site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Guurdoon

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): Guurdoon
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deqa

Unrecorded Date
waxaan ahay gabar dhalinyaro ah oo wali guursan dada 35jir wali masameyn wax ebbe raali ka ahayn
waxaan raba guur xalaal ah haduu jiro wiil ilaa from 35-40 oo naag qabin oo wax fahmaya xag tacliin ama xag quraanba ila soo xariir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saacid

Unrecorded Date
saacid

To Deqa

Deeqa waan ku salamay aad baan kugu qushuucey marka xagaan kala soo xiriira Abayo. Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Diinle

Unrecorded Date
Deeqa iyo Saacid ASALLAAMU CALEYKUM , salaan kadib ciid wanaagsan, abaayo waxaan kuu sheegayaa iney ragbadan oo guur doon ah jiraan balse markahore hala is fahmo. by.diinle

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deqa

Unrecorded Date
from deqa
waa mahadsan tihiin waxana igala soo xirir kartan deqanur@hotmail.com
thank you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Van P

Unrecorded Date
To. Deeqo
marka hore waa salaamanthay, marka labaad deeqo allaha kuu fududeyo arrinta aad wadatid. tan labaad ragga ayaa lagu ogaa in ay guur doonaan oo ay raadiyaan ee arintu ma kaa dhabaa.

thankx
Vanm p

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsame

Unrecorded Date
warsame

Van P

Walaal salaam walaal ilaahay nimcooyin badan oo technolajigan aynu maanta haysanno ayuu ina siiyey marka ceeb maha in ay gabadha ama wiilka uu Guur ka raadsado netka waayo waa wax alle iyo muslima faraxgelinaya sheydaan iyo qeyrkiina ka careysiinaya marka ha maseyrin Gabadha calaf raadiska ah ee amaan sii bro w/calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adam

Unrecorded Date
asalmu alaykum
deeqa in da'a laysku xiro diintee qabta marka wax kabadal shuruuda da'ada wax yar baan ka yarahay minimum aad soo qortay

your br in islam
wasalamu laykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
meeshaan magac bulbuluugyaasha bas maa soo geli karo?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuljiif

Unrecorded Date
waan ku farax sanahay inan arko gabdho noo soo jabaaya hadaanu nahay dadka beerta ku jira markaas buul gubtay buul gubtay ka manaxo xeebta waa lasoo kubaareeyey ha la soo hoobto dhulkaan jiifaaye deeqa waa la idiin baahanyahay maahan

Qadar

Unrecorded Date
To DHULJIIF.

Asalamucaleykum dhaman,marka iga kagan meesha qasaya ka daa ciyaarta doonana mesha lagu ciyaaro raalina ahow waa talo kaaga timid walalkaa qadar mahadsanid.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.