Unrecorded Date Assalaamu caleykum warax matullaahi wabarakaatuhu Walaal waxaan ahay yar da,diisu tahay 23 u soo socdana mareykanka marka waxaan is iri dhulkaas guur la, aan kuma wanaagsana ee iska guurso haddii aad tagdo dhibka i heysdo waxaa weeye waxaan maqalnaa iney dumarkii sidii hore aheyn marka lajoogo mareykanka marka maxaad iga dhihi laheydeen