site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dareenkii nin nimada ayaa igu batey ee ila tali

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): Dareenkii nin nimada ayaa igu batey ee ila tali
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Walaal adigoon anshaxa ka tageeynin igala tali dareenkii ninnimada ayaa aad iigu batey habeenada qaarkood maseexdo in kastoo diintu ay ku cadahay qofku markuu waxyaalahaas oo kle isku arko waxuu sameeyn lahaa hadane sheeydaan iyo iimaan adag oo aan jirin iima suurto gelin inaan markasta qaabkaas sameeyo,hadaba adoo si cilmiyeeysan wax iigu sharxaya maxaan sameeyaa.
mahadsanidiin intii talada wanaagsan isiisaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Indho

Unrecorded Date
Walaal Salan sharafbadan ka dib, markaan aqriyay cdsigaaga talada waxay ila tahay in aad soonto waayo Soonka ayaa kaa kaafinaaya waxyaalahaas oo dhan teeda kale hadaad awood heyso maxaadan u guursan gabar islaam ah oo sharafleh ceebtaadana kuu astureysa.

Walaashaa Islaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
dhagax ku xir ama nuuryad ku shub.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanad

Unrecorded Date
Walaal waan ku salaamay, runtii dhibaatada ma sahla, laakiin waxaan u maleynayaa inaad basasha badsato marka waxaan ku dhihi lahaa bahashaas.. waa ay badisaa marka ayada is´ka yareey..
P.S hadalkeyga dhee dheel ha u maleyn koley intaa baa talo iga ah byeeeee
Hanad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LEYLA M

Unrecorded Date
Ala waar yaahee mmeshan kacsigu kugu dilay waa halkee ala walaal waan kuu miciinilahaa hadaan meel kula joogo,
Imikana waxaan ku odhan lahaa intaanad kacsi udhiman cinwaankaaga isoosii ileyn waa ku ceeb hablaha soomaaliyeed nin soomaali ah ayaa kacsi udhintay

Leyla

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARDOOSA

Unrecorded Date
TO ANNYMOUS WALAAL GUURSO SIDA UGU DHAQSAHA BADAN INTAAD SINO GALI LAHEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TO ANONYMOUS WALAALKAY FARDOOSA HADALKEEDA AAN KU RAACSANAHAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
By Iftun

Walaal waxaan kugu TALINAYA INAAD GUURSADO SIDA IGU DHAQSAHA BADAN ARINTAAN HADAY KU HAYSO WAA ARIN QADAREE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cashewnut

Unrecorded Date
Afar tetracicaline ku dur meesha, laba habeenkii, labo subaxii, cunidda khat na badso!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xeroow xool

Unrecorded Date
salaaan kadib
waan soo maray marxaladaaas oo kale.
xeladan sameen si basar leh.
hal asbuuc waxaad cabtaa malmal biyo ku qasan aroor walba ama caano gaaroor(ciir).
war waa ku kaaa
nabadey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

N;Cali

Unrecorded Date
Walaal ilaahay waxaan kaaga baryayaa,inuu sinada kaa xifdiyo,ee adiguna is ilaali.
Aniguba wiil d'a yarbaan ahay walina maan guursan laakiinse shayga kaliya ee aan isku ilaaliyaa waa digriga ilaahay khaasatan aayatal kursiga,markaa walaal waxaan kugula talinayaa inaad markaste cabsida ilaahay xasuusnaatid.
Midna ogow, hadii aad maanta is ilaalisid oo aad sabirtid inuu ilaahay adigana khayr iyo gabadh wanaagsan kugu abaal marin doono.
sidoo kale waxaan kugula talinayaa inaad iska daysid arimaha mushkilada kugu sii badinaya.Tusaale ahaan hadaad haasaawaha hablaha iyo sheekooyinka jacaylka badsatid inaad iska dayso ayaan kugula talinayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waano sheeg

Unrecorded Date
By:waaniye
Waxaan intaa kuugu biirin lahaa inaad ka fogaatid wax alle wixii dareenkaaga kor u qaadaya,sida filmada jinsiga ka hadlaaeya ama wixii la mid ah
alle ha ku dhowro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMRAN

Unrecorded Date
Waa kusalaamay walaalkiis.

