site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DUMARKA SOMALIYEED MAXEY ISKU CADEEYAAN

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): DUMARKA SOMALIYEED MAXEY ISKU CADEEYAAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdul

Unrecorded Date
waxaa iga yaabiyay dumarka sideey midabkooda
u badaleen marka waxaa rabaa in dumarka iga
jawaaban miyeysan ka baqeen in kimikada ku
jirto korkooda wax u dhinto mar mar waxaa shaki
kaa galayo in heblaayo eey tahay iyo inkale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salugle & suban

Unrecorded Date
Walaal abdul waan ku salmaay amrka hore salaan kadib hadii aan kaaga jawaabo su' ashadii oo aheeyd sabta ay dumarka isku cadeyaan waxeey doanayaan inay ay quruxdooda idin tosaan oo diintaba kama soo hor jeedo in ay dumarka is qurxiyaan hada waxaan dhacday maant in ay nimankii somalayeed diidayaan naagaha madmadoow oo mid kasto uu radinaayo naag cad that is why ay gabadhaha isku cadeynayaan nooh, ee u soo jeesto gabdhahiin kadib dawada way iska dhaafi donaan brother

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdul

Unrecorded Date
KU SALUGLA IYO SUBAN

WALAAL ANIGA SHAQSIYAN NAAG CAD WAAN LASOO NOLADAY
MID BIYOONDE AH IYIO MID MADAX MADOOBBA RAGA CADAN
KA AH XITAA WAXEEY JECELYIHII NAGAHA MADOOW SABATO
AH NAAG CAD WAA LAGULA LEYAHAY LAKIN NAG MADOW
WAX KA FICAN WAAN WAAYAY RAGOO DHANA WAA LAGA YABA
IN NAG CAD HAL HABEEN KU MODO LAKIN MUSTAQBAL KAMA
LAHA MARKA MIDAKIINA AYAAN IDINKU JECELNAHAYE HA
IS CADAEYNINA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saxir

Unrecorded Date
Abdul,
Its all about self steam. If gabash doesn't have self steam she will do whatever she thing its going to enhance her beuaty. It wont be too far when the somali women will do plastic surgery. Lack of means and other thing might prevent them now. On the other hand there are a lot of beautifull somali women who do not bleach them selves and get on with thier lives.

That's my opinion

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
abdul runtaa waaye heblayo inee living in color tahay laakiin adi see ku kastine?
kuuleey laakiin colorkeed saxa ah waaye.
hadii gabar ee colorkeed 16pits ka badan yahay masawir aa laga qaadaa hadii masawirkaas inee baras qabto camal kusoo baxdo yaahuu aa la dhahaa taas bahal waaye yeey ku cunin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Moge

Unrecorded Date
Ha,Ha,Ha qosol le iga imaaday markaan akhriyay waxad qorteen~.maxad ula yaabeysan xawaley somaliyey. waxaba beryahan la arkay rag iscadeeya sida gabdhihi oo marsanaya cosmeti layirahda "Diana".
Abdul bro don't be suprised bro'"Ninkii noolow maxa aragtoo kuu laaban?~

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macda

Unrecorded Date
Gax gax gax Moge!!!!

ar mooge mugoo ani wa afuuray wlaahi runta awaye maanta waa baxee qofkoo aa soo baranee lamadoo bari ka bacdi waxa lee arkee qoftoo kuu soo qosleeyso manii safiican u sii fiirisidna waxa ku qabaneeyso ma ka orodaa mase wa aku qososhaa...
waa la halaawi madoobaaneena lee ameey noo fiicantahai

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macda

Unrecorded Date
magaca ii dhig dhooreey no bililiqo alouwd in cyper world

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KADRA

Unrecorded Date
Hey! ABDUL
Gabdhahoo dhami is my cadeyn especially kuwa aan ka mid ka ahey( MAARIIN CASAAN XIGA WAA MIDAB U GAAREE GOBSANAA HABLAHAYAGU----)KADRA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aragti

Unrecorded Date
hablaha soomalida waxaa ku cusub nolosha, hala yaabina. tii is cadaysana, malaha miraayadda ayaa ka jaban.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Walaal dumarka somalia ku nool isma qadeeyaan. But the ones from djibbuti do.

