site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

**HEERTUMASHO IYO RAAXO INAGEYSU HAYNEE HAB ISOO DHEH HAB ISII .

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): **HEERTUMASHO IYO RAAXO INAGEYSU HAYNEE HAB ISOO DHEH HAB ISII .
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUULEED

Unrecorded Date
DHAMAAN WALAALAYAAL WAAD SALAAMANTIHIN SALAAN KADIB, WAXAAN KULA TALIN LAHAA DHALINYARADA WIILASHA INEYSAN ISKU DAALIN GUUR IYO WAREERKIISA SABATA WIILASHII WAXAAD MOODAA IN LA LAGDAY OO AY GABDHIHII MACAAN GUURDOON AAN AHAY IYO NACNAC INEY RAGII KA DHAMAATAY . WARYAA DOQOMO AYAAD QURBAHA KU NOQOTEEN LAGA ADAG YAHAY . EE MASKIINIMADA ISKA DAYA OO NAAGAHU WAXEY BARYAHAN BARTEEN I MEAN IN USA OR CANADA INEY DHOW NIN KUGU KOR WADO KADIBNA I MEAN MUST OF SOMALI LADYS HAVE NO FEELING FOR REAL LOVE .LACAGTAADA IYO INTA UU GUSKU KUU TAAGANYAHAY AYAA LAGU RABAA . MARKII LAWAAYO 911 AYAA KU TAQAANA .. MAKA SAAXIIBAYAAL TALADEYDA QAATA OO NAAGAHA TAAD ARAGTAAN WASA OO USE DOUBLE CONDOMS .. ANIGU DIYAR WAXAAN U AHAY INAAN WASO ILAA 40 NAAGOOD OO SOOMALI AH FINALY WAXAAN GUURSANAAYA MID 15 SANO JIR AH OO SHIIKH WACAN DHALAY OO KINTIR DHEER LEH OO IXAG XAGATA . OO AAD IYO AAD U QURUXBADAN OO NASAB AH ,, DIYAARNA WAXAN U HAY INEY WAXAKASTA IGU SAMEYSO CUZ SHE IS BEUTY AND 15 AND BY THAT TIME I GOT TUNS OF DOLLARS ..I GOT GOLD BMW 2000 I WORK AND IAM READY TO DO ACTION NOT GUURAAN RABAA HALAILATALIYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kadra

Unrecorded Date
hell with you! you don't have any sense in your head but your dick!kadra

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
what is dick?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muniira

Unrecorded Date
saaxiib miyaadan wax iskula hareynin ma waxaad noqotay player 2000 intaad noqonlaheyd nin alle ka cabsada waa iga dar daaran ee saaxiib dib isugunoqo afkaan gacanta ku hayaa ilaa hada cajiiiiiiiiiib ...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kol

Unrecorded Date
I think guuled you don't know what you talking about and the only advise here for to you is. You have to reread what you put here and rejudge for yourself what kind of man you are. Remember if you are advising our brothers to do this . I think some them they will end playing this game with sisters or some of your relatives. please don't take these personally , but it is only way i can explain to your opinion.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin lasoo eryey

Unrecorded Date
Guuleed
anaa 911 la igu wacay oo waxaan hada rabaa inaan 40 naag oo soomaali ah halmeel intaan isugu keeno hal sariir ku wada waso.
Canadaa lagu sheegay single mothers ragoodii raacdeeyey oo wasma lee iska raba ma runbaa sxb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sisiter

Unrecorded Date
TO: GUULEED

guuleed shame on your self and when you talking about somali ladies think about your sisters and your mother.

also you have to know waxaad inan somaliyeed ku samaysaba inaay walaashaa iyo inantada ka go'an tahay!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
I once knew a white guy named Dick.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Guulaad waxaaan u malaynayaa inta sare ayaa ku xaaraantinimaysey adiga iyo xoolaha waxba isma dhaantaan, ee intaad dib isugu noqotid dumarka wax ula har. mida kale waxaaba iigu daran doqon kale oo seef la bood ah. Any way waxaan idin oron lahaa adiga baca kale cowska yuusan idinka qalalin.Waxaan se layaabanahay mida ku sugeysa "I bet she'll put you in hell" ass- hole, ignorant and dick head

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUULEED

Unrecorded Date
TO ANONYMOUSE ,,, WAXAAN MARKA HORE KUU SHEEGAAYAA INAAN CAY MEESHAAN LOOGU TALA GALIN BALSE IN WAX QOFWALBA FIKRADIISA AH UU KA DHIIBTO .. MARKA CAYDU WAA CEEB OO ANIGU WAXAAN AHAY NIN AAN KU ARKI KARIN BALSE ABAAYO HADAAN KU ARKI LAHAA AAD AYAAN KAAGA QOSLIN LAHAA MARKAAN DEEP KISS KUGU DHUFTO NEEF AAD U BADAN IYO MACAAN XAGA MASKADA IYO DAREEMASHA AYAAD KA MACAAN SAN LAHEYD . MARKA ABAAYO MAGA LAAY MAGAC ISU BIXI KADIB NOCK MY DOOR AND LET ME SEXY U DOWN .. NO BIG DEAL **** PEACE .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waryaa guuled nin wuxuu suubin lahaa masheego ee waxaadan heleyninayaad ku dhawaaqdey gabdhaha soomaaliyeed alaabtooda qaali iga dheh ala muxuu saabun dhameeye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Guuleedow that tells me inaad wali nolol qayaali ah aad ku jirto mid kale maxaad iga taqaanaa waxa aan ahey inaad wax hubsato way fiican tahay sababtoo ah, qof biniaadam ah oo hooyo & gabdho walaalo leh oo waxaad ku hadashey aan ka damqaneyn waa xoolo sidaada oo kale laakiin ka fiirso shumintaada waxa ay kuu keeni karto mustaqbalka.be careful what you wish for!!!!