Waxaan kuurajeeynayaa inuu ilaahay kuu fududeeyo, adna isku day inaad ilaahay kuxirnaatid,ilaahay subxaana watacaalaa daa walba dawuu usameeyay ee waxay aniga ila tahay dawadaada waa adigoo guursada guur xalaal ah oo ilaahay kuu baarikeeyo kuna siiyo xaas kaadaaweysa xanuunkan.

Waxaan kuu rajeeynayaa qeeyr badan inshaalaah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
war intaa miiska korkiis saartid dhagax ku garaac bilaayada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anfaal

Unrecorded Date
Asalaamu calekum dhamaantiin

Walaal waxaan ula jeda wiilka codsiga soo qortay.aboowe horti wax aad iyo aad u fiican waaye ileen dadka qaarkood heerkaas ma gaaraan hadana waa run oo sheeydaan waa ku qaadi karaa walaal aniga waxaan kugula talin lahaay inaad aroosto in kastoo iska aroos ey soconeynin,, ama sidi wiilka walaalkeen ah kor ku xusay inaad soonto... laakin nin mayiko intaas ka garay dhif iyo qaliil waaye....oo hadana daacad ah..kheeraan kuu rajeeynaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qoora-weyne

Unrecorded Date
War waxyohow waalani haddaad kacstay wax was ilaahay baa nago adduunka badiyee, ama siigeyso sida reer xamarka.

Gabdhaha Soomaaliyeed oo kuu soo gurmadeyna si gaar ah ula xiriir bal inay wax kuu taraan, illeyn iyagaba qaar badan baa meelahaa kacsi ku laayey.

Haddii kale qaadka badso, sidaan maqlay nimanka qqadka cunaa ma kacsi badnee, ka warrama naagaha qaadka cuna iyaga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMRAN

Unrecorded Date
To qoore weyne

Walaalkiis ilaahay maka baqeeysid miyaa, maxaad hadii uu walaalkeen dhibaateesan yahay aad ugu ciyaaraysaa, ama aad dumarka uaflagaadeeynaysaa?

Meesha waxaa loobaahan yahay in laisla taliyo ee taladaan jaadka cun waa bohol katuurid ee maad naga dhaaftid bro bohol katuurida.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anynkale

Unrecorded Date
to:anynmous walaal ani i guurso!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khalil

Unrecorded Date
Hey Anonymous:

It is easy and damn simple!. In Islam it is allowed to jerk off. you need to start masterbuting as soon as you wake uo in the middle of the night. you may say where is my "daliil". Simaple check out "xalaal wal xaraam fil islaam" written by DR. Yusuf Al-qadaawi.

I hope that helps.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hebel

Unrecorded Date
,,,,,,I think its easy if u r in 1 of the westren countries ,,,so what u do is eat as much cholestrol u can take and double ur supper every night, take 4 pieces of the newly invented tablets called Viagra,,,go to the nearest Strip joint like the 24 hrs open strip joint Deja Vu,, have like straight 7 to eight lap dances from one dancer and tip her nice,, most probably she will accompany you to ur bed,,,,,,if that doesnt work take a cab to the streets ,,4 sure u will get 1 plz dont 4get ur protection,,,the sheild ,,condom

