Bobka | Unrecorded Date Waxaa jirta in aan aad u cabo Baq-qaaq ama nacas, ama xashiish. marka waxaa jirta marka qof i soo booqdo in uu aniga marka ugu horeysa si fiican ii arkin qaac dartiis. waxaana aad ugu duloobay wadankan Netherland ama Holland haddba sida aad u taqaaniin. Marka maxaan sameeyaa haddii aad tihiin bulshada soomaaliyeed.? |
ILoveWeedAndHolland | Unrecorded Date aan Bobka Swaa! Er gaat hellemaal niks boven dan weed, dus moet je gewoon blijven blowen, je moet niet denken dat je junk bent of zo , leidt je leven door de week normaal zoals eidereen naar school gaan of werken of wat dan ook en in de weekeind ga gewoon goed uit je dak! dit was ........... rechtstreeks uit Amsterdam-Zuid-Oost. Holland Hanoolaato. peace out. |
Muriidi | Unrecorded Date Bobka, Holland waa meel dullowdaye ka tag oo meel caadi ah tag, meeshaan la leeyahay sidii sigaarkii ayaa dukaamada laga soo gataa, waa wareey war meesha ka carar oo is daba qabo hadaabad xasuusatay inaad dhib ku jirto. |
abdalla | Unrecorded Date hi bob Walaal marka ugu horaysa waxaan kugula talinaya in aad magaca iska bedesho wayodee magacaagaba laxidhiidha dhibtan ad ka hadlaysid. Marka ku xigta ma leedahay wax kale oo balwad ah? Hadaad leedahay waxaad samaysaa intaad subax soo kacdo waxad tidhaahdaa 'that is it'.waan ogahay in ay adagtahay lakaan 'it is the only way'.Hadaad isku daydid in aad balwadaha qarna |
KHADAR | Monday, July 10, 2000 - 05:06 pm DHILADII KU DHASHAY WAS ADIGA IYO FAMILKII XASHIISKA CABI JIRAYBA WAS, WAAN OGAHAY IN AADAN HOLLAND DAGANEYN EE HANAGA CEYNIN WADANKA ABAAHA IYO JABAYSTIHII KU DHALAYBA WAS. XASHIIS BAAD WAX KA SHEEGEYSAA ADIGAA BA XASHIIS AH EE KU NOQO MEESHA AAD KA TIMID EYDII KU DHASHAY EE DE WALLEN KA SHAQEYN JIRTAYBA WAS |
SAGAL | Unrecorded Date TO KHADAR WAAN KA XUMAHAY INAAD CAYSO WAALID AAN WAXBA KUU DHIMIN. WAA MAXAY WAS? MARKAA AAD CANEESID QOF AAN WAX KUU DHIBIN. WAX XISHOOD AH MA DAREEMIN MIYAA? BOBKA TALO AYUU UBAHAN YAHAY EE CAAY UMABAHANO. EE OGOW. WAXAAN KU DHIHI LAHAAY WAX ALLE AAT QORTAY DIBUGU NOQO.QOF WEEN AYAA TEHEE EDEB YEELO. |