This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date HI
| |
Unrecorded Date lol@@@@ Filsan what a good idea Y didn't U think about this say about a month ago..
| |
Unrecorded Date so what shakashuuko! iam 19 years old maybe loosing my virginity sooN!!! whY??????????????the hell do U want to do that? ilaaheey maad kacabsatid or ur one of those wanna be's oo dhaqanroga kudhacay my advice is do it in a xalaal way if thats hadaad muslim tahay or else go to hell bitch i hate pll who talk like that 19 year is not a child make up ur mind N act like an adult bye
| |
Unrecorded Date You go Q, nowadays people walakibrey, they think they are gaalo.
| |
Unrecorded Date hey filsan I AM IN THE SAME BOAT AS U BUT NOT WILLING TO LOOS MY VIRGINTY...SAME BOAT .MEANING SAME AGE AS U...i don't know what ur thinking about and why u want that for ....but my advice to u is to hold on TO IT..... i all ways say saving sex is the way of life listen to z90 chenal 3.33 all that and watch Mtv if u know what those are...............and if u realy wana give up give it to someone who is worth............i don't mean stupid boyfriend or PIMP............I MEAN a real man husband ....u know ............i granti u won't regret if u get married and give it to him ...but if u just give to some punk u will regret for sure so think about it and don't only think about what kinda fun u may have and how long u will be screeming but think about the jadgement day what will happend where will u end up..."i hope not Naar."..............i call those kind things ZINA IF U KNOW WHAT IT MEANS
| |
Unrecorded Date To Filsan: Abaayo, zinada waa naga xaaraan marka ilaahay xasuuso, asagana ha ku xasuustee, markaad u baahan tahay... Dhaqan ka sokoo, diin baa waxas kuu diiday marka walaalay, cabsid ilaahay ha ku gasho, sheydaankana ha kaa naaro, waxbaa ku shidayee, cuudo bileeso iskana duceeso macaanto , inuu ilaahay (swc) kaa yasiro waxii xun, kuuna soo dej dejiyo qayrka aduun iyo midka aqiro bo.. To Q: Aboowe hadii ale ka cabsaneesid, ilahay waxuu yiri dadkeega sharaf hadaad ani i sharfaysid, marka walaaloow, iska daa inanta ee talo galgacaleed sii, waa abaayo kaa yaree.. ogoowna labada malaa'ik inay waxaaad dhaysid, ama carabkaaga ama farahaaga (qoritaanka) in laguu qorooyo,, maxaa kugu kalifay in gabar walaashaa sharmuuto ugu yeedho, maa adan rabi ka cabsaneenin, ma jeclaan laheed in mid kula dhalatay sidaa loogu yeero.. Walaalayaal, aan talo galgaceel kala dhafsano, afxumada waa shay xaaraan ahee.... s/aleykum warax matulaah!!!!!
| |
Unrecorded Date SUMAYA GIRL QEYR QABTO YAR BAA TAHEE ALAA IYO CIZAK HUUNO.. JAZAAKAL LAH QAYR SUMAYA!! FILSAN ABAAYO, ILAAH KA CABSO, XASUUSO HANA KU XASUUSTEE MALINTA AY HOOYO IYO AABE, WALAALO AMA QARAABO AY WAX KUUU TARI DOONIN OO ALAAH, OO KALIYA AAD CAAWINAAD WEYDIISANEESID,,,,MARKA ABAAYO KU DADAAL INAADAN RABI KA CAREESIININ BY YOUR ACTIONS,,, ADUUNKAN TEST BAA INOOLA KEENAY MARKA , HUUNO ILAAHAY HA KU ILAALIYO,HANA KUGU NAXARIISTO ADUUN IYO AQQIRO BO... AAAAAAAAMIIN TO THAT.... FILSAN/SUMAYA AND TO ALL OF US, MAY ALAAH HELP US PASS THIS TEST.. AND MAKE US BE HAPPY IN THIS WORLD AND HERE-AFTER... SALAAAAM
| |
Unrecorded Date Filsan grl did you hear that huh??? so you did get the BEST advice girl,, so is up to u... May allah BLESS you ALL.. Peace yall.. :) !! ps.. Castroo, yo man thanx for the du'aa, and may allah bless you man.. when did you become a sheeq huh??? lol@@@@@@@@@
| |
Unrecorded Date ahahahahahahahaha sheeeq damn.. MosDef how is that recod coming along huh..... filsan iska raaxeeso aduunkan waa laga taga yee yaah macaaneey...lol@@@
| |
Unrecorded Date sumaya galgaceel ku dar daray balaaayo foood dheer waaxid.... ilkihiii bololka ka waran hee ma laga suubiyay..ahahaha..
