site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WALAAL WIIL SAKHRAAN AHAAN JIREY IYAA JECLAADEY INA ADEERTIIS

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): WALAAL WIIL SAKHRAAN AHAAN JIREY IYAA JECLAADEY INA ADEERTIIS
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waayo arag

Unrecorded Date
walaalayaal ila teliya waxaan ahaanjirey nin aad u baadhiya oo had iyo jeer ugu jirto mudo badan waan soo waayo arkey , ilaah xamdigiisna waa ka toobo keenay, wixii ,gabar aad uqurxoon oo isku cidnahay iyaa jirta mudan waan jeclaa hoos hoos . hada mar kaan toobad keenay iyaan u sheegay inaan jecelahay. fuyuujarna ka damacsanahay , wayna igu diiday, aadna waan ujeclahay, maxaan sameeyaa oo tala ah walaalayaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
THE END

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIRANDA

Unrecorded Date
ABOOWE WAAN KA XUMAHAY DHIWATADA KU HEYSATO LAKIIN
taladan aan ku sineya hadad ka heshid wa ficantahay.adunkan gabdhaha kumayaro alxamdulilahi
anaa ex ku eh,wa xaan ahay gabar oo eh 19 jir ah oo singel ah waxan deganahay sweden.Aboowe,aniga be waan ogahay jaceylka ino xanun leyahay anaa og
gabarta aad shegeysid tas aad ku cadeyneyso in e ku jacleyn.balwad si liskaga jojiyo qof kasto aa og.ragga oo adigo kale ah adunka waa ku yaryihin,ine ku faraxdo a lagarabey,aniga hadan helilahay miid adigo kale ha hal seken ma shakin lehen.wa be ka shiye,tas ma dhagax mese wa indhol,dad ma ahan miya iyada.
waxan ku rajeyna nolol fican iyo wadnahaga in e ku soceloso,nabad geli


SOMALIAN-POWER!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdul

Unrecorded Date
KU miranda

Aniga waxaan ahay wiil 25 sano jiro dagana stoch
olm qamrigana cabi jirey ee maxaa ka qabtaa hadii
sheeko nadhaxmarto.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.