site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Inaan guursadaan rabaa ee maxaad igula talin laheeyd

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): Inaan guursadaan rabaa ee maxaad igula talin laheeyd
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
BY.Abdullaahi
Walaalayaal waxan idinka codsanayaa inaad talo iga siisaan umuurahan aan idiin soo bandhigi doono
waxaan ahay wiil dhalinyaro ah oo jira 26sano
waxaan qurbaha ilaa mudo dheer,waxaan soo marey dhalinyaro nimo aad udheer,waxaana lahaan jirey balwado fara badan,hada ilaahey ayaan utoobadkeeney waxaana ilaahey ka baryaa inuu iga cafiyo wixii aan soo marey,hadaba waxaan noolahay keligeey waxbana bartaa waxaan ka dhashey reer aanan waxba haysanin aniga keligeey ayaana soo maqan,waxaan doonayaa inaan guursado maxaa yeeley nolosha kelinimada ayaa igu adag,hadaba talada aan doonayo ayaa waxay tahay waxaa jooga gabdho badan wadankan aan joogo laakiin waxaan isugu keeni weeyey iyagoo doonaya kharash aanan ka bixi karin ama ha ahaato qaabka arooska ama alaab ladhigo,dhibka lae ee jiraa wuxuu yahay waxaa jira in gabdhihii soomaliyeed gudniinku uu dhib weeyn ugeeystey taasina ay saameeyneeyso jaceeylii ka dhexeeyey labada qof hadab waxaan doonayaa gabar aanan gudneeyn,ee mawaxaad igula talineeysaan inaan wadankii aado mise kuwa halkan jooga ayaan sidaas oogu galaa,fadlan waxaan jeclaan lahaa xataa gabdhaha soomaaliyeed inaan helo taladooda iga raali ahaad hadaan hadalka idinku baditey waxaan doonayey inaan wax idinka dhaadhiciyo si aad talo wanaagsan ii siisaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
BY saaxiibkaa

saaxiib taladu waa wadankii aad hadii kale garidaada afuufo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
SAAXIIB
Raadso gabdhaha gibil cadka ah ama carabta ah iyakaa edeb lel, gabdhaha soomaali madoow ama faradheerta ah rabsho miiran waaye... they r trouble makers, raggii oo dhan hada weey naceen.
xaga gudniinka isku mid lee waaye kuligood unless eeysan gaalkacyo ka imaan iyakaa qodxo iyo fiilo feero lagu soo tolay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kadra

Unrecorded Date
Wallaal Abdullaahi
Ha ka quusan gabdhaha qurbaha Wallaahi way buuxaan qaar dareen leh, mustaqbalka iyo noloshan halganka qurbahana kula fahmaya ee maad xaga diinta u baydhid.Waxaa dhici karta in aad dhaqso u hesho mid caqiidaysan,career establish gareysay,
dhaqaalahana ku dheeraysa.Tusaale ahaan anigu waan gudaney hadana ( I and my husband share a great passion). Markaa gudniinka cuqdad ha ka qaadin gabadha dareenkeedu mid kooban maaha. It depends on her emotions, trust, confidence,
touching and crassing, hormone changes and she could have clitorris as well as vaginal orgasm.Dhamaanteena xoogsigeena waxaynu wax ka tarnaa ehelkaynu soomalia iyo colaada kaga soo dhaqaaqney, markaas you are not alone. Waxaa dhici karta in ay iyaduba reer keligeed u soo maqantey oo aaney aroos khiyaali iyo material laga dhimanayo doonayn. Hadaad 20 sanno wada noolaatan, sarriirtaad iminka ku jiifatidna nolosha ku wada qeybsataan sidaad maalinba shey u keenaysaan ayaad gurigaas buuxineysaan. Goodluck and don't give up a hope!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
By,liibaan
Kadra aad ayaad oogu mahad santahay taladaadii qiimaha badneeyd adiga iyo qofka kaa horeeya ee magaciisa aan soo sheegin,dadka kalana dhamaan taladooda waan sii sugaayaa mihiimada ayaana kala dhax bixi doonaa,mar labaad Kadra mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
WALAALKA RABO GUUR MARNA GDNIIN LA'AAN WAXAAN KU DHIHI LAHAA GABADHA HADII AY KU JECESHAHAY WAA KU XAGA XAGANE HADII KALE XANJADA AA LUGU RUGAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ubax

Unrecorded Date
To:Abdilaahi,
Salaamu calaykum hortu walaal
su'aashaadu way iga yaabisee hortu fikradan ah inaanay gabadh gudani ku qancinayn xageed ka keentay walaal???
Walaal way jiraan gabdho aan ragooda qancin ama ay dhibaato xagaa ka haysato ama ha gudnaadaan ama yaanay gudnaane,Su'aashaydu waa [hadaanay gabdhaha gudani waxba qaban karayn hadaa maxaa qaar ka mida waalay oo loo fadhiisin kari waayay ooy u xumaadaan miyaanay waxan wadaa hamad ka badatay ahayn??] iiga jawaab su'aashaa.....
Mida kale anigu walaal kolayba waxaan aaminsanahay inkastoo uu guditaanku wax naga yara dhimay laakiin hadana gabadh somaliyeed oo gudani inay ninkeeda qancin karto haday niyad u hayso isaga...taasi relationshipka labadooda ka dhaxeeyay ku xidhantahay ee gudniin iyo gudniin la'aan kuma xidhna...Adna hadaad hesho mid aad is jeclaataan ood isku qanacdaan iska aamin oo ogow kintir kaliyi wax ma qabtee waaxyahoo dhan baa isla kaashadee. Anagana meel hanagaga dhicin walaal waayo anagoon gudnayn ayaanu diyaar u nahay inaanu ragayaga xalaasha nagu qaba si kasta u raali galino. Adna hadaad danbiyadaadii kale ka toobad keentay imika kintir ha daba ordine ilaahay aamiin oo gabadh kugu caawisa noloshan toosan raadso...ilaahay garabkaaga ha galo...aamiin
Take care

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.