| |
Unrecorded Date Hi SOMALI PEOPLE THANK U FOR THE ADVICE,I NOW KNOW WHAT TO DO WITH THAT MAN. TO :Q DON'T STARTED WITH ME BY CALLING ME A BITCH OK. IF U WANT TO GIVE ADVICE TO ME SAY IT OR ELSE KEEP UR LITTE DIRTY SMELLY MOUTH TO URSELF CIYAAL SUUQYAHOW. TO :SUMAYA, WAA MAHADSANTAHEY WALAAL AND EVERYONE ELSE THAT TIRED TO HELP WITH THIS HARD SITUATION. TO: CASTROO, AAMIN N MAY ALAH BLESS U AND UR FAMILY TOO. TO: HEBEL PLEASE RESPECT OTHER PEOPLE AND GROW UP.
| |
Unrecorded Date hebel ya freaking sick person leave my name alone. I don't sound like that ya making a jack's butt out of yarself.
| |
Unrecorded Date am right behind you son watch out..:) ! Son when was the lat time you took a shower huh?? Let's go son, is shower time with your big Dady.
| |
Unrecorded Date DEAR FILSAN ! ABAAYO WAXAA IILA MUUQATAA GABAR FIICAN OO DAACAD AH EE ILLAHEY WAXAAN KAAGABARYEYAA INUU IMTAXAANKA KUUFUDUDEEYO. MIDAKALE, HADII AARABTID INAA RAAXEYSATID WAXAA ISKUDEYDAA INAAD GUURSATID WIILKA AD RABTID INAAD LLARAAXEYSATID . HA KUU MACAANAATO HEE SIS.
| |
Unrecorded Date To habel, and big hebel Waxaan u malaynayaa inaad thiin inamo yaryar oo beavis and butthead aad u daawada, ee waxaan idiin waydiiyey miyaan cidi idin dhalin mise garacdii kacaanka ayaa ahaydeen BY christopher
| |
Unrecorded Date maya kuwii christaanku soo korsaday ee oorfanaha degenaa sidaadoo kale. ha caayin waalidka nacasyahay.
| |
Unrecorded Date hebel aqliga waan kugu jeclaa aabo... BRAVO..
| |
Unrecorded Date sumaya i diden't mention who i was i mean m/f but anywayz thanks 4 the advice aad siiyay the person who was seaking it. N filsan don't talk like that coz U 've asked the wrong question i mean hadii aadan gaalada kudaysaneeynin waad ogtahay waxa eeydiinta islaamka kaqabto waxaas so if ur taking waxa eey our bro/sis kula soo taliyeen good 4 U but always think inta aad meelfadhiisato N hadii weey wax xunyihiin waxa qalbigaaga kusoo dhaco then cuudubileeyso coz U can't alwayz get help from a machine. bye
| |
Unrecorded Date Filsan Please don't forget the Somali songs says "HAYE HAYE FUDUD HABEENKAAN LAHAABAY HUBSIINADU HABOONEYD "
| |
Unrecorded Date To: filsan girl girl girl, do it for your own good... To: hebel and big hebel are you guys Gays since you guys are exchanging messages.... To: talo boy please its 2000 wake up..... from: Buuq or should i say ms OAC eh..girl
| |
Unrecorded Date yeah and we are the gays for freedom of the somalian refugees. and bighebel is the president
| |
Unrecorded Date filsan: shame on u girl where r ur manners and xishood and the rest?? whats happening to our pple???? may allah show us the right path! aamiin
| |
Unrecorded Date To filsan: Girl, DON'T do it ok.. coz it is not right .. Look at you you are claiming to be what?? sister in slam??? i don't think so girl.. So what you need to do is go sit in a corner and try to get intouch with yourself.. fineself.. Who is going to be there for you the day of judgment huh???.. what are you going to tell ALLAH(SWC) .. that you were in love, horny huh?? make sure you realize what you get into girl.. May ALLAH show us to the right path... Like huda said.. aaamiin to that..
| |
Unrecorded Date She said in touch with yarself... NOT TOUCH YARSELF. Ya can't touch yarself it's xaaraam and it's gross except when being watched. C?
