site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dareenkii nin nimada ayaa igu batey ee ila tali

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): Dareenkii nin nimada ayaa igu batey ee ila tali
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Walaal adigoon anshaxa ka tageeynin igala tali dareenkii ninnimada ayaa aad iigu batey habeenada qaarkood maseexdo in kastoo diintu ay ku cadahay qofku markuu waxyaalahaas oo kle isku arko waxuu sameeyn lahaa hadane sheeydaan iyo iimaan adag oo aan jirin iima suurto gelin inaan markasta qaabkaas sameeyo,hadaba adoo si cilmiyeeysan wax iigu sharxaya maxaan sameeyaa.
mahadsanidiin intii talada wanaagsan isiisaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fardoosa

Unrecorded Date
TO:annynmous
asalaamu caleykum aboowe fiiri
WALAAL GUURSO GABADH MUSLIM AH kadib mid kale kadibna gabadh kale , 4 xaas yeelo waa kuu xalaale ma ogtahay markaa midba habeen le waa walaashaa, laakiin intaa kuhor ilaahey ka cabso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sanka

Unrecorded Date
iga qabo salaanta
Waxaan layaabay sxb waxaad ku hadlayso,ma waxaad ka xaniiyo badan tahay wiilasha somaliyeed, dadkoo dhan arintaa waa kula qabaan.
markaad wareertid siigo la iska tuuraa,
wax wey ha u arkin arintaas ,its too easy.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gacmo Saabuun

Unrecorded Date
Siigeyso saaxiib maxaa dhacay ma gacmahaad la'dahay mise saabuun la'aan baa ku haayso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
gamo saabuun gacmahaa saabuun aa kaaga buuxdee dadka saas haku salaamin. nacalaa iskaarbaha kaaga yaale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isse Omar

Unrecorded Date
To:Anonymuos

Walaalkiis talo hadaad rabtid tan walaashaa Fardoso ku siisey qado.laakiin hallee gurso nagaha iyaan taan macduun ee noqdeen noh

To:sanka iyo gacmo
labadiina hadii aa bahasha iskugu ronateen dadkana waxaa rabtiin in sida idinka oo kale camal miyaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waxaan umahad naqayaa Frdoowso iyo ise omar sida quruxda badan ee ay talda iisoo siiyeen.
Sanka iyo asxaabtiisa waxaan idinleeyahay wixiinu talo ma aha ee waxaan idin weeydiiyey talo,mise waxaaydaan kala garaneeynin,talada iyo bandhiga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARDOOWSA

Unrecorded Date
TOO: ANONYMOUS SALAAMU CALEYKUM
WALAAL ADAA MUDAN EE GUURSO INSHA´AALLAAH WEY KUU HAGAAGI DOONTAA.
ISKANA ILAALI XARAANTA,IYO WAXA DARAN SALAAMU CALEYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

majerten

Unrecorded Date
maan dhow malmal iyo cano cira cab

kadibna war iga sii sida aad noqoto!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amal

Unrecorded Date
lol@@@@@@@ majeerteen waad iga qoslisay war cusub waaye kaasna mal mal aa umul miyaaa wiilka belo ku cabtaye.

to Anony..

walaalkeey talada fardowsa mid kaaga fiican ma jirtee iska guurso laakiin mid ogow hadaad afar aadan tabartooda haynin guursatid jaha wareer aa ku galaayee ka fiirso taasna.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
salaamu c/kum walaal waxaan kugula talinayaa guur waxaanad ogaataa waalagula qabaa dareenka raganimada inta aanad guursana waa inaad soontaa taasina waa taladii nabiga SSW waxaas iska ilaalisaa waxa ey ku hadlayaan waxmagaradka meesha ka buuxa waad mahasantahey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OG

