site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HADA MA'AQAAN SIDA WAX LOO SHUKAANSADO. !

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): HADA MA'AQAAN SIDA WAX LOO SHUKAANSADO. !
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mabruuk

Unrecorded Date
Walaalayaal waad salaamantihiin,
salaan kadib.
waxaan u baahanahay taladiina waxaan ahaan jiray
{back in the day},nin yaqaana habka loola hadlo ama loola sheekaysto {shukaansi} dumarka.
soomaliyeed, waqtiyadii nabada kadib markii uu dhacay qaxii waad ogtihiin ninwalba tiisa ayuu uyaabanaa intii aan raadinayey inaan helo meel nabada inaan tago waxay igu qaadatay 7 sano
kadib markii aan cagaha lahelay ama aan imid usa 3 sano kahor ayaan is iri bal hada biloow inaan wax shukaansato mise waxaan garan waayey meel aan kabilaabo maxaa yeelay mudo ayaa iigu danbaysay goobaha ciyaaraha,mida kale waxaa isbadelay habkii hore ee wax loola sheekaysan jira markaa
dadyahoow bal iisoo sheega:
hada ma'aqaan sida wax loo shukaansadee
thanks!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haboon

Saturday, July 08, 2000 - 10:49 am
Wallaal Run ahaantii naagaha sanadaan jira, ma ay eegaan ninka wararaarkiisa amaba aftahannimadiisa balse waxay eegaan in uu gaari leeyahay ama uu shaqeeysto.
Hadii aad waxyaabaha aan kor kuxusay leedihid,ma aha in aad ka walwashaa sida dhibtoon ee aad naagaha ula sheekeeysan kartid.

bye: gabadh dumarka wagtigaan garaneeysa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, July 09, 2000 - 03:10 am
Just establish yourself as a productive man; then as Haboon said women will come your way. It's very simple.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mabrook

Wednesday, July 12, 2000 - 08:07 am
haboon iyo anonymous aad baad u mahadsantihiin,
sida fiican ee aad iigu soo bandhigteen fikradiina
walaal haboon waxaan kuu sheegayaa inaan leeyahay
gaari gaariga u gu qaalisan uguna quruxda badan
ee ay soomaalida gobolkaan degan wataan{bmw1999}.
shaqadayduna waa shaqo aad u fiican.
aftahanimana ilaaahay waa ibaray oo codkar baan ahay,markaa bal talo dheeri ah isiiya tani kuma qancinee.
thanks.
peace and love;.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.