Don't get offended cuz you are the one who started in the first place.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalianbeauty

Unrecorded Date
guuleed wali ma sidii baad u ilko dheertahay
foolxumoole 40 naago xageed ka keeni
cajaa ib,adiga ila qosol in aad sawirkaaga ku soo dhajisee aheed 4real so
wake up to ur self uglyface
40 yaad sheegtee hal naag xataa kuma eegi leheyn

hope i didnt offend u
hahahahahahahahahaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sabaax

Unrecorded Date
TO guuleed
OOOO I FEEL SORRY FOR YOU
IF YOU FEELTHAT WAY BRO

BYE

SomaliWomenRightGiver-Dude

Unrecorded Date
To Guuleed

I've one question for you, man what made you to committ this kind of crime? I mean why do you have this abhor, anguish and immoral act againt your somalis women? Is this because you've been dumped/rejected so badly or you have'nt been a breast-fed/cuddled while you were a baby or is it combination of both? I dont have a clue. Nevervtheless, this kind of retaliation deeds wont help you, so why dont you get yourself together and act like a gentelman or seek a help, cause you really need one.

PEACE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUULEED

Unrecorded Date
UUUUUUUUUUPS FOLKES IAM JUST SAID WHAT I HAVE SEEN . WALAAHI SO FAR I DATE AND MAKE SEXY FOR 2 OF SOMALIAN LADY SINCE 20 MARCH UP TO TODAY . WICH IS NOT BAD . I AM SERIOUS ABOUT MY GOAL NO ONE CAN STOP ME BUT ALLAH . AND WHEN I REACH THE NUMBER 40 I MAEN 40 GIRLS OR GROOB WHAT EVER I WILL STOP AS I SAID EARLIER I WILL GET MARRY 15 YEARS GIRL AND IAM READY TO GET HARD TIME .. PEACE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Unrecorded Date
Guuleed,

Guuleedow, guuleed, war guuleed, balaayo kula tagtay ma isagaa wax maqlaya saabuun buu ku dhegen yahaye, war wax yar jooji oo i maqal.

Hadhow ayaan kuu soo noqon markaad dhamaysato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa

Unrecorded Date
Salama....

Sahih Al-Bukhari:

Narrated Anas bin Malik:

A group of three men came to the houses of the wives of the Prophet asking how the Prophet worshipped (Allah), and when they were informed about that, they considered their worship insufficient and said, "Where are we from the Prophet as his past and future sins have been forgiven." Then one of them said, "I will offer the prayer throughout the night forever." The other said, "I will fast throughout the year and will not break my fast." The third said, "I will keep away from the women and will not marry forever."

Allah's Apostle came to them and said, "Are you the same people who said so-and-so? By Allah, I am more submissive to Allah and more afraid of Him than you; yet I fast and break my fast, I do sleep and I also marry women. So he who does not follow my tradition in religion, is not from me (not one of my followers)."
__________________________________________________
Narrated 'Abdullah:

We were with the Prophet while we were young and had no wealth whatever. So Allah's Apostle said, "O young people! Whoever among you can marry, should marry, because it helps him lower his gaze and guard his modesty (i.e. his private parts from committing illegal sexual intercourse etc.), and whoever is not able to marry, should fast, as fasting diminishes his sexual power."

Quite Peace!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL@Muridi......
I'm falling and I cant get up!!! Muridi you killed me man ahahahahah that's one hell out of a joke :)))))))))))))))))

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nathen

Unrecorded Date
wooow what agreat herro.
Guleed halganka halkaa ka wad
Waliba aan kuu sheegee waxaan hayaa 12 hablood oo dadoodu udhaxayso 14-26 oo aan waxba dhaafin sigaarku budh, khamradu qidhim juuftu bif.
markaa waxaan ku leeyahay waa inoo balan laakiin make sure naagaha soomaalida hadaad si fiican ulabisato gaadhi qurux badana kaxaysato walaahi waykugu riyoonayaan, gurigaaguna ha ahaado luxuruos.
WAA ISMA GABE PEACE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUULEED

Unrecorded Date
WAA TAHAY HADAAD HAAKAH DHIHI WEYDAAN GUULEED LA II GUMA WANQALIN .MURIIDI SAAXIIB SAABUUNTA LA MA IS TICMAALO WAXAA LA IS TICMAALAA CREAM .WAA MARKAAD HABEENKII SADEX MAR KA LAACDO OO AAD KA BAQDO INEY GABDHO SHAQO AADI KARI WAYDO . THAT IS THE ONLY TIME U MAY USE. WALAAL NATHAN THANX I AM SO GLAD WE CAN BE GOOD TEAM . E-MAIL ME AT GUULEED 23@HOTMAIL.COM .. OR TELL ANY BADY ALSE TO GIVE A SHOT-OUT PEACE .. PEACE AND HAVE A MORE ACTION NOT WORDS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CUTIYO