Unrecorded Date
walaal talo waa lagu dhameeyey ee waxaan raacin lahaa ,, hadaad jogto wadamada galbeedka walaal sid oo dhakhasaha badan u guurso.. sabata oo ah.. biil keeda waad awoodaa ee hadaad cawi dhimato .. ilaah maxaad la hortagi ilaahyo shahwaday meen aan ku guto ayaan wayay mase iraasaqad aan ku guursado ayaan wayay miyaad dhihi ?? kalaa dumarkii somaaliyeedna rag ayay la'yihiin ee guursoo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Marwo

Unrecorded Date
GUURSO walaal gabdho waa buuxe iska guurso oo reer dhiso.
Xaaraana ka fogoow oo shaydaan dhag ha u dhigin.
Maanta waxaa jira gabdho badan oo iyaba guur u baahan laakiin sugaya wax astura oo xalaal xaqooda ku siiya reerna ay la asaasaan,kuwaas raadi oo GUURSO ilaahayna wuu kugu garab istaagi insha allah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burhaan

Unrecorded Date
Waxay Soomalida ku maahmaahdaa "Habar fadhidaa lagdan la fududaa", waxaan ula jeedaa dadka dhahaayo Guurso, guurso xataa afar naagood, ama Soon. Wallaalayaalow aan runta isku sheegno oo maanta arin intaas waa ay ka kulushahay, Gabdhihii Soomaaliyeed badankood(qaar yar ma ahane)iimaan ma leh (iimaha kale waan ka gaabsaday inaan sheego); Raggii Soomaliyeed waxey u bateen wax balwad dilatay (qaad, sigaar, qamro iyo wax kadaranba badooda ku jira, rajo maleh kuwani), wax aan fursad waxbarasho aan helin (reer baadiye, balse ayakaaba ugu rajo roon, maxaa yeelay haddii aysan maskaxdooda wali shamiito noqon wax waa loo sheegi karaa, haddii kalase ka samar) iyo in maskaxda laga xaday oo aqwaan ama suufi noqday (kuwan ayaku rajadooda Allaa og, laakiin aniga waa ila liitaan, maxaa yeelay caqli badan oo lagu fakaro kuma aanan arag, wixii qof walbaa u sheegtay ayay iyagoon soo calaajin miiska kuula imaanayaan).

Mr Anonymous xaaladaada haddaan usoo noqdo, horta mid ku farax( taasoo ah Ragga badankood waa kula qabaan oo kaligaa ma tihid), midna ka nax oo ah haddii aad daydayeyso ideal woman, Illaahey adoo nool hakuu naxariisto ayaan ku dhahayaa maadaama aysanba jirinba ideal woman. Balse aniga waxaa iga tala ah inaadan raacin dadkaan taladda eey ku siinayaan oo ah haddii aad sex rabto iska guurso adoon xisaabtan kale sameyn waa mid aan caqli gal aheeyn. Marka haddii aad awoodo guur misna qof aad wax wadaagi kartaan oo aad isdabeecad keeni kartaana aad heshid guurso (ha u fiirin tanaa waddaad ah iyo tan aan aheyn, ogoow dumarku dabka hoostey kuwada wataan), haddii xataa aad Soomali dhexdeeda wax ka weyso Ilaahey irsaaqada waa badshey qolodii aad lamacaamiltami karto wax ku darso. Haddii aadan awoodin guur haddii ay kuu suurtowdo si reer magaalnimo ah oo anshax ku jiro girlfriend u sameyso. Haddii taasi xataa suurto gali weydo dhaqtarkaaga la tasho, maanta Medical Scienceku aad ayuu u hormaray waa ay ku caawin karaan.
Wixii intaas ka soo hara ex. Siigo iwm waxay ila tahay waa waqti dhumis, ciyaalnimo iyo caafimaad xumo.

