Jawaab doon | Unrecorded Date I am Young Man Married. I have problem with Premature ejaculation "Coming quickly". Many people have this problem Haddaba sidee uga hortagi karaa? |
Van P | Unrecorded Date hello Jawab Doon. marka hore waad salaamantahay salaan ka dib. anigu waxaan ku dhihi lahaa sheydaanka iska naar inta aad waxba bilaabin. thanx. |
Badgirl | Unrecorded Date JAWAB DOONOW Instead of coming, coming, coming....Don't U think U should be going, going going to a specialist????? Just a thought ! ! ! ! |
Anonymous | Unrecorded Date Drink allot of wisky or liquor |
hebel | Unrecorded Date ya can start by beating it up like yar abusing yar wife. |
Anonymous | Unrecorded Date i have got the same problem, and i think the answer to is just relax and don't worry. |
ReaLdeaL | Unrecorded Date it could be related to some medical condition that you are not aware of,, or it could be a side effect caused by some drugs you are using,,,,,,see a urologist. Get help. Keep it ReaL |
Rooraaye | Unrecorded Date To Jawaab doon saaxiib marak hore waan ku salaamay. dhibaatada aad sheeganaysid waa dhibaato baryahaan raga aad oga cabtaan, runtii hadaad "coming quickly" waa la xalin karaa oo waxay u bahaan tahay adoo pratical badan sameeyo, haduusan ku heeysan ama problem kugu furneen. Runtii haday kugu adkaato inaad celin waydo mida koowaad isku day inaan bara sidaad u controli laheed mida labaad oo madaxaada isticmaal you can control. make sure markaad soo dhawdahay ruwaayad kale iska shido oo madaxaada ka saar waxa socda xoogaa then guska aad uma adko lakiin howsha wuu sii wadi karaa, make sure yuusan damin, hadana atentionkaaga ku celi markaad hadana markaad soo dhawdahay sidii oo kale samee, sadex jeer markaad celisid adigaad la absan doontid, don't shock hadaad imaan wayso markaad dhawr jiir celisid habeenka kowaad waa iska caadi. waxaadna u baahan tahay qof ku fahmeeso oo stable relationship bay ku fiican tahay, dabdeed xataa waxaad sameen kartaa inaad controoshid mida kowaad. Good luck bro waan ka xumahay inaan meeshaan saan rabo kuugu sharxi karin. forplay badan sii macalmada take care bro |
hebel | Unrecorded Date hey beat the living day light out of the damn thing. beat it 'till it goes flat and sandy. |
huda | Unrecorded Date this messege is for 'hebel" man shut up , this brother asked for an advice and ur making sorry ass jokes, about it, it is not funny, it is rude and who knows u might have the same problem ur self, so do all of us a favor, and show RESPECT. if u dont got anything to say, shut the hell up. and as for 'jawabdoon" i guess u got ur jawaab see a especialist, and good luck |
hebel | Unrecorded Date HUDA then why don't ya beat yars up till it turns intu falafel? |
JEEGO | Unrecorded Date DEAR BRO THIS THING YOU CALLED COMING QUICK ARE REAL PROBLEM IN THIS WORLD WE LIVE NOW. 1-- WOMAN ARE DEMANDING EQAULITY AND SATISFACTION INSIDE THE HOUSE AND OUTSIDE THE HOUSE. 2--THIS IS COUSING ALL THE MALE SPECIES LOT OF ANXIETY (in some cases haert atacks).NOW YOU KNOW YOU AND YOUR BROTHERS IN ARMS PROBLEM IS MORETHEN JUST COMING QUICK. TO OVERCOME BRO.. ITS DUTY MAN IF YOU GET MY DRIFT AND THERE IS NO TURNING BACK. 3-- WE HAVE TO DO ANYTHING TO OVERCOME THIS PROBLEM AND WE SHALL OVERCOME AND NOT UNDERCOME TRUST ME BROTHER. 4- OUR FATHERS NEVER HAD THE ANXIETY WE FACE NOW I MEAN CONSISTENT PERFOMENCE OR YOU WILL BE REPLACED AS QUICK AS YOU COME!!! RELEX HELP IS COMING!! LESSON NUMBER ONE A- MAN ARE FIRE B- WOMAN ARE WATER BROTHER YOU DO'NT NEED TO HAVE A DEGREE TO UNDERSTAND THAT. DO YOU WANT ME TO GO ON OK!!! a-AGAIN MAN ARE ON FIRE SO THEY COME QUICK!! b-WOMAN ARE IN THE PACIFIC OCEAN AND NEEDS TO WARM UP AND TO BE BROUGTH TO LIVE, BEFORE THEY CAN UNDERSTAND THE NOISES YOU WERE MAKING(SORRY I MEAN YOUR COMING )NEXT LESSON....... 1-HOW TO MAKE THE FIRE LAST LONGER??!!not easy.. 2-HOW TO BRING THE WATER TO BOIL??!this is harder. THIS IS TODAYS LESSON WHEN YOU DIGEST LET ME KNOW THEN WE CAN GO TO THE NITTY GRITTY... |