Unrecorded Date
War guuleed xaa saa kuu galay.. GUSKA malax kaa gashay ilaaheeyaan kaaga beryey...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hodan

Unrecorded Date
Gulled
first of all bro I'm not gonna insult you cause you ain't all that.
I hope you'll change the way you're disrespecting your somali sisters before it's too late.
I hope for your family's sake that you won't get Aids.

the ones that you're sleeping with are just WHORES and they give the womanhood a bad name.
and you my brother give the men a bad name.

peace and luv to all decent Somalis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANUUNIYE

Unrecorded Date
TO GUULEED

ALL I CAN SAY TO YOU IS NACLA TALAAH ADIGA IYO WIXII KU SOO RABEEYAYBA, TALO WAXAAS OO KALE LAMA DHAHO HA WAALIN DHALINYARADA SOOMAALIYEED ADIGOO KALE WAA LAYAQAAN WAXAAD TAHAY "FAQSUUS" AND YOU KNOW WHAT YOU GONNA DIE FROM AIDS, INSHA ALLAH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Omar

Unrecorded Date
asalamu alaykum Guuleed
nin yahow ilaahay kacabso joojo waxaan aad ku hadlaysid ogow ilaahay inuu kaasareeyo oo uu kuarkayo, hays oran cidna kuma aragto waxad ddontid qor
itaqlaah fiinafsik
yaysan caro naar kuguridin, danbida ilahay waa dhafaa ilaa midka meel puplic ah laga sheego mooyee, looma baahna ya aqii inad tiraahdid intaas oo naag baan laseexday xalay wax loo baahan yahhay maaha
wadankaad joogtid laxiriir masaajidka salaadha kusootuko, qur;aanka akhri, nin yahow inaad dhimanaysid oo aad ilaahahga hortagaysid ogow,

ilahay waxaan watdiisanayaa inuu nahanuuniyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Marwo

Unrecorded Date
To:GUULEED

Salaamu calaykum,
Waxaan ka xumahay hooyadii kusoo rabaysay een hubo inay intii karaankeeda ahayd ay diin iyo akhlaaq kusoo siisay laakiin hadana kugu khasaartay.
I really feel sorry for her!!!tacab khasaarahaa ku dhacay iyo siday isu leedahay nin rag ah oo dadkiisa diintiisa iyo dhaqankiisa tix galiyaad korisay....ood dibadaha usoo diratay si uu wax u kororsado...Ta labaad gabdhaha kula dhashay oo walaalkood caqliyadaa watona waan u naxay waayo armuu mid sidaasaa mici dheeri usoo dusaa oo uu waxaad ku hadlayso iyaga ku sameeyaa.
Waar adigu sharaftii iska dishaye raga somaliyeed ha ceebay oo haybada iyo mudnaanta alle ku manaystay dhareerka hakaga qubin.Dumarkaad sheegaysona mid sidaada u dayacan maahee mid dhowrsani wallee inaanay laba jeer dib kuusoo eegayn hadii lacag laguugu darona..ee la qaso kuwa aan la kala lahayn sidaada iyagoo marka gabdhaha kale loo eego aad u yar. 15 jirkaad sheegaysona ilama aha in aabo gabadhiisa jeceli hambo siinayo nin raga ayuu la raadsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ka'

Unrecorded Date
War Guuleed marka hore waxaan u maleynayaa in aadan aheyn nin rag ah oo aa tahay kuwa dabada iyo afkaba laga fuulo oo loogu magac daray Qaniis.
Marka haddii aadan tabar u heynin gabar Soomaaliyeed eed u bahantahay gaal kintir dheer raadso, hana ku soo qorin waxaan camal mardambe saqajaanyahow.
Malakamood madaxa hakugu dhuftee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Guuleed ninkaan isku magacaabey,waxaa ila quman in guul darro uu magaciisu ku fiicnaa mar hadii uu noqday kii ay ku khasaareen waalidkiisu marka la yaab ma laha ninkaasoo kale in uu ku hadlo wax yaa bahaan oo kale ,macallimiintiisi gaalada ahaydana waxaa uu ka bartey inta khuluq ee xun war maad ka baratid cilmigaan casriga ah ee dadkaagu u baahan yahay,midda kale shaqada ha hilmaamin ee shaqeeyso saad dadkaaga gaajadu dileyso u masruuftid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUULEED

Unrecorded Date
walaalayaal i mean dhamaan GABDHA SOO MAALIYEED EE HALKAAN IIGU SOO JAWAABAY WAANADA IYO CAQLI CELINTABA AAD IYO AAD AYAAD U MAHAD SANTIHIIN . IAM SAYING IAM GUILT AND FOR GIVE ME SISTER.IN HERE OR ANY WERE IN THE WORLD . PLEASE AGAIN RAALI IGA NOQDA I WAS JUST TRAYING TO GET YOUR ATTENTION .NATHING ALSE WALAAHI . YOU GOT TO UNDERSTAND . NO MORE, HADAAN U SOO LAABTO DHALINYARADA WIILASHA THANX ALL OF YOU EXEPT HANUUNYE GAY . QANIIS LA KORDHABAY OO LAHOOS DHABAY . GARAC AAN XALAAL KU DHALAN BAA TAHAY . MIDGAAN .MIDGAAN DHALAY HADAAN LIVE KUU ARKI LAHAA MAQAARKAAN KAA SAARI LAHAA. ••••.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUULEED

