site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

*GABAR YAHUUD AH (JEWISH-AMERICAN) BAAN IS JECELNAHAY, RUNTII WAA QOF FIICAN, GUUR AYAANA WADA HADALKIISA NOO SOCDO, REERKAYAGA WAA AY DIIDAN YIHIIN , SIDEEN WAXYEELAA*

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): *GABAR YAHUUD AH (JEWISH-AMERICAN) BAAN IS JECELNAHAY, RUNTII WAA QOF FIICAN, GUUR AYAANA WADA HADALKIISA NOO SOCDO, REERKAYAGA WAA AY DIIDAN YIHIIN , SIDEEN WAXYEELAA*
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadne

Unrecorded Date
Reerkeyga iyo Saaxiibadeey way iga soo horjeedaan la socoshada gabadhaas daraadeed, anigana wadnaheyga iyo qalbigeeyga xaga gabadhaas ayuu jiraa.... aad baan isku jecelnahay ilaa muddo sanad ku dhaw ayaan wada soconaa, si aan la maleyn karin baan isku fahanaa... dhibka waa reerkeyga iyo Saaxiibadeey, waayo Yahuud beey cuqdad ka qabaan, waxaan Sameeyo garan maayo ......Talo ayaan u baahanahay, ayadoon af-lagaado iyo cayn aan la ii geysan waayo qof aan wax u dhimay ma jirto....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
talo waxaan ku odhan lahaa guurso gabadhaa caruurtiinana diina ha barina ta muslinka iyo ta juweshka yaaney midna baran ee ta christianka ku dara sidaas ayaa feer ah waa maxay reerkayaga reerkiinu ma iyagaa guursanaya mise adaa guursanaya waa naagrso ayaan ku leeyahay, inkasta oo aanu guurku waxmacno sidaas ah lahayn guri iska wada dega dabadeed waad is qabtaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

truth

Unrecorded Date
Alle gu halaag yee inan ha halaajin.

adigan haddaan diinti allah oo kaliya, ka dooratey innaad daagut caabudo ama tiraahdo ciise ibn maryam ayaa ALlah dhalay ama AH subhanallah, i just can even begin to image how stupid idiot u could be when u chose false over the truth, but sooner or later, islam will prevail we will kick ur Ass.

don't mean to go of topic can't stand the likes of ANonymous.

peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Van P

Unrecorded Date
to Wadne!
marka hore waa lagu salaamay, salaan ka dib. runtii jeceylku waa wax jira, laakiin haddii ay guur arrintu gaarto waa in aad waxyaalo badan fiirisaaa, siiba carruurtaada. markaa anigu waxaan ku dhihi lahaa ka fiirso arrimo badan inta aanaad guur ku dhaqaaqin. fiiri xiriirka a dhaxeen doona xaaskaaga iyo reerkiina. iyo sida carrurtaadu ku danbeendoonto.

waad mahadsanthay.
Van P

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adan

Unrecorded Date
asalmau alaykum,

marka hore intaadan gabdha guursan bar diinta islaamka, usharax waxa islaam uu yahay, naag waa nin keeda hadaad diintaada ka runsheegaysid way islaamaysaa gabadhaas hadaadan adigu waxba dhaamin, koofiyada yartaa ayaa adiga iyo ilmahaagaba madaxa loosaarayaa, go'aanka adaa iska leh saaxiib jecelka diinta ayaa kawayn sheekadaas nihii nihii nagadaa
wbilaahi tawfiiq,

gaalakana taladuu ku siiyaya waa mid aad ufoolxun, waxaad kutiraahdaa kaadida si fiican isaga mayr kadib talo isii.
your brs in London
Uk

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sun iyo Boog Daac

Unrecorded Date
War naagta guurso haddaad doonto oo hadhowna muslin ka dhig. Qabiil dhan oo Soomaliyeed oo Issaaq la yidhaahdo ayaa yuhuud ah oo aanu dadkii ku darnay waxna loo raacanin. Diinta muslinka iyo Afka bar, oo abtirsiinadeedana waxaad ka dhigtaa Reer Barre, Cabdille Sacad, Habar Awal.

Ciddi ku wada hadli mayso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
to sun iyo boog daac,
u made me laugh man. u r so unreasonable and uneducated i hope such people like u will not miss somalia and will spent the rest of their lifes outside whereever u r. u have very small brain.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haboon

Unrecorded Date
Haboon

Salaamu calaykum Dhamantiinba!