huda | Unrecorded Date hebel; what the heck is 'flafal" u know what , somebody needs to call ur mama and tell her u been using the pc when she is at the market,without her permission kiddo ...so she can ground u for weeks. learn some manners boy, |
hebel | Unrecorded Date ok ma'am |
Hass | Unrecorded Date SXB: I'm sure if there is a will, there is a way. Waxaad tiri waxaad tahay nin dhawaan guursaday, markaa waxan ku haystaa waa caadi oo adiga ayaa mushkilad iskaga dhigaya sidaa daraadeed ayaad dhakhso u imanaysaa ileyn waad ka baqaysaaye, therefore waxaan kugula talin lahaa inaad sidan soo socota sameysid: 1) Xaaska la socodsii xitaa si kaftan ah oo dheh, she is so sexy that she makes u come fast as a joke, and u need help from her. 2)markaad galmoonaysid hamadaada oo dhan ha kicinin 3) Markiiba gabadha ha ku boodin, ee waa inaad mudo badan horta u raaxaysaa ood taa taabataa si ay kaaga hor marto. "Ilayn gaadhigaba waa la kululeeyaaye markiiba lama wado eh" 4) Markaad soo dhawdahay soo saar oo madaxa hore tuuji, do that 3 to 4 times. 5) I'm sure inaad markaad 6 months guri lahaatid aad si fiican ula qabsan doontid 6) Dawooyinka laguu sheego iska ilaali weligaa side effects ayey adiga iyo xaaskaba u leeyihiin. 7) May allah bless you. |
nury | Unrecorded Date Siigada iska dhaaf..! From Nury |
Anonymous | Unrecorded Date To / Jawaab doon Dhibka aad sheegatey waa dhib ku badan ragga dunida ku nool badankiis hase yeeshe ma ahan dhib sidaas u sii buuran oo wuxuu u baahan yahay wax yar oo laylin nafsadda iyo jirka ah . Waxaan kugu talinayaa in aad qaadid tillaabooyinkaan : 1-Waa in aadan iska dhaadhicin in raganimaadau ay ku xirantahay oo qurah hadba inta ay le´egtahay waqtiga aad heynkartid shahwada . 2- Ogoow dumar sida ay u badan yihiin kamaba helaan Galmada iyo galmada waqtiga dheer socota . 3- Ma ogtahay in dumarka badankooda ay jecel yihiin marka uu Sicilka shahwada ka baxdo oo uu shuuqsan yahay gaar ahaan qaybta hore oo carjowda ah . . 4- Inta badan marka aad la suubineysid jeceelka xaaskaaga ha kula degdegin inta aad durbadiiba dusha uga baxdid , isku day marka hore in aad salaaxdid oo xataa marka marka qaarkood salaaxid keliyah hawshiina ku bogotaan ( weligaa ha degdegin ) . 5-Marka aad isla joogtaan iyo marka aad wax wada suubineysaanba u sheeg xaaskaaga sida ay u qurux badan , sida aad u jeceshahay iyo sida muhiimada ugu leedahay noloshaada . 6- Marka aad wada hadleysaan adiga iyo xaaskaaga indha iska fiiriya oo isu gudbiya jeceelka aad isu qabtaan . 7- Marnaba xagga galmada ha ku kala xishoonina adiga iyo xaaskaaga , oo midba mid kale jirkiisa si hufan ha u barto , marnaba mugdi ha isugu tegina isla markaana xagga galmada xaaskaaga bar in aad ku fara cayaarsiisid xubnaha jirkaada gaar ahaan cisilka .8- Ugu danbeentii tijaabi habab kala duwan oo aad xaaskaaga ugu tegikartid , khasab ma ahan in aad adiga un dusha ka kortid . Iyada ayaa kaa dulmarikarta , wey dhabacsan kartaa , waad wada kadaloobsankartaan . Hadaba markaad aragtid in ay kaa imaanrabaa ka bixi oo niyadda wax kale ku mashquuli ( just few seconds ) ka dibna salaax oo haddana ku celi , sidaas ku wad ilaa aad kaga guuleysankarin in aad heenkartid inta aad doonto , ogoowna mar haddeey gabadha kaa hor imaato waxaa haboon in aad joojisid haddii kale waa ay ku naceeysaa . Waxay dumarka jecel yihiin in isku mar la wada imaado . Guul baan kuu rajeynayaa. Shabeelnaagood |