Unrecorded Date
MURIIDI'''' SABAAX'''' MARWO'''' SISTER'''' ANONOYMOUS'''' MUNIIRA'''OMAR '''KADRA.. DHAMAAN WIILAL IYO GADHO AAD IYO AAD AYAAD U MAHAD SANTIHIIN WAANADIINII IYO CAQLI CELINTIINII AAD KA IYO AAD KA II ANFACDAY . 1000 TIMES THANX ALL OG YOU WERE EVER YOU ARE . AND GOD PLESS YOU ALL..MIDA KALE WAXAAN USOO JEEDINAAYA BROTHER CUMAR OO IGA KEENAY OOHIN ASAGA OO I XASUUSIYAY MAALINTA YOOMUL QIYAAMO .WALAAL ILAAHEY XASANAAD HAKAASIIYO WAANADAADII . DHAMAAN GABDHAHA IAM GUILT FOR GIVE ME PLEASE PLEASE . I WAS TRAYING TO GET YOUR ATTENTION . SORRY...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
To Muriidi.

Alaa ina Faarax Yoonis u eekidaa.alalalaa isagiiyoo halkan taagan ayaad tahay..ala bal sunayaasha day,indhaha day,qoor diidka day.si jeedka day..alaa talow ma walaalaad ahaydeen?

peace and luv.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Mr dear Guleed

I really feel sorry for you. And I really feel sorry for the people that are close to you, because of the words you used.

I don't know you, and I have no right to judge you. But i'm going to tell you something anyway.

I think that, someone really hurt you sooo baaaaaaaaaaaddddddddd that you took your anger out of other nice somali girls.

I'm a girl, and a sister and i have to say that you really made sad and hurt me by hearing the words you used.

There is actually nice respectable somali girls out there, that you haven't met yet. And I think the only people that you met were bad ppl.

My dear brother, if you do what you said you will do, then I will have to say " May Allah help you", because you've just missed the most important thing in this world, and that is to understand life it self.What you want to do is not life. You want to use your time on something evil.

Let me tell you what I think of life My dear brother. And this is the way it goes....

What is Life?

Life is not a place....Life is not an entity....Life is not a recipe.

LIFE IS A STATE OF MIND !

Like a rose, life is mysterious! nobody really knows what life is. However, you can make the most of your life. You can choose which direction to take. You can choose which roads to travel. You can choose between love and hatred, between happiness and sadness, between good and evil, between peace and war, and even between life and death.

For me life is a voyager.No matter what you don't give up. What you have to ask yourself is is life fair...YES or NO.....To me i think it's chalanging us. You see most people don't understand that it's a chalange and how you chalange it will change your life.It all depend on your view of life, some think it's not fair some do.
I'm usually a happy person and i always see things in defferent ways, and always try to find the answer if i can.You see when you ask people that question of, if life is fair they answer it's not.

Was this a trick question? Perhaps, but keep in mind that the road to ultimate knowledge is full of clearnes and trick questions. You must be able to rise above them. You must keep your mind clear of all such distractions. You must force yourself to abandon the old ways of thinking. Life is neither fair nor unfair. Life happens. Life unfolds..... Life is like an eternal flame............that is forever burning.............Life is at the center of the universe!

There would be no universe without life. One individual in such a large world might not seem very significant, but your life is so important, there would be no universe without you. Think about it....

We are all equal. No one's life is superior. Life is what we make it. We are all born the same: Naked and vulnerable. Society gets a hold of you. It is called schooling. Everyone will obey rules. Everyone will become obedient.

Is life perfect, you may ask. No, life is not perfect.We live in a world full of hatred, and I am saddened to say, the world has always possessed hatred.
I say there is something more important than wealth or hatred, money don't make people happy and you can't find happiness from other people unless you're happy with yourself. It is called love.

The sun is always shining if you have love in your heart!
Love and life go together. They are inseparable. Don't give in to the temptations of society. Say no to greed! Say no to hatred!

What is a world without love? It is a world without life!

....this is the ULTIMATE TRUTH in the universe....

LIFE IS BEUTIFUL!!!!!!!!!!!!!

My dear brother, When ever you feel down or heartbroken...Go back to Allah, because he is the only one who can help you, and show you the right path and the right way. he is the only one who can clean your heart and make you a better person. Don't let the evil, destroy your beutifull heart, i'm sure under all this you have a heart and feelings. As long as we feel something we are close to humanity. But when we stop feeling we bacome a body without a soul...like a (Dead man walking).

Use your heart to LOVE and NOT to HATE.

My dear brother There may be times throughout your life when the road begins to wind and turn; and it seems like the only way out is to take a short cut.Don't. In the long run, seeing things through does count.Sometimes you may feel as if you cannot go on because things are not going your way;so you begin to turn around and travel backwards.Stop. Always look forward towards the future.Often, when changes occur in life,people are afraid - they want things to stay the same;and so they build a wall, protecting themselves from change.Accept. The only thing that proves itself constant in life is change.The future will prove itself challenging,but human habit is to fear a challenge;so you may choose to avoid these challenges in life.Persist. These challenges will only make you stronger.When you look back at your live and everything you have been through and accomplished,you may regret certain things you have done, or have failed to do;Learn. Mistakes and regrets can only teach you what you must change,and in the future, you may not have so many regrets.
Don't take short cuts in the road of life,what is meant to be will be.Stop before you backtrack too far;but always remember there is time to re-trace your steps.

