site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ILA TALI WALAAL

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): ILA TALI WALAAL
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

a/risaaq

Unrecorded Date
Waxaan doonayaa in laygala taliyo arintan

WAxaan ahay nin striper ah kuna shaqaysta run ahaan lacag fiicana ka sameeya,markaa diintu maxay ka qabtaa arintaa waayo ilmo 7bilood jirey ayaan leeyahay xaas ayaan leeyahay walina waan ku shaqaystaa yes sex meesha kama maqna oo isaga ayaan lacag badan ka sameeyaaa waxaan wali ugu shaqaysanayaa arday ayaan ahay xaasna waan leeyahay markaa 15 saacadood wiigii meesha qudha ee aan lacag ka sameyn karaa waa halkaa, khibradna waan u yeeshay oo 2 sano ayaan ka shaqaynayey imaiki.
Igalasoo taliya waxay diintu ka qabto lacagta halkaa iga soo galaysa iyo handita aan ka samaystao.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hilda

Unrecorded Date
waxaa lagu maah maahey, ' cimrigaaga oo dheeraado, geel dhalaayano waa ku tu saa" now we see somali strippers who ask if it is 'islamicly ok??
to a/risaaq,
let me say this to u...u make me sick...u know darn well what the religeon says about perverts who do what u do, and saying u have a seven yr old kid, makes it even worse, what kind of a father image are u portraying to ur son/daughter,
ask allah for forgivess and get another job.
ilaahay ka cabso, wax yahow and go back to Him.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kadra

Unrecorded Date
The only thing i could say to you is fear your allah and please don't give sexually transmitted diseases from your multiple parteners to your poor wife who only gets the leftovers!.
Ma risiq iyo shaqo kale ayaad weydey welfare ka oo ay reerkaagu ku noolaadaan ayaaba dhaama lacagta dhilanimada xaaraanta aad ku soo shaqeynaysid iyaduna moodayso in aad shaqo haggagsan aad ku soo xoogsatey! ilaahey ferej ha kuu furo! Subxaanalah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
striper nagadaa hee beenta taas ma dhicikartee.
intee ku soo kortey adi,indha adeeygaas dadka hortiis isku qaawineeyso si kale oo basareeys ah maa ugu risaaqad doonatid...
hadeeyse runtaa tahay halaag iyo hoog aa kuu sugnaadey......

toowbadkeenkuse waa furanyahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

a/risaaq

Unrecorded Date
SAAXIBAYAAL IMAYDAAN FAHMIN DADKAYGANA WXAXXN KU NACAY MARKAAD WAX AAD JAAHILKA TAHAY WAYDIISO AYEY WAX KALE ISKA DHIGAAN, WAXAAN IDINWAYDIIYEY MAAD IIGA JAWAABTAAN INTAAD QARKALE JEEXAy saan.
MIDA KALE XAASKAYGU WAY IGU OGTAHAY SHAQADA AAN KA SHAQEEYO WAANAY KU QANACSANTAHAY. WAAYO WAA GABADH SOO MUSLIMTAY, LABADAYADA MIDKAAYANA DIINTII WAXBA KAMA YAQAAN. MARKAA WALAALAYAAL SI KALE HAYLA HADLINA WALAALKIIN OO HALOWSAN MA CAAWIN KARTAAN MIYAA, HADAYDAAN ICAAWIN KARIN PLEASE AFLAGAADADA IGA DAAYA WAA MARKII UGU HORAYSAY EE AAN IS IDHAAH WALAALAHAA WAX WAYDII.

TO HILDA
walaaley hadaad xanuun kugu riday iga raali ahow, u jeedadaydu waxay ahayd oo kaliya talo doon ee umaan jeedin in aan dad xanuun ku rido iyo heart attack toona.
so please I'm sorry. laakiin walaalkaa haduu talo ku waydiisto miyaanad siiseen.
walaaley waan jeclahay wiilkayga iyo xaaskayga waxaanaan rabaa in aan ku koriyo nolol fiican oo islaamnimo ku dhisan,markaa waxaan waxaan rabaa in aad ii sheegtaan wada saxda ah ee aan u maro waayo jaahil ayaan ka ahay.
talo wacan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hilda

Unrecorded Date
loooooool a/risaaq, xanuun iguma ridin ...i couldnt think of a better word to say inorder to express the way i feel about pple who do what u do


c/risaaq, i think u know the answer to ur question or concern, you r living, breathing , eating, sleeping and waking up in SIN SIN SIN, subhaana laah, ask allah for forgivness and insha -allah he will forgive u.
get another job, dont let shaydaanka make this sinfull, delusional world u r in a good place for ur eyes, shaydaan is a powerfull enemy so be ware of him from now on.
get a job as a cashier at a gas station or something walaahi u will find peace and prosperity with a little xalaal money...compared to the xaraan money ur making right now
and remember ur a father a role model...would u like ur son to grow up and become a 'sharmuud' excuse my language but in my mind what u do is sharmuudnimo so,
peace:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dalilama