| |
Unrecorded Date lol@hebel....I think waad ka daroosaa Virginity is over rated anyway, go loose the damn thing if you want, it is not like you gonna marry a virgin guy.....god forbid... and to those pple who expressed outrage....all I have to say is FAKE ASS HYPOCRITES peace out
| |
Unrecorded Date Oh,I forgot to tell you....CONDOM..need i say more, use the crapping things, or birth control pills, the shots make you fat, so get the pills, the morning after are GOOD. and one more thing....ENJOY, If he cant do make you touch the sky, get rid of his impotent ass, and find a stud....aight
| |
Unrecorded Date Filsan sister it is you choise make a good decision
| |
Unrecorded Date abaayo waan ku salaamay salaan kadib waa ku mahad santahay rayigaaga qaaliga aad walaalahaa soomaaliyeed usoo gudbisay runtiina aan rajeeynayo in aad qaadantootid talooyinka wanaagsan ee laguu soo gudbinayo but dont listen those who are insulting you waayo bini-aadanku isku rayi ma-ha abaayo if you loosing your virginity loose it sida rabigii kuugu deeqay uu raali kayahay waayo aakhiro waalaguugu xisaabtami doonaa abaayo xasuuso sababta uu alle kuu abuuray abaayo marnaba ha dhageeysanin hadlalka shayaadiinta abaayo waxaan kugula talin lahaa inaad soontid bishii 10days waayo waa kuu kheyr hadii kale inaad u bandhigtay muslimiinta joogta magaalada aad ku sugantahay si ay talo kuu siiyaan abaayo waxan ilaah kaaga baryayaa inuu kaa bad-baadiyo cadaabtiisa abaayo hadii aad u baahatid talo intaas ka badan haka xishoon in aad iisoo dirtid adareeskaaga waxaan kuu rajeynayaa kheyr
| |
Unrecorded Date S/Aleykum all Filsan abaayo ma aha inaad halkan la timaado wax yaalahaas oo kale... marka ilaahay baa tan uun kaliya sheegi kari hadii run kaa tahay iy hadii kalebo,, marka sis hadii ay dhab kaa tahay, ilaah ka cabso, soona xasuuso, isaga uun kaliyaa wax ku tari karo... Raaxo addun way dhamaataa marka sis ka fikir before aadan ku dhaqaaqin wax aan aduun iyo aaqiroba faa'ido kaaga imaanaynin.. Walaalayaal adinkana, ilaah ka cabsada ee cayda ha la iska daayo dad wado dhalanay baaynu nahayee..
| |
Unrecorded Date FILSAN!!! LOL!!!
| |
Unrecorded Date walaal filsan waxaa muuqata in dhowr talo oo kala gadisan lagu siiyay, balse waxaan anigu ku dhihi lahaa ALLAH weyne ka baq asaa awood leh laba dariiqna na kala baray waa XALAAAL/XAARAAN. isla markaa waa tuu ALLAH, kitaabkiisa ku yiri WAMAN LAM YAXKUM BIMAA ANZALA FA'U LAA'IKA HUMUL KAAFIRUUN, HADAAN KUU FASIRO. WAA SIDAAAN KU WAAN WAX KU XU KUMIN WAXAAN SOO DAJINAY OGAADA KU WAASI GAALO WEEYAAANE. marka waxaa ALLAH soo dajiyay waa maxay waa KITAABKA ALLAH maxaa ku qoran Kitaabkaa? waxaa ku qoran XALAAL IYO XAARAAN ZINADU markaa xaaraaan tay ka mid tahay waliba ugu xun xun ka mid tahay, walaalshay macaan ulama jeedo inaad adigu tiri waxaan samaynaya AZINAAA balse waxaan u hadlayaa si guud marka walaaal waa wax soo mara qof walba oo muslina arinkaa waxaana RASUULKU (scw) na faray markaan dareeno (SHahwaad) macnaha (QOOQ) DAREEEN, oo aynaan markaa awoodi karin inaan guursano inaan SOONO markaa ALLAH ayaa quluubtiina dajin doona oo wuu yaraan doonaa dareenkiinu, waxaadna ogaanaysaa in diinteenu wax wax walba ka hadashay, marka abaayo macaan ALLAH ayaan kuu baryaynaa in uu muraadkaaga sahlo ee adna ku dadaal sidii aad uga bixi lahayd kali noolaanshaha una guursan lahayd, kadibna guurso nin diinta ilaah ku xiran kuna dhaqma diintiisa waxaana kuula hadlayaa sidii gabar ila dhalatay waana walaalkaa muslin ah waxaana naftayda la jecelahay ayaan dhamaan muslinmiintana la jecelahay guur kuna faa'iido badan buu leeyahay dhibkaad sheegaysana anigaa soo arkay waxaana uga baxay markaan guursaday wixii talo ah waad isoo waydiisan kartaa mid caqli iyo mid diineeed intii aan garanayo wixii aan garan waayo wadaada ayaan kuu waydiin doonaa, igala soo xiiriir EMAIL JUMALELOOKSMART.COM, UK LONDON ALLAHA QULUUBTAADA HAKUUU DAJIYO (AAAAMIIIIN)
| |
Thursday, January 18, 2001 - 02:08 pm yo yo TOO horney eh wanna f too much eh. bicht what's up.
|