Accept the things you cannot change;learn to live with them, and make the best of them.Persist challenges you face;they will indeed make you stronger and more understanding.Learn from your mistakes; vow to have no regrets.And above all; don't sweat the small stuff.

Remember one thing my dear brothe....Revange is never a good thing. It only a way of destroying yous and other peoples life.

My brother I hope this will change your way of looking at somali girls. And I wish you the best luck in life, and I hope it will only change for the best.

Take care My dear brother

Love from

A Sister that cares

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Mr dear Guleed

I really feel sorry for you. And I really feel sorry for the people that are close to you, because of the words you used.

I don't know you, and I have no right to judge you. But i'm going to tell you something anyway.

I think that, someone really hurt you sooo baaaaaaaaaaaddddddddd that you took your anger out of other nice somali girls.

I'm a girl of 20, and a sister and i have to say that you really made me sad and hurt me by hearing the words you used.

There is actually nice respectable somali girls out there, that you haven't met yet. And I think the only people that you met were bad ppl.

My dear brother, if you do what you said you will do, then I will have to say " May Allah help you", because you've just missed the most important thing in this world, and that is to understand life it self.What you want to do is not life. You want to use your time on something evil.

Let me tell you what I think of life My dear brother. And this is the way it goes....

What is Life?

Life is not a place....Life is not an entity....Life is not a recipe.

LIFE IS A STATE OF MIND !

Like a rose, life is mysterious! nobody really knows what life is. However, you can make the most of your life. You can choose which direction to take. You can choose which roads to travel. You can choose between love and hatred, between happiness and sadness, between good and evil, between peace and war, and even between life and death.

For me life is a voyager.No matter what you don't give up. What you have to ask yourself is is life fair...YES or NO.....To me i think it's chalanging us. You see most people don't understand that it's a chalange and how you chalange it will change your life.It all depend on your view of life, some think it's not fair some do.
I'm usually a happy person and i always see things in defferent ways, and always try to find the answer if i can.You see when you ask people that question of, if life is fair they answer it's not.

Was this a trick question? Perhaps, but keep in mind that the road to ultimate knowledge is full of clearnes and trick questions. You must be able to rise above them. You must keep your mind clear of all such distractions. You must force yourself to abandon the old ways of thinking. Life is neither fair nor unfair. Life happens. Life unfolds..... Life is like an eternal flame............that is forever burning.............Life is at the center of the universe!

There would be no universe without life. One individual in such a large world might not seem very significant, but your life is so important, there would be no universe without you. Think about it....

We are all equal. No one's life is superior. Life is what we make it. We are all born the same: Naked and vulnerable. Society gets a hold of you. It is called schooling. Everyone will obey rules. Everyone will become obedient.

Is life perfect, you may ask. No, life is not perfect.We live in a world full of hatred, and I am saddened to say, the world has always possessed hatred.
I say there is something more important than wealth or hatred, money don't make people happy and you can't find happiness from other people unless you're happy with yourself. It is called love.

The sun is always shining if you have love in your heart!
Love and life go together. They are inseparable. Don't give in to the temptations of society. Say no to greed! Say no to hatred!

What is a world without love? It is a world without life!

....this is the ULTIMATE TRUTH in the universe....

LIFE IS BEUTIFUL!!!!!!!!!!!!!

My dear brother, When ever you feel down or heartbroken...Go back to Allah, because he is the only one who can help you, and show you the right path and the right way. he is the only one who can clean your heart and make you a better person. Don't let the evil, destroy your beutifull heart, i'm sure under all this you have a heart and feelings. As long as we feel something we are close to humanity. But when we stop feeling we bacome a body without a soul...like a (Dead man walking).

Use your heart to LOVE and NOT to HATE.

My dear brother There may be times throughout your life when the road begins to wind and turn; and it seems like the only way out is to take a short cut.DON'T.

In the long run, seeing things through does count.Sometimes you may feel as if you cannot go on because things are not going your way;so you begin to turn around and travel backwards. STOP.

Always look forward towards the future.Often, when changes occur in life,people are afraid - they want things to stay the same;and so they build a wall, protecting themselves from change. ACCEPT.

The only thing that proves itself constant in life is change.The future will prove itself challenging,but human habit is to fear a challenge;so you may choose to avoid these challenges in life.Persist.

These challenges will only make you stronger.When you look back at your live and everything you have been through and accomplished,you may regret certain things you have done, or have failed to do. LEARN.

Mistakes and regrets can only teach you what you must change,and in the future, you may not have so many regrets.
Don't take short cuts in the road of life,what is meant to be will be.Stop before you backtrack too far;but always remember there is time to re-trace your steps.

Accept the things you cannot change;learn to live with them, and make the best of them.Persist challenges you face;they will indeed make you stronger and more understanding.Learn from your mistakes; vow to have no regrets.And above all; don't sweat the small stuff.

Remember one thing my dear brothe....Revange is never a good thing. revange is a way of destroying yours and other peoples life.

