ciise | Unrecorded Date waxaan aan raali ka noqdey gabar aan saaxiib la ahay in ey ilmaheyga soo rido aniga dambiga wax ma ka lee yahay |
hebel | Unrecorded Date aakhiro war aa kuu yaal macalinka. |
ragyaqaan | Unrecorded Date hebel saxiibow warka xagee kasoo xigataa waa kaa danbeeyaa wadankee joogtaasaxiib |
hebel | Unrecorded Date ragyaqaan warka wey iga dooxdaan odey, dc taxi baan ku cayriyaa, budh baan sitaa,doobna waan ahay,guur weli gaarin. |
Nasro | Unrecorded Date HEBEL. bro..waan ka helaa qoraaladaada faniga ah,maalitiiba shan jeer camalaad iga qoslisaa,waa ku mahadsantahay bro,dadkani funy iyo foorjo ma yaqaanaane. |
hebel | Unrecorded Date nasra roob alaha kuu di'iyo sis. |
Midgaan | Unrecorded Date MIdgaan To Nasro Nasro salaan midgaan guddoon!!!! maxad warhaysaa. Ma dadka midgaha ku caano maalad tahay ????????? |
Anonymous | Unrecorded Date Walaal: Ma fahmin arintaan, xagey ka socotaa, walaal ma iska soo rid ilmaha kuma aqaane baad ku tiri, mise ha inaga dilin ilmaheena ee aan is guursano oo ALLE ka baqno baad tiri, danbi in inagu filan waan galnayee? ka bacdi baad ogaan in aad danbiga kula jirto iyo in kale. Saas waaye dheesha. just easy! |
Quman | Unrecorded Date TO Ciise Saani! Subxaanalaah war maxaad tiri? War ilaaheey ma ka baqeeysid miyaa, Saani baad tahay saanigana Nacalad Alle ayaa ku dhacday Adigoo kale talo uma baahna ee cafis Alle ayaad u baahan tahay. Shame on you Ciise you need to say something else rather than saying my girlfriend did an abortion like you are a gaal i mean "non muslim" get a life man don't you ever try to write those on this page. |