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAY

Unrecorded Date
To: anonymous

waan kusalaamay sxb meesha aad ku nooshahay naagaheedii halkee aadeen mida kale hadii aadan saaxiib aadan laheyn gabadho lacag qqato majoogaan miyaa meesha aad ku nooshahay

sxb hadiii eey jiraan habeen kii soo tuuso halxabo halsitimaan markii aad wadid iyadaa kaa bexeysa sida ugu dhaqsaha badan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
Hebel what kind of an advice is that? the guy is walking horny and ya telling him to take viagra. what, do U want him to get a stroke?
Leave my name alone ya too dumb and too stupid to borrow.
Ya schmuck.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
BY.wiilkii talada idin soo weeydiistey,waxaan ugu horeeyntii umahad naqayaa Amran iyo Anfaal,iyo intii kale ee taladeeyda kasoo qeeyb qaadatey,runtii aad ayaana ooga faa iidey taladiina,waxaa jiro dad su aalo isoo weeydiiyey ku saabsan,in meesha aan joogo gabdho joogaan jawaabtu waa haa oo waxaan u maleeynaayey inaan kor ku soo xusey,cidii talo si gooni ah iisoo siineeyso fadlan ha igala soo xiriirto E-ailkan guuleed23@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Unrecorded Date
ARYAA,HADAL BADAN WAX MA TARO EE MUHIIMADA KA RAAC,SIBIR MA HELI KARTAA?HORTA MA TAQAAN SIBIR?HADDII AAD HELI KARTO HAL KOOB OO SIBIR AH SUBAX KASTO CAB,SHAAH MADOOW NEH BADSO MAALINTI,WAAD II MAHADCELIN DOONTAA HADDII AAD SAMEEYSO INTAAS,WAA LA SOO WADA MARAY SAAXIB.

TO HEBEL,
MAGACAADA WUXUU NOQDAY DHEERTI SHAAFOOD EE ILAASHO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BUUR KAROOLE

Unrecorded Date
walaal iska yareey khaadka'malaayka toonta'aragoosatada iyo nuursiga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wasakh

Unrecorded Date
aryaa waan is ognahee oo marabtid inaad guursatide aan halkuu sheego sxb siigayso,malaa mataqaanid sida loo siigaysto aaan ku baro :

1:qooraha kici marka hore.

2;cream mari ku malaas,kuna wado dhabooq

3;hadaba marna kacantaada kur uqaad marna hoos udhig.

waxaan umalaynayaa maalinta u horaysa inaad 10jeer siigaysato.balse agoow taasi waxay keentaa indha la'aan hadaad badsato.wiigii marlee .that will be enough for you.

Haboon

Saturday, July 08, 2000 - 10:30 am
Waaryaahe isku xishoo oo waxyaabahaa oo kale ha baafin ee waad in aad si deg-deg ah aad ku guursataa.
Hadii ay kuu suurto gali waydo in aad si deg-deg ah ku guursatid, waa inaad naagaha gaalada latumatid ee aadan gabar muslim ah isticmaalin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, August 21, 2000 - 10:01 am
ha isoo marin kacsi ma isheen kari habeenkii aaa

aboo ani waxaan ku dhihi lahaa iska guurso gabar xalaalkuu aah ood markaad kacsato ba iska heleesid

hadii kale oodan awoodin inaad guursatona soon

intaas waa iga talo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ilhan

Tuesday, August 29, 2000 - 10:57 pm
to: anonymous walaalkay waxaan ku gula talin lahaa inaad iska guursatid sida ugu dhakhsaha badan. Ilahayna ha ku fududeeyo

By: your sister ilhan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raxo

Tuesday, August 29, 2000 - 11:07 pm
waa waray aboweheen maxaa kacsi haya gayga naag aad wastid raadso hadaad weydidaniga ii kaalay ana ku daweynaye gacalka is ilaali I mean tv:ga ha badsan magaceyga waa Raxo