My brother I hope this will change your way of looking at somali girls. And I wish you the best luck in life, and I hope it will only change for the best. And May God bless you

Take care My dear brother

Love from

A Sister that cares

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
qumayo naa wiilka ha cunin iscun oo is calaanshee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Ar saan maa loo kibraa?

War Gulled iyo Hebeloow
Wali idinma aanan fahmin ma waxeey idinla tahay in aad sidaan aad u hadleeysaan aad ku dhaqmi kartaan?Waxaan u maleeynaayaa ama ayba tahay sida runta ah in naag idin rabto aaysan jirin marka waxa waxaan oo idil idinka keenaayo waa qaraar ee intee la idinku duugi doonaa waa layaabe?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sister

Unrecorded Date
HEBEL

If you have something to say please say so...because I don't understand why you're calling me "qumayo".If you have comment on what I wrote. please be my guest and comment about it, but don't call me names.

Please explain to me why?

There is no need to call each other names.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yusuf

Unrecorded Date
yusuf

To sister

walaal sister aad baan ugu mahadsantey mowduuca qiimiga leh eed falaysey waxanse ka xumahay in aflagaaddo lagugu bedeley! marka iska dulqado dad iyo bananba wax adan filayn baa kaga soobaxee.

Walaal mawduuca aad faalley say aad baana isagu taxa luujiyey inaan waxa noloshu tahay fahmo falaasafo badanna fikradahoda waan arkey marka waxan jeclaan lahaa bal sida aad u aragto nolosha iyo waxay tahay iyo sida/goorta uu qofku ku raaxeysankaro raalina ka ahaw mashqulinta aan ku mashquliyey. Macalsalma

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XaajiMuriidi

Unrecorded Date
Sister,

Hebel adiga kuguma jeedo magaca ee wuxuu la hadlayaa gabadha la yidhaahdo Qumayo ee raali ahaw.

Yusuf,
Bal adna u kaadi adoon hubsan dadka ha u kabo galinine.

Qumayo,

Alla naa indho dheeridaa, mise walaalkay baad beri is aragteen, hee dheh talaabo dheeridaa ma halkaasaad ka dhacday?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
anonymous iyo yusuf naga daaya show off ka fadlan.
anonymous sxb hadaad computer inaad gabar kula kulanto usoo iibsatay xaalkaa ma dhawa.
.
.
.
.
.
sister sheekada la soco walaal kuumaanan jeedinba ilaa aad daf soo tiroo anigeygii kuleetiga iska key laalaadisey si aan lacag berigii towrada ka hor kaa cuney walaal anigu islaantaa qumayo ayaanba la haystee ma iskey bari kartaa ileyn dadku waa is bartaan oo inaanu wax isku noqonaaba dhici kartee intaadan horta imaagin ileyn waa barasho horteed hay nicine?
wa bilaahi towfiikh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sister

Unrecorded Date
To Hebel

My dear I'm really sorry. I made a mistake and I have to apologize for that. I didn't read all the things ppl wrote, so i didn't saw the person Qumayo. I just Thought that you call me qumayo.

Please forgive me again, and I'm sorry.

Peace and Love brother

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sister

Unrecorded Date
To Yusuf

My brother. I can't tell you how to live life, because no one can tell you how to live your life. And I believe i've written up there what I think of life. And i see life in a positive way, because I have a positive mind.

The only thing that a person can live in a happy life is to find themselves, and find what makes them happy, because people don't see life in the same way.Find peace with in yourself.

Walaal anigu filosoofi masoo aqrisan.
I don't have time to read that.

Bro I would love to write more but, i don't have time. I have to fly to Viena in 1 hour.

If you have more questions, please ask..isn't what we are here for. I will be back in a week.

peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cumar

Unrecorded Date
cumar

To sistter

Hey!! Gabar somliyed oo i farax gelisa manan arag ilaa hadda! markan adi shekadada akhristey waan xiseyey marka ma tahay adi mid i farax gelinkarta Abayadis. Waxan kuu rajeynaa fasax wanaagsan iyo wada xiririd wanaagsan viena see waye bal nooga soo warran meel dalxiiska ku fiican matahay mise waa meel nazi ka taliyo ayamahan waaba laysku haystaye bye 4 now sister

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
Sister no need for apology sis. Everything ‘s ok.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caasha

Unrecorded Date
•••• & ••• ciyaarta joojiya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhoore

Unrecorded Date
waad salaamantihiin aqiyaarta

mida kale waxaa ii cadaatay in eey guuleed hooyadiis dhashay wiil rag ah oo markuu doono
idin dajinayo idinkan xanaajinayo
guuleed sxb waxaan kugu hanbalyeeynayaa dadnimadaat

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sweety

Unrecorded Date
TO HEBEL

I LIKE YOU BRO I DONT KNOW WHY BUT YOU MAKE ME HAPPY!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
sweety I love U too macaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fanah