Good luck

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kooshin

Unrecorded Date
war bahal qurun leh ayaad tahay ee qabiil magiciis meesh ha la imaanin waakan yiri ama la baxay majeerteen Helavati

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

istarlin

Unrecorded Date
ar burhaanow
sidaad u fiicneed aad u sheekeeneyneysay oo hadalkaaga macquul u ahaa aad marki dambe xaar ka wareegtay grilfriend suubso markaad tiri aad dacar daadisay si kale ma taqaanidee laakin ra,yiga kale waan kugu raacsanahay ee ah haduu awoodo ha guursado hadii kale ha iska samro oo ilaahey ha iska sugto aniga taas aan ku daray

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burhaan

Unrecorded Date
Ku:
Istarliin,
Sis kuguma raacsani waad oran kartaa laakiin xaarkaad sheegeyso iyo xumaan badan ma'aanan sheegin.

Runta aan isku sheegno Wiilasha Soomalidda badankeed waxay leeyihiin girlfriends (waan ogahay diin ahaan waa xaaraan) balse waa runta jirta. Maanta waa adag tahay wiil doob ah oo ku nool western countries sidii isagoo aan guursan uu isaga joogi lahaa. Ragga badankood waa ay inkirayaan balse anaa kaa og oo rag waa wada sheekeystaan hoostaasaa girlfriend, boyfriend laga wada yahay.... runta hala sheego...

Marka Wallaalkeen Anonymous ee taladda na soo weydiistay waxaan ku idhi haddii albaabadoo dhami ay kaa soo xirxirmaan (talloyinka kala duman ee aan siiyay) sidaas samee. waa runoo taasi waxeey ka caafimaad badan tahay intii uu Sharmuuto iyo qurun baas aadi lahaa..........

Nabad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Darbi

Unrecorded Date
waraa ma jire waxaan ku dhihi lahaa warka badan iska daa waxaan aqaanay kuwo maryoolay ah oo ka soo qaxay soomaali galbeed.
Dad kaas waxay aad ucabi jireen caanoboore waxayna markii danbe isku arkeen in jugta ugooysay
waxaana loo habeyn jiray bajaq yaashooda marka waxaan kugula talin lahaa inaad caanoboore tijaabiso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABman

Unrecorded Date
TO.Darbi waad ku qaldantahay inaad wax ka sheegto dadka soomligalbeed adigoo dhabayoco ah waana ku aqaanaa ee qofka talada ku weeydiistey ooga jawaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Darbi

Unrecorded Date
Waraa ma jiro aniga waxa aad igu sheegtay ma ihi. Marka xigta waxaan taas ka waday sheeko run ah waaye. Baandadii waqtigaas ka soo qaxday somalia-ethopia iyaga ayaa waxay bilaaben qaxootinimo..iyago oo u soo qaxay somaliya. Waxayna keeneen wax la dhaho caano-boore. Marka waxaan maqlay caano booraha kacsiga uu yareeyaa. Caano boore maa lagugu soo koriyay adiga.? aad ayad uga xanaaqday...kix-kix-kixxxx.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qadar

Unrecorded Date
Dear Ninka dhibanow.
Walal iga gudoon Salanta Islamka,marka xiga waad mahad santahay dhibkaaga aad noo soo gudbisey Illaheyna hakaa qaado walal, Aniga Qadar ahaan waxaan kugula talinayaa Guur,haddii aad weydo taas iskudey asbuciiba 2 ama 3 mar in aad soontid,waxaase kaaga wanaag badan Aduun iyo aaqiraba Guur!!! Sida ay Somalida horeyba u tiri Waarimeyside War hakaa haro,dadaal waan kusoo duceynayaa in Allah S.W. uu faraj kuu furo.
Su,aal walaltinimo iga hoo Halkee joogtaa marka hore iguna soo jawaab Emailkeyga Qadar32@hotmail.com si aan talo dheeri ah kugu soo gudbiyo.
BY:mid jecel wanagaaga ee Ahmedkadar,DK,Copenhagen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
dareen badne,

waqtiqaada ka faaiideeyso,saaxib sidaad sheegeeyso waa soo wada marnay ilaa 4 aan isku keenay waa ku soconay,adigaa iska degi doono marka lagu gaarareeyo,ee fadhiga ka kac,
kaltanka FARMASHIIYAYAASHA,wax aan ahayn kuma celiyaan,hakuu soo feesnaado.

nabad iyo caano.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.