Brother, My advice to you is, You already know what you want and what you like. first of all, you are muslin and you know everthing, marka labaad walalo, hadii aad doonayso in aad guursato ood diinta ka raacday waad is ogtahay lakiin waxaan ku odhan lahaa, aduunka inta la joogaa waa few days, hadii aad guursado gabadhan ood isjeceshahiin in yar uun baa lagu noolaanayaa aduunka ee aakhiraada ka fikir iyo diintaada taas ayaa important ah.

good luck and I hope you understand what I mean.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadne

Unrecorded Date
To:Haboon

Wallaal haddii aan guursado gabadhaan macnaha ma ahan inaan ka tagayo diinta, ee alxamdullihaahi muslim baan ahay, ahaana, iyadana haddii ay soo muslimto waa qeyr haddii kalena sideedaan ku jeclahay.
Ilmaheenana waxaan ku heshiinay inaan labada diinba barno, markii ay weynaadaana midii ay jeclaadaan ay qaataan.

Mahadsanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Same iyo Baraka Doon ex Sun iyo Boog Daac

Unrecorded Date
To: Anonymous April 24:

Ninyohow gar baad u leedahay inaad saa iila hadasho oo anaaba isla yaabay markaan dib u eegay waxa meesha ku yaal. Xaajadanuna waxay ku timi niman god halkeer ah oo dagaal xumi na dhex taagnaa, markaasaa intaanu kaftankii ku talax tagnay hadalo qadhaadh oo markaan dib u qooraansaday aan ku yalaalugooday meelo badan lagu qoray. Markaa xaal weyn baa i qabtey. Haddalada noocaasa inaan qoraa waa khalad, inaan abtidayaday aflagaadeeyana waaba gef weyn cuqubana waaba ay leedahay. Jaahil qalbigiisu xidhan yahayna ma ihiyoo nin yohow diinta eebahay inoo soo dejiyay iyo culuunta maadiga labadaba in badan waa bartay, horeyna waxaan is odhan jiray cudurka qabiilaysiga waad ka tallaalan tahay, wuuse iga tan weynaaday cudurkiiyoo, waxaanuun is arkay anoo niman halkeera la qasanaya. Haddase waan la jahaadayoo waxaan u maleynayaa inaan ka lib qaatay, naftana waan la tacaalayaa maanta wixii ka danbeeya. Laakiin furuqaba marka laga bogsoodo wuxuu ka tagaa astaamo furuqdhoon la yidhaaho oo waa sidiiyoo kaloo waxan aad arkaysaa waa foolxumo ka soo hadhay cudur aan ka kacay.

Magiciina waan iska bedeloo Sun iyo Boog Daac waan tuuray oo hadda waxaa la i yidhaahdaa Same iyo Baraka Doon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaniini

Unrecorded Date
to wadne
macalinka waxaad isku daydaa inaad aqridid
aayada ALBAQRA iyadoo af somali ah
yahuud wexey yihiin ilaahaga ku awuurtay ayaa
kuu sheegaayo
mida kale adiga maku fakartay inta anaga aan ka
bood sanahay ayaga kadaran iney naga bood san
yihiin, teeda kale ayaga maguur sadaan qof aan
iyaga aheyn
saaxib sida adiga niyadaada ay rabto uyeel p.s
albaqra aqri walaalkeyow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laabjeex

Unrecorded Date
To Wadne
My dear brother.Although we are allowed by our religion to marry from the people of the book there are certain aspects that you ought to consider before you rush to the important decision
try to answer the following questions.
1. how are you going to live with athought of "IF"
your wife died being a non-muslim that she might go to hell.

2. do you know why NABI khadar killed the kid in
suratul khahf, is because he is afraid for his
parents.
3. if you teach your children both religion there is a possibility that some of your children will
turn out being jewish remember our "prophet s.a.w said
"all infants are born muslims, it is only the influence of their (father)parents that they
either become jews or chistians".

may Allah make it easy for you.

laabjeex

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
whatever you do never leave without the money.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi rabi