Unrecorded Date
walaal cumar aad baan ugu farxay sidaad ugu caqli
celisay walaalkeen guuleed,runtii waxaanba dhihi karaa ma jiro dhamaan intii u caqlicelinaysay gu-
uleed qof xusuusiyey in waxii uu ku hadlay ay jir-
i doonto maalin laga xisaabin doono.guuleedna wa-
xaan leeyahay baabka tawbadu waa furan yahay ilaa
qiyaamu saaca.aad baad u mahadsantihiin intii kale
ee isku dayday inay wanaaga tusaan walaalkeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waxay aniga ila tahay in dhallinyaradu aynan iskaga lumin hal toobik oo aan laga hadlin maanta oo dhan wax aan faaiido dadka ugu jirin ee lakala faaiidaysto. Dhallinyarada waxaan ku baraarujinayaa in adduunka dhan laga aqrisayanayo wixii aad ka hadlaysaan ee dhallinyarada iyo akhiyaarta isu sheega wax fiican oo adduun iyo aakhirabaufiica.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Colonel sangawi

Unrecorded Date
colonel sangawi

To Anon

War qofyahow ani waxan dadka u faa'iideyo garan mayo oon ka ahayn sidiii madfac iyo miino loo gani lahaa.. tana dadku waa ka daaleen ee adiga bal wax noo soo jeedi bro/sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sister

Unrecorded Date
To Cumar

Bro, Thanks alot for the wounderfull msg.And about Viena, I've only been there for 1 day, but I have been in Belgium for 6 days, and it was cool.

My brother I really don't know how to reply to this. So i'm sorry.

(marka ma tahay adi mid i farax gelinkarta Abayadis.

take care, and I wish you the best luck.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sana

Unrecorded Date
To Guuleed

Waxaan walaalkiis kuleeyahay mabruk hadiiba rayigaaga aad badashay, waxaan kaloo kuu sheegayaa inaan maalin walba aqrin jiray fariimahaaga oon ogaaday in inan somaliyeed uu waxaas ku hadli karin waxaana kuugu jawaabi waayay waqtigaas waxay ahayd anigoo ogaa inaad fikradii aad qabtay badali doontid realy wayna dhacday oo maanta oo kale ayaan sugaayay inaan ku dhaho, walaalkiis hais gaarsiin heerkaa realy waxaad tahay wiil qiima leh uma baahnid inaad mawduucaas ka hadashid just inaad tustid inaan ogaano inaad meesha joogtid oo kaliya.

Waxaan kaloo umahad noqoyaa dhamaan dadkii fikradaha fiicfiicnaa kusiiyayn oo badalay fikradaadii hore ilaahay haka ajar siiyo dhamaanteena ilaahay hana soo hunuuniyo Aamiin.

Waad mahadsantahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cumar

Unrecorded Date
Cumar

To Sister

Hey!!!! sis waad nabad timi sis waan ku faraxsanahay sida dhaqsaha leh eed igu soo jawaabtey waxan islahaa qoftii sister ahayd mashquuley noqotey. Sis waxan jeclaanlahaa inaan wada xiriirno mailkan igala soo xiriir omar_137@hotmail.com.

Guul baan kuu rajeynayaa sister

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Assalaamu-caleykum
Qofkii caaya umad dhan sida nimanka caaynaya dumarkeena soomaaliyeed waxaan dhihi lahaa kuwa aad cayneysaan sow kuma jiraan gabdhaha idinla dhashay, eedayaalkiin, ayayaalkiin iyo gabdhaha ilmo adeertiin, ileen ayagaba waa dumar!!!!!!!!!!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciil'labuux

Unrecorded Date
To Guuleed!
waar ninyhow arrin fiican baad ka hadashya oo naagaha soomaalidu si kale oo looga aar goosto malaha ee xagee wax ka bilownaa, adigu waxaad tiri 40 anigu waxaan rabaa in aan 60 iyo wixii ka sareeya aan saf ka marro . tolaay si kale kuma ciil beeli karro, 911 ayaaba gun iga dhigtay ee ma naagbaa ciil igu reebi lahayd , tolaay, waxxaan balan ku qaaday in aan tii aan arko dhaqdaa ka taago.

waar ragaas oo kale ayaa loo bahanyahay, kuwa nacasyada ah ee meeshan hadalka nacasnimada kusoo qorey, waar guskiina ku ciil beela. naagi waa cadowe.

hooy nacasoow cadowgaa garo.
sidaa iyo nabadeey

Ciil la buux

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haboon

Unrecorded Date
Hahoon

This message is for Guleed, hey brother
shame on you, listen for this, intaad inamada kula talinayso waxaa ama aad ugu sheekaynayso waxaas ayaa hablaha soomaaliyeed ku samayn lahaa, maad wax baratid oo ka faaiidaysatind wadan ka aad joogto, I think waxaad tahay qof bilaa cilmi ahe pls go and get education it is good for you.
Waxaad al dhalatay hablo, oo waxa ku dhashay gabadh oo waad dhalidoontaa waanad ka guursan doontaa ee isku xishoo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUULEED

Unrecorded Date
SALAAMA ALAYKUM SIS HABOON AAD AYAAN OO GA XUMA HAY IN AAD I AF LAGADEYSO ANIGU BARI HORE AYAAN KASOO LAABTAY WARKA AAD II SHEYSO EE RAGA KALE WAANI THANX BYE SALAAM ALYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anonymous

Unrecorded Date
to ciil la buux!
Horta hore ciil kaad ka buuxid u dhimo,balse waxaa
la yaabay doqonkasta maxaa dumarka loogu sheegay
oo uu ugu luqluqnayaa.....hey let me say u something dumarka soomaliyeed ha u gafin,kana baq
eebahii aduunka ku keenay hadal waa uu yiraahadaa
bini_adam Abase uguma daba haro marka doqon waadba
tahiine adiga iyo midka kale ee topic iska leh ha u gafinina dumarka somaaliyeed ee thing deeply.
byee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tuffone

