site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Hadaan wehelkeygiyeey xaqiiqdii kuu waramo. Dad baajira waalanoo hadey wax is jecel arkaan ukala wariya Xumaan walaalaha kala dilee. JECEYLKEENAA KA WAYN.

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): Hadaan wehelkeygiyeey xaqiiqdii kuu waramo. Dad baajira waalanoo hadey wax is jecel arkaan ukala wariya Xumaan walaalaha kala dilee. JECEYLKEENAA KA WAYN.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BASHIIR

Unrecorded Date
Assalaama alykum walaalayaasha qiimaha badan waxaan i din weydiinaayaa waxaan xiriir la leeyahay gabdh soomaaliyeed mudo dhan 4 bilood aad iyo aad ayaan u jeclahahay ayaduna aad ayey ii jeceshahay waxaan ku balanay inaan nafta meel ku wada noolaano inta cimrigeena ka dhiman . Hadaan idinka waramo aniga iyo gabdha waxaa inoo dhexeeya i mean da'da 7 years ayaan ka weynahay 1am 28 she is 21 . waxaa ay tahay gadh xijaaban aad iyo aadna ilaahay uu qurux siiyay rag badan ayaa weydiistay reerkeeda in lasiiyo way diidaya oo wax alaale wixii ay lakulanto way ila socod siisaa . walaalayaal waxaan ahay arday sanadkii ugu dambeeyay 4years college waxaan bartaa mis manegment information system. waxaan aduunka ugu wayn oo aan ku fikiraa in aan dhameysto waxbarashadeyda . waxaa baryahaan imtixaanadeydii iyo buugaagteydii iga mash quuliyay jeceylka gadha aan u qabo iyo kalsoonida ay isiisay ,, hadal yaanan idinku daalinin waxaa xaalku maraayaa i meheri oo qolkaaga yaan kula dagaayaa . reerkooduna waxaanu nahay reer aad iyo aad aan macriifo ku aheyn somalia marka maxaan sameeyaa hadaanad i meherin oo aadan meherkeyga kadhigin 7000 . waan dhimanaayaa oo ragkale ayaa la igu daraayaa . anigu waxba baheyto gadhu aroos weyn uma baahni ayey leedahay balse meher aad u badan beysheegatay maxaan sameeyaa HEESTAAN AYAAN AAD U JECLAHAY OO AAN U QAADAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AFGAAB

Unrecorded Date
salaaaan kadib
waxaa iga talo ah gurso gabaada rabi na talo saro
by afgaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

c.sangawi

Unrecorded Date
Colonel Sangawi

To Bashiir

Bacda salaan walaalkey talo oo kooban waxan ku dhihi lahaa Meherka badan mushkilo ma leh ALLAANA kula garab gelaya waadna heli waxana laga yaba in gabadhu jaceylka ay kuu hayso ay saa u yeeshey si aydaan si fudud u kala tegin,lakin waa walaasha ku jecel oo waad ka wada xaajoon kartan,lakin habeen how kadin ani taladey meherkana tartiib tartib bad isaga gudi(insha ALLAAH) mana badna hadaad jogto galnbeedka oo aad shaqeysato. marka walaalkey maanta talo gacan kugu jirta ee yeyan kaa fakkan bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kkl

Unrecorded Date
what a useless I think you are mentally sick

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salma

Unrecorded Date
Salaan kadib, walaal lacagta wey badan tahay laakiin jaceylka ayaan ka weyn, marka walaal waxba lacag ha fiirin ee nafsadaada u raaxee guurso jaceylkaaga lacagna ha u fiirin. byee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sanka

Unrecorded Date
salaam kadib:
dhibaatada ku haysa waa lacag laaan ,haddii lacag u baahan tahay ila soo xiriir ,haddii nin nimadaada ay dhan tahay haddii kale waxbaa si kaa ah .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
hada sxb miyaad noo faantay mise talaad na weydiisay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bashiir