Unrecorded Date
Nacala tulaa calal yuhuud

walaalka soomaaliyeedoow waxaan ku dhihi lahaa alihii ku abuuray ayaa nacaladey yuhuud nmarka cid nacaladii ilaahay ay ku dhacdey miyaad dooneeysaa inaad laqeeybsato nolosha qaaliga ah ee guurka waxaan kugu waanin lahaa inaad iska dhaafto oo talada reerkiina aad qaadato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
War dhulka lagu cariiri waxa ilaahay dad abuuray waxaan yuhuud(the poisonous tribe of the mankind)ahayn ma wayday?. Koley naag Yuhuud ah wanaag kumaad raacine(Ilaah baa sheegay)roorsi hadaad rabto wax kaloo ad roorsato ma wayday.

my advice: Naagtan yuhuuda ah iska daayoo Naagaha adoonta ah ama kuwa cali-beysteynka ah ee cheap-ka ah kud.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadne

Unrecorded Date
Aniga waxaan la yaabay cidda Soomaalida quraafaadka u sheegtay , kaasoo ah Gaaladda kale waa fiican yihiin Yuhuudase maya..

Gaal waa gaal, marka maxaa loo kala dhaweeysanaayaa, ma Carabta cuqdada ay nagu dhalisay, oo ah Yahuuda ay dhulka ku dagaalsan yihiin ayaan wali wadeeynaa.

Waxaan hubaa haddii ay gabadhan aan is jecelnahay ahaan laheed Christian dad badan sidaa u mahadleen. Farqiga ma fahmin, diinta Muslinka yaan la nabsan gaal hadduu mar yahay ahlu kitaab waa isku mid.

To Laabjeex:
Haddii ay naagteeyda dhimato ayadoon Muslim aheeyn, wax dhib ah iima Sameeyneeyso, because that is her problem, and I cannot help her in the day of justice.
Nabi Qadar inuu cunuga Masaakiinka ah dilo ma aheeyn.. Aniga ma fahmin sababta, maxaa yeelay ma u maleeynaayo in Ilaaheey ogal yahay Saqiir in la dilo.. marka macnaha buuxa ku laabo diinta.

Ilmaheeyga (waaba haddaan ku heshiino inaan ilmo sameeyno) inaan la dadaalo oo diinta Muslimka barro waa waajib i saaran, haddii ay kolkeey weynaadaan diin kale qaataana Aaqiro ayakeey su'aal u taalaa oo nasiibkood ayeeyna qabaan.

Jaceeyl run ah markuu jiro, diinta waa laga heshiin karaa.

Wadne

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Galaydh

Unrecorded Date
wadne weyne nin hurdaad tahay haddaad soo dhawaysanayso Yuhuud. Waa nimanka meel walba muslinka mariidka ula taagan carab iyo cid kaleba ha noqdeene. Haddaadse ka macaashayso orodoo dhowr ka guurso illeyn ku tirsan maynee nin hore u dhintaad tahaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

••••••

Unrecorded Date
to suniyo boogdaac
waaryaa uskagbaa tahay dadka kaa wanaagsan haku qaldamin qabiilna meesha ha keenin garac aabihii
aan garanayn baad tahay
ninka talada kuwaydiiyeynaa taasi maaha jawaabtiisii uraaye fowqal uraaye...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Same iyo Baraka Doon

Unrecorded Date
Regarding Sun iyo Boog Daac please see entry for monday april 24 8:38pm

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waayo Arag

Unrecorded Date
To wadne.

Saaxiib carab nagama dhaadhicin in aan necbaano Yuhuud lakiin waxaa noo sheegay quraanka Ilaahay, in ay yihiin dadku muslimka ugu neceb aduunka (waana sax).

Tan kale hadeer baa kuugu horaysa naag gaalo oo la jeclaado.
Aniga Naag Danish xuurul cayn ah ayaa ii dhashay la wiil waana qabaa, hadii aysan caruur ii dhali lahayn ma qabeen (waa muslimad hadeer). U jeedadaydu waa ka tasho naag cadaan ah intaysan ilmo kuu dhalin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadne

Unrecorded Date
To: Waayo arag
Wax aad sabab uga dhigaysaa ma jiraan markaad leedahay ka tasho naag cadaan ah, mise sida Soomaali weyn oo dhan baa midabtakoor cuqdad la dhaho kaa buuxdaa.

