site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ILA TALI

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): ILA TALI
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nasra

Unrecorded Date
wxan guursaday wiil aan aad ujeclaa laakiin hada waxaan ku arkay balwado badan habeen oo dhan qaad buu cunayaa maalin oo dhana waa hurdaa xitaa xaqii ay nin iyo xaaskiisu isku lahaayeen ayaanan ka helin habeen oo dhan guri cidlo ah ayaan ku keliyeystay wiilkii wehelka ii noqon lahaana wuxu guursaday qaadka oo ma ogola inuu habeen ka qado xitaa waxan usheegay inuu guriga ku cuno haduuna deyn karayn finaly qaadka ayuu iga jecel yahay maalin walba qaylo ayaa naga dhextaagan waxaan sameeyo ma aqaan bal ila taliya WALAALAYAAL>>>>>>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanaan

Unrecorded Date
Nasra, ninka intaadan guursan soo aqoon uma laheen? Mise waxaad iska dhaadiciisay inaad qof shaqsiyadiisa iyo dabaacaadiis badalii karto?

Saxiib tasho, nin meesha kuma haaysiide.....mase saas 3 ha lagaaga dhalo, hana lagaa dhaqaaqo.....markaas baad ku soo biireeysaa 'single mother iyo leelaalooo'

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
nasra
tell ur husband how u feel about him, if he doesn't stop "balwada", find someone else sis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gar yaqaan

Unrecorded Date
nasro abaayo imisa ayaad isqabteen?
sidee isku barateen?
imisa jeer ayaad bolis ugu yeertay?
malaga yaabaa inaad tahay mid u adadag oo aan
naxarays uhayn oo uu goostay in aydaan is arag/
mise tahay mid boqorta oo tusisa inuu kula wayn
yahay oo aad jeceshahay?
ninka aad sheegtay waxaan uarkaa inuu wax tabanayo
oo uu kuu arkay inaad dan kalahayn
ma waxaad la,dagan tahay reerkiina/
mise qaraabo baad tihiin?
nooga soo jawaab su,aalahaas waxaad iga helaysaa
jawaab fiican

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nasro

Unrecorded Date
TO.garyaqaan...walaal haii aan ka jawaabo su'aalahaaga intii aasn is qabnay weligay booliis uma wicin maskaxdaydana kuma soo dhicin reerkayagana lama degani una malaynmaayo inaan xitaa hadal xun ku dhahay qofkuse wax hadii uu tabanayo inuu sheegto ayaa wanaagsan waxanse la yaabanay garyaqaan oo qiil u samaynaya nin xaaskiisa dayacay oo xitaa awoodi waayay inuu gaaskii iyo kiradii ka bixiyo..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Digil

Unrecorded Date
Nasra
abaayo aad iyo aad ayaan uga xumahay dhibaatada aad sheeganeesid.
Marka hada iyo talo.
Aniga nin somaali ayaan ahay waxaan kuulatalin lahaa in aad fiirisid waxa adi kuu fiican. Qof og waxa adiga kuufiican aduuka majiro oo adiga ka eheen. Diinteena waa qalan in aad naagtaada gatagtid galigeeda haweenkii.
Marka abaayo intaa yartay ka faa'ideeso waqtigaaga
ee lahadal asaga.GOOD LUCK FOR THE FUTUR WHAT EVER YOU DECIDE

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.