tel: waa 47..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burhaan

Wednesday, August 30, 2000 - 06:54 am
Waxay Soomalida ku maahmaahdaa "Habar fadhidaa lagdan la fududaa", waxaan ula jeedaa dadka dhahaayo Guurso, guurso xataa afar naagood, ama Soon. Wallaalayaalow aan runta isku sheegno oo maanta arin intaas waa ay ka kulushahay, Gabdhihii Soomaaliyeed badankood(qaar yar ma ahane)iimaan ma leh (iimaha kale waan ka gaabsaday inaan sheego); Raggii Soomaliyeed waxey u bateen wax balwad dilatay (qaad, sigaar, qamro iyo wax kadaranba badooda ku jira, rajo maleh kuwani), wax aan fursad waxbarasho aan helin (reer baadiye, balse ayakaaba ugu rajo roon, maxaa yeelay haddii aysan maskaxdooda wali shamiito noqon wax waa loo sheegi karaa, haddii kalase ka samar) iyo in maskaxda laga xaday oo aqwaan ama suufi noqday (kuwan ayaku rajadooda Allaa og, laakiin aniga waa ila liitaan, maxaa yeelay caqli badan oo lagu fakaro kuma aanan arag, wixii qof walbaa u sheegtay ayay iyagoon soo calaajin miiska kuula imaanayaan).

Mr Anonymous xaaladaada haddaan usoo noqdo, horta mid ku farax( taasoo ah Ragga badankood waa kula qabaan oo kaligaa ma tihid), midna ka nax oo ah haddii aad daydayeyso ideal woman, Illaahey adoo nool hakuu naxariisto ayaan ku dhahayaa maadaama aysanba jirinba ideal woman. Balse aniga waxaa iga tala ah inaadan raacin dadkaan taladda eey ku siinayaan oo ah haddii aad sex rabto iska guurso adoon xisaabtan kale sameyn waa mid aan caqli gal aheeyn. Marka haddii aad awoodo guur misna qof aad wax wadaagi kartaan oo aad isdabeecad keeni kartaana aad heshid guurso (ha u fiirin tanaa waddaad ah iyo tan aan aheyn, ogoow dumarku dabka hoostey kuwada wataan), haddii xataa aad Soomali dhexdeeda wax ka weyso Ilaahey irsaaqada waa badshey qolodii aad lamacaamiltami karto wax ku darso. Haddii taasi kuu suurto gali weydo dhaqtarkaaga la tasho, maanta Medical Scienceka aad ayuu u hormaray waa ay ku caawin karaan.
Wixii intaas ka soo hara ex. Siigo iwm waxay ila tahay waa waqti dhumis, ciyaalnimo iyo caafimaad xumo.

Good luck

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xayaad

Thursday, August 31, 2000 - 07:49 am
Bisinka iyo Alifka iyo Aayadaha Quraanka. walaalayaal maxaa idunku dhacay oo idin helay. soota xishoodkiiba laga tagay.war wax halaisugula haro. mida kale wiilkan leh ha la ila taliyo horto walaal Illahay ayaa ku cilmi leh in waxa aad sheegayso ay wax ka jiraan iyo in kale lakiin xataa hadii ay wax ka jiraan oo ay daacad kaa tahy walaal ma aanad waayin cid kula talisa adiga oo aan u soo bandhigin umada oo dhan dhibaatada ku haysata. waayo wax walba la isagma hadlo. anigu waxaan ku odhan lahaa walaal Illahay wax walba oo qofka biniaadmiga ah ku soo foodyeelan kara wuxuu u yeelay xal. marka raac wixii Illahay ku faray si aad uga bogsato xanuunka ku haya. waa iga intaas lakiin waxaa iga dardaaran ah ha laga fogaado hadalada maalaacayniga ah oo aan cidna wax u faaideynayn waayo dambi mooye wax kale inagama soo gaarayaan. waa walaashiin xayaad oo idikaga tagaysa in taqwada la ilaaliyo.

BEYDAN

Thursday, September 07, 2000 - 12:01 am
WIILKOOW
GUURSO ILAAHAYNA HAKUU NAXARIISTO DADKA KALE OO
WAXAY RABAAN SHEEGAAYO OGOW IN UU ILAAHAY KUU JEEDO KANA BAQ MAALINTA YOOMULQIYAAMO.
WAXAAD KUHADLAYSID XISHOODNAQOF ISLAAM AH AYAAD
TAHAY ...
NABADGELYO.
BEYDAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Saaaxiib

Saturday, September 09, 2000 - 04:06 am
Ku Bilaa magac donaaya in lala taliyo.