Wadne

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Unrecorded Date
sxb aan talo yar ku siiyo ,sxb waad guursan kartaa naag diin kale haysata iyadoon qasab ahayn inay muslinto,taas waad samayn kartaa balse waa hadii aad jacaylka ku haayo aad ka hadlaysid balse ogoow caruurtaadu hooyo malahee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
bisinka maxaa ku qaadey waa bad qaad matee

subxaana laahi In ta aad gaalo ka tagtey baad waxaad u dhacdey yuxuud oo ilaahey nacalad saaray baad adiguna rabtaa in aad mustaqbal karaadiso ...Dhibkaa mayaro ee dhinac ii dhaaf

just a idiot

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IKRAM

Unrecorded Date
SALAMUCALAYKUM, WADNE,

ALL I GOT TO SAY TO U IS DO WHAT U GOTTA DO. BUT ALWAYS STICK TO YOUR DEEN. IF U LOVE HER, THEN DO WHAT U WANT. ALLAH SUBXANA WATACALA SAID THAT A GOOD MUSLIM MAN CAN MARRY A NON BELIEVER IF SHE IS A GOOD CHRISTIAN OR A GOOD JEW. SO IF ALLAH SAID THAT WHY SHOUDL IT BE A SIN?. ANOTHER THING THOUGH IS IF U AND THE JEWISH GIRL GET CHILDREN, NOW THAT MAYBE A PROBLEM IF U GUYS GET DIVORCED SOMEDAY AND SHE GETS CUSTODY OF THE CHILDREN, (WHICH I HOPE WON'T HAPPEN), THEN WHAT RELIGION WILL YOUR CHILDREN FOLLOW? SURELY NOT ISLAM. AND U ALSO HAVE TO MAKE SURE U GUYS TRUST EACHOTHER AND THAT SHE DOESN'T CHANGE YOUR DEEN MY BROTHER.I ALSO HOPE THAT SHE MAY LOOK INTO THE ISLAM RELIGION AND SOMEDAY BECOMES A MUSLIM. MAY ALLAH SUBXANA WATACALA BLESS U BOTH.

TILL NEXT TIME NOIN' BUT GOOD LUCK GOING OUT TO YA.

PEACE,
IKRAM.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
BY UBAH 5/15 /00
TO YUHUUDA NINKA JECEL

WALAAL WAXAAN KU IRI HORTA TALA DOON MATAHAY MISE WAAD ISKA HADLI HADAAD TALA DOON TAHAY IGA HOO TALADAN ADIGA LAF TIGAAGA LAMA HUBO MUSLINIMADAADA MAXAA YEELAY HADALADAADA WAXAA KA DHADHAN SADAY WAXAAN KU HISHIINAY IN AAN LABADA DIIN BARNO MARKAY WAYNAADAANA KAY RABAAN HA QAATAAN MARKA MAXAA HAL KAA KACAD IN AAD BAADI KU SUGAN TAHAY BALSE MAAD TIRAAH DID WAR ANAABA GABI KA LAALAADA EE TALO ISIIYA AAN DIINTA KU BARTO TAAS BAA KUU BANAAN WALAAL RUNTII TALO HADAAD RABTO DAAHIRSO LABA SALAAD TUKO ILAAHAY BARI KU DHEH ILAAHOW I HANUUNI WAAN LUN SANAHAY E KADIB MARKAA IN TAA TIRAAHDO KA CARAR MEESHA NAAG TAAS JOOGTO WAA RID KAANA ICAFI KU DHEH MAXAA YEELAY WAX LADHALAAD TAHAY MARKA WAY KUU NAXAYAAN WARKII OO KOOBAN SAAXIIB TALO HADAAD RABTANA WAA TAAS HADAAD UJEEDO KALE LEEDAHAYNA DEE WARKA BADI KOLBA HADAAD RUN KAA TAHAY WAA LAGUU NIMCEEYAY DADKA QAARNA WAY KU WAALEEN DEE ADI IYO DADNIMADAA
WAANA KA BAXAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Booteeye

Unrecorded Date
Wadne.
Adeer hadii aad guur doon tahay gabadhayda oo 14 jir xijaaban ah ayaan ku siinayaa, oo waliba aan kuu aqal-gaynayaa ee iska daa gabadhaas uu dadkaadii kuu diiday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
wadne,

what should you do? simple answer bro: do what the jameykans do to our girls. f*ck her and throw her! no mercy.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xAGAR

Unrecorded Date
walaal wadnow yeysan naag yuhuud ihi kaa caqli badin haday diintu dhab kaatahay maba aadan hawaysateen yuhuudadaas marka illaaha ayaa quraankiisa kuyiri qofku hadii uu saani yahay saani buu guursadaa ama gaal buu guursadaa.
marka waxbaa si kaa ah ee dib isug noqo
waxaad kaloo samaysaa tuko labo ragco oo sunatulmuraad ah kadibna ducayso illhayna jidka saxaah ha kuqaadsiiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN DHAHA KULIGIIN SOOMAALIYEY.