Unrecorded Date
a/Risaaq

.LOL.....LOL.....LOL......LOL...LOL.....LOL.....LOL.........LOL........LOL........LOL..........LOL...........LOL.........LOL...........LOL..........LOL........LOL

daaaaaaaaaaaaaaaiiiiiimn NIGGA

that was the funnies •••• i have heard in a loong time I laught sooo hard that every one started lookin around..

u da best man somalian male stripper
where u work at "SIINAAY"??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

colonel sangawi

Unrecorded Date
colonel sangawi

To kadra

kadra??? miyaadan ahay qoftii nagu lahayd guri riba ah baan gatey!!?? markanu kaa waanineyna na caayay!! ma la socotaa inaad ninkan ka kiis culustahay!! oo weliba aad ka sii kiis culus tahay Gabar Aabaheed ka sinaysatey ama Wiil hooyadii ka sinaystey(wal ciyaadu billaah)hadda tasan kuu sheegayo waa midda ribada u yar ALLOW na hanuuni!!!dhamaantayo sis haw malayn inaan ku xumaynayo,lakin waxa ku tusayaa Dembiga aad la yaabantey inuu ka xunyey kuu sheydaan u qurxiyey in badan oo inaga mide w/calaykum sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

a/risaq

Unrecorded Date
to dalilama.
waxayaan kaagaas oo kale maaha inuu isticmaali netka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kadra

Unrecorded Date
To colonel sangawi
I paid my morgage off so what is your problem! the house is ours after all, markaa miyaad ka xuntey xoogayaga xaalashaa-- it all came through hard work you know, so get off your ass and get a life!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
c/risaaq, waxaad istaahishaa in lagu nololasha lagugu aaso waa hadii ay waxaad sheegaysid run kaa yihiin, magaca ayaad nooga cayaartay naag exotic dancer soo ahaan jirtay inaad u guri gashay ayey adiga cudurka kugu daaratay. Dab kulul oo aadan awood u leheyn ayaa ku suguya hadaad saas ku dhimatid ee intay goori goor tahay ka towbad keen.

PS. waa xawayaan been sheegaya wiliba dadka ku cayaaraya, waryaa qof soomaali ah oo aan diinta wa ka garaneyn ma jiro umada oo dhan cilmi dhagood ayey leeyihiin ee beenta laga daa caruur ma nihinee. iska daa anagoo muslim ahee gaalada oo xoolaha aanan dhaamin ayey immoral la tahay waxaas xataa ruun damiir dadnimo ku jira waxaas kum dhaqmo ee saaxiib casharka nalaga tag hadaad hada rabtid inaad bilowdid ama aad jeclaatayna hadaba waad maqashay diinta meeshay ka joogto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

a/risaaq

Unrecorded Date
soomaaliyeey marka geel loo heeso maxaad gorayo ugu heestaan.
run ahaan aad ayaad u mahadsan tihiin kii i caayey iyo ila talyeyba. go,aankaygii u danbeeyeyna waxa weeye in aan ka helayo shaqo taa la lacag ah waan ka shaqeysanaa qolada magaca soomaali aad moodo in loo direy iney ilaaliyaana waxaan odhan lahaa pls.naftaada ilaali taada yauu ilaaha aad sheegtaa ku weydiin doonaa waanaan xidhey qodobkan saaxibayaal ee raali ahaada iniga iyo qoyskeyguba waan ku qanacsanahay talooyinkiinja .
marlabaad waad mahadsantihiin soomaali u doodayaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

smart sis.

Unrecorded Date
bro
listen the money you're making is big time HARAM!!!if you know what I mean.
there're alot of Somaliguys who work very hard in order to support their family and they don't take off their clothes just to make more money.
besides the sex you're having with your clients is also HARAM.

SO MY ADVICE TO YOU IS MY BRO. TRY TO GET A DECENT JOB AND DON'T THINK ONLY HOW TO MAKE MORE MONEY, HAVE SOME SELFRESPECT.
YOU AND YOUR WIFE NEED TO LEARN MORE ABOUT ISLAM SO THAT YOU CAN TEACH YOUR KID ABOUT ISLAM(THAT'S IF YOU REALLY WANNA LEARN ISLAM).
I hope that you'll change the way you earn your living and may Allah have some mercy on you in the judgement day.

PEACE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Digil

Unrecorded Date
ninyahoow adiga maxee kulatahay arintaas ma wax fiican ama wax xun?
marka labaad you now one day you r going to die!
Marka walaal read about islaah and start praying
quit the job and find. I hope alaah will forgive you sin. please quit and visit the islaamic side on the web(www.islaam.com) and there are more web side search for them.
YES IT IS A BIG HARAM.
GOOD LUCK

TO THE OTHER PEOPLE

MY SOMALI BROTHER AND SISTER
WHAT IS HAPPANING TO US?
ALAAH NOWS THE BEST

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.