hebel | Unrecorded Date To stop the premature jagartaakuleeshan U have 2. . . . . . Hang yar cubeed upside down and let the air through for at least 12 hours then wash it with bleach temple dry with medium temperature. . . . . C? . . . Well Do U? |
NeefoowKaniini | Unrecorded Date ,,,,Yeah Hebel,,,dat is not the solution 4 the Jagartakulation ,,,Diz Bleach temple stuff & hangin' de Cubeed is 4 the ImpotencyTrioJagartaakuleeshin... |
Ciiloow | Unrecorded Date My brother waxba ha welwelin, marka aad cusubtahay wax walba waxay kugu noqonayaan dhibaato, waxan anigaba waan soo arkay maalmihii iigu horeysay ee aan guursaday balse adiga isku day inaad marka hore taataabashada ku bilowdo, marka aad aragto inay qaadatay ka dib hawshaada guda gal adigoo dareenkaagana celinaaya oo aanad dareenkaada wada raacsiin iyada, mar alla iyo markaad is tiraahdo iyadii way bogatay dareenkaaga sii, mida kale diintu ma ogola iyadoon xaaskaagu dhameysan inaad ka kacdo oo waa inaad qancisaa xaaskaaga. guul ayaan kuu rajeeyey |
hebel | Unrecorded Date neefoow-wadaaga warkaa keen adi aabo macalinka weyn eh ee duqa caawi noo. |
Warta suuqa | Unrecorded Date Ajaaja..... Abooto dhebo. |
Sunta | Unrecorded Date There is a sipmle proven method of avoiding this embarasment. It is called "PHYSICAL FITTNES" Hit the gym bro. and do a little jogging in the morning. As your cardiovascular health improves, so is your stamina. (in another words instead of bustin before she can say ambesil, you'll be able to stay on it until she creams "ABOOWE PLEASE" |
A medical doctor | Unrecorded Date It comes with age and goes with age.How old are you?If in the early twenties then don't worry things will be alright as you become older. To Sunta where the hell did you get that nonsense?Physical fittness can help you to have you erection easily but cannot and i stress cannot stop premature ejaculation. |
Farxaan | Unrecorded Date To / A medical Doctor I agree with Sunta , a physical fittness can help quick ejaclution and even it gives strength to erection . Most Somali society their sex life is based on daily want but not on feeling , desire , schedual and planning . You don´t need to jump to your wife or girlfriend on her sight . It is necessary for you to give a time for your next love-making , in this time out period , you have to eat well , exercise and keep intact of your vitality . Then when the right time comes sure your spouse will scream TAKE ME , HAVE ME AND BELONG ME . But for maalin kasta dhubuq dhubuq , your lady will try to find a neger guy and you will end up to talk about Qabiil in Somali Cafe restaurants while you were afka abur ka kii deyneysid . Qabiil and Poor Sex are our two most enemies. |
Anonymous | Sunday, June 18, 2000 - 02:48 pm that is rite Farxaan |
Anonymous | Thursday, August 10, 2000 - 06:27 pm to jawaab doone walaal salaan kadib waxaan ku weydiiyay seedku guursatay xaaskaaga adigoo ma tukade ah?????? tan labaad allaha kaa cafiyo wax walba oodhaca cafis ayay leeyahiin ee walaal hadaad ogaatay in aad qaladku jirtay illaahey ayaa ku jecel ee waqtigaaga ka faideyso |