cabdi kariin cabdulaahi xuseen mr abati

Unrecorded Date
saaxiib anigoo ah abati waxaan ku oran lahaa jaceylka yahuud kuu geeyay mid soomaali weyn u taalo ma ahee naagta yeysan kaa baxsan waxay dhaleeysaba ha dhashee

Manaxe

Unrecorded Date
war badda geey oo ku soo dhaq, ka dib way daahiraysaaye guurso, reerkiinana u sheeg inaad naagta si fiican yuhuudnimadii uga dhaqday!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Manaxe

Unrecorded Date
sxb warankiilo ku dhaq, ka dib way daahiraysaaye guurso, reerkiinana u sheeg inaad naagta si fiican yuhuudnimadii uga dhaqday!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeqa

Tuesday, June 20, 2000 - 04:47 am
ar manaxe adiga axmaqsanidaa! walahay waa igaqolisey!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daalac

Wednesday, June 21, 2000 - 03:52 am
waar jooja! jooja!......

Waar midkan taladda doonaya, iyo dadkan la talinaya iyo wax uu doonyo in lagala taliyo dhammaantood waa qashin..........waana ka baxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr.Talo

Monday, June 26, 2000 - 04:37 am
Duqa Jahuudi maad noqonee hadaad naagta guursato?. Mise iyadaa Muslim kuu noqoneysa. Hadey Muslim kuu noqon ha cafin, xaga jewishka ayaaba baryahan lacagi taalaaye.Hadiise ay kaa diido in ey islaamto "Hit the road jewish" ku dheh.

Laakiin hadaad adigu tahay nin wax garad ah aad uga fiirso faa'iidada ey leedahay iyo dhibka ey leedahayba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadne

Sunday, July 02, 2000 - 02:09 am
Kuma talo jiro inaan Yahuud noqdo iyadana kuma qasbayo inay Muslim noqoto, laakiin intii tabarteyda ah diinta Islaamka waan barayaa, haddii ay qaadato waa sida ugu fiican haddii aysan qaadanina it is OK.

Arrinta aniga iyo qoyska aan ka dhashay maalinba maalinta ka dambeysa wuu sii xumaanayaa. Aniga iyo gabadhana Jaceelkeena iyo isfahamkeena wuu sii xoogeysanayaa.

Waan Jaho wareersanahay waxaan sameeyo garan maayo waa wadnahaaga iyo familkaaga kala dooro.
Ilaahayoow ii gargaar, talana i waafaji...

Wadne

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

umohamud

Unrecorded Date
wadne walaal jecaylka waa wax ilaah nagu abuuro sabab uun buu Ilaah ooga danleeyahay abuurida uu kugu abuuray gabadhaan jecaylkeeda,marka hal mar baa la helaa jecaylka runta ah maybe mar kale inaad wax jeclaato laakiin mar walbo isku mid ma ah.walaal guurso gabadhaada Ilaah ha kaa siiyo ilmo wacan laakiin diintaada xooga saar adiga ayaa ninkii Ilaah kaa dhigay sidaa horay kuugu sheegay wax uun buu Ilaah ooga dan leeyahay wax kastoon sheegno tii rabi uun baa soconeyso kuligeen bani aadam ayaan nahay Ilaah ayaa nawada uumay.waxaa laga yaabaa iney gabadhaan muslim noqoto oo adiga uu Ilaah kuu soo diray,waa wax dhici karo ok Ilaah ha kuu fududeeyo xaalkaaga,tan reerkiina ogow fartaada xumi farag farag kaama harto goor aad heshiisaanba waa heshiindoontiin waa reer kaaga waa dhiigaaga ok.aaqiro nin walbo waxuu geysto uun buu helaa ogow,Ilaahey aad u bari isagaa kugu hagi jidka kuu wacane.good luck brother.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samar egge