Unrecorded Date
HEBEL- dick is men's best freind and women's joy! dick is freind with everyone in the world he is specially attached to men, dick sleeps and wakes up from time to time though there are times when dick hardly sleeps which makes the men that he is freind with very frustrated and the woman that dick's freind is freind with look like a meany one.....
so hebel do u think u kinda know who dick is now??
if not let me know i'll do my best to dig in to that subject .....could also mean that u're one of the unlucky ones that never got to somehow "have" met him.

peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
could it be U?
.
.
.
are U somehow DICK last name head?
dick head?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tufone

Unrecorded Date
hebel
you silly ass u dont see what's infront of u! u still dont know who dick is?

poor guy "have" not met dick!
hey mabe dick could be assigned to you but u know how the saying goes u cant puy freindship? weel it is not the same as attaining his freindship in the good old fashioned way where u meet a person and click with them and then become freinds but heck it is the clossest thing that could be done for u

good luck bro i will be thinking of you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
hebel/ i even sow once on mtv greatest hits a latin singer called martin dick,was he one of these this one here.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
geesi I guess dick was born in the back of tufone.
on july the fifth 1994. I remember it was dark and raining hard.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,Is it was raining !!!!!!not sure ,,,I heard it was thirtyfifth of feberuary (the least year of the new millenium),,,But that garaet bald Dick was really sick and vomiting bad at the back yard of some one((((((hard to recognize his name Kafone or tufane)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bayzzani

Unrecorded Date
muriidi siin u qoslayi xataa kadida iga bukhdi dukha ad kaali awkoombe maa daris ahaan jirteen mise qaldaan dhan aa saas u qosol badan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOMO

Unrecorded Date
salaan dhamaan
WALAALKII GUULEED HAWEENKU ISKU MID MA AHA AYAAN UMALEENAYAA MEELKASTABA HAJOOGEENE ?LAAKIIN ADIGA MAXAA KUU DIIDAYA HADII AY XAGA KABAXDO ADNA KADAAL KABAX!!!!! waxaan kawadaa maxaa kasugee in ay ayadu baxdo adiba ka horbaxnoo ,hadaad wax wali heesid ,HANA ILAAWIN IN ZINADA AY XAARAAN TAHAY MARKA WAXAA HEESATAA 4 POSSIBILITE EE DOONO TUKALE

HANII MACAANAATO DHAMAANTIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bashaash

Tuesday, July 04, 2000 - 02:10 am
Muniira waan ku raacay fikradii ay soo jeedisay-
laakiin waxaa iga yaabiyey ninkan iska hantaatacay
oo ku hadlay hadal aan miisaanayn,waan ka xumahay-
hadalka isku dirka ah ee uu dhex dhigayo hablaha-
iyo wiilasha is jecel,waxaan odhan lahaa ninkaas waa in fikradiisa la canbaareeyaa qaladkuu galayna
indhaha loo saaraa.
markii soomaaliya la joogay gabdhaha iyo wiilasha raali ayey iska ahaayeen iminkana raali ayey iska
yihiin wax dhiba oo u dhaxeeya ma jirto waxaan -
shaydaanka ahayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, August 01, 2000 - 09:53 am
Walaalayaal marka hore waad salaamantihiin
marka xigta waxaan ahay nin dhalin yaro ah oo
Guur doon ah hadaba gabdhii guurdoon ah ee danaynatsa guur ha igala soo xidhiidh E.mailka
waaka: faxaibro@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ARDAY

Friday, August 04, 2000 - 12:17 am
ANONYMOUS FOOLXUMADAAS MA WAX BAA KUUGU HOOS QARSOON. QUUQDAADANA WAQTIGII YAY NAGA QAADAY, WAR ADAA GUULEED KA DARAN EE MEEL CUSUB WAX KU QOROHADAAD WAX DADKA U SHEEGANAYSO DADKA BALASHA HAKA WASAQEEYN.

GUULEED DUQA 3XISO YAY IDHAAFISAY DOODADII, MEEL WANAAGSANA WAYKU DHAMAATAY . NASIIB WANAAGSAN.

HA IDIIN DHEERAATO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BIGMOE

Friday, August 04, 2000 - 12:49 pm
SALAAMA CALAYKUM BROTHRS AND SISTERS. MY NAME IS BIG MOE. I AM 22 YEARS OLD AT THE UNIVERSITY OF MICHIGAN I AM IN MY 3 YEAR. I AM SINGLE GUY LOOKING FOR A SISTER AT THE AGE OF 19 TO 22 THAT KNOWS WHAT SHE WANTS FOR HER LIFE. SALAAMA CALAYKUM.IF YOU NEED ANY MORE INFO ABOUT MY LIFE PLEASE DON'T BE HESITATE TO CONTECT ME. MY EMAIL IS A LADIESMAN30001@YAHOO.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUHUUR

Sunday, August 06, 2000 - 06:19 pm
Guuleed used to hangout every nite,
use to go from club to club,
looking for true lovvvvve,
but now that he coulnt find any lovvvvve,
he has to sleep around,
coz he has none.

goodluck to ya guuleed, itz small world.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.