cabdi dhere | Saturday, September 16, 2000 - 03:58 pm waxay ila tahay degdega biyaha waxaa keena asbaabo badan sida arin caafimaad,isticmaal hore ama hada daroogo sida qaadka,siigaysi(barasho degdeg ah sida biyuhu hadiiba kaaga imaan lahaayeen)raagid dheer xaga dumarka,iwm. hadaba hadii aad isticmaasho daroogo ama siigeysi jooji intii mudo ah hadii isutaga aad sameysaa yahay mid sharci ah waxaa haboon adiga iyo xaaskaaga in aydaan kala xishoon aadna bartid dhaqanka galmada sidii saaxiibadeen kor ku sheegeen taas oo sahli karta soo dadeginta biyaha gabadha,waxaa kaloo caadi ah in marka hore aad adigu biyo baxdid laakiin aad gashid marlabaad waxaana kuu hubaa in marka labaad aad daahaysid awoodna u yeelan kartid in aad xaaskaaga marlabaad qanciso oo aad biyaheeda ka keentid. hadii ay kuu suuroobi weydo talooyinkaas oo wali aad ku sugnaato sidaadii fadlan la xiriir takhtar khuseeya arimaha galmada. |
SABAX | Wednesday, September 27, 2000 - 03:29 pm USE VIAGRA |
Oday | Friday, September 29, 2000 - 01:54 am Hey mr. premature,why don´t you try viagra,it helps a lot.My friend, do not think that you are the only one who has this type of problem,it´s universal one,and beleive me women have got too!! If so,then why should you worry?let it come quickly and sleep! |
dr.al | Saturday, October 07, 2000 - 12:23 am hass ayaa warkii oo dhan iga dhameystay maxaan sheegaa laakiin waxaa horey loo yiri rag hadal iskuma qaybsadaan waxa kale oo dhan waa isla qaybsadaan marka aniga oo aan badineynin waxaa ku oran lahaa saaxiib waxaa kuugu wacan sidii horey loo soo sheegay ku boodka aad kula boodaysid marka tartiib u socodsii baabuurka.salaaxa waxa uu ka qaataa qayb libaax leh dareenkaaga ogsoonow marka sidaa samee mida kale raadi waxyaalaha aad jeceshahay habeenkii in ay inantu gashato dharka jiifka loo yaqaano hamigaaga ayaa ugu wacan in aad ka hor biya baxdo inanta marka bal tijaabi waxyaalahaa |
Kamadage!! | Friday, October 20, 2000 - 02:33 am dear too quick, This is an extremely good question. What exactly is "premature" has been a debate raging in the sex therapy community for years. It is such a relative term: Definitions of prematurity have ranged from 30 to 90 seconds, ten thrusts, or even "inability to delay ejaculation long enough for the woman to have an orgasm at least 50 percent of the time." You can see the numerous difficulties with all of these definitions. Indeed, the term premature ejaculation (PE) is not being used any more by most sex therapists. The new term is ejaculatory incompetence (EI). I know, not a big improvement. But the new phrase is supposed to emphasize that the issue is not one of how quickly a man ejaculates, but rather, if he lacks control over how quickly he ejaculates. Generally speaking, in order for a man to be diagnosed with PE or EI, the problem needs to be recurring and cause marked distress. So if once in a while, a man gets overexcited with a new partner, that is not sufficient to diagnose PE. Similarly, if he and his partner are happy, even if he ejaculates after only a few seconds, that is not considered EI. Whatever you want to call it, ejaculating more quickly than one wishes is one of the most common sexual complaints of men and their partners. Surveys show that approximately one-third of men feel that they ejaculate too soon. One can only imagine that the percentage of women who think their partners ejaculate too quickly is at least as high. However, there are numerous treatment possibilities. Check out the article on Developing Ejaculatory Control by Dr. Bernie Zilbergeld for some suggestions. If you are not satisfied with your sex life, then you owe it to yourself and your wife to talk about and improve it -- whether or not there is technically any diagnosable condition. -- October 18, 2000 |
Anonymous | Tuesday, November 14, 2000 - 03:21 am HAVE U TRIED VIAGRA BRO |