Unrecorded Date
Salaam bro
I do know what you are going through and anyone who been in love can undrestand also but, i have seen somali man and woman who got married to juwish although at the biggining they said the kids will be muslims when the realy came some of them ran with the children. I know a somali lady who went crazy becacuse her husband took the child and she doesn't know where they are until today. Anyhow what i am trying to tell you is that you may love her and everything but at the end that relationship will not survice unless one of you follow the other one....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

the expert

Friday, September 15, 2000 - 08:43 pm
walaal wadne waxaan kuu shegayaa inay igu dhacday mida manta ku haysata, waxaa jirtay inan is jeclaney gabar ka timid south America oo aan wada shaqen jirney markii ay xaaladu ay meel sare mareyso. ayaan waxaan ku riyoodey aniga iyo iyada oo isdagaleyna, waxaan isku dagaleyno waxaa weye ciyaal aan dhaley oo iyaduna ay rabto inay geyso kanisada aniguna aan doonayo inan geyo masjidka, markii aan soo bararugey ayaan goon adag ka qaatey, oo aan ari naag aad kala diin tihhin guurkeedu midwaaraya ma noqnaayo , adiguna ka fikir oo ogow ehelkaagu waa dadka keliya eekula raba wanag iyo hurumar, waxaa ka fican naag yuhud ah gabar mareykanka madow oo muslimad ah.waxaan ku gabagaeynayaa jacayl usan kujirin ama usan ku dhehneyn alislam faaidadisu waa eber(zero) i wish you the best............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Said

Saturday, October 07, 2000 - 04:11 pm
DEAR

Walaal waxaan kuu sheegayaa inaytahay mistqbalxumo hadaad yuhuud guur ugu bareerto anigu yuhuud iska daaye gaalada kale maqabo inuu nin muslima uu guursado waayo dadbadan oo gaalo guursaday ciyaalkoodii waxay noqdeen gaalo sidaad ugu fekertay u.s oo dumarku xoriyada ay haystaan ay aad u badantahay inaad tiraahdo waanku maamulaayaa
oo diinta muslimka ayaan barayaa anigu kafiirso ayaanku ku leeyahay.
By. said

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sabrina

Monday, October 09, 2000 - 11:11 am
Asalama aleikum.

Xasbunalaahu wanicmalwakiil...
intaat kunooshahay Aduunka waxkasto waad arkeeysaa, Aboowoow aduunka iyo aqiro weykala badanyihiin ee hawada aduunka haraacin.
Adigoo kunool buqul sano aduunka, madhamo adigoo kunool halbiri qayaamo. my advise is don't follow your heart! follow your religion. ilaaheey waxba kamadhimaayo hadii aad taha religiogest ama ahlu sheeydhaan. ilaahey wuxuu sameeyay 2ways dariiqul jana iyo dariiqul naar.Yahuudu sideey uxunyihiin lee hadaad oganlaheed ma aadeen,Yahuudu sideey u xunyihiin iskadhaaf ibnul aadan geedaha iyo xeywaanayaasha wey sheegayaan in eey Nacalat kutaal Yahuudiga,,,,Walaaloow ilaaheey sidoo kugu naxariista wuxuu ka dhaliyay ahal oo muslim ah...
say THANKS TO YOUR ALLAH onethousand times..
brother if you are real MUSLIM you will leave that girl along and ALLAH WILL GIVE YOU BETTER THEN HER INSHA ALLAH, I'M GIVING YOU ADVISE as your Muslim sister. And i hope u will understand
what i mean,,, intaat aduunka kunooshahay walagu imtixaanayaa,,,, i wish YOU GOOD LUCK...
WABILAAHI TOWFIIQ...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed qoslaye

Monday, October 09, 2000 - 08:39 pm
walalo wad salaaman tahay marka hore .
jacalju ciyaar maha laakii waxaan hubaa in uusan gelin karin yahuud oo iilahay nacalad ku soodegiyey , maxaase kugu kelifaya maxaad waydey inan somaliyeed oo aad jacayl wada abuur taan .
taladaydu waxaa weeye kafuurso caruur taadu meesha ay ku dan baynayso , dumarka lasku ma haleeyo walalow markale baan kunleeyahay kafiirso han ku degdegin , london uk

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadne

Thursday, October 12, 2000 - 05:36 pm
Dadka talada i siinayoow waad mahadsantihiin dhamaantiinba,
Aniga waxaan la yaabanahay xageed aanu ka keenay Yahuuda waa xun yihiin gaalada kalaa ka fiican, nacalad baa ku taala iyo wax kaloon ka xun.
Wallaalayaal cuqdad anagoo jaahil ah ay Carabi nagu beertay ayaa jirta, oo loo baahan yahay qofkastoo Soomali ah oo wax garad ah inuu ka munaaqashooda, raadiyana sidii uu uga gudbi lahaa.

