AMAAL | Unrecorded Date DHAMAAN DHALINYARADA BOGAAN XIISEESA WAXAAN IDIIN SOO GUDBINAAYAA INAY IQABSATAY QISADAAN OO AH NIAAN AAMINAY AAN FAMILKEEYGA SOO DHEX GELIYAY MISNA I XUMEEYAY BAL WAX KADHAHA MARKII AAN AAMINAY AAN NAFTEEYDA U HURAY MISNA SAAXIIBADEEY U DHUUNTAY ASIGOO ICAAYAYA MARKA MAXAAN KAYEELAA NINKAAS BAL HALAYLA TALIYO RAGA SOOMAALIDANA KAMA MAARANO EE |
Mike | Unrecorded Date KU AMAL WAX CAD MASHEGIN EE SHEEKADA KALA DHIGDHIG MARKAAS AYAAN TALO KU SIIIN KARNAA |
Ciise omar | Unrecorded Date To:Amaal walaashiis horta bini aadanka aa u jeedo mawada ficno mida kale qof waligaa lama amino..ok..Ee iska sabar waxaa laga yabaa kii runta in aad heshid mar kaleeto.waxaa laga yabaa in aan ani xitaa ahay noh.naftadana kheer u sheeg.. |
samatar | Unrecorded Date amaal abaayo warka noo faah faahi . example meeqaa is taqaaneen , sidee isku barateen sidee baad nin aadan is qabin isu gu dhiibtay ? noo faah faahi adoo mahadsan . thanx markaas ayaan kuugula talinaayaa wixii wanag ah . bye love yeah ........... |
Anonymous | Unrecorded Date Naayaa hadaad adigu is dhigatay hade kani waa wiiloo dantiisii markuu gaaray ayuu kafiijiyéy soo ma'ahan. kadibna waad calaacalaysaa miyaa mac sonkor caleen shaah"""Q!!!!!!!!!Q!!!!Q!!!!!!! bye talo hadaad rabtana arinta faah-faahi si buuxda jaawo |
XAMARDAYE | Unrecorded Date AMAAL, MAXAAN KAALA TALINAA OO AAD GOOBTA KEENTAY,WAXBA WAXBA WAXBA WAXBA WAXBA WAXBA WAXBA WAXBA WAXABA....... |
gerbida | Unrecorded Date To:Amaal walaal amalay maxaad tiri ninbaa i xumeyey aa, arinta anaa garan lah misa si bay u yare dabacsan tahey. aniga aragtidayda waxaad u muuqataa qof been sheegaya Nabadeeeeeeeeeeeeey |
cago dahab | Unrecorded Date To:Amaal. Abaayadiisa amaal aniga waxaan ku dhihi lahaa dadkaan jeceelka waxkama yaqaanaane iskadaa ninkaas rageeda waaye ha ubixin wixii uu kugu sameeyay anigaa ku hilmaam siinaayee waxaasoo dhane ii sheeg meeshaad joog tid aana wada xiriirno babyyyy love me baby |
WAAYEEL | Unrecorded Date WALAAL MARKA HORE SIDEE WAX KUGU DHECEEN MEEQA SANO AYAAD ISTAQAANEED MUXUU KUGU SAMEEYAY WAR KA CADEE SI AAN KUU LA TA LINO HA DII LAGU XU MEE YAY IS KA SABUR ILAY ADIGAA QAR SANAAYEE<<<<<< |
MOHAMED | Unrecorded Date walaal waxaan kugu talinayaa SABARKA.ninkaa sheegeesid wuxuu fiirsaday ama qaatay dhaqanka kufaarta,marka maalin maalmaha kamid ah wuu ka kici doonaa durtada,wuuna kuu soo noqonayaa.. marka iska ilaaw ilaa uu ka soo noqonaayo JAAW |
Magda | Unrecorded Date TO: AMAAL AMAALEY, ABAAYO MACAANEY,ADUUNKOO DHANAA SAAS ISKA AH. ADUUNKA DHIBKIISUU ISKA WATAA.NIN HADAAD MAR KA AAMIN BAXDAY, WELIGAA DAMBE HA AMIN.LAKIIN NIMANKOO DHANNA ISKU MID MAAHA,WAXAA ILAAHEY KUU SAHLAA MID ISAGA KA QEYR ROON OO KU IXTIRAAMA.DON'T GIVE UP HOPE. ABAAYO DADKAAN MEESHA KUGULA SOO TALIYEY INAAD NOLOSHAADA U SOO FAAHFAAHISIDNA WAA DAD XUN.IN KU FILAN WAAD U SHEEGTAY ,QOFKII WANAAGSANA TALO FIICAN HA KU SIIYO KII KALENA SOAP OPERAHA HA FIIRSADEEN. |
fanah | Unrecorded Date TO:MAGDA salaan ka bacdi waaal ra'yigaagu aad buu u fiican yahay,waadna asiibtay balse inta danbe ee ah dadk- aan faahfaahinta ku weydiinaya waa dad xun ayaan hadalkaaga qaayihiisii wax ka badalay.bal u fiirso aadanuhu isku ra'yi ma aha waxay soo bandhigeen inaysan fahmin oo ay u baahan yihiin faallo dheeraad ah. tusaale ahaan macallin arday fasal dhigata cashar u sharxay markuu dhaho ma fahamteen qaar ardada ka mid ah ayaa farta taagaya oo oranaya macallin maanan fahmine noogu celi oo noo faahfaahi,kuwaasi walaal ma qaldan yihiin?ma dad xunxun baa? think about it raalli iga ahaw haddii aadan jecleysan oraahdeyda. |
RUNLE | Unrecorded Date DAKA BINI AADAN KA IHI ILAAHAY WUXUU UBAANAANEEYAYINAY SAMRAAN, IYO INAY WAX SAAMAXAAN.HA ILOOBIN MIDNA |
Anonymous | Unrecorded Date to amaal: kill the pastard |