Waar kaagan doqoniimadu midh sigaar ah ka dheer tahay,intaad niicda iska deyso Ilaahay nin rag ah ayu kaa dhigee xejiso lambarkaaga oo cabaadka iska daa,kacsi baa i haya ayaad la shir imanaysaa,ala kaa gaa soo kale maxaan aqaanaa waa nooca siigadu iyo saabuuntu ku idhey musqusha.
Nin ragi waa kii jabkiisa qarsada,waxan Dumar ah ee meesha soo galay kulu wey wada qabaan ee wey is farsameeyaan ee is farsamee duli ilaahay ku bad ye,bal eeg Naagihiiba is farsameeye iyagaana kaa kacsi kulul adna ciiiiiiiic daad haysaa,waar naga tag dhaandhaan yahow qurbihi baad nagu ceebeysee.

Xajiso lambarkaaga.

Ku hebel.

SXB waxn yaa naga qabta dee qurbaha nagu ceebeeyey kani rageedii maaha cabaad weyne fooqal cabaad weyne weeyaan.

jaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw

Mr Saaaxiib

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lial kim

Monday, September 11, 2000 - 03:54 am
ku MR Saaxiib adi kaalay intee uga jeeda naagaha kacsiga hayo oo is farsameynaayo ma xishoonaysido?
KU wiilka aan magaca adiga laftiakgu isku xishood kacsibaa ihayo af ma aho e bye evryone

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DUMBULUQMAN

Friday, September 15, 2000 - 03:25 pm
KU NIICLE ADKEEYSANWAAYE.
WAXAAN UMALAYNAYAA WAXAA KU DHAMEEYAY MR.SAAXIIB
MIDKUYIDHAA NAAG LACAG KU IBSO IYO MID KU YIRAA
BASASHA ISKA YAREEBA HORTA WAA ABAALKA OO ADAA
HALKAA IS DHIGAY ,MIDA KALE RAGA MA OGTAY MID KAA HAMO BADAN IYO MID KULA MIDA INU JIRO HA DHEH
DOQONYOWDEE WAX HALKAA DADKA WAKHTIGA KAGA LUMINAYA MAAD ARAGTAY DHAKHYAY WAXAAN U MALAYNAYAA
KACSIGII DHABTA AHAA KUMA HAYE MID NOOC KALE AH
AYAA KU HAYA EE NOO SHEEG KAASAAN KAA CAAWINE
DIBNA HA UGU NOQON WAXANO KALE FANTO KU ............,,,,,,,,,,,,,,,,,....AWSAAKHYOW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

colaad

Saturday, September 16, 2000 - 04:29 pm
dareenkaygaa ko u kacsan ee ila taliya waxaan u malynayaa in aad ogtahay jidka haboon sababtoo ah waan kacsi badanahay wasmo xalaal ah ama mid xaaraan ah ama sii geysi siday doonto ha noqotee muhiimku waa in aad hesho qaab aad u degtid,hadaba waxaa ila quman si toos ah hablaha ubari ,hadii aad rabtid ra'yigu in uu wareegana waad ku mahadsantahay sidaad mawduucaan ugu sahashay dad badan in ay ku cabiraan calooshooda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xasan

Wednesday, September 20, 2000 - 04:40 am
salaamu caleykum wallaal kaama abaal liito allaah
hadii aad diinta ku toostid alle wuu ku xifdin. wallaal soon, nabigeeno SCW waxaa uu yiri dhalinyaroy kiinii aan a awoodin guur ha soomo, waxaad kaloo sameysaa sidaan sameeyey , aniga waxaan ahay wiil dhalinyaro dareenkaas oo kale hada kahor ayaan isku arkay waxaana iska daayay daawashada tv waxaana cabey caano garoor wuuna iga yaraaday dareenkii badnaa salaamu caleykum

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.