawalahankada lagu arag baa soo cagadhigtay,,,Galleyr qoraalkaagii soomaaliga tiqda ahaa lama arag maalmahan'e ee waa lagu waayay muddo aanan yareyn oo iigu kaa dambeysay ilaa iyo waayihii NSYL iyo abaabulkeedii.


Badgal ,Adiga iyo Sharaf Shanqartiinaba haddii la maqlay,,, aad baa la idiinku xiisay doodahiinuna iney iska socdaan baan jecleysan lahaa waa haddii aad waqti u heleysaan..,,


Suban walaashiis I admire your contributions ha ahaato alaabtii NSYL ama doodaha kaleed ka qeyb qaadato,, aadse waxaan oga helay inaadan xasuusan baa laga yaabaa maraad is heyseen nin la oran jiray Major oo aad tiri MAO MAO oo isna u qaatay Liquor adna aad dib uga sharxi jirtay,,,doodaadii ugu dambeysayna aad baan oga helay oo i deeqday saad ragga aad ugu jawaabeysay,,,,.......


Bal meesha inta aad ku soo noqotaan yaraha doodo cilmi iyo bal wax inoo fura ,,..Badgal, Sharaf, Walaalkiin,,Suban,,Galleyr,,Anony,, iyo iyo iyo Qamar,,,.............Aaxoow,,..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suban

Unrecorded Date
Salaama
Neefow Kaniini, mahadsanid.
Aniga xataa waan tabay qoraaladda dadka aad kor ku soo sheegtay.....xataa markii lagu daro Major:)
Adigana qoraaladaadda ma yareestaan oo waaba qosol miiran.
Walaalkiis ila soo xiriir:
Suban1@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOMALIyaaban

Unrecorded Date
CiiseRooti SXB waa kuslamay iyo baarbaarta kale ee mawduuca ku jirta,kuwa meesha isku balansanayana waxaan leeyahay, asluubta iyo akhlaaqda dhawra,waayo maqsinkaan yar inaad isku balansataan idiima furin ee dadku ineey dhibka taagan ee meesha ka socdo ka dhiibtaan fikrada eey u arkaan xalka lagu xalinkaro,ayaan u furey qolka,banaanka markaad ubaxdaan waxi balamo ah qabsada intada qolka ku jirtaan waxaan aheeyn mawduucan kama hadlikartaan waa iga AMAR iyo TALO.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.