Waxaa aniga iyo gabdhaas aan is jecelnahay noo socdo wali wadahadal kaliya, waxaana tixgalin ku haynaa inaan iska deeyno inaan carruur dhalno, maadaama ayba muranku iyagu ka taagan yahay iyo diinteey raacayaan.... kolka labadeena jaceel baa naga dhaxeeya ee diin kala badalsho wareer naguma hayso, niyadeenana caruur la'aan waa u raaxeen karnaa...

Wadne

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yusuf

Friday, October 20, 2000 - 01:47 am
Waan idin salaamay.
Waxaan layaabahanahy soomaalidu cuqdadad ay kaqabaan naagaha yahuuda.walaalayaal anigaan idinla hadlaya naag yuhuuda ayaan qabaa ilaahay waxa uu abuurayna hooyaday iyo aabahay hanoqdeene iyadsaan ujeclahay iyaduna waa sidoo kale oo cidoodii oo degan talaviv ayey iigaga soo goday.Wax dhibaataana majiraan hadana 2 caruura ayaanu isku leenahay jaamacad ayey dhigataa ana waa shaqeeyaa caruurteenana sidii labo qofood oo waalida ayaanu uga taxa tarnaa,gutigayaga wax diinta islaamku mambnuucday laguma sameeyo wax kale iska daye qamri laguma cabo.Laba qofood oo is jecel ayaanu nahay isixtiraam iyo iafahan iyo jacayl ayaa naga dhaxeeya ee walaalayaal iska daaya cugdada aad dadka kaqabtaan majiro naag ama nin ku dhahay qofkay isqabaan diintaada kabax haday maanta gacaliosadayda aan runtii aduunka ujeclahay ay igu tiraahdo diinta islaamka ayaan qaadanayaa waa waxaa wax alle guugu dar hadii kale sidaan nahay ayaanu kusco naynaa.

Saxiib hadaad jacaykaagu kaa dhabyahay guurso ayaan kuleeyahay gabadha oo dadka meelahaan kanac nac leh jacayl waxkama garanayaane iska iloow oo wadnahaagu waxaa uu rabo yeel adoon diindaada kabaxaynin ayadana aan khasbaynin isfahan isqadarin ayaa loobaahanyahay intaas hadaad iskumheshaan waa ilaahay mahadii.Adiguna diindaada kudhaganow oo tuko shanta salaadood waa xaqiiq markaas xaasgaagu qadarin ayey kuu haynaysaa,hadiise aad khamriga ladhuuqdid aadna tiraahdid caruurdaydu waa muslin waxaa laga yaabaa inaad isku jah wareertaa.

Jacaylku waa waxjira waana kan aniga iyo gabadhaan adiga iyo gabadhaas isku gaayo keenay ee halsiiyo qadarintiisa.ninkii isgau jacaykiisu noqdo gabar soomaaliyeed waa nasiinkii kii kana waa nasiibkii wax faraqa oo udhaxeya majiraan.

Sidaas iyo nabadgalyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

La quursade

Monday, October 23, 2000 - 09:48 am
Waad salamantahay Wadne
Horta adigaa ikhtiyaarka leh wixii aad guusanaysaa laakiin waxa aan aad ula yaabay somaalidan aad talada waydiisanayso.
Dad la mid ah oo la diin ah oo la dhaqan ah,ayay yiraahdaan waa midgo,ama yibir iwm.
kamana guursadan hadii aad igala taliya aad oranlahaydna isdaa ay taa yuhuuda kugula talinayaan ayuunbay ku oran lhaayeen.
Iska iska ilaw taladooda waxna ha waydiin aad bay u caqli yaryihiin inkaarta ku dhacdayna waa mid ay galabsadeen wayna isla saxsanyihiin,walina way ku socdaan Ilaahayna wuu ogyahay muslinimadooduna daacad maahaa ha ku daalin,ka ganbiso Ilaahaybaa ku jecel mar hadii aad ka tashatay.Kuwani ka xun yuhuuda ay kuu diidanyihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LUUL