Unrecorded Date
assalaama alykum walaalayal talo ayaan idin weydiiyay ee icaawiya ma guursadaa . hada mise jaamacdaan dhameeyaa . hadaan gabadha hada guursan way niyad xumaaneysaa anigana waxaan smeeyo ma garanaayo . talo isiiya dag dag ah mahadsanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KADRA

Unrecorded Date
WALLAALO GUURSO JAAMACADA KA HOR GACMO WADA JIR BEY WAX KU WADA QABTAAN EH NOLOSHU IN AY INTAA IDIINKA SII MACAANAATO AYAA DHICI KARTA GOODLUCK.KADRA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saida

Unrecorded Date
Bashir, waxbarashadaadda dhameeystiro. Gabadha haddey ku jeceshahay sida aad sheegayso , waa ey ku sugi. Oogow, waxbaraho iyo mas'uuliyaad reer oo la siku wado,in ay sahlaneen. Xisaaaabtan ninyahow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suge

Unrecorded Date
salaan ka dib

waxaan umalaynayaa inaanay talo ahayn ee ay tahay faan. haddaad talo arintan uga baahantahay waxaan ku odhonlahaa gabadha aniga igu soo wareeji adiguna dhamayso jaamacadaada.(lol)
sxb ka raali ahow inaan sidaas ku iraahdo .
waxa tahay nin nasiibadan ee jaaniska hayskaga ciyaarin. wasalaama calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to...bashiir


sxb gabarta guurso somalida ayaa waxay ku maahmaahdaa baadi nimaan laheen ay ag fadhidaa.

waxaanse ka yaabay wey i jeceshaya ana waan jeclahay labadeenana lagac aan ka hadleynaa macnahaas ma fahmin hadaad is jeceshihiin booska lagacta ka saara ogaadana wax walbo jaceelka aa ka weyn ...sxb talo hoo gabarta yeysan kaa fakan iska meherso waxbarashada si fiican bey kuugu dhamaan sababtoo ah iskaabulo aa tahay ka waran markad hesho xaajiyo bariiska kugu tuurto oo habeenkii baalka aad ka gasho oo gurigii shiirka badnaa uunsi iyo barafuun ka soo kamkamo markaas aabo wax barashada kuu sii macaaneysaa mida lacagta ilaah aa deeq badan gabarta la tasho oo ku dheh diyaar baan ahay....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ONKOD

Unrecorded Date
ragu naaga jecelaa dumarkuna u roonaa bal day wiilkan waxbarashadiida ku iibsanaya xoolo naageed . waryaa bashiir noloshu waxey macaantahay aabe wax yaqaan oo shaqo wanaagsan haysta . marka wiilyahow is daji oo adkeyso hana maqlin gabdhan ku leh guurso . naagihii kuleyl baa laga qaaday north-america . marka saaxiib tash nin weyn baa ale kaadhigaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daacad

Unrecorded Date
to:tala doon
talo waa ta rabi laakiin waxaan la yaabanahay sida rag badan horay usoo sheegeen lacag iyo jacayl meel ma wada galaan aniga hada ka hor gabadh ayaan
is jec laanay meher badan ayaan ku meheriyay
maalin tii danbe ayaan isqabanay dee reer isqabad lagama waa yee waxay noqotay ii dhig
warqada iyo meherka waxaan iri mee jacayl kii waxay tiri wuu bood booday markaa haday daacad nimo jirto lacagta halaga saaro jacaylka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
to daacad g ayaan kaa jarilahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sisiter

Unrecorded Date
TO: BASHIIR

hello brother Bashiir wlalaal in my opinion education is more important then every think else and also is not an easy. so i wouldn't advice you to rush a mariege. walaal why you don't talk to the sister " your lover" and explain to her your situation and how hard studies are. in that case she my unedrstand and wait till you ganna finish your studies.

that was plan " A" lol

Plan B: if that will not work for you go for it amd marry her isha alaah it will be the best

Wa salaamu calaaykum

good luck

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daacad

Monday, June 26, 2000 - 08:06 am
war muxuu ahaa nacaskan magacayga isticmaalyaa?
sxboow magac kale raadso,

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.