If the somali ones started now. Is because they thought us.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waxaan ahay Gabadh Soomaaliyeed oo Curyaan ah,kuna Curyaantay dhibaatadii Soomaalia kadhacday, marka ilaa maalintaan Curyaamay ilaa maalikaas maanta ah waan la,ahay nin kamid ah raga Soomaaliyeed oo saas iisoofiiriya marka waxaan rabaa inaan weydiiyo Raga Soomaaliyeed sababtu maxay tahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

c.sangawi

Unrecorded Date
colonel sangawi

To walaashay fil Islaam

Walaaley qof walba aduunkan imtixaanku meel buu u soo maraa qofba qofkuu ka imaan badanyayna imtixaankisu waa ka badanyay marka sabbir allana ka bari inuu muraadkaga kuu sahlo. Hana is oran curyaan baad tahay oo laguma rabo allow maxaan arkey kuwo guur guuranayo oo la aroosey. Allow maxaan arkey kuwo lixdodii lixaaad qaboo aan la guursan marka walaalo calafkaga sug rabbina isagaa wax walba wadarey ee ku samir yuusan sheydaan kaa faa'iideysan sis. w/calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guled Ayanle

Unrecorded Date
Walaal anagi waxaan jeclahay inaad iska samarto oo aad sugto nasiibkaaga waayo wuxuu ilaah kuu qoray waayi maysid aniga waxaan jecel lahay naagaha cadaanka ee curyaamiinta ah lacagtana leh waayo wixii lacag leh ayaa i qanciya haddaan lacag leedahay ii soo sheeg E mail kaaga haddii kala kuwii hore baan qaatir u wayney ee xageen ku geynaa waxan u maleenayaa inaad ku lugu beeshay siddaad u ceyrsanysay reer tolkey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hakim

Unrecorded Date
walaal hadey kaa run tahay ood curyaan tahay marka hore ilaah ku xamdi asagaa dadka siiya socodka curyaamiyana marka waa inaad alhamdulilaah tiraahdo mida kale waxaa jira wiilal badan oo somaliyeed oo ku guursan ha maqlin ka ku leh lacag ma leedahay niyadan ha iska jabin ilahaygii adiga socodka kaa qaadey dhamaan waa naga wada qaadi karaa anigu laf ahaanteydana waan ku guursan lahaa runahaantii oo ma eegeen inaad curyaan tahy iyo in kale maxaa dhacay taasi waa alah wuxuu gacanta ku hayo marka allah u shukri celi and good luck

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

colonel

Unrecorded Date
colonel.s

To Guled Raqiis!!!! ALLA maxaad raqiis tahay ninyahow waxad u egtahay kuwa yurub sey qaad u cunayeen Luguhuna yaraadeen calooshuna baxdey++++++++++++ waar ka aamu dadka duqsiyahow aan waxba kala garaneyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
oo haddii ay is cadeeyso ama is madoobeeyso ama
99 midab oo kala duwan ay is mariso,yeey isu marisay?anagalee ma ohoo? ha is dhoobo dhoobaano,sidooda aan ku rabnaa ee noo dhaafa,
wax hadda la bilaawday miyaa?mise jaalo leen arki jirnayeh,hadda wax cusub ayaa yimid,waxa cusub caalamka aa jecel,hablaha cusubna caashaqooda
sidi ay ku heli karaan ha sameeyaano,tii nuurto waa la boodeeynaa bello waayeh.

nabad iyo caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 21, 2000 - 12:39 am
walaalayaal yaa iishega karo dawada la isku cadeyo
iyo magaceda iyo halka laga helo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.