Friday, November 24, 2000 - 03:04 am
TO WADNE
WALAAL WAXAAN LAYAABANAHAY INTAA OO DAD SOMALIYEED AH WAXAY KUU SHEEGAYAAN DHAG IYO DHINAC KAA MARSAN WALAAL ANIGUNA INTAA KU ORAN LAHA AWAA LAGU YIRI. ANI KUMA CAAYAYO WAXNA KAAMA SHEGIN LAAKIIN WAXAN KUNORAN LAHAA INTAAD KU HAYSO CARUUR DHALI MAYAO IYO REERKAYAAGA INACAYA MAADBA ISKA DAYSID OO KA SAMAIRTIT GABADHAA ELEEN HADDI QOF DHINTABA WAALAGA SAMRAAYEY MAXA KU GALALINAYAA WAXAA OO DHOB AH WAXAASE LAYAAB LEH INAAD TIRAADO ILAMHAYGAAN BARAYAA DIINTA GALADAN WALAAL HADDI AAD THAY QOF MUSLIN AH OO ILHAY KACABSANNAY GABADHAA ISKA MUSLIMI KADIBNA GUURSO HADDI AAD ILHAY IYO AAQIRO KADOORANAYSID DHABADAA ADIGAY KU JIRTAA NIMAN DBADAN OO GABDHO GAALA GURSADA AJIRA LAAKIIN WAA LA MUSLIMAYAA HADDU AAD MUSLIMASO DHIBAATO MAJIRTO LAAKIIN KUDAY INAAD MUSLIMAMIYO HADDIKALE ISKAGA TAG MAWADAN KU FAKARIN CAASHAQAAN AAD MANATAY JECELSHAHAY INUUSNA SAAS AHAAN DOON EE AAD NOQON DOONTID NIN REER LEH OO MASLIDA SARANTAY SAAXEBADAA IYO WALAALAHAA IYO WARIDKAA IYO ISLAANKA DHAN KAACARARO MAXA KU RAJAYAA WALAAL ILAHAY KAAB SOO ADUUNKA YUUSNA KAA ADKAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LUUL

Friday, November 24, 2000 - 03:09 am
TO WADNE
walaal ani waxaan ku oran lahaa adi adigon u danayd waarid u iyo saaxiibo ilahay uun ka cabso ilmahaaga iyo naftaad leeh meel fiicna gadhi haddi uraadi haddi kalena waxad doonto samee adigaa ikhyaar leh talo waa inta saaxiibadaa iyo walaalha aku yiraaden

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nasra

Wednesday, November 29, 2000 - 01:52 am
marka hore walaal salaan iga gudoon marka xigta
walaal horta sidaan ka maqlay diinteena sharafta leh waxaa weya waa inaad i sifiican u taqaano diinteena iyadana aya taqaano teeda horta jaceyl ku wuu jiraa midka kale yaabka leh waxaa weya waxaad tahay qofkii igu horeyay ee soomaali ah ee yiraahda qof yuhuud ah ayaan guursanayaa soo tey soomaalida ku dhaaran jireen yuhuud dhor leh baan ahay marka walaal sideey kuu siisay maskaxdaad qof yuhuud ah oo ilaahay nacalada sikin sikin ugu soo gagto yuhuuda xataa waxaa dhamaa kiristanka waxaan ku soo gaba gabeeyay ilaahay u tuko labo rakcadood oo dheh ilaahayoow qalbigeyga ka saar ilaahay hadaadan dayicin ku dayici maayo walaane taas waa hubaal mida kale isku day in aad diinteen barto in kasto ilaahay yiri hanuunka gacanteyda ayuu ku jiraa hadana waa intaaso ilaahay soo hanuuniyo ee walaal daadaal anigana waan kuu soo duceyn doonaa ok ilaahay qowfiiqda ha ina waafajiyo ogowna maalintaad guursato naag yuhuud ah ayaa kuugu danbeysa islaamkaad ka dhalatay
wa bilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaasha oo kula talisay

Wednesday, November 29, 2000 - 02:05 am
dhamaan dadka meesha ugu jawaabaya wiilkan waxaan leeyahay wax uu fahmayo ma jiro sababto ah wali wuuxuu leeyahay waxaad sheegeysaan jacelkaa ka weyn war guurso naag ay ilaahay nacaladiisa ku dhacaysa waanu kula talinay taladanadana waxaan ka shaleydoon maalinta la qaawanyahay ee uu jirkaagu hadlayo faan bey kaa tahay markaad leedahay diinta waa laga heshiin karaa sidee looga heeshiin karaa markaad leedahay caruurteyda waxaan bari labada diin xageed ku aragtay qof barta labo diin war ilaahay ka bar hadii kalana guurso oo lagad meel ay nacalatu ku soo gato sikin sikin

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.